WAA IMISA ASKARTA KU DHIMATAY DAGAALKA BARIGA DHEXE?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • ISRAAIIL OO WEEYSAY 10 KUN OO ASKARI & MAXAMED BIN SALMAN OO DIL KA BADBAADAY

ความคิดเห็น • 87

  • @MaxamedClqadir
    @MaxamedClqadir 27 วันที่ผ่านมา +8

    Maxamed bjnu salmaan aduun yadana waa kuu cabsi aakhirana waa kuu cadaab insha allaah

  • @snw9257
    @snw9257 27 วันที่ผ่านมา +2

    Markasta bini Zaaid, bini Salmaan iyo ziiz Allah cimrigoda ha soo gaabiyo.

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 27 วันที่ผ่านมา +3

    Allah run kadhigo gumestaha wax madhamo

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 27 วันที่ผ่านมา +2

    Walaalaheena falastiin ilaaheyow rabiyow guul guul guul sii sii

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 27 วันที่ผ่านมา +2

    Alle ha jabiyo yuhuuda isha allaah

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 27 วันที่ผ่านมา +4

    Ilaaheyoow rabiyow israaiil dhulka lagooy dhulka katirtir israaiil

  • @SharihaanBootan
    @SharihaanBootan 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahey nolosha maxamed bin Salman sooma gabagabeeyo asoon dhibka reer falastiin maraa uuusan marin😢

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 27 วันที่ผ่านมา +3

    GEESIGII REER ALASUCUUD KU JIREY BOQOR FEYSAL SOOW MAALIN LAMAQALAN????????

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 27 วันที่ผ่านมา

    Illahaybaa bogor ah no one kale bogor ah majiro

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 27 วันที่ผ่านมา +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AyaanAli-cz5yt
    @AyaanAli-cz5yt 27 วันที่ผ่านมา

    Ilaahaya ha Tuso wax xuun haqii culamada ayaa soo baxaya ha lawayo

  • @mubarakcabdi7843
    @mubarakcabdi7843 27 วันที่ผ่านมา

    Asc guulaysta al.muslimuun

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c 27 วันที่ผ่านมา

    Allah dilo M/med bin salman

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 27 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow walaalahena falastiin guul sii

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 27 วันที่ผ่านมา

    Allaha wayn ayaa boqora ilaahay dadka ha ka qabto ❤❤😢😂❤❤❤😂😮😮❤❤❤😮😢❤❤❤❤

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 27 วันที่ผ่านมา

    Allow Dhawr Falastine Guul iyo Gobbonimo

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 27 วันที่ผ่านมา

    Mohamed salman Allah ha xafido, waxa magaalada u xukumo kutaal kacbada iyo masjiki nabiga scw .

  • @issacknoor7107
    @issacknoor7107 27 วันที่ผ่านมา

    Asc shukran masha Allah mudane magacey issack Ali noor waxan joga Nairobi Kenya Somalia 🇸🇴 malaga yawa in aya hesho hogamiya sida ruwanda

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 27 วันที่ผ่านมา

    Cabdicaziiz baroow asalaamacaleykum walaal masha alaah

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 27 วันที่ผ่านมา +1

    Midakale carabtu waaqaniis waana cadow wuxuukabaqaa reergalbeed

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 27 วันที่ผ่านมา

    Mid walan iyo mid bakhtiyo إن شاء الله

  • @ahmedtaabit7218
    @ahmedtaabit7218 27 วันที่ผ่านมา

    A. Barrow aad iyo aad ayaad u mahadsan thy sida aad noogu soo gudbiso wararka tifaftiran oo dhex-dhexaadka ah . Waxaa kaliya Kaa sixi lahaa Markii aad sheegeyso Magaca XISBULLAHI oo ah sida saxda Lkn Adiga Waxaad u akhrisaa XISBALLAH Marka iska sax oo dib u dhageyso sida ay ugu dhawaaqan Idaacadaha kale.
    Mahadsanid

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 27 วันที่ผ่านมา

    Waa siyaasad ameerikaan,ayuu ciyaarayaa........

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c 27 วันที่ผ่านมา

    Allaha dilo

  • @snw9257
    @snw9257 27 วันที่ผ่านมา

    Cahda Allah cuqubadi iyo inkaarti aya ku dhacday. Xaaranttina uu baneeyey isaga oo kufaarta raaligalinaya

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 27 วันที่ผ่านมา

    Maxamedbinusalmaan waaninka baqortooyada diyaaradaha reergalbeedka waaydulmarikaraan ninkiiyiri waaninka yiri sacuudi qamro waalugucabikaaraa sidadarteed boqorma aha waaqaniis waan cadowka islaamka

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 27 วันที่ผ่านมา

    Cabdicaziiz baroow masha alaah baankuleyahay walaal

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 วันที่ผ่านมา +1

    Israa,iil qasaarada ciidan weey qarsan jirtay lakiin hada ujedkeedu waxa weeye mareeykan iyo gaalooy dhamaantiin nadifaaca ciidan maheeysanee

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 26 วันที่ผ่านมา

    Aamiin alaha gubowaminaafuq diinta katagey silic ayu udhiman insha Allah. Anwar sadaad magaaro kesi ayu ahaa asaga iyo faysal abdil Aziz

  • @AbdunasirKomi
    @AbdunasirKomi 26 วันที่ผ่านมา

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 27 วันที่ผ่านมา

    Sxb cabdi casiis yabaraw allaha ku xiftiyo maasha allah cod kaaga mcn.oo ad an ufahanay.mahad sanid

  • @Mustafamahamed77
    @Mustafamahamed77 26 วันที่ผ่านมา

    Maxamed binu salmaan waxba masheegayo hadiimacal hadhcad ladaldalo cidna dankamalahaa islaamku

  • @billeahmedshide
    @billeahmedshide 27 วันที่ผ่านมา

    Intaa badan warar sax ah maheno

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 27 วันที่ผ่านมา

    Maxd bin Salman I arkooy ayuu wadaahe ha isdejiyo Belo majidhee

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 27 วันที่ผ่านมา

    Sxb doqon sanaa carabta qaar.ka mida bal.muxu ooga sheeganayaa doqon nimada waa lahayste yaal waa.imaaraad oo kale.wadnaha beela waa doqomo

  • @Cabdifataaxhaaruun
    @Cabdifataaxhaaruun 26 วันที่ผ่านมา

    asc

  • @MuqtaarKhalif
    @MuqtaarKhalif 27 วันที่ผ่านมา

    Halmar. Aayaad. Dhimanaysaa. Ee. Hakudhimanin. Gaalnimo. Diid wixii. Israa. Iil. Xidhiikeeda. Aah

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 24 วันที่ผ่านมา

    Asalka carbtu wa yemen

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 27 วันที่ผ่านมา

    10 KUN WAABA YARTAHEE HALKII FALASTIINBA IN 10 ISRAA IIL AH U BAXDO AYEY AHEED

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e 27 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 Run Allaha ooga dhigo yahuudka
    Madaxda sacuudiga waa cadhoowga musLimiinta
    Allaha baabiiyo
    Allaha jabiyo inshaallaah
    FaLastiiin guuuuuuL iyo
    Gobonimo inshaallaah

  • @alijama6723
    @alijama6723 27 วันที่ผ่านมา

    MAR MAR SIIYAA MUSKA II GALAY

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 27 วันที่ผ่านมา

    BIN ZAID WAA XAARAAMI NEEF AH YUHUUD UADEEGA BINSALMAANKAABA ROON

  • @alijama6723
    @alijama6723 27 วันที่ผ่านมา

    PAWELBA WAX MA SOO KOR DHINAYN WAQTIGII QOYSASKA LOO AF DUUBNAA WAA DHAMAATAY TAAS BUUNA OG YAHAY CUQUBADU NEGAAN MAYSO

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 27 วันที่ผ่านมา

    Layd waan kuu saraa laakiin ma sheer gareeyoo khayrkaa sheer la dhahaa aad baan lakiin warkaga u jeclahay oo abu qabyala ma tihit hooyo nooloow

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi 27 วันที่ผ่านมา

    Maxamad bnu salmaan ka xishoo allaa boqor kadhigay ninkaan haka oran waa boqor boqor dhalay

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 27 วันที่ผ่านมา +1

    Xayawanka Hala dilo dabo dhilif sidan U danveysa Islam ayuu sheeganaya fckin fcking dhalay😮😮

  • @sarlajoog3927
    @sarlajoog3927 27 วันที่ผ่านมา

    Israaiil tirada dhaawaca ay sheeganayso waxay ku qarinaysaa malaayiinta caruurta ah ee falastiin ee ay xasuuqday

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 26 วันที่ผ่านมา

    Maxamed bin salmaan wamajnuun walan wadanki ayu kharibay

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 27 วันที่ผ่านมา

    Maxamed Salman ilahayou kharaaji waa fasuuq kuxaarey dulki barakeysna Allow kharaji

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 23 วันที่ผ่านมา

    Dhagar qabedhulka udhaq dhaqaqa halagu dilo adigiyo inta yuhuda uraranba.
    Adiguba Qashoqibad Qalate halagu Qalo adna.

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 27 วันที่ผ่านมา

    BOBOOTINKIIS AYAABATAY MUSLIMIIN OO DHAN WEYNACEEN KAN ILLAAHEEY HANADHAAFIYO

  • @IbrahimAdan-i7f
    @IbrahimAdan-i7f 27 วันที่ผ่านมา

    You did what is not allowed in islam and in saudi arabia how are you unable to defend yourself ?

  • @Yasiinmaxamed-q4h
    @Yasiinmaxamed-q4h 15 วันที่ผ่านมา

    محمد بن سلمان هو صديقي

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 27 วันที่ผ่านมา

    duufaanta aqsa sobobtii 7/Oct wixii keenay waxay ahayd Caadiyaynta heshiiska Israel 😂😂😂😢😮

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 27 วันที่ผ่านมา

    Kan salmaan wuxuu ka daran yahay yahuuda waa gacan ku dhiigle mana aha muslim ee waa ahlu naar sheeydhaan ah

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 27 วันที่ผ่านมา

    Ina salmaan waa mujrim culumo badan qaarna xidhay qaarna laayay

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 27 วันที่ผ่านมา

    Waa riiyoday o xaaga raaba looga dhaartay muu sheego ciida diili daayuska

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 27 วันที่ผ่านมา

    Wey qarinayaan runta meesha 1600 ka badan oo tiknika ama gaadiidka gaashaman laga gu ey aawey askartii ku dhex jirtey iyo kuwa si toosa loo diley

  • @MustafeIsmaciil-q6n
    @MustafeIsmaciil-q6n 13 วันที่ผ่านมา

    tasii wabentisiye waxan kuidhi tasi waa waxab kamajiran

  • @xuseendiiriye6973
    @xuseendiiriye6973 27 วันที่ผ่านมา

    Kani lama dilaya balse,wa in jeel ahan loogu qaada ila barmuda.

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha3927 27 วันที่ผ่านมา

    ilahay adunkana cabsi kugu beer aqirana cadab

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 27 วันที่ผ่านมา

    Ha amaanin ma mutaysane waxaba ma astaahile

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 27 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake news man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 27 วันที่ผ่านมา

    ❤wcs ❤qiyanada + carabta + mareykanka. + israil. = 0000000

  • @ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu
    @ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu 27 วันที่ผ่านมา

    Salman hadula heeshiyo warunti wayedil marayekan yashirqoli simusliminta locabsigalyo

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 27 วันที่ผ่านมา

    Waxaas oo wel wel ah waxaa keenaya dhibaatadi uu ku sameeyey dadkii qoysaskiisa ahaa ee uu qaarna xiray qaarna uu dilay qaar kale uu dhaqaalihii ka qaatay kuwa kalena la waayey meel uu geeyeeey

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 27 วันที่ผ่านมา

    RAAXO BAASHAAL WAA KALMADO LIITA WAA FISQI WAAMLAKALA SAARAA XUNTA.IYO.SANTABA

  • @user-oi7dk4ot9p
    @user-oi7dk4ot9p 27 วันที่ผ่านมา

    Il sont entrain de menture cest une manière de tpurner le monde

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 27 วันที่ผ่านมา

    Yuhuud in ay xabxab idiin cin shaki kuma jiro diriyo dheereey

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 27 วันที่ผ่านมา

    Waar WAX aadan garanayn ayaad ka sheekaynaysaa e Dib u warayso Arinta Saadad

  • @mohamedgood5604
    @mohamedgood5604 27 วันที่ผ่านมา

    Cid walba 0o xidhidh la samaysa yuhuuda 0o muslim ah way dilan
    Wana dabecada yuhuuda

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 24 วันที่ผ่านมา

    Awalba dhaxal.suguhu iyo terkiisu carab ma ahyen wa bortoqiis wadanka xoog ku qabsaday..wayo hadu csrab yahay.amercan.iyp yihuud kama.cabsaden.

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 27 วันที่ผ่านมา

    Kan wa kii carurta duqowda somaliyed inta guryaha ku jibiya sahalsac haben nimo biya qabpw ku kicinayay carurta soo tarxiilayay iyagp kaba la aan ah

  • @user-ln3lp4nw9k
    @user-ln3lp4nw9k 27 วันที่ผ่านมา

    10kun waa been kabadan ba oga dhimatay waa qarineesaa Israel jabkeeda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 27 วันที่ผ่านมา

    Yuhuudigan ingiriis meesha keenay maraykana waardiye ka yahay waa in laga dilaa dalka waayo dhulkii barakaysnaa in uu inoogu taliyo basaaskaasii ceeb ayey inagu tahay

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 27 วันที่ผ่านมา

    madaxda arabtu iyagaa dilay 130k oo qof oo Gazza ku waxyeeloobay hadalkii sana wala sooqarxiyay senoter maraykana aya soo qariyay falastiin in la baabiyo waxa saxeexay 5dawladood oo carab ah hadana canbaraynaya Israel hadana ilaa imika diiday inay ICC ka gudbiyaan dacwad Israel khuseeya

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 27 วันที่ผ่านมา

    Wraa dadka beenta kadaa😂😂😂

  • @munahassan880
    @munahassan880 27 วันที่ผ่านมา

    Ibnu salmaan hurdada allaha kaqaado cudur aan la oqoon allaha kusalido asaga iyo madaxda isugu tagay godoominta gaajaysiinta reer falastiin wuxuuba sii dheeryahay xaramenkii buu wuxuu kadhisaaya meel lagu daawado shaleemooyinka dhismihiina wuu socdaa waxaa baraha bulshada lasoo dhigay xayaysiintiisa

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 27 วันที่ผ่านมา

    Duliga hana dhaafo

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 27 วันที่ผ่านมา

    340 malmod ayu sodey dagalka inta u socdey ma aha inta? midakale maxamed salman waxu yiri wa in dagalka qasa hala joojiyo mareykana wa in u israil ogolata yuyiri barow wad fufahey warka inta adan sheegin hubso maxamed bil salman waxu kahadley madan garan e kuceli warkaga? ma fadhiyo

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 27 วันที่ผ่านมา

    Been badanaa waxani

  • @MaxamedClqadir
    @MaxamedClqadir 27 วันที่ผ่านมา

    Maxamed bjnu salmaan aduun yadana waa kuu cabsi aakhirana waa kuu cadaab insha allaah