Xog Guusha Cirro iyo Muuse biixi oo kala Adkaaday? Liiska Wasiirada Cusub Yaa kamida? SL Guul Aqonsi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland viiva muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva somalilnd viiva somaliland viiva somaliland

    • @hiigsimedia1892
      @hiigsimedia1892 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guuul SSB gob gobi dhashay from G36

  • @IfraxXasan-ck8jm
    @IfraxXasan-ck8jm 48 นาทีที่ผ่านมา

    Guuuuuul somaliland qaran jiraa kulmiye iyo muuse bixi cabdi ❤❤❤

  • @hayadhassanmohamed9071
    @hayadhassanmohamed9071 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kulmiye guul inscha all

  • @saeedabdullahi7652
    @saeedabdullahi7652 30 นาทีที่ผ่านมา

    Riyo, umado laguma dhisi karo🤔. Xisbigii waddani weli wuu riyoonayaa 😁.
    Guul Madaxweyne Muuse Biixi ✌ Guul Kulmiya ✌.

  • @AdenDahir-h2k
    @AdenDahir-h2k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Haddaanu nahay taageerayaasha Wadani waxaanu ka doonaynaa mudane Ciro inuu soo dhiso xukuumad dhamaan reer S/Land ay iska dhex arkaan

  • @housseinfana5065
    @housseinfana5065 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul guul muse bixi

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inshaalah guuuul madaxweyne ciro ❤❤❤

    • @Borama1960
      @Borama1960 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Why would you want a guy who was working for Saide Bare when your pl was getting killed? I hope and pray Cirro nacas doesn't win.

    • @Khadar-h8b
      @Khadar-h8b ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Borama1960 even muse bixi he was one of the generals of siad bare

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanalaah ilahay umada haka qabto kuwan sharkooda

  • @engilyas44
    @engilyas44 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkaga markastiiba wax xaqiiqo ah malleh odoroska waxa ka horeya gusha kadiibna sadasha iyo waxa hor yalla

  • @sidaas95
    @sidaas95 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa haduu ku guulaysto

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 28 นาทีที่ผ่านมา

      Dee wuu guulaystee warka miyaanad heyn, 380 kun buu helay kulmiyena 270 kun

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa huwantaa huwante faqash xaarmajo xaarood dameeer faqasha xaarmajo

    • @CawoKhadar-g6j
      @CawoKhadar-g6j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@AyaanWaano ma markay faqash iyo siyaad barre idinka kiciyeen ayuu garxajis noqday huwan

    • @fowsiamuhammad6784
      @fowsiamuhammad6784 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maaha huwan ee waa muwaadin wadanka kula leh oo kula soo difaacay waqtigii adkaa hadana laga dhigayo huwan xaq alaa jecel reer bur o hadaanu nahay mudo 3 sano ayaa laga shaqaynayey in aanay nabad kuwada noolaanin labada dhinac taas oo laga baqayey tan maanta ale garan siiyey hadaba hadii ale uu ku guuleeyo walaakeen ciro iyo beeshaasoo mudo dheer raadinaysey kursiga ma huwan baynu ku caynaa haday cadhoodeen inaan soo celino si walaalnimo leh bay ahayd waxaynu ugu abaal gudney huwan mana aha sidaas ee waa fogeyn markaa maanshalah alaah kusoo dhawaada walaalayaal kursiga xaqbaad u leedihiine waxaanan hubaa inay cadaalad ku dhaqmi doonaan waayo iyagaa arkay xanuunka cadaalad darada

    • @fowsiamuhammad6784
      @fowsiamuhammad6784 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aad Bay u quruxbadan tahay in laga xishoodo wlalaheen hadii maanta kursiga ale ku guuleeyo beesha dhaxaay walaalnimo waxaa inoogu danbeysey markaynu suyaad la dagaalamayney waxaan rajaynayaa inuu ciro inoo soo celin doono bi idmi laah kursiguna waa meerto u hibeeya walaaheen aan hore u arkin kursi intaana kale dhaxal umaynaan heline dhibka ku qabsadey waqtigii qadhaadhaa inay kaaga badsadaan mooyee kaamay hadhin waar ma cadaaladii baa inaga fogaatey shalay hj markay ku dhiseysey magacyo caya inoomay sameen manay nakala xigin ee way is kaashadeen waayo aanu cuqdada ugu dileynaa walahayaga kale war aynu xaqa kusoo noqono ilamderayaal

    • @Borama1960
      @Borama1960 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Not cirro. 1988 to 1996 he was working for Saide Bare. ​@@fowsiamuhammad6784

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 26 นาทีที่ผ่านมา

      Adiga waan ku wasayaa maalin dhaw kkkk

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciwaanka aad qoratay eed soo dhigatay ma iskudir iyo brobagaandho aanad u meeldayinbaa ?

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marka hore ha guleeysto sheko lacala nagadaa

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciro wuu sooo baxay ❤❤

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      WALLAAHI MUUSAA SOOBAXAY WAANAD ARKIDOONTAA

    • @maxamudmaxamed1586
      @maxamudmaxamed1586 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@fatimahashim5596 dhaarta jooji zxp muuse in laga guulaystay way caddahaye

  • @m1091Quyuy
    @m1091Quyuy 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Als ich dieses Video sah, wurde mir klar, dass ich einen neuen Weg gefunden hatte, mich selbst zu ermutigen💖

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ismaciil yare wasiirka arimaha gudaha
    Barkhad wasiirka cadaalada

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 29 นาทีที่ผ่านมา

      Walaahi waa sidaan qiyaasay barkhad cadaalada , ismaaciil yare gudaha, beyle maaliyada, maxamed cumar dibeda

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Malabada wasiir arima dibadeed ayuu samaynayaa

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse Ayaa Soo noqday. Ka yaaca

  • @moarbe2
    @moarbe2 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Codkaaga oday ban moodayee shaw inanyar baa daaha dabadiisa warka iga miisa

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xogogaal waan dhageysan jiray laakiin qabyaaladii kuqaaday kuma dhigto

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beeyeel waa wasiirka maaliyaada qof walba shaqaadiisa loo dirayaaye qabyo tire wasaarada ariima guuda

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khalkhal ayaa ku yimi waxan sheegaytay laba wasiir arimo dibadeed

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadceed duhur sacabo laguma qarin karo waxaa taas ka dhigan cida ku guuleeystay doorashada

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma beyle ayuu wasiir kadhigayaa oo reer somaliya soo eriday 😅😅

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heegooy runta qira dad been ku nool faa.iido maleh 😂😂😂😂😂

  • @geediali437
    @geediali437 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkii jiri jiray ayaa yidhi Allahayoow nin daacada Allahayow nin daalina Deeqdaada how simin hortayaab iyo mala awaal magasho media du laakiin from now you are lier beenaalaha ugu wayn baad noqotay ee waliba sanadahan

    • @geediali437
      @geediali437 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xog sugan sxb la kaalay dawlad aanad ogayn waxa ka soo baxaya ha hor boodin kolay waa laguu qadhiidhaye sxb hadalku yaanu dib kuugu soo noqon 😂😂😂😂😂😂

  • @CabdisalaanFaarax-w8o
    @CabdisalaanFaarax-w8o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mirror guul❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    saxib ay ay dhalay dhex ka naqo wararka lakin imika wadani syad tagero u tahay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qabyotire wakaah mahawadani wase kanoqonkarawayo inay waxkasiiyan xukuma wa waxay kaah iyowadnai ku heshiyeen

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacasnima taageerku waxu kaa indhatiray inaad natiijada sugto..muuqaaga maku eegtsy miraayad waxa laga arksyaa wajigaaga caloosgaada guvanaysa

  • @hashim4226
    @hashim4226 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    It is clear you are pointing to a "victory" of Cirro and even forming his government. This is not only against election law but also shows you were
    all along the way supporter of Wadani and not an impartial journalist. Alla safe Somaliland.

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Bye qudhmiye😂😂😂😂😂

  • @sismail120
    @sismail120 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kanina wuu waashay waxani xaguu inagasoo raacay

  • @s.tafare5219
    @s.tafare5219 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyadaa was waxaa lagu yidhi borobagaando fidi waxba ksma jiraan

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    imika qalad wayan ayad ku jirra dorashada dhex ka noqo sazib

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhh
    Somaliland miyeynu ka tanaasuley markaa tolow waa yaabe yaahuu

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habarjrclo wasirka arimaha gudaha iyo wasirka gashandhiga
    Habaryonis wasirka maliyada

    • @AhmedIsmail-x7g
      @AhmedIsmail-x7g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dalkani ALLE KA sakaw sida Habar Awal doonta ayaa lagu daba faylayaa

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@AhmedIsmail-x7g😂😂😂 garxajis sida reeraha kale eed iska maamulataan maaha ciro cadaalad ayuu wax kuqaybin doonaa insha allaahu

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkk faaaan faaan

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidi sididaada mooyee dhul dhacaaga hubso
    Ta kale haddii ciro guulaystoba dooni mayno dawlad wadani ah ee waa inay noqotaa dawlad sal balaadhan oo dhamaan umadu ku dhan tahay

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saadalin iyo been isku dhafan looma baahna ee dadka hawaalin

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markad heshaan hala gadho waxad dhistan inu

  • @hayadhassanmohamed9071
    @hayadhassanmohamed9071 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadani waa faqash iyo somalia

    • @maxamudmaxamed1586
      @maxamudmaxamed1586 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa kaa siya

  • @Minnesotalove
    @Minnesotalove ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maganarteh6411
    @maganarteh6411 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan kugu xidhnaaa laakiin dhexdhexaad ma tihid

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Iska calool adayg oo kiniinka iska liq bila biyo ciro wuu qabsade

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huuuuuro maxaa kaagay yibiryo

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma laba wasiir arrima debedeed buu magcaabayaq.

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Rabi nooma keeno ciro faqash iyo qadaadweyn ayaa na iibsandoonta Allow awoodaa leg nagaqabo Aamiin Aamiin no cey adeer gacaliye

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warbixintaada waxaad mooddaa inuu Xirsi ama Ismaciil yare soo qoray waad ka xanaaqsiinaysaa dadka caqlga badan . Golaha wasiirada ee Cirro waxay noqon lahaayeen dugaagii umadu ka ducaysatay iyo basaasintii heeryadoodacunka ah e ma wax cusub baad haysaa oo aan iimaan xaraashka la wada yaqaano ahayn kkkkkkkkkkkkkk ?

  • @doggiesdog2064
    @doggiesdog2064 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani wuxu Lacag Saa'id Ku bixinayaa fanaaniinta iyo wariyeyaasha. LMFAO. Bal cinwankan iyo sawirkan uu isticmaalayo eeg ninkan weyni. Hadana uu ku odhanayo HADIIIIIIIIIIII UU KU GUULEYSTO!. WTF.

  • @cabdicaziizmaxamuud-l2u
    @cabdicaziizmaxamuud-l2u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadal yaanu kaa tegin

  • @BashiurOsmaan
    @BashiurOsmaan 11 นาทีที่ผ่านมา

    😂xirsi waaban hubaa

  • @AminAxmed-e1q
    @AminAxmed-e1q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    imikana blog qado saxib

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina dhilo. Shacab isku wad malahee waa Tuugtii iyo faqashtii Muse ka hor joogay dalka.

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 46 นาทีที่ผ่านมา

    Waaryaa
    Ixtiraam rer kulmiyee

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 43 นาทีที่ผ่านมา

    Ninkani ma waalanyey ma laba wariis arimo dibadeed ayaad samaysay waa maxay bayle iyo maxd cabdulahi cumar bal warkaaga dib ugu noqo maxaa kaa siya cod wanaagsane beenaale ma hubsade ninkaan hore u idhoow

  • @abdisaid9869
    @abdisaid9869 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya ciro nakuwashey

    • @XamdaCumar-m6h
      @XamdaCumar-m6h ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdisaid9869 ciro wuu baxaye maxaa hadhey

    • @XamdaCumar-m6h
      @XamdaCumar-m6h ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Huuno

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale

  • @abokorfaarax4241
    @abokorfaarax4241 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale uraaye

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar magan baya ma waxad xalka la soo fadhisayay iyado mujahid madxwanahanii gaaliga ah madkiisi inoo yaalo ayaad tuugtii xamar laga soo diray ee hoga ku riday kursigi jimciyad gurubuma ha kadhaxas ee saaray faqashta ka talis xamar Yusuf ilaahey masae guul kulmiye insha Allah

  • @cabdicaziizmaxamuud-l2u
    @cabdicaziizmaxamuud-l2u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadal yaanu kaa tegin