Waddan aan Masaajid laheyn | Sababtu Maxay tahay?!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2021
  • Warbixintan waxaynu kusoo qaadannay sababta keentay waddan Muslimiin ay ku nool yihiin haddana aan wax masjid ah laga dhisin, waxaanu eegi doonaa taariikh ahaan wixii ay muslimiinta dalkaasi soo mareen iyo xaaladda ay iminka ku sugan yihiin | Wax badan ka ogoow!

ความคิดเห็น • 90

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 ปีที่แล้ว +1

    Wa idin salamay ITAAL MEDIA iyo GROUPP lagderay weriyeh.
    War an maqalo kii igu xanunuka
    badnaya wa musulimin an lo ogolen
    xuquda ISLAAMKA iyo wax barashadod wadanka.

  • @yoonismane7472
    @yoonismane7472 3 ปีที่แล้ว +13

    Allow muslimiinta meelwalba eey aduunka kanoogan ukar kaar aamiin aamiin aamiin adinka asxaabey qof walba arakta fariinteeyda aamiinta lee sooqora i.a ilaah aqbalaayo 💯💯💯❤👌

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 ปีที่แล้ว +9

    Nasriga alle waa i maan insha allah
    Waa la arki doonaa iyadoo Kumanaan Masjid ay ku taal
    Xukun kana muslimiin hayaan insha allah

  • @EngismailDalfac
    @EngismailDalfac 3 ปีที่แล้ว +1

    alle haka dulqaado dhibaatada lagu haayo dhamaan muslimiinta

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 ปีที่แล้ว +7

    Dal waliba oo islaamka nacaybku ku sii xoogeysanayo allah ayaan ku daynayna 😭😭😭☝️☝️☝️☝️☝️☝️😢😢😢

  • @mohamudmaolim2778
    @mohamudmaolim2778 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow ha igayn wadan aan ahayn Muslim

  • @jamalmohamedabukar9794
    @jamalmohamedabukar9794 3 ปีที่แล้ว +5

    I.A wee heli doonaan xuquuqdooda dhanka diinta
    Masaajidyo bdn na waalaga taagi doonaa
    Waayo (MUSTAQBALKA ISLAAMKAA LEH)

  • @xareedproduction.7740
    @xareedproduction.7740 2 ปีที่แล้ว +2

    Waala gaarsii karaa diinta waana la Bari karaa diintooda walaalaha slovakia 🇸🇰 insha Allah waxaa la wareegi doono muslimiinta

  • @midnimoqaran9185
    @midnimoqaran9185 3 ปีที่แล้ว +2

    Masiibo ayaa kusoo fooleh dalkaas diiday masjidka muslimiintuna way guulaysn mardhaw insha allaah

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 ปีที่แล้ว +3

    Weli waxey Islaamka ku hayaan Islaam naceeb, wax hada soo bilowday na ma ahan Islaam naceeb ka, waxey soo bilaabatay waqtigii Hijriyada Ee ( N.N.N.K Maxamed scw 🥰 ), saas ey thyna wuu ku dadaalay gaarsiinta Diinta Islaamka meel kasto, ayadoo la'og yahay in Dhibaato fara badan loogu geystay, marka sidaas camal ayaa nagala Rabaa in aan ku dadaalno si aan u gaarsiino DIINTA meelaha ey ku yar tahay waana la soconnaa in ey wali jirto Islaam naceeb,

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +2

    Sub xaanallah.. ilaahoo caawi muslimiinta cunool awoodna sii

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 3 ปีที่แล้ว +5

    Aad Baan uga xumahay Dad intaas Tiradoodu Gaartay Oo Aan Hal Masjid Haysanin Yaa Allaah Aloow Noogargaar meelwabo Oonjoogno Aamiin 🤲

  • @kumaandoo
    @kumaandoo 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid. Wll Wallahi isma lahayn in ayjiraan Wadan sidaas ah, Alle hacawiyaan muslimiinta.

  • @saalahyare369
    @saalahyare369 2 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله
    Wa in dalkas shaqo lagaqabto wa hadu muslim jiro .

  • @yaxyemaxamed4047
    @yaxyemaxamed4047 3 ปีที่แล้ว +9

    mahadsanid ustad keep going

  • @umunuheilanuheila7923
    @umunuheilanuheila7923 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal wad mahadsantahy

  • @engsahal
    @engsahal 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid , horu soco

  • @Eprahemoh_Ali
    @Eprahemoh_Ali 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad hore usoco

  • @clqadirileeyeclixaji1393
    @clqadirileeyeclixaji1393 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh wllkay allow ku barakee waan ka helaa Barnaamijyadaada

  • @abdullahishukri1961
    @abdullahishukri1961 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll kasohadal wadanka aan kaniisaha laheyn hadu jiro

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 2 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah masaajidyo waa laga dhisi

  • @cilmimaxamed9572
    @cilmimaxamed9572 3 ปีที่แล้ว +2

    Chananlkaan wuxu ka mid yahay kuwa aan ugu jeclahay sbbtuna waa aweis xaaji keep going pro

  • @caashaaxmed7113
    @caashaaxmed7113 3 ปีที่แล้ว +3

    ZXP Muslimiintu mxay u adi wayeen wadamada muslimiinta
    Ileen Muslimiintu ba ma jecLa in Kaniisado lga furo wadamadooda
    Marka dadk wadamdooda ha ku qabsanina

  • @eidbudin9062
    @eidbudin9062 ปีที่แล้ว +1

    Wcs allahu aķbar

  • @MOFARAHMF
    @MOFARAHMF 3 ปีที่แล้ว +3

    W b thank's itaal media 🙆‍♂️👍

  • @roobleawoowe5573
    @roobleawoowe5573 3 ปีที่แล้ว +6

    Ana uu hor arkay sxb isoo xus

  • @abwaanqayskaaxmedsoofe5135
    @abwaanqayskaaxmedsoofe5135 3 ปีที่แล้ว +2

    Insha allaah waddankaa
    Islaamka ayaa qabsandoona
    mustaqbalka dhow

  • @ahmedabdi6360
    @ahmedabdi6360 3 ปีที่แล้ว +2

    walal.barawi.kasohadal.Aweys RK 🇸🇴👏👏

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 3 ปีที่แล้ว +2

    wll

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 ปีที่แล้ว +1

    Muslimiita Slovakia
    Waxa fiican in ay iska tagan dhulkaa Slovakianya xagjir ka ah ee Islamnimada neceb
    Muslimiita Slovakia ha tagaan Albania iyo turkey
    😭😭😭😭😭😭

  • @maxamedibrahim4257
    @maxamedibrahim4257 3 ปีที่แล้ว +2

    🙁Wlhi Waa wax laga xumaado 😴😞

  • @abdulmajeed-qi3kv
    @abdulmajeed-qi3kv 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad🙏

  • @ahmedmohamedabdi4327
    @ahmedmohamedabdi4327 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walalkey walhi wa ii maqal manta ka hore man maqlin

  • @aniga3045
    @aniga3045 2 ปีที่แล้ว +1

    Islaam lama noolaan karo waa dad raba in ay caruurta kufsadaan, waa dadka kaliya oo marka ay duceysanayaan dhaha inta muslimkaa ilahow caawi ilaah noocaas faquuq dadkiisa ay u farayaan yaa dadkiisa so dhawaynaya

  • @axmedxuseen3274
    @axmedxuseen3274 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp dalka Canada ka soo hadal please

  • @husseinmohameddhafe4273
    @husseinmohameddhafe4273 ปีที่แล้ว

    Waa arin aaad uxanuun badan yaa alalh

  • @monicely4887
    @monicely4887 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ima geeyo meshaas

  • @hanaddj6148
    @hanaddj6148 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going ustaad waanku taaageeraa

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +3

    diinta alaah ayaa iska kela asagsa ayaa diinta difaacidoonaan

  • @cabdiqadirfaarax6658
    @cabdiqadirfaarax6658 ปีที่แล้ว

    Alla wayn ilahyba xuman ka hufan

  • @cabdiqadircalixays5070
    @cabdiqadircalixays5070 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan kle my jira wll oo aan masjid ka dhisnayn

  • @roobleawoowe5573
    @roobleawoowe5573 3 ปีที่แล้ว +5

    Magacayguna waa rooble awoowe

  • @ahmedmohamedabdi4327
    @ahmedmohamedabdi4327 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow ugar walalhena islmka amiin ya rabi

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa caadi marwalbaba Minoritiga lama kala jeclo Somaliaba kama dhisna Kaniisad

    • @GARYAQAAN_MEDIA
      @GARYAQAAN_MEDIA 3 ปีที่แล้ว

      waxaadan kala fahmin dal & dad wada Muslim ah iyo dal qeyb kamid ah dadkiisa ay Muslim yihiin

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan odhanlahaa dalaka is laamku magan galayo hA siiyaan walalhooda u dhibaataysan diinta islaamka ee magan galiyo doonka ah

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Rabbiibaa waaxid ah

  • @fatmaabdirizak6026
    @fatmaabdirizak6026 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah way heli donaan awoda alle ayay ku heli donaan weligiinba diida dheh lkn mar uun way gulaysan donaan

  • @cabdilaahiyuusufiidle1282
    @cabdilaahiyuusufiidle1282 3 ปีที่แล้ว +1

    #Markaasay dadka qaar maqlayaan waxa jir dimu quraadiyad,
    Ilaahay wuu ka aargoosan daalimiintaa.

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhib mleh 50 kun waa dhaw bay gaarayan wayna dhisan doonan

  • @hannadyare8482
    @hannadyare8482 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadanka ayagaa leh inaan xag xagana maaha somalia maanta ma yeliyaan kanisad haladhisa

  • @sandheeresandheere8920
    @sandheeresandheere8920 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa khalada dad kuu diiday in allah lacaabudo inaad lasiinolaatid hadii ay isuragalileheed inaan arko waxaan kula talilahaa isag haajira

  • @abdurahimmohamedyousuf8395
    @abdurahimmohamedyousuf8395 3 ปีที่แล้ว +2

    WAA XA UUN QOF WALBA OO MUSLIM AH TAABANEYSA MARKII AAD WEEYDO MEELAAD KU CIBAADEYSATID ALLOOW NAGA KORI ISLAANIMADU WAA WAXA KALIYA UU QOFKA MUSLIMKA AHI UU KU FAANI KARI

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 3 ปีที่แล้ว +2

    Rer yurub islaam nacaybka meel xun bay kagaaren lkn waxba kama qadayaan musliminta

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waan ooyay

  • @hamdamohamed5683
    @hamdamohamed5683 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal lakin maxaa sababay in ay wadamadaas eysan lahaan masjid iyo meel diinta islamka lagu barto🤔🤔

  • @abdikarimomaribrahim7100
    @abdikarimomaribrahim7100 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga aad ayaan oga helaa barnaamijyadaada Laakiin musicga aad saarto ayaan dhibsadaa

  • @princesstasliim6932
    @princesstasliim6932 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa u olaleyn lahaa side masjid ku yeelan lahayen waqti dherba ha iku qaadate mar uun ka miri dhali lahaa ilahay neh inu garab iku siiyo aya ka baryi lahaa

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว +4

    اللهم انصر الإخواننا المسلمين في كل مكان اللهم امين يارب العالمين
    حسبنا الله ونعم الوكيل ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 ปีที่แล้ว +1

    waa murugo

  • @xigmad7122
    @xigmad7122 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia iyo dalal ka khaliij oo dhan wax gaal ah oo muwaadin ah ma jirto hadana kiinasado ayaa ku yaala at ugu tala galeen shaqaalaha safaaradaha arintaas waa in laga hadla wadankaaan wuu gumeeyey muslim ka isna waa in la gumeeyaa la lafaquuqa wadama muslimkuna aanu wax xidhiidh ah la.yeelan lana cuna qabateeyaa

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 ปีที่แล้ว +1

    Farajka alle Waa wax dhow hawsamreen

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll taiwan kasoo diyaari docu

  • @gahayrvlog1085
    @gahayrvlog1085 3 ปีที่แล้ว +1

    siisoco wllo

  • @imandhol408
    @imandhol408 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaalayaalow mid iga jaahil bixiya somaliya miya laga ogolyahay kaniisad? Maya haday tahay maxad ku haysatan dadkas hadii ayba ini soo dhaweywen diintu waa xaq inla faafiya laakiin qofdalkisa leh oon asal ulahayn diinta aaminsaneyna haday diidaan ma cillbaa?

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 3 ปีที่แล้ว +1

    wn ka haajiri lahaa inaan sii joogo maba ahaneee

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 ปีที่แล้ว

    😔😔😔😔😔😔

  • @aniga3045
    @aniga3045 2 ปีที่แล้ว +1

    Masjid waa fowdo, somalia gaalo fara badan baa joogta hal kaniisad ma heleen? Wadamo badan baa sidaas ah oo muslimiin ah

  • @maxamedilkaweyne9085
    @maxamedilkaweyne9085 3 ปีที่แล้ว

    asc

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 3 ปีที่แล้ว

    Sorry

  • @aniga3045
    @aniga3045 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadamada soo dhaweyay muslimiintaa maalin kasta dhibka ay u geystaan daawo xataa ninkaan hada hadlaya isma oga dad noocaas u wada sumeysan weeye macquulna maaha in dadkas lasoo dhaweyo

    • @user-bv8ll5yi5e
      @user-bv8ll5yi5e 8 หลายเดือนก่อน

      Maxaa ku hadlaysaa ma Muslim nacayb baa kugu jira.

    • @user-bv8ll5yi5e
      @user-bv8ll5yi5e 8 หลายเดือนก่อน

      MUslimku argagaxiso iyo mid la mid ah maaha ee waxa aad ku hadlayso waa wax uu shaydaan kaa dhaadhiciyay

  • @craxmanclaahi1620
    @craxmanclaahi1620 3 ปีที่แล้ว

    hajirle waye

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 3 ปีที่แล้ว +2

    Waabalan islaam. Naceebka inaaaa kashaleysan 😡

  • @alvanoboot5849
    @alvanoboot5849 ปีที่แล้ว +1

    Dal walbo oo masajida wxa lakarahaysa allena wu caron

  • @raageabdiraage5601
    @raageabdiraage5601 3 ปีที่แล้ว

    Nololshu wa baba cibado la,aan

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 3 ปีที่แล้ว +1

    Slavakia waa Cunsuri wacalada islaam naceyb

  • @cabdilaahiyuusufiidle1282
    @cabdilaahiyuusufiidle1282 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar haloo gurmado muslimkaa