KHUBARO WAAWAYN OO SOO BANDHIGTAY XOG LAYAAB LEH | HALIS CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @RashidIbrahim-w4x
    @RashidIbrahim-w4x 2 หลายเดือนก่อน +11

    Mashallah that is a beautiful narrative my bro Jamac

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 หลายเดือนก่อน +14

    #SUBSCRIBE, #LIKE THANKS👍🤝❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 หลายเดือนก่อน +2

    Keep Going Insha Allah ❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdihafiid thanks Brother 👍👍

  • @cabdulahixasannuur5680
    @cabdulahixasannuur5680 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sir ❤

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 2 หลายเดือนก่อน +1

    You should've be having millions of subscribes aljasiirada somalida somali British news xalaal waaye news kaaga even somalida fhexdeeda

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 หลายเดือนก่อน +3

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend, Cabdulxaafid M JAAMAC, Bahda BSTV & Ummadda Soomaaliyeed Ee Ee Faraha Badan Ee Ku Taxan BSTV, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Mahadsanid Guuleyso Inshaallah

  • @abdullahimohamed9311
    @abdullahimohamed9311 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw mareykanka hadaba wukujira sagalkq iyo xiran dharka askri israil

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin . Yaa Allaah.

  • @cabdimuxumed4858
    @cabdimuxumed4858 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadbadan ayadhimanaya wa askaar iyoshacab allaahu akbar

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 2 หลายเดือนก่อน +4

    israa.iil waqtigee wuu dhamaad oo mudo badan ayey carabta xukun qalafsan at ku heysay

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH SAHLOO.

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 หลายเดือนก่อน +4

    yatanyaho wa danyeer duqoobay oo argagixiso ah dhiig cab

  • @bushmechanic5991
    @bushmechanic5991 2 หลายเดือนก่อน

    Keep up bro legend.

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan238 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inch Allaah Allaaha nabad kadigo Allaaha hougargaro falastin ya Rahman

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Cabdixaafid.

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yahuuda Allaha jabiyo ya rabi jabi

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 หลายเดือนก่อน +3

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤ ASC Wrx Wbr dhamaan inta dhageyseyso Cabdi Xaafid ❤❤❤❤❤

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abdixafid wariye somaliyed be example walalo tariqda ku qori donta❤❤❤❤

  • @GC21701
    @GC21701 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laakiin shacabka Islaamkaa faraha kabixi oo ridi xukuumadaha carabta

  • @OmarHuud
    @OmarHuud 2 หลายเดือนก่อน +4

    ILaahoow jebbi yuhuuda guuLdaro garabka u saar

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAA QUUS MARKAA OO XITAA WAXA LA LAYNAYAA MAXAABIISTA IYO SHACABKA YUHUUDA WAYO AYAGUBA MA DHOWRAAN INTA XAMAAS AY DHOWRTO BIRI MAGEYDADA IYO MAXABISTA YUHUDA❤GUUL HAMAAS❤VIVA FALSTEEN❤AMEN❤YA RAB❤

  • @omargaabowafrah3612
    @omargaabowafrah3612 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdixakiim aqbarka mihiimka gadaal u dhigin ee soo hormary

  • @mohmedclaahi5429
    @mohmedclaahi5429 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad ku mahadsantahay

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @ZekiSeid-nm4zi
    @ZekiSeid-nm4zi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Runtii hadii la isku sheeg isreal ma iyada shacab dhaftay waa maya hezbollalha sido kale iyadan waa ay leyn wixi is isreal

  • @AminaJele
    @AminaJele 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga ahaanteda xisbilah waxba igama galin ayeeytiri dad reeyd ama dadkale idamka ilaah xanuunka hadhadhamiso guusha rabi hasiiyo muslimiinta wanku salamaya

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน

    Ahafid Adiga oo xogta u mahadsan,Dagalka Xisbullah muqawamada iyo Iiraan waa mid aan filaayo In Natinyahu Shacabka Yuhudda oo Xamass mudada halka sano eey wax guul ah eeysan kagaarin marka laga reebo xasuqa Matida Caruurta hoyoyinka wayelada aan kala sooca laheyn,Mareykan horeyba Zaad Cidama isaga iyo Gumeystasha Ingriska German kuwa munafaqyada Carbeyd oo Shacabkoodi xarkaha soo gosan doonan,Lebonono Runti waxa eey heli guul ah in Turkiga toos udifaco,Natinyahu iyo Dhiig badan oo yuhudda ayaa kudambeyn.Cadowga Allaha weyn ayaa weydisanay in uu difaco kuwa xaqdarada xasuqa ooga wada Beitul Aqza,uuna Ciqabo Munafaqyadda darenka damir xumada mujiyay.

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 2 หลายเดือนก่อน

    Great 👍 👌 👍 👌 👍 ❤❤❤

  • @GC21701
    @GC21701 2 หลายเดือนก่อน

    That is my expectation and I could be wrong

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 2 หลายเดือนก่อน

    Xisbullah horayayey usheegtay hadii rayidka layga weeraro Ana rayidkaan weerarayaa waa sidaas waxa uu sheegayo prf ka

  • @cmmadadaalochanal8491
    @cmmadadaalochanal8491 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 2 หลายเดือนก่อน

    Allah wuxuraba dhacayo daliimintana Allah aya badalayo

  • @asmaaxlaam3363
    @asmaaxlaam3363 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @nuroosman4007
    @nuroosman4007 2 หลายเดือนก่อน

    Macnaha..Askar badan Ayaa dhimanayssa

  • @DhabarFiiro-k4f
    @DhabarFiiro-k4f 2 หลายเดือนก่อน

    Waa run dadbadanbaa dhimadona sababtoo ah israilintu waa fulay wey isku dhexyaci dontaa

  • @abdidahir2785
    @abdidahir2785 2 หลายเดือนก่อน

    Good news

  • @HamsecaliJamac
    @HamsecaliJamac 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs c/xafiid allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faarax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi maayo iygaan ku dan bayandoon guusha israil waa burbur iygaan ku dan bayandoon guul darada ay ku jiro

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan amin sanahay in yuhuud ladoonayo in caalamka la yidhahdo yuhuud weeraro dhinacyo badan ayaa ku socda dabadeed caalamku sida ku tageero yuhuudina aay sii wadato xasuuqeeda aay ka wado qaza
    Waa inta dagaalkan iran iyo xisbulaha

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtii wuxuu u leeyahay shacab badan bay laynayaan,wuxuu ogyahay israel sida ay u dagaalanto umana joojiso shacab iyo askarba

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 หลายเดือนก่อน

    beyruud dhulka lama dhigayo rader difaca ladhigey waxana garab tagan beyraq dar aya sodadineysa diyarada mareykan siyey 22

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 หลายเดือนก่อน

    mareykan awood malaha

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 หลายเดือนก่อน

    Gugii carabta kasootusceliyay bariga Dhexe yaan u arkaa 12sano adibربيع العرب سكوت زلزال الغروب ونوا اب inqilaabkii Masar tooloali waagulaamadiisii

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayaa adddunka ugu haysta
    Waxaan 10halaad ku haystey nugaal godan yurub iyo northameric aniga ayey iiga soo daba faylayaan
    Runta iyo xaqiiqada.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    MAREIKAAN WAX U XAKAMEYNAYAYI MA JIIRO.MAREIKAAN WAA KA SII HURINAYA DABKA.WAYO HADI U DOONAYO INAY NABADI DHALAATO XABADU JOOJIIN LAHAA FALASTIIN LAGU HAYO.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Imaaraadka masar sacuudigu iyo urdun wàa in lagu daro israel

  • @AhmedFidhin-px4kb
    @AhmedFidhin-px4kb 2 หลายเดือนก่อน

    Mareykanku waxaa diyaar utaha haduu dhaco wax yaruu geli maraykanku

  • @osmancaqil127
    @osmancaqil127 2 หลายเดือนก่อน

    Asc masul

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 2 หลายเดือนก่อน

    زلزال الغروب ونوا اب شرق اوسط

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 2 หลายเดือนก่อน

    Halkaa waxaa ka dareemayaa in iraan loo dhan leeyahay in la wareerayo iran oo laiskugu tagayo waa cadahay

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 2 หลายเดือนก่อน +1

    Darwiish

  • @habonahmed-b9i
    @habonahmed-b9i 2 หลายเดือนก่อน

    Hesbulla please siday

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    China iyo ruushku way taageereen iran

  • @AbdikarinahmedGanaye
    @AbdikarinahmedGanaye 2 หลายเดือนก่อน

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน

    Macnaheedu waa waxba leysku reeban maayo shacab iyo ciidan intuba waa laleynayaa

  • @marshalmobile-g8p
    @marshalmobile-g8p 2 หลายเดือนก่อน

    waxan wa sheeko dadka jaahilinta ah run moodayan yaabka adunka wuxu sheegaayo walahi wax ka jira ma jirto wa beenti oo iska caaad yaabka adunka

  • @GC21701
    @GC21701 2 หลายเดือนก่อน

    Maya

  • @SakariyemaxamuudaadanSakariyem
    @SakariyemaxamuudaadanSakariyem 2 หลายเดือนก่อน

    Asc c/xaafid waxey Ilaahay aniga Israa'iil in ayey faraha lagashay halaag halaag Gaas waxuu yahay in ey ku baaba'do dhan dhaqaalo iyo dhan shacab aduunyada wey ogtahay in eey qaldantahay Yahuuda lakiin wey ka aamuseen waxaa sugnaa aargosiga iraan

  • @AbdikadirmahamufAhmed
    @AbdikadirmahamufAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer maraykan iyo israaiil hal argagixiso ah

  • @kadarahmed9574
    @kadarahmed9574 2 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsantahay cxafid Kalay iska arag

  • @HamudmohamedHussein
    @HamudmohamedHussein 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u filaa hadii xusbulah ay faxaan ganaalaha isra,il ay bagcad kasta ganaal ayaa ku dhicidoona

  • @yuusufdhure4869
    @yuusufdhure4869 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Waad ku mahadsan tahay waa liibaanta Qoryoley

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 หลายเดือนก่อน

    Cid walba oo dagaalka soo gasha iiraan Ilaahey ayaa baabi’in kara aduunkana maanta waa la ogaaday in hub waxba tareynin hadii niyad dagaal lahayo

  • @medamirahmed1136
    @medamirahmed1136 2 หลายเดือนก่อน

    Adi waxaagu ma xog iyo sir uunba 😊

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb eran waxay qaadaysaa weerar kooban oo hal mar ah.kadibna difaac bay galaysaa oo waxay fasaxaysaa awlaada ayaduna waardiye bay galaysaa hadii maraykanku talaabo qaado bay jawaambixinaysaa sidaas buuna.ku bilawday dagaalkii 3.xaad.

  • @ismahanabdi9389
    @ismahanabdi9389 2 หลายเดือนก่อน

    Somali way jahwaraysantay , war wdankii somali ka soo hadal. Bada ayaa la siiyey Ethiopia.

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 2 หลายเดือนก่อน

    Maxayku daaleen waa xarago dagaal waxay rabaan dhibaato la aan iiyo hurdo raaxo oo dheer hadayse cabsadaan madaali dooonaan

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 หลายเดือนก่อน

    C xafiid yuhuud iyo ree galbeed siraha ree galbedka sheega waan aragnay maxaa loowaayey nin muslim ah oo sirahaas oo kale noo sheega

  • @hodanhersi5069
    @hodanhersi5069 2 หลายเดือนก่อน

    Asalaamacalaykum hadaba wuu kujiraa

  • @gouledahmed7941
    @gouledahmed7941 2 หลายเดือนก่อน

    Dad badan ujedku waa ciidan iyo shacaabba

  • @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc
    @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc 2 หลายเดือนก่อน

    Xamaas iyo Iiraan ayaa waxaas haysta oo balaayo dhigaya ama Turki waxaa lagu xalaashiisan rabaa Waddammadaas iyo kuwo kale oo Dadyowgooda ayey doonayaan in ay ku qanciyaan in ay lama huraan tahay in lagala hormaro Weerarka si aysan u geysan Dhibaato lagama-kacaan ah.

  • @katisomanyaka
    @katisomanyaka 2 หลายเดือนก่อน

    Israil iyakaa shacabka laayo waxaasna iyaagaa bilaabay

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    WAA BEEN.MAREIKAAN WAXUU U JEEDAA WAA IRAN.ISRAIL ASAGA KU RIIXAYA DAGAALKA.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan qabaa in wax kasta isreal suubiso in mareykanku kula taliyo rabaana inay iran sida ciraaq loo dhameeyo dagaalka Gaza waa ka wayn yahay ee mareykan iyo isreal wadama kale ayay udan leeyihiin

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb all

  • @hamudosman9604
    @hamudosman9604 2 หลายเดือนก่อน

    cidna loo aabo yeelimaayo sida hada Qaza ka socotoo kale ayeey samayn doonta

  • @OmarHuud
    @OmarHuud 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaan awood lahaa ciidan iyo shacab ma kala sooceen

  • @mohamedabdullahimohamed7641
    @mohamedabdullahimohamed7641 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan aad udawadaa doodaha siyaasiyiinta Turkiga
    Markii aan fiiriyo su,aasha aad na weydiiday Israel hadii ay sidii shacabkii falalastiin ay u weerarato wadankale oo carbeed waxaa qasab ah ayey dheheen iney turkiga galidoonto dagaalka
    Tan 2labad hizbulaah hadii waxey falidoonan wixii ay fasho Israel hadii ay shacab disho kuwoodana waa la,leyn doonaa
    3 mareykanka ma galidonaa dagaalka aniga rayigeyga waa may maanta mareykanku magalidoono dagaal bargadhexe ka dhaca
    4 maser waxey ku qasbanaadontaa iney Israel iyo mareykanka garabkiisa ka baxdo hadii kale aziizi waa ku daayey

  • @AbdikadirmahamufAhmed
    @AbdikadirmahamufAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Iyaguba cidnamadhowraan eeyaan ladhoowrin

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 หลายเดือนก่อน

    Turkey waa aaf uun imisaay hanjabeyseed inti Falastine lagumaddeyed waa bilaash caraabna kataraan fuleyaal Belo inimarteey carabeey

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 หลายเดือนก่อน

    eeraan hadeysan dukun dakun kadhigi israaiil cabaar ba fuleysa waxa saran?????????????????????????????????

  • @XersiRooble
    @XersiRooble 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AbdikarinShaarub
    @AbdikarinShaarub 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii israal weererto awlaada iraan waa dagaalkii sadexaan ayey noqonkartaa balse carabtu miyaanay islaam ahayn maxaa ka qaaday geesnimadii ahayd 9?

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 2 หลายเดือนก่อน

    Asc iiraan waxeedu waa booto

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 2 หลายเดือนก่อน

    Waxeey geeysatay unbaa loogeyaanayaa abaalkeeda leeloo gudayaa

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 2 หลายเดือนก่อน

    Iska hadle ingare igadheh

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuud iyo maraykan oo isku dhinaca iyo iran oo dhanaci weligood cadow bay isku ahayeen hadana dagal wayne dhex mara
    Ma jiro ismana dilayan weligood

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 2 หลายเดือนก่อน

    Asc 2000000 askari maxay taraan

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 หลายเดือนก่อน

    Iran yaanay been isku sheegin isreal isma celin karto. Waddan carab ah ama muslim ah oo isreal iska celin karaa ma jiro

  • @moha.tosane
    @moha.tosane 2 หลายเดือนก่อน

    Xasuuqa ey geysatay bey iyaduna dhdhmin doontaa

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaba mareykan kama Marna dagaalka

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 2 หลายเดือนก่อน

    Amèrica dagalka way gelayaan dagaalku ilaa carab waa sameen ilaa americà waxay ka weerarewsaa gacanka carabta

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 2 หลายเดือนก่อน

    see loogu aabayeels ayagubailmaha dumarka iyo waayeeka aey begsanyeen

  • @XersiRooble
    @XersiRooble 2 หลายเดือนก่อน

    Meel mugda ah baygaalyaa
    Waxaan rejaanayaa muslin
    Haguules teen

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    anaga waxay nala tahay in aysan yuhud marnaba wax ka badan todoba maalmod aysan iiran la dagali karin waayo yuhud tabarba ma hayso cidan horta ma jiro madaafic iyo diyarado imisay wax qaban karan todoba maalmod ayay iiran ku afjari yuhud hadii uu maraykan so galo moye xisbulaah ayaaba in yar ku qabsan karta yuhud waa la wada ogyahay taas. yuhud wax jira ma aha xamaas iyo rer falastin ayaaba mar hore iska xorayn lahaa hadii uusan marayka soo galin dagalka ilen maraykan dagalka gasa cidan iyo huba wuu ku galay waa makhratiga nool hadaba yuhud waxba iskama celin karto aragtidena

  • @marshalmobile-g8p
    @marshalmobile-g8p 2 หลายเดือนก่อน

    ninkan wa beenlow wajigiisa u firsada wa nin warar ben abur ah faafiya wuxu sheego wa been iyo bufis ee repor ku sameeya ( i love finland and israel❤❤❤)

  • @cmmadadaalochanal8491
    @cmmadadaalochanal8491 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤