Daawo Xidigaha Geeska iyo Wacdarihii Beerta Xorriyada MBC

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 674

  • @xafsavlogs572
    @xafsavlogs572 3 ปีที่แล้ว +84

    Still kulmiye ayaan wataa anuu yaa ila mida 💛💛💚💚💪

  • @mustafeismacil2300
    @mustafeismacil2300 3 หลายเดือนก่อน +15

    WakhtiGu waa 2017 inTa 2024 daawanaYsaa Like ta ha iLa DhaaFin 😅

  • @fatimohhussein753
    @fatimohhussein753 4 ปีที่แล้ว +143

    2020 yey kuqaday inu dhagaysto hestani somalilander💚🗯❤

  • @fardowsocrisaaq2307
    @fardowsocrisaaq2307 6 ปีที่แล้ว +191

    Iam from muqdisho wlh waan ku frxy horumarka aad gadheen alaw usiyaado nabada suganoo barwaaqo kusor Somaliland guuul madaxweynaha csb mudane musa bixi mxmd horumarka waan idin qirsnhy

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 6 ปีที่แล้ว +3

      Fardowso Crisaaq love u wllo mcn tnx respect wlhi from hrgysa

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว +3

      Fardowso Crisaaq nooloow walaal khayr ku wuu iman hadii ummadu isu isku tashato oo ay yuhuun yeelayno siyaasad waa dad meel u wada baratamayay laakiin dariiqyo kala duwan qaadaya iyagoo yoolkoodu mid yahay alla baydin siiyo nabad yaayadana nagula soo dhawoow

    • @niciimahgarow8184
      @niciimahgarow8184 6 ปีที่แล้ว +1

      Fardowso Crisaaq 😍😘

    • @abdirahmandacaam6771
      @abdirahmandacaam6771 6 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid wllo

    • @adansaynab5250
      @adansaynab5250 5 ปีที่แล้ว

      ALABTI ONE MINI BAJXDHKKKKKWO

  • @naimahasaen3041
    @naimahasaen3041 5 ปีที่แล้ว +81

    Ax wlhi maalmo xiiso leh ayay ahayeen waqtigu wuu soconaya 2017 ayay ahayd oo aana hargeisa caday ayaan ku xarabaysan jirnay ololihii maantana waa 2019 from sucuudiga gaar ahaan casimada riyaad wlhi jamhuuriyadii barakaysnayd iyo hargeisaba waan uxiisay salaama dadkaygii wadankii jooga

    • @kingsacad4039
      @kingsacad4039 5 ปีที่แล้ว

      Keeed tageersanayd😁😁

    • @mohamedibrahim780
      @mohamedibrahim780 5 ปีที่แล้ว

      Xbbi kuu xiiseY 😍😍😍

    • @gurigasheekha4992
      @gurigasheekha4992 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh waad soosaarteen badraay😍😍😍lakiin aduuna ma canaadad tagtay😭

    • @hoodoawil207
      @hoodoawil207 5 ปีที่แล้ว

      Aniga kula mida alxmdulilah

    • @كونيساكن
      @كونيساكن 4 ปีที่แล้ว

      H aragaysa iyo kulmiye uxiisay

  • @sumayacalasow
    @sumayacalasow 5 ปีที่แล้ว +63

    2019 yaa dhagesanya👏💚❤

  • @fahadmahamoud72
    @fahadmahamoud72 4 ปีที่แล้ว +134

    I'm not somliland citizen but I love that brilliant ppl from my heart .... Somaliland❤️

    • @rahmaqurux5848
      @rahmaqurux5848 4 ปีที่แล้ว +2

      U

    • @rahmaqurux5848
      @rahmaqurux5848 4 ปีที่แล้ว +1

      Will be home in 3a and I wrn know 8wa to 3million and I wrn know what you mean by that time the main thing for you need a yaad igu halaynaysaah aniga maaha and I have been in the rest of Europe to get back to you mean by that time the rest of the world cup and a yaan to be home for a yaan of

    • @hodonhasan6808
      @hodonhasan6808 4 ปีที่แล้ว +3

      💛💚

    • @hodonhasan6808
      @hodonhasan6808 4 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmaqurux5848 💛💚

    • @kevserkevser4520
      @kevserkevser4520 4 ปีที่แล้ว

      @@rahmaqurux5848 👌💖💖💖allah bless you dear sis

  • @NastehoIsmail-co8gx
    @NastehoIsmail-co8gx 4 หลายเดือนก่อน +3

    Laamiyada kor io hoos kone io hiLaac idhi kuLmiyaa horseeday ... intaasi waa been sppto wlhi wadanka waxa dhisay nin wadani ka sharaxan❤❤

  • @huthahammi2965
    @huthahammi2965 5 ปีที่แล้ว +50

    Hadaan wax ka sheego malmahan waa malmaha qofku marku dhalinyarada yahay uu aad u xiisaynaayo 2017 ayuu ahaa wakhtigani waxan joogayna hargeysa imikana waa 2019 waxaan jooga wadanka Uganda aad baan ugu xiisay hargeysa reer Somaliland ilaahii dhiig igu kiin daran mahadshaa wlhi😘😘

    • @ifraaxmohammed263
      @ifraaxmohammed263 ปีที่แล้ว +1

      9 biloodbaa ka hadhee maad noo imaanayn

    • @mahametfigoh.
      @mahametfigoh. 22 วันที่ผ่านมา

      1bil wan sugi kari la yahay😂❤

  • @cabdirisaaqkaabe333
    @cabdirisaaqkaabe333 4 ปีที่แล้ว +33

    Xaraamihii ugu shidnaa abid aan arko uguma qosolka badnaa Alla maxaan xafiis kulmiye heestaa ka shiday ciyaalkii cabbaaye magaalada hargeisa Viva kulmiye ❤️❤️💯💯💯
    Hadda ayaan Soo booqday goobtan 9/10/2020 jimce
    8:04 Am

    • @xamsedahir8418
      @xamsedahir8418 4 ปีที่แล้ว +2

      Ar cabaaye ma iyagaba wax qabanayey Ciyaala ugaaso ayaa shiday marki lagu dhawaaqay casarnimadi Alla muxuu xasuus ahaa lakin ta sosocota ayaan sugayna insha allah

    • @muwaahibismaaciil7031
      @muwaahibismaaciil7031 2 ปีที่แล้ว

      Zowmaha

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed2975 5 ปีที่แล้ว +103

    Mashallah Walhi Rer somalilandh mihi" Lakiiin Wan jaclahay madax" Weyne" Muse bixi iyo Dawlada somalilandh guuul Ilahaw grabkin" Ha galo cadawgina' Ha Jabo

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 5 ปีที่แล้ว +4

      Saccdiya Mahmed Wixi somaliland. Jecelba wanu jecelnay adna wanu kujecelnay ❤️

    • @mubarakbarkhad6439
      @mubarakbarkhad6439 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku karaameeyo

    • @mubarakyuusuf1313
      @mubarakyuusuf1313 4 ปีที่แล้ว +1

      wad mahad san tahy wllshy qali alle haku dhawdho sooo duceee guuul isha allah w dhamanteen iyo somalnd oo ictiraaf hesha

    • @nasracarmiye8363
      @nasracarmiye8363 4 ปีที่แล้ว

      Anagaaa ku jecel adnaaa❤❤

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 2 ปีที่แล้ว

      Anagaa.ku jewellery.jeceel.wll

  • @imranomar9038
    @imranomar9038 6 ปีที่แล้ว +221

    kulmiye wadani ucid intaba waan wada jeclahe ilahayow reer abtigeyoow Mel wlbo ad joogtaan Har iyo heybad an dhaman idin sii ♡♡♡ somaliland

  • @hoodocabdiabdi6373
    @hoodocabdiabdi6373 5 ปีที่แล้ว +70

    Waxn taagersana wadani lakin dorashdii marka kulmiye helay hesihii kulmiye wan jecladay waxasi waaa Somaliland wadanHay muse sificN nohogaami

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 5 ปีที่แล้ว +37

    ALa Yaa maalmaha sOo celiya 😥😥😥
    Never forget Wlhie 😥 OLoLihiii
    NoLoshaYda MA Ilaawi doOnoh Xaramadkii OLoLaha
    Viva Somalind 💌❤️

  • @yahyeahussein4384
    @yahyeahussein4384 6 ปีที่แล้ว +108

    Yaa daawanaya MBC oo madaxwayne ah...SOMALILAND HA NOLATO

  • @maxamedbaashe6488
    @maxamedbaashe6488 4 ปีที่แล้ว +32

    Hadaad adiga oo jiifa qorAALKAN akhrinaysoH like hlkan ii saaraH

  • @abdirahmannahmed2239
    @abdirahmannahmed2239 4 ปีที่แล้ว +12

    Heestan waxan dawanaya 9/12/2019 ax wakhtigu waa cajiib maalinta waxan jogay beerta xoriyada maanta waxan jogaa dubai waan wakhti aan baraha bulshada uun kala socdo waxa wadanka ku so kordha 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍👍

  • @ayanhassan2896
    @ayanhassan2896 4 ปีที่แล้ว +15

    2020 yaa isha ku xaday video gan😂😂♥️♥️♥️♥️

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 ปีที่แล้ว +8

    Kulmiye waaligi maa guldaraysanayo waayo wuuxu kulmiye kaa tafirmaye dhaxal kee awoowyashayo mujahidinti snm ee faqash liqaaye nabada iyo badhdhaha dhaliyeey Walaahi one love kulmiye waxan kaa dugsana dhaxalafi abayashayo iyo awoow yadhayo 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🥰🥰🥰🎋🎋🤪💪💪✅✅kulmiye waaliga siida calanka toowxidka koor ❤️❤️💋💋

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 4 ปีที่แล้ว +9

    25/8/2020 ayaan daawanayaa hadaad iga daba timid legend tahay ee like izaar

  • @munamaxamed9593
    @munamaxamed9593 4 ปีที่แล้ว +7

    Halkan maantan sobooqde 2020 inka igadan baysee soboqataay like saara

  • @hajjidaraa6636
    @hajjidaraa6636 6 ปีที่แล้ว +32

    President muuse biixi o ah madaxweynaha ka arimiya somaliland
    Guul wxn xasuustey maalmo xamasaded lahed iyo casimadi hargeisa o xafad tu xafad shidi jirney alx guul somaliland muxafid iyo mucaridpa one love😎

  • @abdallaburco5932
    @abdallaburco5932 6 ปีที่แล้ว +89

    Asma love Alle haku daysto fariidda somaliland love you asma love

  • @Unknown-ez3mo
    @Unknown-ez3mo 3 ปีที่แล้ว +8

    Ya Dhagaysanaya #2021 Walee Codkaygii ma Khasaarin Muuse biixi cabdi xildiid Guuled Mudane Markale Madax weyne noo noqo Codsi bulsho ❤❤❤

  • @ibrahimmohammed7442
    @ibrahimmohammed7442 2 ปีที่แล้ว +9

    2022 still watching ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Kulmiye Fii Quluubina 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @akramwarsame
    @akramwarsame 4 ปีที่แล้ว +10

    Kulmiye, wlhi maalmo aanan ilaawinbay ahaayeen alle haynoo soo celiyo maalmihii xiisaha watay. 12.12.2019 22:06 arbaca habeen khamis soo galayso ayan daawanaya.
    Kuligeen kulmiyaan nahay 💚💛

    • @nasrenkhadar3413
      @nasrenkhadar3413 3 ปีที่แล้ว

      2022 iyo kulmiye ayaa ino balana inshallah 💚💛💚💛

  • @zalmanfrance4593
    @zalmanfrance4593 5 ปีที่แล้ว +9

    Wakhti xasuusa ayay ahayd 2017ki waxan joogay Hargeisa imikana Sweden Alla mxu wakhtigu dheerenaya

  • @khaaliddayib7704
    @khaaliddayib7704 4 ปีที่แล้ว +24

    2020 kulmiye jacayl waan daawanaya march 🤣🤣🤣🤣

  • @huthahammi2965
    @huthahammi2965 5 ปีที่แล้ว +22

    2019 malintu Muuse Guinea ka imi ❤❤😂

  • @jablibaax
    @jablibaax 6 ปีที่แล้ว +11

    Maalmo xusuus igu reebay 😍maalmihii ololaha .
    Kuligeen kuligeen kuligeen 🙌

  • @alixulbaaleliibaan4888
    @alixulbaaleliibaan4888 3 ปีที่แล้ว +7

    25 may 2021 yaa daawanooya
    Somaliland 💪💪❤❤❤❤❤❤

  • @noredin10official8
    @noredin10official8 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi 2017 Waxay noo Hayde wakhatii Ana ilobine farxadii iyo xarbadii waxyan ahayeda dorshadii uu Igu horesye een ka qayba galo aniga iyo xafayda mantan waan ka so fogadaye Alle mar kale hano so Celiyo muuse bihi Abdi Insha allha 🥰🥰🥲🥲🥲

  • @Fuckeverything-jw3sx
    @Fuckeverything-jw3sx 4 ปีที่แล้ว +6

    We still kulmiye 2017 hargeisa iyo berbera ayan kaxarabaysanayay manta Istanbul iyo Ankara meeraysanaya 2020 allow ano nabada igu cali wadankaygiii one love somaliland

  • @amenmah4030
    @amenmah4030 4 ปีที่แล้ว +7

    2020 ayaan dawanya😎🤗

  • @aminabdi3258
    @aminabdi3258 7 ปีที่แล้ว +167

    Viva kulmiye reer kulmiye liketa igu qabta

  • @asmamoh7395
    @asmamoh7395 4 ปีที่แล้ว +8

    War yaa daawanaya 6th October, 2020 Tuesday 12:49 habeenimo. Shirwaynihii xisbiga kulmiye ayaa ixasuusiyey heesihii ololaha kulmiye 🤣😅 kulmiyoow mar kle hoo 💋♥️

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +21

    Still we are KULMIYE
    AXMED SAKI INADER FARID
    14.09.2019
    GUUL SOMALILAND

  • @carafaadbogba8091
    @carafaadbogba8091 6 ปีที่แล้ว +14

    Waa malimo xasuus mudan yaa soo celiya waan uxisay wllhi been maha

    • @adansaynab5250
      @adansaynab5250 5 ปีที่แล้ว

      AHDI1JSIEJ

    • @ahmedabdillahi836
      @ahmedabdillahi836 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi anba bro hhhmmm ha dhaco ha noolaado, iyo erayadii Xaraabadka ahaa aad ban ugu xiisay hhhh

    • @munamxmed9755
      @munamxmed9755 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdillahi836 clcjk*ll9o88099989l0pq00&iooòliiilllopI00.

    • @maxamedkin571
      @maxamedkin571 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk haa wlhi iyo badaluu badaluu ciro wlhi xarabo

  • @ahmedabdillahi836
    @ahmedabdillahi836 5 ปีที่แล้ว +14

    Like ii saar, hadii aad daawanayso 2019 muuse biixi abdi oo madaxweyne dalka ka ah.

  • @lakashmiquruxsan764
    @lakashmiquruxsan764 6 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahow wadankaygi nabad igu keen aaaaamiiiiiin
    More amiin

  • @khadramuuse367
    @khadramuuse367 3 ปีที่แล้ว +3

    2021yaa dawanayi is muujiya reer hargaysa😂😂

  • @ayannamahmed956
    @ayannamahmed956 7 ปีที่แล้ว +29

    Kulmiyoow markle ho kalsonida shacbiga hano
    Viva kulmiye 😍😍

  • @hamzefaizal2618
    @hamzefaizal2618 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta daawaneysa 2020 farta taaga from hargeysa

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 6 ปีที่แล้ว +47

    somaliland ilahow cadawgeena jabi inta xasidka ilahaw iyaga ku ekeysii

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 ปีที่แล้ว +47

    who is listening in 2054 Somalilander nlod ❤👈

  • @marwoahmed8712
    @marwoahmed8712 6 ปีที่แล้ว +25

    kulmiye iyo u Cid iyo wadani waa somalaander kii yimadaba waanu la shaqayneynaa .mansh allah dadkeygaan jecelahay

  • @abdihakiinmahamed5196
    @abdihakiinmahamed5196 5 ปีที่แล้ว +8

    Yaadawanaya. Like isaar 22/4/2019

  • @fadxiyabaruud6201
    @fadxiyabaruud6201 7 ปีที่แล้ว +65

    kulmiye wadani ucid intaba wn ku faraxsanahay dalkaygii Allah cadowgiina hajabsho horumarka intaa leeg eed gaadhney hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay

    • @ifraaxwlaahiwaaheesshidan3169
      @ifraaxwlaahiwaaheesshidan3169 7 ปีที่แล้ว +1

      waruntaa qali thnkz lkn kulmiye guuuul💚💛💚💛💚💛💚💛

    • @fadxiyabaruud6201
      @fadxiyabaruud6201 6 ปีที่แล้ว

      +Ifraax wlaahi waa hees shidan guul insha allah

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 6 ปีที่แล้ว

      Fadxiya Baruud Guul wadani. Muuse Bihi wa tuug

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      Fadxiya Baruud waa runtaa walaal sadexduba waa s.land waxyaabahaynu dbeernay weeyaan dawladi badan

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      Fadxiya Baruud indheer garad dadka yaa adoo miidhan ka dhiga indr

  • @maadiiichannel8623
    @maadiiichannel8623 3 ปีที่แล้ว +4

    Aabow soonoqo markale 💚💭❤️

  • @maxamedjaamac508
    @maxamedjaamac508 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkk berigaa sidaan olole iyo saamalayl ugu jiraybaan ku xanuunsadayba walaahi
    From saraar ainabo xisbigaygiina wuu dhacay wadani

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 4 ปีที่แล้ว +5

    2020/10/10 DAAWANAYA PLEASE LIKE HADAD IGAGA DANBEYSO

  • @ubaxhh8357
    @ubaxhh8357 5 ปีที่แล้ว +6

    Ala maxan u xiisnay alle baa mahad leh inaan arko musharaxaan u codeeya oo madaxweyn ah

  • @marwoqani6729
    @marwoqani6729 6 ปีที่แล้ว +28

    Dadkaygii allaha idin dhawro

  • @Ismahaan_Xaashi
    @Ismahaan_Xaashi 3 ปีที่แล้ว +5

    Still I'm listening this song citizen somalilander garaad

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +5

    Viva Kulmiye
    Waxan galay xusuus 2017 magaalada Burco iyo jamaahiirtii ciyaal Xaaji Xaraabo Godka

    • @cawocali7177
      @cawocali7177 4 ปีที่แล้ว +1

      Alla izoo celiYa 2017kii wakhtigii tagow salaama xasus ayey igu lehayd

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cawocali7177
      Wakhtiga tagayow salama ayeynu lenahay sowmha

  • @kadiriproh3538
    @kadiriproh3538 6 ปีที่แล้ว +5

    Allow doorasho kale noo soo celi wlhi waan uu xiisay xamaasadii iyo xaarabi😃😄

  • @jamilaadam5477
    @jamilaadam5477 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 kulmiye nahay❤❤❤MBC

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalmihi olalaha ayaa xafad noo dhawayd oo wadani ahayd ayaan gaadhiga hordhigay markaasan heesta ku shiday 😀😀yaab gurigi ayay galeen ha soo baxaanba😀 2017 waqti xaraabo badan ahayd

  • @idilarizak191
    @idilarizak191 4 ปีที่แล้ว +1

    Kulmiye ugu rida yaa daawanaya 2020

  • @malapohchannel5399
    @malapohchannel5399 6 ปีที่แล้ว +47

    Sland wlhi wn jeclahay dlkyga hooyo

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Xaraabaadkii Ololaha Xzuuztay iyo Baashaalkii Hargaysa 2017 ayey ahayd hdana maanta waa 2019 wlhi wakhti wuu cararayaa

  • @sucaadahmed6885
    @sucaadahmed6885 4 ปีที่แล้ว +5

    Still support mbc2020😍😍😍

  • @qozleyzoinarazhiid112
    @qozleyzoinarazhiid112 5 ปีที่แล้ว +13

    xaraabihii shidnaa ala wakhtigu muxu dheeeraynaya 2019?

  • @nimcogufure5160
    @nimcogufure5160 6 ปีที่แล้ว +3

    heer kulmiye nolaada guushu waa idika 🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙌🙌🙌🙌🙋🙋

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan ka mabsuuday heestan iyo qaabka umadu u jeceshahay xisbigan qaaliga ah
    Waxaanan hubaa inuu mar labaad oo aanu shaki ku jirin koobka uu helayo madaxweyne MBC
    Sababtoo ah horumarka dalku gaadhay iyo hanaqaadka uu daku kor u socday
    Reer hebelbaan ahay looma noolaado

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 4 ปีที่แล้ว +4

    Viva habar awal

  • @neimarobleh3379
    @neimarobleh3379 4 ปีที่แล้ว +3

    Muuse bixii caadi ❤❤kulmiye jiir oo joog waliga abtiyo ❤❤❤❤

  • @maxamedsiciid801
    @maxamedsiciid801 4 ปีที่แล้ว +1

    💚💛💚💛💚💛💚💛💚
    Kuligeen kuligeen kulmiyaan nahee
    🥰🥰 muse biixi cabdi ♥️
    MBc🤴🤴

  • @jekayofficial6642
    @jekayofficial6642 ปีที่แล้ว +1

    Hestan wa hees qimaheda iyo qiradeda wadata waxan ahay qofki ugu danpeyaya eeh dhagaysta 28/11/2022 ilove you my contry somaliland❤💚

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 ปีที่แล้ว +7

    Muze walgn sandkan wn ucodynayna wlahi😢😊

    • @maxamediprahim1663
      @maxamediprahim1663 หลายเดือนก่อน

      Kan baynu ka codeynaynaa Dont worry anba waan u codeeyee 😢😅

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 12 วันที่ผ่านมา

    It was a great moment, 2017 campaigns. What a song it gives nostalgia 😊

  • @rudwaaniid9323
    @rudwaaniid9323 ปีที่แล้ว +1

    Kuligeen kulmiyaan ne.
    Kulmiye ugu 😂ritha❤❤❤❤❤

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 3 ปีที่แล้ว +3

    Kulmiye ugu rida kuligen kulmiyaynu nahay mobile man lahayn markan heestan ku hadaaqi jiray😂😂

  • @safiyazcwzcw2782
    @safiyazcwzcw2782 3 ปีที่แล้ว +3

    Kulmiye ugu ride 🥰🥰🥰💯💥💫

  • @asmahussein7234
    @asmahussein7234 2 ปีที่แล้ว +2

    Still kulmiyaan wataaa ❤👋

  • @muwaahibismaaciil7031
    @muwaahibismaaciil7031 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuuse wlhy maLmo tagay weyan xapihii adunka kulmiye mar kale soo noqo😂♥️🥰

  • @msahmed7874
    @msahmed7874 6 ปีที่แล้ว +18

    Guushu waa kulmiye MBC💚💚💛💛💚💚💛💛💚💚💛💛💚💚💛💛

  • @zuzanlove2435
    @zuzanlove2435 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dawanaya 2020/6/20 is muujiya

  • @saredoilamos635
    @saredoilamos635 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 still watching yaa daawanayaa 2020 1 july

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 6 ปีที่แล้ว +24

    Kulmiye 55%
    Wadani 35%
    Ucid 10% natiijada result ku sidey noqon doonto..... hadhaw bay odhan doonaan yaa kuu sii sheegey........... illaaheybaa oge waa sidey ila tahey

    • @ahmetnuclaer3847
      @ahmetnuclaer3847 6 ปีที่แล้ว +1

      ma diinta hooyadaa baa Ku tidhi waa taaa dalkii haperyonis ka talininryzo bal daawo dabaalgayaga. hadii kale xapad baa naga xigta haduu MuuzE hadlo. wxuu xasuusanayaaa 1994 baa dalka Ku celineynaaa Aabo Ciro tol adag buu ka dhashey ..........waqalkaa da.ayaa waa haperyonis ka wxa qaban kara waa haperyonis ...dalka baabinkaraa haperyonis
      nacalaaa dhaleee

    • @korjanjr
      @korjanjr 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmet Nuclaer maxaad wax u samayn wayday dhiladii ku dhashay was iyo habar yoonis taad tahayba e 👎👎

    • @mustafamohamed8035
      @mustafamohamed8035 6 ปีที่แล้ว +2

      Hamze galool
      sxp walhi waad ag dhigtey
      kulmiye waad saxdey
      kulmiye 55%
      wadani 41%
      ucid 4%

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 6 ปีที่แล้ว +3

      Ahmet Nuclaer hhhhhhh wuu hEly muuse same waxd donto ciil ku dhimo
      Viva kulmiye 💚💛
      Caqli xumada dadka ladhaf ader
      Tan anga utalinee
      Bagh oo hadna bagh

    • @rashidmuhamed7480
      @rashidmuhamed7480 6 ปีที่แล้ว +1

      muusa maxweynahaagii ah

  • @sharmaakemuhumed1059
    @sharmaakemuhumed1059 7 ปีที่แล้ว +20

    Guuuul Kulmiye 💚💛💚💛💚💛💚💛💚

  • @ENGABDIHAMID
    @ENGABDIHAMID 4 หลายเดือนก่อน +1

    STILL NOW KULMIYE 2024 FROM SAN DIEGO 2017 ANOO 13 JIRA OO REER JIGJIGAYAR TAAGERIJIRAY SOMALILAND

  • @ilkacadebidixo3456
    @ilkacadebidixo3456 6 ปีที่แล้ว +34

    kuligeen kuligeeen kulmiyaan naheee kulmiye kulmiye uGu rida *2

  • @hassamhussein7416
    @hassamhussein7416 6 ปีที่แล้ว +7

    allow daa inadeerkay ahmed saki iyo asma khadra faniinin qaran walee

    • @adansaynab5250
      @adansaynab5250 5 ปีที่แล้ว

      Sawada KHADAR EUD

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      Fanan reerakayada ah weeye iaka dheh waxba hays gaabine

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +4

    Maalmihii ololuhu waxay ahaayeen maalmo xusuus badan 2020 yaa daawanaya oo dhagaysanaya??? Xafeeskeed haysan jirtay xiligii ololaha?

  • @hothoapdi7028
    @hothoapdi7028 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax😭 malin xiiso badan wy joogay mlintaa hargysa hadana waa jooga ka tagi maayo waligy

  • @nouradinfarah8371
    @nouradinfarah8371 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 yaa dib u dawanaya 🤣

  • @bashiirahmed4363
    @bashiirahmed4363 ปีที่แล้ว +7

    KULMIYE XISBI HJ✊

  • @nawaalsulub8014
    @nawaalsulub8014 7 ปีที่แล้ว +26

    Guuul mbc ilahyow nabad noogu dhame

  • @Muhyedin-zy7fz
    @Muhyedin-zy7fz 11 วันที่ผ่านมา

    Hhhh waalagu hungoobay wakhtigu waa 2017 inta wakhtigan daawanaysaay 2024 ...like saara

  • @kaalid143
    @kaalid143 7 ปีที่แล้ว +16

    kulmiye guuuuuuuul iyo gobanimo inshaallah

  • @keilaarizakofficial8698
    @keilaarizakofficial8698 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 markii labad ee muse bihi loo codeynayey soo booqde

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
    @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 ปีที่แล้ว +16

    guuuul dadkaykiii sharafta lhaaaaaa💚💛💚😘💚💚💛💚💛💚💛💚❤

  • @KawsarKawsar-xl9gg
    @KawsarKawsar-xl9gg 5 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye aabo muuse markle xilk qabo angaa kudoorye❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb หลายเดือนก่อน

    Kulmiye wuu soo noqonayaa insha allah

  • @ishcaarimahamuud1781
    @ishcaarimahamuud1781 6 ปีที่แล้ว +4

    Kulmiye ugu rida💚💚💚💛💛💛

  • @mucashaqasomaliyeed1350
    @mucashaqasomaliyeed1350 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax Waar hay xazuuzina Xamasadii Ololaha 😭😭wlhie Maalmo iiGa xamasad badanaa wligay I may soo Marin 😭😭Ex hargeisa

  • @shukricabdilahi5724
    @shukricabdilahi5724 7 หลายเดือนก่อน

    Still Muuse bixi cabdi xildid adeero macan guushu waa adiga❤❤❤❤❤

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 2 ปีที่แล้ว +2

    Kulmiye Our Party💪❤️

  • @xamdiabdisamed8924
    @xamdiabdisamed8924 5 ปีที่แล้ว +2

    Azma love. Khadra silima. Axmed saki. Ilaahay hainadaayo