Rag Meydka u Niikiya | Dhaqan Yaab leh | Waddanka Ghana

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Waddanka Ghana ee Galbeedka Afrika waxaa ka jira Koox loo soo kireysto in ay meydka u heesaan isla markaana u qoob-ciyaaraan ama u niikiyaan, Marka Ghana la joogo Qofka dhintay looma ooyo ama looma baroorto, taas beddelkeed waa la damaashaadaa | Documentary-gan ayaan ku faahfaahineynaa dhaqankaas Cajiibka ah

ความคิดเห็น • 53

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 ปีที่แล้ว +11

    Ustaad aweesow indho sarcaad yadii aad Fasiri jirtay waa loo xiisay
    Na soo qabo hadaa Awoodo❤

  • @safiyasafiya7822
    @safiyasafiya7822 3 ปีที่แล้ว +5

    الحمدلله نعمة الاسلام والإيمان

  • @yasircarafat1382
    @yasircarafat1382 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @abdirammansamir8508
    @abdirammansamir8508 2 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah

  • @kadaawll5731
    @kadaawll5731 2 ปีที่แล้ว +1

    aaaa masaasaa dalka Ghana

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +2

    thanks bro aweys Aar for sharing us

  • @hanadma2340
    @hanadma2340 3 ปีที่แล้ว +3

    Pro arooskii badiyaha documentary no so diyaari

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 ปีที่แล้ว +1

    Haduu go.ay meydka

  • @khaliilrahman
    @khaliilrahman 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashllah wll waan kula soconaa keep going well Dear brother

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan xumaa 😕 (subxaana Allaah)

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 3 ปีที่แล้ว +2

      Nolol cusub ooraaxoleh 😀😀 kulahaaa ma ogo miyaaaa in cadaab iyo jahanama kadanbeso 😀

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqamada wadama noo soo badi ustaad

  • @zainabsheikh5449
    @zainabsheikh5449 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan mahan Islam

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa arin ugub ku ah aduunka oo idil in geeri meel Ay majirto dance lagu cayaaro

  • @alimuhumed6826
    @alimuhumed6826 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi waa cajiib geeri farxad leh .nin aduunyo joogow maxaa aragti kuuclaaban

  • @farhaanfurahaqalbiga8110
    @farhaanfurahaqalbiga8110 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheeko kale waa diin la.aanta
    Wadanka faransiika dastuurkiisa wxa uu dhigaya qof nool inuu qof dhintay guursan karo😳😳😳

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 3 ปีที่แล้ว

      Hala iskawalo ahaaaa 😀

  • @Abdinafac8
    @Abdinafac8 3 ปีที่แล้ว

    Amazing

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  3 ปีที่แล้ว

      Thank you! Cheers!

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 3 ปีที่แล้ว

    10 her badadeed ee calamka ugu weyn muuqal kasoo diyaari

  • @halimohussien9856
    @halimohussien9856 2 ปีที่แล้ว +1

    Asw waxaan layaabay meyd loo ciyaarayo. waa dad jaahil nimadii ka badatay. Maydka xushmad ayuu leeyahay in la ilaaliyo inta qabrigiisa la gelinaayo alaah diinto wanaagsanaa ileen waxay ku baraysaa waxakasto waxaa ay kaa reebaysaa wixii xumaa.
    Walaalakey aad ayaad u mahadsan tahay shukran waa ay wanaagsan tahay in aad wax kasto ogaato oo dunida ka jiro.

  • @queenmuqdisho4921
    @queenmuqdisho4921 3 ปีที่แล้ว +1

    xasbunallaH dhaqan xumaa🤔🙄

  • @weup25
    @weup25 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waxaan kaa codsanaa inaa chanelkyga shot out iigu samaysid

  • @ismaaciilraagemaxamed2781
    @ismaaciilraagemaxamed2781 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk naakteyda ma.aragteen

  • @kasanyoovlogs8363
    @kasanyoovlogs8363 3 ปีที่แล้ว

    Jiliin umalaynayey awal

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 ปีที่แล้ว

    Waa arin yaableh
    Hmmmm
    So badi dhaqanada kale duwan
    Ee aduunka ka jira
    Dhaqanka shiinah so diyaari Sxb
    Hadaad time hayso?

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @alimuhumed6826
    @alimuhumed6826 3 ปีที่แล้ว +3

    Itaal saaxip fidiyow gaan maata oo dhan ayaan sugeyney .mahsanid saaxip ayaamahaan lagu mahaayo soo badi dogmentryda ok

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +1

    alaah ayaa mahad leh iga dhigau muslim alaah ayaan karajaynaa in oo igu dilo muslim nimo yaa alaah yaa alaah yaa rabi yaa rabi رب انت ولي في الد نيا والا خرة توفني مسلما والحقني بالصا لحين

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 3 ปีที่แล้ว

    Aweiz zxbw dhaqanka dadka jaban kaasugenaa I. A

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

    Ha la is ka waalo ahaa

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga 16 วันที่ผ่านมา

    Hibo beel bakhti fadhe

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 ปีที่แล้ว

    Ka waran kuwa fuula gabadh ugub ah markey dhimato.

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 3 ปีที่แล้ว

    I injoy

  • @abdullahiabdi6091
    @abdullahiabdi6091 3 ปีที่แล้ว

    Good sxp so padi vedoes yada sidaan o kale ah afpaan u mahdsnthy

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 3 ปีที่แล้ว +2

    First view

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga 16 วันที่ผ่านมา

    Duli weeye

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 3 ปีที่แล้ว

    Way fiicantahay Arinta in adoonka kale noqon lahay

  • @smacilxasan3929
    @smacilxasan3929 3 ปีที่แล้ว +1

    Wayaab

  • @cabdulaahiyare2857
    @cabdulaahiyare2857 3 ปีที่แล้ว

    Hhh waa sheko kale wllhi qof dhinty miya lo dheelaa ilaaow adaa mahadaa leh oo Islam naga dhigy alx

  • @qaloociyeman805
    @qaloociyeman805 3 ปีที่แล้ว

    So funny wa shaqo abuur wangsan

  • @dayaxabuubakar3986
    @dayaxabuubakar3986 3 ปีที่แล้ว

    Wax layableh 😇

  • @alibinali20
    @alibinali20 2 ปีที่แล้ว

    Walhi hadii ay ogaan lahayeen xalda uu ku sugan yahay meetkas saan uma ciyaari lahen Allaha aya mahad iska leh hadiibo Muslim igu abuury

  • @xamdimaxamed5150
    @xamdimaxamed5150 3 ปีที่แล้ว

    Waxanba umaleyn jiray jiliin lee bisinka😳😁😁

  • @cabdiraxmaansacad6700
    @cabdiraxmaansacad6700 3 ปีที่แล้ว

    coffin dance

  • @ismaaciilraagemaxamed2781
    @ismaaciilraagemaxamed2781 3 ปีที่แล้ว

    Takeero cr7 is muujiya azxby like

  • @xareed1
    @xareed1 3 ปีที่แล้ว

    nin aduunyada ku noolaw maxa aragti kuu laban😂

  • @abdinasirnasri9784
    @abdinasirnasri9784 ปีที่แล้ว

    Wasabta africanka cawaan u yihiin😂😂😂

  • @abukarmohamed7222
    @abukarmohamed7222 3 ปีที่แล้ว

    Pro no soo badi