QAYBTI 11 AFMEER&SHEEKADI Q/1AAD EE AMIIR JEERI 1/3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 530

  • @samirahassan8666
    @samirahassan8666 2 ปีที่แล้ว +106

    Thank you timire wall ! Shaqo wacan baad qaranka u haysaaa ⚔️🦁 ilhoow ku ilaali wallo 💪🏻

  • @abdirashidjama9762
    @abdirashidjama9762 2 ปีที่แล้ว +155

    Teamkii soo afjaray Alshaydaan aan u ducayno dhamaantood🇸🇱🇸🇱💪

  • @abdirisaqsaid9648
    @abdirisaqsaid9648 2 ปีที่แล้ว +96

    qofkii 1aad
    oo reer puntland ah oo dawada
    kuna faraxsan In la laayo wixii umda laynaya
    dhamantod 🥺

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 2 ปีที่แล้ว +25

    In Badan Baan Isha Ku Hayay Waana Sugayay Barnaamijkan Waa Naga Daahay Guulayso Wllkey Geesi Aan Geesi La Garab Dhigaa Dunida Joogin Ilaahay Kuma Tuso Waxku Dhiba Aduun iyo Aakhiraba Alle Haku Xafido Shaqada Aad Qabatay Ama Aad Hayso Ma Ahan MID Cid Walba U bareeri Karto Waa Qiimo iyo Geesi Nimo La Aad Dadka Dheertay Guulayso Timire

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 2 ปีที่แล้ว +54

    ❤❤❤💉timir geeridu kaa xishootay geesi geesi dhalay ♥️ aduunkana nolol qurux badan aakhirana janada♥️♥️❤💉

    • @maryamaharuun3815
      @maryamaharuun3815 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin yaa rabbi 😢

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 2 ปีที่แล้ว

      Amin amin

    • @farhad5541
      @farhad5541 2 ปีที่แล้ว +2

      hdy geeridu ka xishoto side bu jano ku aadaya😁 cimri dheer allaha siiyo

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 2 ปีที่แล้ว +14

    Al shabaab galkio waa laga soo afjaray lkn inta isoo abaabuli doonta si fiican haloo baaro howlgalada🇸🇴🇸🇱🙏💯

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +19

    Waqti dheer sugeynay mujrimkaan ugu dambeyn Q1 wanaso gaarty thanks afmeer nabada gobolka mudug alle kasokow adinka ku mhdsn ( from galmudug driskina)

    • @nuursharifhussein8958
      @nuursharifhussein8958 3 หลายเดือนก่อน

      2 iyo 3 lama soo deenaayo waayo waxaa ku jira dad magac ku leh putland

  • @zamiirazoomaal4166
    @zamiirazoomaal4166 2 ปีที่แล้ว +10

    Tnx agaasime timire guleyso waan kugu faanaa waxaad tahay halyeey rer puntland ah oo tariikhdu xuseyso bowe mcn love u🥰🥰🥰❤❤🇸🇱🇸🇱💪💪🇸🇱🇸🇱🥰❤

  • @Kweensunami
    @Kweensunami 2 ปีที่แล้ว +12

    Noolada puntland ❤️❤️mashalah Saas u laya alshabab ❤️❤️wa idin jeclahay puntland from ogaadeenia ❤️❤️🇬🇲🇬🇲

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 2 ปีที่แล้ว +19

    Shabaab waa cadow aaad uxun allaha dabar gooyo somalina nabad waarta allaha siiyo😭🇸🇴🤲

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +8

    Caadabti Allah ku fogeeyo argagixiska muxu umad isku halaagay,, Qof yar oo nacnac wata inuu ummada qaarna ubooyo qaarkakale ku laayo Dowlada la aanta baaneeleh..
    Thanks so much madaxweyne deni.

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 ปีที่แล้ว +9

    Maansha alaah saciid dani timire muumin sanyare iyo dhamaan ciidamadii ilahay la garabgaley in ay soo afjaraan alshayadinti umada somaliyeed haldoorkodi dishey waxan jeclaan lahaa in muqdisho laga soo afjaro alshayadinta insha alaah

  • @youngmali329
    @youngmali329 2 ปีที่แล้ว +7

    Thanks puntland state we love you
    Argigixisinmdu diin ma aha !!

  • @zamiirazoomaal4166
    @zamiirazoomaal4166 2 ปีที่แล้ว +8

    Manshaa allaah ciidanka xooga puntland guleysta ilahow cadawgina jabbi rabow puntland balayada harer mari amiin

  • @elossmania
    @elossmania 2 ปีที่แล้ว +17

    Mudo Dheer Kadib Jeeri Waan Kaa Haynaa Agaasime ✌

  • @heesahamaanta8071
    @heesahamaanta8071 2 ปีที่แล้ว +12

    Taallo waa in lagaga dhisaa gaalkacyo geesiga Aan gaban timire💖

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 2 ปีที่แล้ว +5

    Thanks wx badan waa sugaynay jeeri Alle alshabaab ha dabar jaro oo haka shifo mar kale muslimka alle haka qabto🤲

  • @ahmedabdirisaak8280
    @ahmedabdirisaak8280 2 ปีที่แล้ว +17

    Rabbi ku mahadsan .
    Marka xiga xukuumada hormuudka u yahay mudane Said Abdullahi Deni.
    Ugu dambeys bahda afmeer mahadsanidiin.
    Rabbow umadaada ka qabo dhagar qabayaasha baneystay dhiiga islaamka👏

  • @aishaabdiali2780
    @aishaabdiali2780 2 ปีที่แล้ว +15

    Ilaaahow cadowga ka hay timire 🤲🤲🤲🤲

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 2 ปีที่แล้ว +31

    Masha Allah Amaan iyo waxaa Mudantihiin Dhiiro galin buuxda Runtii waxaa qabateen 100 sano soo socata in la qaban karin ayaa aminsanahay Ballantena waa in laga sifeeyaa Gayga Somaliyeed alshayaadiin canaasiirta beegsada shaqsiyaadka indheer Garadka noo ah …

  • @Yasinyabis97
    @Yasinyabis97 2 ปีที่แล้ว +29

    ugu dambeyntii Jerri 😂, waa sugeynay waqti dheer. Guul

  • @ahmedhussein5873
    @ahmedhussein5873 2 ปีที่แล้ว +4

    Rabi cadaabda ha geeyo muxuu dad haligay. Mr timire szb wan kuuduceyyay allaha janadii hooy ha. Kaaga dhigo noo soodadaji qaybta 2aad

  • @hodmakaise4204
    @hodmakaise4204 2 ปีที่แล้ว +19

    Bosski abdizazi africa buuxiaay rabi haku xiftiyo
    Allah somalia oo dhan cadawgeeda ha jabiyo illahay haka yeelo dhul aamin ah oo nabad ah dadkedana labahooda jacayl io kalgacayl haka yeelo🥰
    From somaliland hargeisa🥰

    • @zahraabdullahi3008
      @zahraabdullahi3008 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedarab7999 xaaraami mujaahidintu waa kuwee kufaar yahay qaatiliinta ah walahi waan idin gooyn gooyn hadan idin qabto

    • @rahmahussein5813
      @rahmahussein5813 ปีที่แล้ว

      @@mohamedarab7999qaniis Adaa lagu toogana

  • @مرحبابالجميعإنسانيتيأولا
    @مرحبابالجميعإنسانيتيأولا 2 ปีที่แล้ว +9

    Thanks dadaalkiina afmeer, gaar ayaan wariye timirre.

  • @iskoolashismail1152
    @iskoolashismail1152 2 ปีที่แล้ว +8

    Team timire wa mahadsnthin
    Shaqo qaran ayad qabaten
    Reer puntland gaar ahan reer mudug shaqo wacan ayad uqabaten
    Mahad o dhan alla ayay u sugnatahy ka dib madaxwayne said abdullahi dani
    Wad mahadsanthin dhamntin

  • @Double_OG_Menace
    @Double_OG_Menace 2 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahay ha idin ka aqbalo dadaalkiina Team Af Meer ee mideeyey ummadda nabada jecel. Guul

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 ปีที่แล้ว +11

    Dilaaayow dil ayaa ku dambeeya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 ปีที่แล้ว +4

    Illahey ayaa mahada iska leh in lasooqabtay oo latogtay waad ku mahad santahay ❤♥ wariye qaaliya jeeri waxuu naga dilay labentii dadka reer galkacayo guul somaliy❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Arafat23864
    @Arafat23864 2 ปีที่แล้ว +7

    GALKACAYO MAANTA WXY KU SEEXATY DADAALKA wariye timir Allha dhowro

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 ปีที่แล้ว +23

    illaahay ha ku xafido ina adeerkeey timire thank you for you service ❤️🇸🇱✊🥰🥰

    • @munaqaali4556
      @munaqaali4556 2 ปีที่แล้ว

      Waar inankaa nabad gelyadiusa ilaaliya allah aya wax ilaaliyee

  • @husseiniman6851
    @husseiniman6851 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Shaqo Wacan Timirow🙏

  • @aasiyacqaadirjaamac4166
    @aasiyacqaadirjaamac4166 8 หลายเดือนก่อน +12

    Wacal wacal dhalay jeeri waxaan dawanayaa muqaalkan 11/Apr/2024😮

    • @nuursharifhussein8958
      @nuursharifhussein8958 3 หลายเดือนก่อน

      2 iyo 3 lama soo deenaayo waayo waxaa ku jira dad magac ku leh putland

  • @safiaahmed4403
    @safiaahmed4403 2 ปีที่แล้ว +17

    THANK you for Sharing was very interesting 🙏 الف شكر

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 2 ปีที่แล้ว +8

    Inankaa barnamijka diyaariyay amnigiisa ha la sugo Allah wax ilaaliyee

  • @xikmad7
    @xikmad7 2 ปีที่แล้ว +8

    Waan sugeynay Thanks Tirmire Halyey qaran Aan qaadan Dhiiga Umada soomaaliyeed oo Malaayacni loo daadiyo

  • @ccayare-lu9hu
    @ccayare-lu9hu หลายเดือนก่อน +1

    14:21 14:25 14:30 14:34 14:36 14:36

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 2 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweynaha umada soomalliyeed,Mustaqbalka,
    M,Timirre, insha allaah

  • @othmanabdalamohamedadanabd1978
    @othmanabdalamohamedadanabd1978 2 ปีที่แล้ว +5

    Sxb aad ban ugu farxay wllhi xilkaa laguu magacaabay.
    Magacaaga ha jiro sxb geesi baadthy wllhi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱✊✊✊✊✊

  • @safiaahmed4403
    @safiaahmed4403 2 ปีที่แล้ว +8

    Please
    Qeybta labaad noo soo dedeji الله يحفظكم

  • @princessrahmahbintumoha5381
    @princessrahmahbintumoha5381 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan ku faraxsanahay inaan ahay qofkii ugu horeeyey 🤗

  • @naasirxasan5729
    @naasirxasan5729 2 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii ugu horeeyay ee dAwada ayaan ahay Barnaamijkan oo aan xogtiisa sugayayey mudo dheer welib si gaara Arxanlaawihii maxamed Axmed jeeri
    Way mahdssanyihiin Agaasime Timire iyo Bahda Af-meer

  • @Abwaan-Halgan.
    @Abwaan-Halgan. 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariye timire waa ninka wariye somaaliya ka howlgala midka ugu quman xaqiiqatan masha Allah qaranka ayaad u.heysaan howl aad iyo aad u wanagsan

    • @yowshorts8132
      @yowshorts8132 2 ปีที่แล้ว

      Booskii c.caziz africa puu ino galay lkn kuwa xamar mawaresto🥺

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 ปีที่แล้ว +1

    Qeybta labaaad aaway
    waa mhdsntihiin team afmeer
    cadowga halala laayo
    from casimada umada somaliyed ❤

  • @khalidsiyad854
    @khalidsiyad854 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks agaasime inbadan baan sugaynay walalo qasim Al turaabi waan kaasugaynaa iyo kuwa kale Oo latoogto

  • @amiinhanad971
    @amiinhanad971 2 ปีที่แล้ว +1

    Jeeri waa ninka aan sugayey 1 sano
    Oo kaamila waad ku mahsantey timiro wll alle ajar hakasiiyo sida bulshada ula wadageyso galadan mujrimiinta ah

  • @palmbridge2987
    @palmbridge2987 2 ปีที่แล้ว +8

    Thank you Timire, waxaan gabaan waa evil.

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 2 ปีที่แล้ว +3

    Mudane SACIID CABDULAHI dani Guul baan u rajeyni

  • @ahmedbashirmohamed4355
    @ahmedbashirmohamed4355 2 ปีที่แล้ว +10

    War waxa maa hal mar naga soo WADA deeysaan😂😂😂😂 waaba xiiso caadi

  • @hassanabdinasir9439
    @hassanabdinasir9439 2 ปีที่แล้ว +6

    Hadaan nahy dhalinta reer puntland waxaan diyaar u nahy inaan soo afjarno kooxaha nabad diidka ah ee alshabaab
    Habeen iyo maalinba waxaan garab taaganahy ciidamada

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestaan magaceeda ha leegu caawiyo waa iska jeclaaday🙏🙏

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 2 ปีที่แล้ว +5

    Waan sugayay caawa oo dhan mahadsanid sxb

  • @ccayare-lu9hu
    @ccayare-lu9hu หลายเดือนก่อน +1

    10:14 10:14 10:14

  • @abdulldaqare601
    @abdulldaqare601 2 ปีที่แล้ว +2

    Amaanta musharax denni barnaamijkaan kuma haboona,
    Waad ku mahadsantihiin shaqada wacan oo aad haysaan team af-meer
    Shabaab Somalia alla haka qabto waa organisation aan waxba dhaamin kuwa aan diimahaba lahayn ee aduunyada kale sida kuwa daroogada, kuwa sameeya dilalka qorshaysan iyo kuwa ka ganacsada xubnaha aadanaha.

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 7 หลายเดือนก่อน

    Wuuku guulaystay madaxweyne Dani madaxnimadii puntland mar labaad Dadka Reer puntland iyo shacabka soomaaliyeed ba ❤❤❤❤❤❤

  • @bareoumar9
    @bareoumar9 2 ปีที่แล้ว +1

    fadlan soo daaya qeybihii harey mahadsanidiin.

  • @Awaale
    @Awaale 2 ปีที่แล้ว +5

    Timirow shaqo fican baad haysa talo ahaan waxn ku darsan laha jeeri ragga u tirinaayo in sawir ahaan xaga hoose aad ku muujisid sida aan u ogaano si fududna u fahano.
    Mahadsanid

    • @ferihaahmed5855
      @ferihaahmed5855 2 ปีที่แล้ว

      Waa arin muhiima ah lkn dadkaas ma noola umalaynayaa

    • @Awaale
      @Awaale 2 ปีที่แล้ว

      @@ferihaahmed5855 haa waa suure lkn sheekada bey dhadhan u yelaysa sow mahan marka aad hebelka laga shekeynayo aad garato horeyna xalqadigi hore ula socoty

  • @najibh477
    @najibh477 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ha idin xifdiyo team Afmeer

  • @samirdeflabagastingbwye9122
    @samirdeflabagastingbwye9122 2 ปีที่แล้ว +9

    Part2 wali miyaaa?

    • @nuursharifhussein8958
      @nuursharifhussein8958 3 หลายเดือนก่อน

      2 iyo 3 lama soo deenaayo waayo waxaa ku jira dad magac ku leh putland

  • @sultanabdikarshe6065
    @sultanabdikarshe6065 2 ปีที่แล้ว +9

    Halkaana ma campain ayaa galay 7 minutes ayaaan Buunbuunin Deni dhagaysanaynaaye lols😄😄😄

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 ปีที่แล้ว +3

    Ha la laayo argagixisada am so happy 😀🥰🥰🇸🇱

  • @libanalibarre3754
    @libanalibarre3754 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wan xasuustaa 2011 ayaan anigoo arday ah oo kuleejka agoonta dhigta ayaan nacnaca iyo shukulaatada ka gadan jirnay
    Miiskiisu wuxuu yaalay AL-fadli horteeda kadhadaha.

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 5 หลายเดือนก่อน

      Adigoo arday oo kuleej dhiganaayo miyaa nanac ka iibsani jirtay sidee wax u jiraan hee collage iyo inaa nanac cunto ma is qaadanaayaan 😁😁

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@saidadenali1175Xaliimo Se Wax YeshaY.😂😂

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 ปีที่แล้ว +13

    well done❤

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว +1

    Good job papa thanks you

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 ปีที่แล้ว +4

    Waataa sheekada laascaanood ✌✌🤣🤣

  • @shafisuldanka2029
    @shafisuldanka2029 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah ilaahow dhamaantood unaxariiso dhamaan muslimiin tiiaylaayeen Argigixisadaas

  • @sagalabdulahijanac6217
    @sagalabdulahijanac6217 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qaybtii 2 iyo 3 away

  • @mohazadak181
    @mohazadak181 2 ปีที่แล้ว

    Shb lasoo dhakhso qaybaha kale iilahay haku ilaaliyeee

  • @abdiali8315
    @abdiali8315 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuuuuul afmeeer cadow degaaankeeeena ha dhintaaaan

  • @Samiir881
    @Samiir881 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy wuxuu ka mudnaa ha ku abaaliyo

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว

    Subhanalllah bal fiiriya shayadan ku siduu igu 👹 dhigayo hadalka dadka danyarta in hami lacageed la galinayo subhanalllah acudubilaah mina shedani rajiim ilhayo imaanka nagu dil subhanalllah

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 2 ปีที่แล้ว +5

    Wuxuu iga qosliyey Daqiiqada 12:29 markuu leeyahay ninkaas ayaa kudhahay howshaan laboorofiinada kwrn😄🤣 ninka ma dhismo buu ka shaqeen jiray ileen terminology gaas anaga engineerada ayaa adeegsano markaa dhismaha wadno howsha dhismaha ayaaba ukala qeybsanto Laboro-garoozo oo ah shaqada weyn sida dhisida dhagaxa iyo bulukeetiga IWM iyo laboro-fiino oo ah shaqada naashnaashka qurxinta iyo bilic soo saarida iyo salaaxmada waana shaqada ugu adag dhismaha, marka asna tashkiiliski ayuuba laborofiino ka dhigtay 😁😆 ani markuu laborofiino kwrn dhahay waxa isdhahay ninka shaqo dhismo muu u wadaa

  • @KaligiisDuul
    @KaligiisDuul 2 หลายเดือนก่อน +1

    𝔻𝕖𝕘𝕞𝕒𝕕𝕒 𝕞𝕦𝕘𝕕𝕚𝕤𝕙𝕠 𝕩𝕒𝕗𝕒𝕕𝕒 𝕞𝕒𝕕𝕚𝕚𝕟𝕠 𝕤𝕙𝕖𝕪𝕕𝕒𝕒𝕟

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +2

    yaa iga soo horeeyey.

  • @OG13-fh1ex
    @OG13-fh1ex ปีที่แล้ว

    Part 2 iyo 3 weli waan sugeena Timire

  • @khadroabdi9528
    @khadroabdi9528 2 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe noo soo dhamaystir asaga io maxmed xaashi mudaan sugaynaaye

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 2 ปีที่แล้ว

    Inkaar iyo naclad haku dhacdo argagixisada alshabaab

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay baa xaqiiqada og

  • @apdallafaarah6786
    @apdallafaarah6786 2 ปีที่แล้ว +3

    Good job Mr Timire. Allah haku xafido shaqo wanagsan baa haysaaan.

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo fiican ayaa umada somaliyed u heesan Allah idin gargaaro

  • @abdallahwadani1157
    @abdallahwadani1157 2 ปีที่แล้ว +1

    Agaasime waan ku daalay maalin kasta sidaan channelka u fiirinaynay si aan qaybaha danbe ee barnaamjikan u daawado adigoo mahadsanid san maad soo daysid mahadsanid haysha fiican ee aad umada somaliyeed u haysoo

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 2 ปีที่แล้ว +2

    Jeeeri ninaaaa sugayay wariye timire guulees codkar baatahay 🙏

  • @lola-od8wc
    @lola-od8wc 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay cadaabka haku wada fogeeyo intii lagadilay uu lacnadkan u horeeyo iyo inta hartee ladili doono.
    Caaqu been badnaayaa se muxuu yiri 1984 tii baan dhashay. Dumar lakor buu ahaa baan is iray da ka cararkiisa kkkk. Cimrigaa ma nooleen dheh waanu iskaa dhaafinay😅

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 ปีที่แล้ว

    Waa Dani waa Dani ,Dani doorta shabaab dhagaha haka raacee

  • @hodanmohamed2729
    @hodanmohamed2729 2 ปีที่แล้ว

    Gesigeniyow guuleyso has marwalba iyo goobwalaba Bowe Timire Anchor♥️♥️🥰🥰🌎

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan kaaga soo horeyay like isaar wall

  • @kaldeeqa8714
    @kaldeeqa8714 2 ปีที่แล้ว +1

    Jiiro bariis masjidka bukaahri kulaha ileen mujrimlkan daris buila ahaa Alle kuma naxariisto🥲

  • @NastexoAhmed-s7r
    @NastexoAhmed-s7r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Timire gesi puntland

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhameystir videoga amiir

  • @habibamahamud7544
    @habibamahamud7544 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha aĺlhaa rabi mid naga tirtiro noo keeno

  • @ahmedsaladkulane3612
    @ahmedsaladkulane3612 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul Afmeer iyo howl-wadeenadeeda

  • @khadijocabdi8964
    @khadijocabdi8964 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnamijka qisaska kahor inlabahiyo ayaafican sida dowlada Somalia kale😭😭😭😭😭

    • @siciidduglas1772
      @siciidduglas1772 2 ปีที่แล้ว

      Wll waa amiir xog buu haya hadii la soo bandhigo soo baxsan mayan kuwa kale

    • @muqtaar1726
      @muqtaar1726 2 ปีที่แล้ว

      @@siciidduglas1772 ilaahay caqliga hakuu daayo howl gal baan kuu dirayaa wlashayna ayaa abaal marin kaaga dhigayaa 😂😂😂😂😂

    • @siciidduglas1772
      @siciidduglas1772 2 ปีที่แล้ว

      @@muqtaar1726 OK seede thanks

  • @abdullahialinur8741
    @abdullahialinur8741 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay khayr ha siiyo kuwii toogtoy

  • @adenabdulahiaden6801
    @adenabdulahiaden6801 2 ปีที่แล้ว +4

    Olole doorasho loo badalay afmeer 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @omarabdi5760
    @omarabdi5760 2 ปีที่แล้ว +18

    Thanks Alot Agaasime Timire🔥🥀🙈🔥🔥🔥Waiting eagerly for Part 2😉😃🙂😏😆🤨🙏
    May Almighty GOD bless U 🙌 🙏 ✨

  • @maryama4686
    @maryama4686 2 ปีที่แล้ว

    Mudo baan sugayay inaan jeeri daawado
    Illahy abaalkiisa haka waraabiyo

  • @MahadMukhtaar-q1b
    @MahadMukhtaar-q1b 2 วันที่ผ่านมา

    SIR BADAN KADIB UU FASHILIYEY TIIRKA ☪

  • @aronekolmia4260
    @aronekolmia4260 2 ปีที่แล้ว

    Xayeey siinta bis Ka dheh Dani Qurux Laftigiisa Shabaab waxba ma dhaamee

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayga mujrim ma fiicna inaa dhahdid alle og wuxuu ahaa
    Kolba howl waa u taal aakhiro

  • @shakirjanagale8601
    @shakirjanagale8601 2 ปีที่แล้ว

    Adeer kaasi cidna umadhiibanayso xil io maamul soomaliyeede dadkana hamarin habaabin adna ha isxiijine dhaqadaada wartabiye nimo ku ekow. Kaasi meeshi ay reerihiisu ooteen bu kufashilmaye tukale cidi umadooranaysee.🙏👌

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah naarta saciira allow inku fogeey