Qof xaqiiqda sheegaayo ma dhaho "Ani xaqiiqdaan kuu sheegaaa" Faataale inaad hadda ka hor waalatay ayaan u maleyn, indhahaaga iyo hadalkaaga badan ... fayoobi kaama muuqato ....
Madaxweyne Gelle lug baa laga haya waxana sababay marki uu qamri iska baday ona kufay😂😂😂😂.Is this how to report an incident?.It's roamered that Gelle is sick with strokes and not about taking beer..
Ina Geele Arap wa GANACSADE taajira jabuutiyaan isaaq Arap , Jabuutibu naftiisa kalasoo baxsade . Khadra Xayd aya dooneysey inay baad ka qaado uuna iska diidey HARGEISU U BAXSADE , Khadra Xayd baa boobtay hantidii ina Geele ARAP .
Nacas baa tahaye adiga yaa kuu waramay bal beentaad isugu waramayso Waar nin jecel iyo nin neceb labadaba Ismaaciil waqti buu leeyahay Been waxaad ku sheegtay khamri buu cabay, xaaraami baa tahay been badane ah ayaad tahay waayo ismaaciil khamri ma cabo.
Meles Zenawi marki uu bakhtiyey adduunka waa laga qarinayey geerida gaalki , hal bil kadib baa shacabka itoobiya loo sheegay .
Shaqo diktaatooriyad waan lasocona , weligiinba meydka qariya .
Muuse Aftaag iyo Xasan dhiiqana Allaha kadaba geeyo amiiin😀
Allah ,ha caafia xaqa ha wafajiyo, cimri ayuu ku jira .
Waa Sheydaan Ismael Geele Cadaabta Hala Ku Fogeeyo
Yac walee ilaahy ayaa caadil ah ilaahy dadka daacada ah garabkooda ilaahy hagalo waxaan gacmo shisheye waa nagu naxjiraane munaafiqinta ilaahy ha ina dhaafiyo guul umada soomaaliyeed
Waanka farxay xadalkaaga oo ruunta ah ilaahi ajar ha kaasiyo
Nabi Muhammad ba uuu geeriyoode, no wareer.
Nasaskas Ismail Calool ilaahay hadhaafiyo shacbka Jabuuti iyo shacbka soomaliyred Inkaar ku dhacdayga Amiin Inshallah.
Waa kusalaamey Adam ilaahey haku xifdiyo ❤
NACALATULA CALAYK ABUUU ALXAFAYA CUMAR GEELI ILAHAYOW NAARTA IYO CADBUL QABRI 🔥🔥🔥🔥🔥😈😈🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 ILAHAYOW HA NUGU SOO CELININ UMADA SOMALIYED AYUU DHIBAY🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Waxaa ku dhacay Ama Laga Raacay Ganacsade Ina aw Siciid, Waa Sh, isaxaaq &Ubadkiisii
Ina aw siciid iobhudheedh ka iibinayey oi lacagtii shacabka Djibouti ganacsade ku noqday ma wali baa😂😂😂😂
Geelle cadaw badan baa isugu yeertay ....intuu soomaaliya burburinayey ayaa isagana lagu maqnaa
Siyaad Barre marki uu shilka gaadhiga galay uuna sakaraadka galay dalka boqortooyada Sacuudiga u maleeha ,
ummadoo dhani wey habaareysey . Haddana muuna dhimanin MW Jaale Siyaad .
ismaaciil cumar geele waan habaareena isna .
Allaha u naxariisto ismaaciil cumar geelle mw dawladda D Jabuuti
Walaalkay wuu soo istaagaa, madaxweynuhu wuxuu ku soo laabtay Jabuuti 3:00 galabnimo.
Qof muslina oo Oday ah masuul ah oo cimri 80 kujira khamri cabaa Aaaaa subxanallah wbt
Umada japuti Allah Dhafsiyo khainka Geel Anagan Allah nadhafsiyo gurguurte
Amiin amiin❤❤❤
Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd Allaha Cafiyo Madax wenaha jabouti Macalin Aden Waaruntaa waayee Waaruntaa waayee guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa run nafteenna iyo tiisa weysimantahay balse reer jabuuti wuurafaadiyey marka midkaqeyrbadan allaah ugu badalo xassan dhiiqo dhiiquu dhaxrafannaa wuu rafaadsan yahay marka xassan mardhow kawaankuu saaran yahay
ANAMAAM LA YADKHULU JANAH
SHACABKA SOOMALIYEED GUUUUUL SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUL HANOOOLTO SOMALIA 🇸🇴 SHACABKA
❤benale benale benale xishoo waxkasta luma hadlo?
Allah ha caafiyo wbt
😊😊 2:07
Qof xaqiiqda sheegaayo ma dhaho "Ani xaqiiqdaan kuu sheegaaa" Faataale inaad hadda ka hor waalatay ayaan u maleyn, indhahaaga iyo hadalkaaga badan ... fayoobi kaama muuqato ....
Ok
Dhaalin kasta waa uu dhiman😮
Adanow huno Ismail wadbuuleyahay wa sidaa shegty wadankan rag ba ilashanaya wana lasiisiyariyey qofkibadalialha hadudhinto mabadhimane lakin muuse hush iyo inta kuhareysan Iyaga shaqa u taaala
Ka hor intaanan rumaysnayn wargeyskaaga inuu run yahay, laakiin maanta waxaad tahay Tifaftire
Ilaahay ha caafiyo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴✋️🇸🇴🇸🇴✋️🇸🇴✋️✋️🇸🇴🤝🏻🇸🇴🤝🏻🇸🇴🤝🏻🇸🇴🤝🏻🇸🇴🤝🏻🇸🇴🤝🏻🇸🇴🤝🏻🇸🇴🤝🏻🤝🏻🇸🇴🍸🇸🇴🍸🇸🇴🍸🇸🇴🍸🇸🇴🍸🇸🇴🍸🇸🇴🍸🇸🇴SHACABKA JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL
Guurmad allah
Qamri ma dhahday. Yaarabi
❤
Benjamin galatoo yimid
Kaalay adiga Xamar hadey dadkuujoogaanin, dhakhrtarada gaaladana ma digil iyo mirifmirfle aa kuujoogo?😂
Adiga musqulaha Villa Soomaaliya nooga sheekee😂
Wax’aa ogtahay majidho😂
Qaylo! Bismilaah!
😂❤❤❤❤ 3:08
Balaayo Sheen
Madigaa arkayey markuu khamriga cabayey war ilaahay ka baq ismaciil cumar geelle waqtigiisu markuu dhamaato cidina ma badbaadin karto waxa loogu mashquulayo garan maayo
Ninkan waxuu iska dhiga inuu xog ogaal yahay wax kasta balse xaqiqada waxay tahay in madaxweynaha ku dhacay xanunka strokes
15:06- 15:11 🤣🤣🤣🤣 ma la faayo!
Alle ha caafiyo madaxweyna ismaaciil cumar geele aamin
Adiga ayaa kahir dhimana geele insha allah naarta ayaad gali
Nacasow wanakan kula hadleyna Djibouti wa nabad
Horta siduu ugasoo nokhdey jina kharaxyaduu nalarabey lahaay maadaama uuxanaakhsaney ilaahey ayaa asiga kucelyey soomanokhotid allaa kaaga barinee ilmahaagii damuljadiid iyo daljir alla kaama reebo ayagana
Nacabku darbiyada hajiro Djibouti jano
Allaha cafiyo
Deenaale allaha ku cadaabo adun aduun iyo aaqiro beenale
Kkkk😂😂😂 gaajo xamar miino ka waran haawlo ka wayn ha daaliin uraaso
Madaxweyne Gelle lug baa laga haya waxana sababay marki uu qamri iska baday ona kufay😂😂😂😂.Is this how to report an incident?.It's roamered that Gelle is sick with strokes and not about taking beer..
Islaantii idoor baadishay
KHAMRI AA?!
Asc
Geele cuqabad soomaliya alle haakos saro isaaga iyo aradayesisa xasan munafaq iyo inaata jcl
Qofwalba waa dhimanayaa qofna qof qabrigiisa gelimaayo rabbi halaga cabsado illaahay hacaafiyo isaga iyo intii islaanaba ninwalowba maalintaadii waakusugaysaa
Japûti caymalah reersomaliyatinadarÿela
Abaaha baa khaamro caabey saaqajan fooqal saaqajan.
Hoyadaa ayaa qamri cabta diladii ku dhashay
Benele bila asal max weyn xufican yaxey naxab ba taxey
Benaale
Hada qabriga iridiisuu kasoo noqday mana leedahy towbad keendhe gada
Maxa galay masax kaaa gala
war sida raga u hadal khamri haka shekene
Ina Geele Arap wa GANACSADE taajira jabuutiyaan isaaq Arap , Jabuutibu naftiisa kalasoo baxsade .
Khadra Xayd aya dooneysey inay baad ka qaado uuna iska diidey HARGEISU U BAXSADE , Khadra Xayd baa boobtay hantidii ina Geele ARAP .
Beenaleh. Ismaciil ma cabo ee ehlul diin.
Ascacaaa
😂😂
Komo
À
❤❤❤😂
Wawa khamria xoolaha khamriga kacabo misaakiinta maalasiyo
Aden awal waa kulasocday laakiin caawa been ayaad Sheegtay anigu waxaan ahay réer jabuuti sacada hada aan kula hadlaayo waxaan caawa jogaa caasimada mw ismaciil cumar geelle isaga oo lugaynaaya ayuu yimiday isagoo caafimaadqaba balse nagala joogsada wajaqaha
Wardadku benbadanaa
Waar Ninaw ma Aqbalayno hadii Uu shinaha la Socdo,Sideen u Aqbalaa inuu dhakhtarka maraykankaa lagu daweeynayo, Shiine & Maraykanka ma Saaxiibaa
Benale😂
Oodayga shiinahu kuxirnaye ma kiniini dajiya lodhiibay kkkkkkk
Sooomalyey ismacil padkuwalàten etinadaryela
Gargooye ayaatahay got garta adanow
Update ayaad u baahan tahay ismail jabuuti ayuu ku soo laabtay galabta
Hoyada aya hamriga cabta xawayan
fak
Beenale wacal ayaa tahay oo tuugsi lagu soo koriyay
Sideebad uugu duceysa cadowga dalka Somalia iyo cadawga ummada soomaaliyeed 40 afartankii sanee u danbeysey meelkastoy joogan ? Maxa kaa siya eelaayahow ? sidani si maaha .
Ma baasaboor Jabuutiyana haysata ?
Adoo xamar ka hadlaya ayaad been sheegeysa see kuu rumeysanaa
ismaaciil cumar geele khamrigu cabaa ilaa yaraantiisi .
naagaha dhilooyanka xabashida buu u geyn jirey ciidaamada Faransiiska .
niinkaasi wa khaansiir nijaasa .
Nacas baa tahaye adiga yaa kuu waramay bal beentaad isugu waramayso
Waar nin jecel iyo nin neceb labadaba Ismaaciil waqti buu leeyahay
Been waxaad ku sheegtay khamri buu cabay, xaaraami baa tahay been badane ah ayaad tahay waayo ismaaciil khamri ma cabo.
Khadra Xayd tiiyu qabo niin canfara oy hal wiil udhashay ayay latuman jirtey Ismaaciil cumar .
Wa saqaajanad gogol dhaafka taqaana ,
Macalinka Lugeeya haddi aad tahay weriye daacada heedheh oonad dhinac u janjeerin , warku siduu yahay uunba loosoo tebiya .
Shaqada suxufinimo maahin iinad qofna u duceesid qofna habaartid , bullshit .
ANAMAAM LA YADKHULU JANAH
Asc
ANAMAAM LA YADKHULU JANAH