Barnaamijka Tartanka Fanka iyo Fanaaniinta Vol 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 106

  • @khadarjama2770
    @khadarjama2770 10 ปีที่แล้ว +3

    NIMCO WAAD MAHASDSAN TAHY LKIN XAGA WARAYSIGA KA WARAYSO KAGA UU KA YIMID QOFKU TAARIIKHDIISA OO KOOBAN WAXA KU DHALIYAY. XAGA KAMERADANA INAGA HAGAAJIYA OO IMIKA DADKA WAXA SOO JIITA WAA KAMERA QURXOON OO INDHAHA U ROOON TA KALE FANAANIINTA HA ISKA WADA QORINA EEE CHECKING KU SAMEE MARKA HORE THANKS HCTV AND NIMCO SHARAF

  • @Indho2010
    @Indho2010 10 ปีที่แล้ว +5

    Well Done HCTV Iyo Nimco Samriye. Hambalyo Abdijibaar Mohamed

  • @hamdijama5945
    @hamdijama5945 10 ปีที่แล้ว +6

    waaaaaaaaaaaaaawwwwww cadnaaaaaaaaaaaaaaaan axlaaa sawt mashalah calyk
    cabdi jibaar u tooo lkn cadnaan baa ugu khatar san
    ruuna waxaan leyahy dhalinta si dagan ula hadal

  • @indhouroonindhodeeraaleey6608
    @indhouroonindhodeeraaleey6608 10 ปีที่แล้ว +5

    Ruun xadi Saban aadbaan Uganda helaa hadalka runta ayay ka abaartaaa nolow tan kale dee fanaaanku waa inuu sidii maalmihii hore xogaa cod bilaa musica ku heesaa waa talo soo jeedin

  • @noloshamaanta
    @noloshamaanta 10 ปีที่แล้ว +1

    Way Mahadsanyihin Hctv iyo Nimco Samriye, barnaamijku runtii wa fican yahay lknse waxan odhan lahaa qofka tartamayaa waydii meesha uu ka yimiday iyo taariikhdiisaba!

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdijibaar Gacaliye ma ah dadka daaqada kaso galay fanka
    Codkiisa soo saaray

  • @reallifetube8314
    @reallifetube8314 4 ปีที่แล้ว +1

    Sahra kiin wllhy waligeedba qurux.iyo cod ba way haysay
    M.a allah

  • @7534
    @7534 10 ปีที่แล้ว +11

    Hambalyo inanka Anna abtiga u ahay e cabdijeebar maxamed Ismail oo kuu guulaystay taranka heesa kalayna 1 aad aniga oo ah farxaan Badacas

  • @omermahamoud7307
    @omermahamoud7307 5 ปีที่แล้ว +2

    wariye Cali Mahad jibriil arkaa waar waa nin soo jabay oo fanka isku dayay

  • @khalidabdullahi4080
    @khalidabdullahi4080 6 ปีที่แล้ว +5

    Hampalyo Hampalyo cabdijabaar maxamed ismaacil sxp igu qaalia

  • @nimcojacayl8795
    @nimcojacayl8795 6 ปีที่แล้ว +6

    Habartan ruun maxy dhalinta ugu gubysaa hdalka shit si wangsan wax ugu sheeg

  • @mutafaomar1567
    @mutafaomar1567 3 ปีที่แล้ว +1

    yaa dawanaya 2021

  • @ikraanbare1775
    @ikraanbare1775 10 ปีที่แล้ว +2

    Ruun xaji dhalinyarada saa ha ugu qeylin aayar wax u sheeg

  • @aidarousduco4040
    @aidarousduco4040 10 ปีที่แล้ว +3

    camera resolution ka ha la hagajiyo iyo quality ga waa isku mid labadii bandhig ee ka horeeyey ba dub haloogu noqdo camerada

  • @reermiyi1fi
    @reermiyi1fi 10 ปีที่แล้ว +9

    Ruun xadi maxaa ka qaldan akhyaarta? She like to talk innit?

  • @caalincomedy4297
    @caalincomedy4297 6 ปีที่แล้ว +6

    c/ jbaar gacaliyaa kawata Meesha 2018 29/08/018

  • @c.risaaqsidiwinky812
    @c.risaaqsidiwinky812 6 ปีที่แล้ว +3

    alfanan c.risaaq sidi winky waye waxu raba fanan nimo hore ayuu heesaheyga u yala youtubeka inaan ka qebqato c.risaaq sidi winky

  • @raxmuuniahmed1237
    @raxmuuniahmed1237 10 ปีที่แล้ว +8

    cadnaan wan kahelay wlh masha allah
    meel kala xariiro iso radiya plz

    • @ahmedzakimahamed5056
      @ahmedzakimahamed5056 10 ปีที่แล้ว

      masaasa kaa sal ah lolzzzzzzz

    • @zaidabdi2638
      @zaidabdi2638 10 ปีที่แล้ว

      Ana adaan kaa helay ee meel aan kala xidhiidho raxmuuni ha la iso raadiyo plz kkkkkkkkkk

    • @raxmuuniahmed1237
      @raxmuuniahmed1237 10 ปีที่แล้ว +2

      dhibka dhaaf Zaid

    • @Somaliwow
      @Somaliwow 10 ปีที่แล้ว

      Hhhh ana kaa horeeyay captan zaid raxmauuni iideeso sxb

    • @Somaliwow
      @Somaliwow 10 ปีที่แล้ว

      Hhhhh

  • @sahrakiin1749
    @sahrakiin1749 7 ปีที่แล้ว +25

    ala maxaan u xiisay tartankii iyo waayihii naxdinta lahaa ee hctv kkkkk

    • @fahadcabdixakin7811
      @fahadcabdixakin7811 6 ปีที่แล้ว

      Sahra Kiin yarka laqadaysa ma adigaa

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว

      Sahra Kiin kkkkkk berigaa qof wayn baa lagu mooda oo hoouo ahee mise waa maryaha aad sida to hhj

    • @ducayzen9368
      @ducayzen9368 6 ปีที่แล้ว

      Sahra Kiin 😂😂😂jiidhkaygii ma rabtaaa inaadku noqto😂😂

    • @apdirahmanmaxamed307
      @apdirahmanmaxamed307 5 ปีที่แล้ว

      Barigasaad shidnayde hhh

    • @mohamedhashi6091
      @mohamedhashi6091 4 ปีที่แล้ว

      Sahra kiin mukulaal ayaa la moodaa

  • @itsnasira1853
    @itsnasira1853 5 ปีที่แล้ว +2

    After 5 years anoo u i mid inaa dawado tartanka kazocda muqdisho wxnpa arkay cabdjipar gacaliYe 🙆🏽‍♀️🙆🏽‍♀️🙆🏽‍♀️😂😂

  • @osmanmaria13
    @osmanmaria13 10 ปีที่แล้ว +5

    Cali Mahad caadi ma ahan

  • @somalilanddailynews
    @somalilanddailynews 10 ปีที่แล้ว +3

    Excellent programme HCTV, I am glad it’s live music from show 3. advice to contestants - ‘’Do’s’’ face the audience at all times, keep eye contact with judges audience and cameras because you would make people feel weather in studios or at home that you are singing specially for them. ‘’Don’t’’ turn away from audience or look up,close eyes,touch yourself, put hands in pockets, advice to hctv- remove carpet on stage so they can dance, get more microphones and a microphone stand, presenter should be near stage, audience should remain sited except to support an act while recording. Rated category should be 1-voice. 2-laxan. 3-music .4-lyrics.

  • @Cawo2523
    @Cawo2523 2 ปีที่แล้ว

    2022/jun/ 26 inta daawanaysa abdijibaar gacaliye iyo sahra kiin😂

  • @amiishamoha8470
    @amiishamoha8470 5 ปีที่แล้ว +21

    After 5 years 😂😂wxn U DawanaYaab
    Wxn ArkaY Tartan Xamar ka SOcoDa Kan waaan yar EgayEy misE wx ku jira Apdijibaar GacaliyE iyO SaHra Kiin QurUx ADunyO😂😂☻

    • @ayanidiris6280
      @ayanidiris6280 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk aniga qudhayda sababtaa ayaa i keentay halkaa ayaanka imid

    • @suleeqo0163
      @suleeqo0163 5 ปีที่แล้ว

      Kkkk war heedhe anaga oo dhan halkaan waxaan dib ugu soo noqonay inaan isu eegno tartankan iyo kan xamar lool noolaada my dadkeyga

    • @ayanidiris6280
      @ayanidiris6280 5 ปีที่แล้ว

      @@suleeqo0163 haa wlahi inan isku qiimeeyo ayaan usoo raad shay kkkk

    • @amiishamoha8470
      @amiishamoha8470 5 ปีที่แล้ว

      @@ayanidiris6280 😂😂😂waaba Asal HadaayE

    • @amiishamoha8470
      @amiishamoha8470 5 ปีที่แล้ว

      @@ikraambaashi9495 😂kaaf iyO Kala DHEeri weyeH

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 5 ปีที่แล้ว +10

    Sahra kiin barigaa qaadlay baad moodaysaa😂

    • @studiodollar2763
      @studiodollar2763 5 ปีที่แล้ว

      @@bilanmaxamed5107 😂😂 miyaan la moodayn

    • @salmaali3127
      @salmaali3127 4 ปีที่แล้ว

      @@studiodollar2763 waa hore waaye maxaa adiba yaa Ku ogaa 2014 SAA ahayd kaftan leee

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 10 ปีที่แล้ว

    walaaleey maama ruun xadi safan dhalinyarada xoogaa hadalka u jilci plse hana niyad jabin ee u tartiibi

  • @shaakiryousuf5019
    @shaakiryousuf5019 10 ปีที่แล้ว +5

    fanaan cabdijibaar alleh yaacizK

  • @ibraahimcismaan78
    @ibraahimcismaan78 2 ปีที่แล้ว

    Manta yaa iladawanaya 2022

  • @mustafexeedhoburcaawi4338
    @mustafexeedhoburcaawi4338 6 ปีที่แล้ว +4

    Way khasbayeen abdijibar mooye inta kale fanka

  • @xareedyaazin8162
    @xareedyaazin8162 2 ปีที่แล้ว

    E cabdi jibaar gacaliye

  • @faraxsane3186
    @faraxsane3186 10 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijka waxaa u malaysaa in madadaaladu ku yartahay in Mayd meesha yaalo aa moodaa Murugo.com. Tankale 8 qof si loo kala saaraa way adagtahay tirada hala yareeyo 5 qof cml. Cod bilaa musik ahna halagu bilaabo

  • @djibra7724
    @djibra7724 5 ปีที่แล้ว

    After 5 years sacad sarmaan baan germany isku baranay waa fanaan dadkiisa jecel❤🙏

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 10 ปีที่แล้ว +4

    somaliland sidaan maaba hor mar ku gaarnay leedihiin jugde oo fanaanka caawinaya waligeey ma maqlin
    USA aana ku nooslahay american idol ayaan daawdaa sida aad wax u wadaan waa qalad

    • @CommentaryWtihCarmine
      @CommentaryWtihCarmine 10 ปีที่แล้ว

      american idol waa la caawiyaa dad qaas u ah baa u jooga

  • @ayosupp6268
    @ayosupp6268 2 ปีที่แล้ว

    Yaa wali daawanaya 2022❤️❤️

  • @majiid1
    @majiid1 5 ปีที่แล้ว +6

    Sahra kiin 😂😂😂 wxu fol xuma

  • @hamdijama5945
    @hamdijama5945 10 ปีที่แล้ว +2

    cadnaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaannnnnn
    hadaan kuu qalo wadnaha dhexdisana ku qormeeyo tolow qandhadan i haysoiyo qalbigu ma dawoobilaaa waaaaaaaaaawwwwwwwww

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 5 ปีที่แล้ว +1

    C.jibaar Gacaliye 💝🤗
    One & Only fanaan
    An la loolin karin 2019

  • @MubaarigFatxi-gs3xd
    @MubaarigFatxi-gs3xd 10 หลายเดือนก่อน

    Adke gacaliye

  • @AAy-gr9te
    @AAy-gr9te 5 ปีที่แล้ว +1

    Wansalamaaya asxaabta

  • @CommentaryWtihCarmine
    @CommentaryWtihCarmine 10 ปีที่แล้ว +3

    marna kama ladnaadoo imuu dayn ladhkiisii

  • @ubahabdulahi4830
    @ubahabdulahi4830 4 ปีที่แล้ว +1

    sahra kiin😂😂😂 2020😍

  • @najiibkhadar1273
    @najiibkhadar1273 4 ปีที่แล้ว +1

    17/8/2020

  • @CommentaryWtihCarmine
    @CommentaryWtihCarmine 10 ปีที่แล้ว +4

    viva abdijibaar love him so much

  • @hodandeeqsan5079
    @hodandeeqsan5079 4 ปีที่แล้ว +1

    2010 ang ciyla ayu yidhi cbfijbr gcliye trtnk wx la qabty 2014 4ta sanu wyndy miyaaa Hhhhh

  • @salebancadeeye8120
    @salebancadeeye8120 5 ปีที่แล้ว +2

    C. Jipar ku wataa

  • @hilaacjr4820
    @hilaacjr4820 ปีที่แล้ว

    Abdijibaar ahaa😆

  • @nuuramuhumued6793
    @nuuramuhumued6793 8 ปีที่แล้ว +3

    abdijabar cadi matihid

  • @boqoradapuntland9819
    @boqoradapuntland9819 ปีที่แล้ว

    After 8 yrs 20/12/2022

  • @abiibakarsadiiq5614
    @abiibakarsadiiq5614 5 ปีที่แล้ว +2

    After 5 years

  • @arshadyare3253
    @arshadyare3253 5 ปีที่แล้ว

    Nimco samriye😍😍

  • @naimahussein4576
    @naimahussein4576 3 ปีที่แล้ว

    17/ july/ 2021

  • @munalovesomaliland874
    @munalovesomaliland874 7 ปีที่แล้ว +3

    waaaaw

  • @maxamedyasin3758
    @maxamedyasin3758 3 ปีที่แล้ว

    Wxa kle

  • @odaymirqaan785
    @odaymirqaan785 4 ปีที่แล้ว

    SAHRA KIIN IYO C JIBAAR GACLIYE😂😂

  • @abdirahmanzalad4784
    @abdirahmanzalad4784 10 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamjkani wuxuu noqday barnaamujkii ugu xumaa ee abid uu soo daayo HCTV waayo wax nuxur iyo xiiso toona malaha dhamaan badina tartamayaashu khibrad fiican uma laha dhinaca fanka.
    marka loo eego dhalintii reer jabuti ee tartankanoo kale gashay barigii dhawayd.

    • @zackiabdi8228
      @zackiabdi8228 10 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkk Yaaakhii maxaad ka tidhi??, jabuuti hee ???!!!!! kkkk jabuuti ma kuwii ku tartamayay heeso horay loo qaaay ,,,!!!!!!!

    • @abdirahmanzalad4784
      @abdirahmanzalad4784 10 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk haa yaakhii kuwaasi waxay ahaayeen rag aad ugu tababaran dhinaca fanka maslax soo is taaga iyo waliba ciyaarta se kuwan hrg waa digada

    • @zackiabdi8228
      @zackiabdi8228 10 ปีที่แล้ว +1

      ,,,,,Niyow anu waxaa odhan lahaa heer jabuuti hees ay qaadaan ayaadba amaanaysaa AFSOOMAALIGA BARTA sida loogu hadlo uun inaad ku heestaan markaa kadib isku daya kkkkkkkk

    • @osmanmaria13
      @osmanmaria13 10 ปีที่แล้ว +1

      Ani ahaaan hadaa ka hadlo jabouti iyo Hargeysa tartankooda fanka waan wada daawaday walaahi Horn Cable aa ku leh jabouti meesha waxba mala imaan

    • @cabdinuuradengargaarcabdin8292
      @cabdinuuradengargaarcabdin8292 7 ปีที่แล้ว +1

      asad Aden

  • @nawalabshir7956
    @nawalabshir7956 10 ปีที่แล้ว +3

    nimcoy halka meeykrafoon ood ku wada neefsaneeysaan iska daaye raga mid gooni u sanee hool weeyna sameeysta sida universal

  • @deeqajaamac2115
    @deeqajaamac2115 4 ปีที่แล้ว

    N😂😂😂

  • @salebancadeeye8120
    @salebancadeeye8120 5 ปีที่แล้ว +3

    C. Jipar ku wataa