#Sixidka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 150

  • @sahroabdule3212
    @sahroabdule3212 2 ปีที่แล้ว +26

    She'q ilahey haku xafido adiga iyo islaanka yaarabi aamiin

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 ปีที่แล้ว +19

    Subhanallah alle ha cafiyo hablaha xanuusaya alle ubad saalix ah hagu irsaaqo 🌸

    • @khadandhulle7660
      @khadandhulle7660 ปีที่แล้ว

      Calaamaad badan badan ayaan halkan ku xustay inta badan anigay ihayaan ee sidee isaga daaweeyaa

  • @marumyasin9019
    @marumyasin9019 2 ปีที่แล้ว +12

    Shiikh allaha ou barakeeyo waxana aad u jeclaan lahaa inaad noo sheet cilaaj an biyo ku tufano oo aan cabno kuna qubaysano

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 ปีที่แล้ว +4

    Ale Aya ka wen ee Alan ka magan galay

  • @abdirizackabdullahi2315
    @abdirizackabdullahi2315 2 ปีที่แล้ว +2

    اسمظاسهًعض في شمس نش

  • @habibabdirahman3747
    @habibabdirahman3747  2 ปีที่แล้ว +3

    +96879499605 whats ap insha allah

  • @mariyauzaama9233
    @mariyauzaama9233 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheeq allaah ku xafido hadan hor uguda gala sheeqo calamadaha ad sheegthy aniga is ku arkay subaxaanallah allaah ha I caafiyo

  • @AaminoMohamed-x2f
    @AaminoMohamed-x2f 8 วันที่ผ่านมา

    Ani dumar gacan ilagalaayo ma arag lkin bahalkaan bulaca ladhaho oo hbeen walba imada guriga oo hoosta igagaalo baan arkay kadin dhiig wareer baan arkaaa iyo lugo barar uur mlh yaa rabi daawo iisahal qofkii aqoon uleh meelkastuu hajoogee iicawiya 😢

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 ปีที่แล้ว +5

    Jazakumulah qeyr inta aad soo sheegtay wan isku arkay soo duceey sheekh

  • @Shuti-x9w
    @Shuti-x9w 18 วันที่ผ่านมา

    Subaxanala side lesku dawenayahe

  • @barwaqoqalaanjo1288
    @barwaqoqalaanjo1288 2 ปีที่แล้ว +4

    sheekh waxan leyahay calamada madax xanunu badan dhabar xanunu mararka qarna salka ixasuna idi waxa gujha igu dhacday oo kale iso kale waxa icanuna nasaha laabta oo ka saresa naska korkisa ixamun

  • @idmanqaa4e794
    @idmanqaa4e794 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaso hadal shiqow

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله

  • @NistehoAbukarAli
    @NistehoAbukarAli หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheq inta ayan leyahay Gabar ayan ahay dawo allah hayo ee dawadis igu cawi

  • @xaawosaid1193
    @xaawosaid1193 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow calaamadahaas waan leyhy xagee kalaso xiriira inaa iga samaysid ban u bahanahee

  • @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033
    @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs Scw Scw scw Scw Scw

  • @luulali7231
    @luulali7231 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali lee beenta laga hela si dumarka lacagta loga qato kkkkk

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow islaamka kaqawa shar wadayasha

  • @ShankaroonCabdi-zm7nw
    @ShankaroonCabdi-zm7nw ปีที่แล้ว +1

    Shekhow si qaas Baan kuugu baahanahy😢

  • @munonuur3986
    @munonuur3986 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhow lamberkaga halke kahelaya

  • @NacimoAli-lr2du
    @NacimoAli-lr2du ปีที่แล้ว

    Asc.2022.aya.xaben.kuriyode.labaqof.coidaxayo.nolosha.kumaqurno.idahaya

  • @fatushaadam5856
    @fatushaadam5856 2 ปีที่แล้ว +4

    Intas ba waanleeyahy wll xagee kala so xirira 😪😪😪

    • @sacdiyosimansiman1532
      @sacdiyosimansiman1532 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭 abayo ilaha kudhib yareyo

    • @atharhassan9373
      @atharhassan9373 2 ปีที่แล้ว +2

      Waaba Duni Aakhir Saman, ALLE hakaa caafiyo xanuunka

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 ปีที่แล้ว

      Walal Quran farabadan aqriso.

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal aniga waxan leeyahay dhiig furan

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Asww, waa khateeeee khatriinee.5👋tan baan ka ahay dumaarbadnaa.ooridiisxaasadiis bahbahbah yartan.iyaaaaaa

  • @hadiyaaxmed4248
    @hadiyaaxmed4248 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ahay xaas mudo laabo saanoha lkn waxa awalda ma dhila dhakhtarki wuxu no sheegay aniyo sawjakgya inanu cafimaad gabano lkn aniga marawalba waxa igu dhaca cadowerar

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 ปีที่แล้ว

      Falaq iyo naas iyo ikhlaas iyo faatixa iyo alamnashrax iyo inaa anzal iyo aayatul kursi iyo saliga nabiga aqriso labada cirgadood min 7 jeer ka aqri.

  • @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
    @خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wrt wbrk jasaakalaah qeyran baaraka laah fiik sheekh ilaahoow naga qabo kuwa xumaanta nagu haayo

  • @anisamohamed8353
    @anisamohamed8353 2 ปีที่แล้ว +1

    Plzplz waagt app misga isodr waankubahayi

  • @qali7159
    @qali7159 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ayaa dhitasi ihayas

  • @xamdicabdilahi8484
    @xamdicabdilahi8484 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan oyaya markan dhagaysta shikha man garanyo sabab ta 😭😭😭😭

  • @oromiyaabiyyakoo2260
    @oromiyaabiyyakoo2260 28 วันที่ผ่านมา

    call

  • @maxameddubad7108
    @maxameddubad7108 2 ปีที่แล้ว +2

    sheikh sidee la iska dawayaa sixirul arxaam ka

  • @najimamaxamed2602
    @najimamaxamed2602 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla hakaa abaal mariyo shiikh miisaanka xasanaadkana Alla ha ku siyaadiyo

  • @Adoonti_alle-queen
    @Adoonti_alle-queen หลายเดือนก่อน

    Shiikh dhiiga bishi 3 jeer igusonoqda dhakhtar wan tagey dawo la isiyey hadana wu igusonoqday madax xanuun wdnaha xanuun waligeyna maguursan🙏

  • @NistehoAbukarAli
    @NistehoAbukarAli 3 หลายเดือนก่อน

    Dawoda isheg ilalahy dartis gabar ayan ahay qof weyn wan noqday

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah sheekh jazakallaahu khayr

  • @istahilfarah3531
    @istahilfarah3531 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh calamadan inta badan wan leeyahay ee maxan sameeya subxanallah😭💔

  • @fartuunmaxamad3362
    @fartuunmaxamad3362 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalaah kheer walaal saxwaaye

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo

  • @qali7159
    @qali7159 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll

  • @FardowsaCiiseMohamud-iy3od
    @FardowsaCiiseMohamud-iy3od 5 หลายเดือนก่อน

    Sheeq lambarkaga iiso qor hadad muqdisho jogtod😢

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 3 หลายเดือนก่อน

    Ilmaa igadilmay waxana kuriyooday iyadoo 2bo mas farjiga igasoo baxen😢

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Ihiiiiiiiihiiiii.iikaadi

  • @ubaxxaashi1162
    @ubaxxaashi1162 2 ปีที่แล้ว +1

    Dawadisa maxay tahy shiikh

  • @deeqocabdi1998
    @deeqocabdi1998 2 ปีที่แล้ว +1

    Riyada.ma arko lkn calaamadah kale waa kuli allow nacaafi

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 2 ปีที่แล้ว +1

    No sixir something like that does not exist.

  • @MuhiimAliabdi-em4by
    @MuhiimAliabdi-em4by 8 หลายเดือนก่อน

    Shiiq ani dhiigu markuu igu dhaco waxaa iga soo baxaa xuub ilaa toban sano dhiig caadiya maba iga imaado xuubkaas maahe

  • @hibonuuxadan9727
    @hibonuuxadan9727 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq aqoon tada Alla ku saidiyo masha Allah calamadahan kuwo kamida wan is ku ar kay xajiga san urabo msrkuu ii imado xanaq ayaa laygu furaa xubinta taranka xanuun ayaa igaqabto xiliga cadad kahor laba cariiriga marka guriga jogo wan is ku arkay ilmahayga majecli oo wan dhibsadaa

    • @foosiyomaxamed5969
      @foosiyomaxamed5969 ปีที่แล้ว

      Wlhi taas.aney ihysataa ilmaha io ninkeyga waan dhbsadaa

  • @SamiaMahamud376
    @SamiaMahamud376 2 ปีที่แล้ว +3

    SubaxnaAllha

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah sh Habib Thanks wll

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 2 ปีที่แล้ว +2

    Machaalah cheirh jazakoumoullah kheeran

  • @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033
    @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq adviyo ad waonawareriyay mindhicirka ad ban ogaxanunsada alaah hanacaafiyo aamiin

  • @sacdiyosimansiman1532
    @sacdiyosimansiman1532 2 ปีที่แล้ว +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ilaho naga shardu shadadinta

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazka Allhu khayr Shiikh

  • @رقيةادم-ت8ن
    @رقيةادم-ت8ن 2 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير شيخ

  • @BureeqaMustafe-c2f
    @BureeqaMustafe-c2f 8 หลายเดือนก่อน

    Shiiqa alehakubarakeyo xage kalasoxatiirana

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll jazakallaah qeer ilaah aku barakeeyo

  • @هناديهنادي-ب7ق
    @هناديهنادي-ب7ق ปีที่แล้ว

    زي ماقلت شيخ فيني هذا الأعراض ايش اسوي

  • @Happ147
    @Happ147 ปีที่แล้ว

    Sheekh jazakallah aniga 2?years rer leyahy awlad ilahy ima siin inshallah wansugaya marksta infection layga helaa bal iso duceya maxanse sameya

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @adontiialle5345
    @adontiialle5345 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah khayr haku siiyo sheekh

  • @hanadiaden9405
    @hanadiaden9405 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh Halkan Kala So Xiriira ilahi Ha Ku Xafido inshalah Wax Badan Baan Ka Faiday inshalah Jasakal Khiir ilahi Ha Ku Nabad Yelo Meelkasta O Aad Jogtoo inshalah

    • @samiirofarah4190
      @samiirofarah4190 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo lanbarka shaashada ayuu saaranyshay

  • @ShankaroonCabdi-zm7nw
    @ShankaroonCabdi-zm7nw ปีที่แล้ว

    Arin baa rabaa inaa kuu sheegto

  • @ayanmusse4835
    @ayanmusse4835 ปีที่แล้ว

    ASC, Sheikh Habib anigeey dhibaataada iheysataa sidee Ku helaayaa cilaajka daawada la isticmalaayo Canada Ayaan Ku noolayahy?

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 2 ปีที่แล้ว +1

    Yasir Allaah

  • @samraahmed7422
    @samraahmed7422 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalllh

  • @nimcoabdi9247
    @nimcoabdi9247 ปีที่แล้ว

    Clamadahs wlh badankod wan hya

  • @maryamaxmed6647
    @maryamaxmed6647 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekhow Allah ha Ku barakeeyo waxan Ku qurway anigo jiifo dooli xubinta taranka Ku caracayaan ee maxaawye

    • @mariamabdullah2126
      @mariamabdullah2126 2 ปีที่แล้ว

      kkkkk hadii gurigaag dooli joogo waa iska caadi riyadaasi ee 3 surwaal 3 kastuumi kuseexo

    • @MabsuudAwfaarax-yg2nc
      @MabsuudAwfaarax-yg2nc 9 หลายเดือนก่อน

      Alle Haku caafiyo wll

  • @AsiyaShiikh
    @AsiyaShiikh ปีที่แล้ว

    Sheekh maxan cuna

  • @khadramaxamuud599
    @khadramaxamuud599 2 ปีที่แล้ว

    Laba wiil baan dhly kadibna mudo gadhaysa laba sano uur maqaadin

  • @farhanyare5026
    @farhanyare5026 ปีที่แล้ว

    Allah kheir hakusiio sheikh habib ilaahey kheir hahaha digo

  • @nuuraali1523
    @nuuraali1523 ปีที่แล้ว

    sedee lagu daweyaa shiikh kher allaha kusiiyee

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sheekh xabiib tell isoo qor su.aal ban ku weydiina

  • @kordahabhessen339
    @kordahabhessen339 ปีที่แล้ว

    Sidee laska dawaya marka sixirka

  • @qaasimabuukar9317
    @qaasimabuukar9317 ปีที่แล้ว

    Asc wll qaali ilahey ha xafido ❤❤❤❤❤

  • @nuurtomaxamednuur310
    @nuurtomaxamednuur310 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc shiikhow allah ku barakeeyo gabar 2 sano la qabo wax owlaad alle kuma arsuqin waxa lagu sheega buro mar walbo laakin waa sax waxaad sheegeso calaamoyinka oo aad sheegtey ee maxaa dawo ah

  • @RahoAhmed-j1q
    @RahoAhmed-j1q ปีที่แล้ว

    Oĺl

  • @BanadirMohamed
    @BanadirMohamed ปีที่แล้ว

    ❤❤.masha.allah

  • @fatimaladan9779
    @fatimaladan9779 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh aniga calamadaha qaarka mida isku arkey sido kle riximka aya aad ii xanuna

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Exusemeeeeee👋ExusemeeeeeeNumber waa leeyahay.family reer.

  • @BishaaroAadanJaamac-fx2ip
    @BishaaroAadanJaamac-fx2ip ปีที่แล้ว

    😢

  • @ruqyohabib505
    @ruqyohabib505 2 ปีที่แล้ว +1

    jazakalah will

    • @xaawoabdiweli4121
      @xaawoabdiweli4121 2 ปีที่แล้ว

      Habeenbankuriro makanku dhagax igagasira diiga bilsoconaya xinjiro waaway diigu laba noocyahay iyo wayaalo dhiigii suu usoconayo waasoodhacay xijir

  • @qali7159
    @qali7159 2 ปีที่แล้ว

    Asc wall sheeqo adigo mahdsan wan u bahanahaya

  • @qaaliaxmedcadan3323
    @qaaliaxmedcadan3323 ปีที่แล้ว

    Shiq maxa udawa

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 9 หลายเดือนก่อน

    Dhiigba ma helo sheekh naago aan garanayo xataa waxay igu yimadan riyada wayna i kufsadan ani😢 dhakhtarkuna wuxu igu dhahay ugxaan ma lihid😢

    • @Ilhaanisse
      @Ilhaanisse 6 หลายเดือนก่อน

      Abyo aniga xita wan isku arka

    • @Ayaan-9900
      @Ayaan-9900 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ilhaanisse ilahay hayna caafiyo wllo caawa ninka ila hadlaa bari ima soo laabanayo hadana gabadh aad u qurxan baan ahay walhi waligay lama dhihin aan ku arooso timahaygiina way daaateen kuli

  • @tariqkhadafi2659
    @tariqkhadafi2659 2 ปีที่แล้ว

    sheq illah dambi Gaga iyo kii walidkaaga hadafo

  • @suleekhaciraxmaan4333
    @suleekhaciraxmaan4333 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido adoo mahdsan daawada so gali plz

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 2 ปีที่แล้ว

    sh waana haysataa arintaan ee maxa lagu suulin karaa

  • @nimcoabdi9247
    @nimcoabdi9247 ปีที่แล้ว

    Bismilh

  • @Nijamuddin-mq9sv
    @Nijamuddin-mq9sv 10 หลายเดือนก่อน

    হিন্দি মে

  • @idmanqaa4e794
    @idmanqaa4e794 2 ปีที่แล้ว

    Shiqow inan kula xariran raba ee inte ka hela

  • @suleekhaciraxmaan4333
    @suleekhaciraxmaan4333 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh plz adoo mahadsan maxaa daawo u ah

  • @maryancabdi8254
    @maryancabdi8254 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +1

    aamiin ya raaaaaaabi

  • @leylocabdulahi1944
    @leylocabdulahi1944 2 ปีที่แล้ว

    Ani waxaa isku arkaa sheikhow inee idhidhimeeso riximka xanuun daran waxaa moodaa in wax liiga garaacay

  • @deeqamahdi3286
    @deeqamahdi3286 2 ปีที่แล้ว

    Mashlha wa khatar
    Cadim

  • @farduusyuusuf6589
    @farduusyuusuf6589 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh anaaa calaamadaha leh mxaaa dawo ah jasakallah shiikh

  • @fartunabdulahi-jb3tn
    @fartunabdulahi-jb3tn ปีที่แล้ว

    Ok