This really none sense hadalka uu ina Cigaal iyo Golaha Xeer Dejinta ee Somaliland midna awood uma lahayn in uu go'aamiyo midow. Waxii ay Dadku aqoon u leeyihiin ayaa mudan in laga hadlo war la sheego wajiyo badan ayuu yeelan karaa
Somalia ayaa 1dii July la midowday Somaliland shuruud la'aan, ma jirto xorriyad ay Somalia qaadatay 1dii July iyo Calan u gaar ah oo ay Somalia taagtay 1 dii July 20 kii June 1961 ayaa Aftidii laga diiday Somaliland that was the latter act forget the rest.
Somaliland qaranimadeedii ayay ku fidisay Somalia waxaase soo fara geliyay Ingriiska oo Somalia u rogay Somaliland fara gelintaasi ayaa Dawladnimadii Somaliland ee Muqdisho ka jirtay u bedeshay Somalia.
Allah Akbar walee malin taas bad iil duuften ood Somalia inagu darten ood ceel madow ku ridden mandeeq see wa Alhamdulillah's hadan mantaba xooriyadii luunttay laso noqonay guul iyo gobonimo 👏 Somaliland cadowgeenu na waligood ma ciil baxan Viva somaliland Power 💖💖👏👏👏💓💓💓✌✌✌😍😍😍👍👍👍🌹🌹💯💯
That’s not true. Somaliland had its Independence 26th June 1960. This Independence was fully granted prior to any alleged union with the then UN Trust Territories administered by Italy. The Union was not ratified correctly and coup in 1961 Somaliland rejected the constitution.
Iska iloow kala go'iddu waa ceeb xilligan halka walaalaheena sharafta leh ee Falastiin ay u duceynayaan ummadaha Muslimiinta inay midoobaan oo ay ka caawiyaan inay ka hortagaan cadawgooda Yuhuudda ah ee weeraraya Masaajidkayaga Barakeysan ee Al Aqsa iyagoo cibaadeysanaya habeenka Laylatul-Qaadir ma qaybin karno Soomaaliya hadda waa hal dal oo leh hal af iyo hal Deen. Fadlan jooji kala qaybsanaanta. Sawir fiican maahan!🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸
@@raxmacabdi1291 Waa runtaa walalo. Wax kasta inagaa isugu wacnayn. Maantana qaarbaa jecel in qarankooda la gumaysto!!!!!!💚🤍❤🟢⚪🟢🔴. I love my motherland ( Somaliland)
Mar i dage Alleh ha dago, mar labaad i dage se aniga ayaa is dagay. Ilaahayow godkii ay jaahiliintii hore nagu rideen dib ha noogu celin. Kulankii kowaad ba waxay ka doidayeen midnimo aan la garanayn, halkii ay umadda dooratay ay danahooda uga doodi lahaayeen. Taasi waa dayn qoirta u sudhan ilaa qiyaamaha, oo ilaahay hortiida lagu xisaabin doono habka, halaagga, baaba'a ay dadkooda u horseedeen kuwaas baarlamaan isku sheegga ahaa. Lkn ayaan dib loogu noqon godkii madoobaa iyo cadaabtii ilaahay imnaga doo saaray. Ha la adkaysto ictiraafku wuu iman Insha ALLAAH. Waddaniyaddana ha la barto oo ha lagu dadaalo. Adduunka kama ay dhicin dad qarannimadooda hadiyad u bixiya sidii ay u bixiyeen kuwii lixdankii ee jaahiliinta ahaa.
Israci bariga cadalad darro weyn odhacday awged aya dhibatadan somalia haysata sobobay somalilandna nabsi aya haysta doladnimadi ay khasariyen darted gusha umada somaliyed in labs dawladod o walalo ah La noqdo ayay kujirta insh ALLAH
miidniimo laagu qasaraye somaliland loo taalinmayo ee iyada waax uu talinaysa maAR II DAAGE IMA DAAGO MARLABADE II DAAGE ANNA ISE DAGAYE NOW MORE QADEEDWEYNE FAQASH ILMO KACAAN MIIDNIIMO DANBE DHIMASHAN KAA XIIIGNA REER QADEEDWEYNE ILMO KACAAN GUUL MIIDNIMO SOMALILAND 💪🏽💪🏽❤️🎋🎋
Somaliland and uk. Historically we probably aware that somaliland were under the control of uk since 1884 upro 26 1960. But unfortunately when somaliland obtained it's independency from uk mistakenly somaliland united with somalia than every thing has been lost. However after a short period when somaliland mistakenly United with Somalia all governement authorities were taken by the Southern part of Somalia which were under Italian colony. After that republic of somaliland decided to return back it's independency from somalia and finally after a long struggle somaliland successfu obtained it's independency on 18th may 1991
Dadkii Afweyne ugu sheekeeyay somali waa mid oo dal ma kala laha ,iyo tuugtii faqash ka hadheenka ah ee ku dooda dawlado iskuma darsamin waa in loo forwed gareeyaa,
Dad waligoodba dad kale uun u adeegi jirey oo iska maati ah bay ahaayeen reer somaliland. Xitaa hankooda marna may gelin inay iyagu xukunka u qabtasn waxaas midoobayay ee la sheegayo. Waa nasiib darro. Ina cigaal oo madaxweyne ahaan ku tagay xamar waatii wasiir laga dhigay. Abaalkiisa ayay ahayd.
17 Feb 1959 launched the first parliamentary election in #sl not 1960 the year of the heist in so legal constitution. Douglas Hall did not agree with the argument and had a say first in the independent the next union but they refused his request quickly without anything but emotion and what happened was a catastrophe.
Been baa laiska aaminay odhanaysay hadii midkood lawaayo ka kalena majiraayo, hadaba suaashu waxay tahay somaliland oo qudha ayay midnimadu ka daacad ahayd, somalia wataa ka soo baxday khayinimadii ay caloosha ku haysatay
Inkastoo sland gondaha dhigtey
God madow 1960 26 june
Ciil ma qabo hadii mar labaad
SNM ay gacantayada ku soo celiyeen
Dalkayagii sland ❤❤❤❤❤❤❤
Waa sidaa guul jamuriyada barkeysan ee somali land
This really none sense hadalka uu ina Cigaal iyo Golaha Xeer Dejinta ee Somaliland midna awood uma lahayn in uu go'aamiyo midow. Waxii ay Dadku aqoon u leeyihiin ayaa mudan in laga hadlo war la sheego wajiyo badan ayuu yeelan karaa
Somalia ayaa 1dii July la midowday Somaliland shuruud la'aan, ma jirto xorriyad ay Somalia qaadatay 1dii July iyo Calan u gaar ah oo ay Somalia taagtay 1 dii July
20 kii June 1961 ayaa Aftidii laga diiday Somaliland that was the latter act forget the rest.
Somaliland qaranimadeedii ayay ku fidisay Somalia waxaase soo fara geliyay Ingriiska oo Somalia u rogay Somaliland fara gelintaasi ayaa Dawladnimadii Somaliland ee Muqdisho ka jirtay u bedeshay Somalia.
@@asyia9444 sharciyadan aqoonsi ee somalia haysato waa kii sland
Maansha allah waa la joogaa waqtigii somaliland guusheeda ay dhagaha ugu rideysey wixii cadow nagu ah insha allah allaahumaa aamiin
ASC,, xaaji massaloow wallaal naxariista eebiyo nasrigii ilaahay waa naruuro Aan gudhine-ku naalloo abidkaa insh tcaalaa,, adaa noogu deeqee allooow mahadi kaa gaadhay, naacoow qaboow iyo nimco iyo barwaaqiyo nabad lagu nagaadiyo nabsi maalna waan helay, nacabkoo tira beeliyo nacaskoo is biirsadayna wallee igama libin helaaan, umana joojin waligeey insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 csw sxb inaadeer ilaaha weyn ee waaxidka ah udgoonow rasuulkiyo csw dhamaanba malaa'igaha qalinka xarfaha wanaagsan weynaha weyn ugu gudbiya raali hakaa noqdeen waad i sharaftey aduun iyo aaqiroba allaha weyni haku dharfo baahi bani'aadamna allah kuma tuso nolol wanaagsan ku waar wanaaga somaliland ayaad hormuud u tahay geerida ku dishaa geedkeed ha ba'o raga raga ee ay somaliland ku faanto ayaad hormuud u tahaymagacaaga iyo muuqaaguba ha jireen sujuuda aan eebe sujuudo oon dal iyo dad uhu baryo ayaad qeyb ka tahay wey dhowdahay libinteena kolkaanu dhagaha ugu rideyno cadowga kolkaasaan jawaabtana dhagaha ugu rideyna karaamo iigu noolow insha allah somalilandna wey guuleysatey intaad adigoo baarqab ah iyo qaar kaloo badan hareerta haysaan laynoo baqan maayo insha allah allaahumaa aamiin
Soomlilaan way guulaysanaysaa insha alaah
Guul somaliland 💪🏻❤️👍🏼
Runtii waa waqti qoron waa tusaale ina soo maray lakiin mantaba kaso kabanay ee hore uun haloo socdo inshallah guul waynu gaari doona
Sax sax isha alaah
BRITISH OF THE SOOMAALILAND
Allah yarhamah Mohamed Ibrahim cigal
Allah Akbar walee malin taas bad iil duuften ood Somalia inagu darten ood ceel madow ku ridden mandeeq see wa Alhamdulillah's hadan mantaba xooriyadii luunttay laso noqonay guul iyo gobonimo 👏 Somaliland cadowgeenu na waligood ma ciil baxan Viva somaliland Power 💖💖👏👏👏💓💓💓✌✌✌😍😍😍👍👍👍🌹🌹💯💯
Rabiyoow guushayada midigta naga sii
That’s not true. Somaliland had its Independence 26th June 1960. This Independence was fully granted prior to any alleged union with the then UN Trust Territories administered by Italy. The Union was not ratified correctly and coup in 1961 Somaliland rejected the constitution.
Waa ii muruga wayn markaan maqlo taarikhda sooyalkeena ee Gubatay qiimahay lahayd😭😭
Somaliland. Guuul. Guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Tariikh meadow was balo doono.
Bal yaa inaga furfuraa.
Walaal walaal .tacab khasaar as ax ax ax ax
Ilahay ha unaxaristo yaa rabbi 🤲🤲🤲
Iska iloow kala go'iddu waa ceeb xilligan halka walaalaheena sharafta leh ee Falastiin ay u duceynayaan ummadaha Muslimiinta inay midoobaan oo ay ka caawiyaan inay ka hortagaan cadawgooda Yuhuudda ah ee weeraraya Masaajidkayaga Barakeysan ee Al Aqsa iyagoo cibaadeysanaya habeenka Laylatul-Qaadir ma qaybin karno Soomaaliya hadda waa hal dal oo leh hal af iyo hal Deen. Fadlan jooji kala qaybsanaanta. Sawir fiican maahan!🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸
Dagaalkii ugu adkaa weli
Muu bilaabmin waayo wixii aynu ka baranay baandii in la baabiiyo
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏👍👍👍
WARIYUHU WUXUU U DHIGAY HADALKA SIDII WAX IMINKA INGIRIISKU KU DHAWAAQAY AQOONSIGA JAMHURIYADDA SOMALILAND !!!!!!!
Time will tell again and again
Aad baan uga xumaadaa markaan maqlo taariikhdan, Wadankeena sidaas ayeynu ku aasnay!!!!!🟩⬜🟥💚🤍❤☹☹
Xaqiiq inaga wax isyelay
@@raxmacabdi1291 Waa runtaa walalo. Wax kasta inagaa isugu wacnayn. Maantana qaarbaa jecel in qarankooda la gumaysto!!!!!!💚🤍❤🟢⚪🟢🔴. I love my motherland ( Somaliland)
israacii sababay saxariirka
Mar i dage Alleh ha dago, mar labaad i dage se aniga ayaa is dagay.
Ilaahayow godkii ay jaahiliintii hore nagu rideen dib ha noogu celin.
Kulankii kowaad ba waxay ka doidayeen midnimo aan la garanayn, halkii ay umadda dooratay ay danahooda uga doodi lahaayeen. Taasi waa dayn qoirta u sudhan ilaa qiyaamaha, oo ilaahay hortiida lagu xisaabin doono habka, halaagga, baaba'a ay dadkooda u horseedeen kuwaas baarlamaan isku sheegga ahaa.
Lkn ayaan dib loogu noqon godkii madoobaa iyo cadaabtii ilaahay imnaga doo saaray.
Ha la adkaysto ictiraafku wuu iman Insha ALLAAH.
Waddaniyaddana ha la barto oo ha lagu dadaalo. Adduunka kama ay dhicin dad qarannimadooda hadiyad u bixiya sidii ay u bixiyeen kuwii lixdankii ee jaahiliinta ahaa.
Arabsiyo waxa wacan inaydaan cinwaanka baaen kasheegin,arintani waa taariikh waana loo baahanyahay,
Israci bariga cadalad darro weyn odhacday awged aya dhibatadan somalia haysata sobobay somalilandna nabsi aya haysta doladnimadi ay khasariyen darted gusha umada somaliyed in labs dawladod o walalo ah La noqdo ayay kujirta insh ALLAH
runtii walhy waaka ilmeeyey markaan taariiha adag ee xoriyada losoomary iyo halkay naga martay hadana anagoo nafo badan u huray oo lasoo noqony aanu wali baryootamynaa oo somaliya Goosan maysaan na leedahy waxaan ku talinayaa hadii aan nahy reer somaliland waa inaan gamca isqabsanaa oo u dhabar adaygnaa hayaankaa dheer ictiraafka lagu raadinaayo
Meye ku wi lahaa somalind wa mamul gogoleed
Sida wareesigiisa ka Muuqata cigaaal ala ha u naxariistee xoroyada ka hor ayuu rabay in uu inagu daro somaliya
Waxa jiray ee qorane ee dadku aanay ogayn waa in somaliya buuxin wayday shuruudahii gabanimada kadib waxa la goaaniyey resolution 846 oo qodopkiisa 7aad dhigayo aqbalaada dadka somaaliland aqbaleen in ay lamidoobaan somaaliya waa in dib loo soo dhigaa somaliya waqtigii lasiin lahaa gobanimada oo ahayd 2disemb1960 Mar hadaanay qaadankaray oo ay buuxinwayday shuruudahii xuduuda si 1julay ula midawdo somaliland isla markaana gobanimadu ku hirgasho xuduudaha colonial ee somaliland xuduuda itoobiya iyo somaliyada admistrativebuoder loo aqoonsato inta itopia iyo dawlada dhalataa ka heshiinayaan waana 7kailaadoolow oo aan laga heshiin ilaa imika waayo somaliya iyo itopiaya iyo eretariya waxa laysku odhan jiray Italian east Africa impair waana maapka itoobiya soo bandhigto waana heshiiska imika aby farmaajo iyo aseyaas wada saxeexdeen salkiisa /hadaba somaliya marka ay diidayso wada hadalka waxay diidantahay inay dawlad gaara noqoto ilaa imika ay uambabaxday in somali oo dhan lagu daro kililka shanaad ilay xaasidnimo waa la gudhitaaye laakiin somaliland kuma milmi karto oo waxay leedahay colonial boudure oo ah kan dunidu ku dhibantahay waana sababta reer sool rabshada looga abuuri jiray maadaama aanay dadku fahansanayn
miidniimo laagu qasaraye somaliland loo taalinmayo ee iyada waax uu talinaysa maAR II DAAGE IMA DAAGO MARLABADE II DAAGE ANNA ISE DAGAYE NOW MORE QADEEDWEYNE FAQASH ILMO KACAAN MIIDNIIMO DANBE DHIMASHAN KAA XIIIGNA REER QADEEDWEYNE ILMO KACAAN GUUL MIIDNIMO SOMALILAND 💪🏽💪🏽❤️🎋🎋
Aadbaan ugaa xuumahay M. X Ibrahim Ciigal.mumuteysaan wiixi aay reergoonfur kusameeyeen
Alla maxay janis nadhaafsheen odayadaasi. Haday sii ogan lahaayeen cadawada somaliday sheegayaan manta lugta laynama hayeen
Somaliland and uk.
Historically we probably aware that somaliland were under the control of uk since 1884 upro 26 1960.
But unfortunately when somaliland obtained it's independency from uk mistakenly somaliland united with somalia than every thing has been lost.
However after a short period when somaliland mistakenly United with Somalia all governement authorities were taken by the Southern part of Somalia which were under Italian colony.
After that republic of somaliland decided to return back it's independency from somalia and finally after a long struggle somaliland successfu obtained it's independency on 18th may 1991
Dadkii Afweyne ugu sheekeeyay somali waa mid oo dal ma kala laha ,iyo tuugtii faqash ka hadheenka ah ee ku dooda dawlado iskuma darsamin waa in loo forwed gareeyaa,
War maqasiin lixdankii lumay maad manta ictiraaf nooga dhegtay kilikbambe wkaa marka dhabloo ictiraafo Sln.Ina cgaal uu godkuriday unbad sii cadeeysay Alle uma naxariisto DADKII slnd xoriydeedii godka kuriday 33
Hadii xataa laydin citarafoyo maltinta laydinku dhawaqonsheega borobagadada naga dhaafa
Bring true facts.
Dad waligoodba dad kale uun u adeegi jirey oo iska maati ah bay ahaayeen reer somaliland. Xitaa hankooda marna may gelin inay iyagu xukunka u qabtasn waxaas midoobayay ee la sheegayo. Waa nasiib darro. Ina cigaal oo madaxweyne ahaan ku tagay xamar waatii wasiir laga dhigay. Abaalkiisa ayay ahayd.
Ina cigaal wuka so horjeda layidhi
Aad buu ii dhibay erayga walaaladeen somaliya ayaynu isracaynaa walaaladeen somali julay. sow may ahayn in aad dowladiina dhisataan oo walaaladiin idinkoo dowlad haykal keedii u dhan yahay oo mudo 15 sano ka dib idinkoo is bartay qoladaa kalena hadaad isku biiraysaan iyo hadaad kala joogaysaan may ahayn in aydaan degdegin.
Aslc khaladbey.inlabadaa.leyslaqaato.
Sxb war cusub oo Runa nala wadaag
Oo war galeen noqo ileyn adaa soo siraataye
Calankan majirin waagaa taariikhda beenta ka daaya
17 Feb 1959 launched the first parliamentary election in #sl not 1960 the year of the heist in so legal constitution. Douglas Hall did not agree with the argument and had a say first in the independent the next union but they refused his request quickly without anything but emotion and what happened was a catastrophe.
War cusubaanu kaa sugeyney iyo aqoonsi lagu dhawaaqey adna midnimo iyo wax lixdankii god lagu ridey ayaad naguso fadhay niyaw arabsiyo news wakhtigiibaad nagaga ciyaartey horta anigu waan kaala laabtey kalsoonidii dibna kuu dheysan maayo faqashyey faqashtu dhashey yaa khasaara 🥶🥶
Kkkkkk waxad ka hadashay qalbigaga
Been baa laiska aaminay odhanaysay hadii midkood lawaayo ka kalena majiraayo, hadaba suaashu waxay tahay somaliland oo qudha ayay midnimadu ka daacad ahayd, somalia wataa ka soo baxday khayinimadii ay caloosha ku haysatay
Tolow dislike tu ma kuwiibaa kaxunta😀
Haa kolay cadowga somaliland
Waa riyo waxla wasyay geelow ninkii waalanbaa ududa
Fadlan wararka aydaan hubin ummada ka daaya UK media maalin kasta waan akhriyaa waxan aad sheegaysona maa n arag.
1960 waa xorni somalia 🇸🇴🇸🇴
Sasaaro iyo tacab beel.
Before you bring such information why don't you do your research,
33 kaasu musqul bay nagu rideen.
A sc.
This story is incredibly inconclusive.
Much is missing certain facts.
Even suspect that the speech not from ahn.. .marxum miegal.
Fhjh
wax badanbaan idin idhi musicga ad ku soo gashaan iska badala ee tolow miyaad badasheen
viva somaliland who hates we hate
Dhaqashka iidoor ee carooday oo daarood ayaa dilay la calwasaadaaya oo qarandi noqdayo xabaalaha qufanaaya oo kufaar qurunle adoon uhuuru kenyata dhalfada uba nuuga oo najaas daalima ah oo naca Allaah niyada uga yaalo oo najis duqoobay ahoo iska darooryaaya oo aan maanta cidina doonaynin oo daanyeeroobay oo noqday doofaar aan dahhaaro laga sugaynin oo ah muuse biixi cabdi caaqeer caaqle xunle xoolo ilaah, hoogihii hooyadiis itoobiya ay kala timid taariikh la soo dhaafay oo ah mid aabihiis uu ahaa amxaar ceeriin iska ruuga, war shacabka somali waqooyi galbeedow caaqaan uraya iska cayrsha intuusan calaq idin ka dhigin oo aan isirka somaliya dib laydiin ka siin oo aan yaxar kuu talinin iyo mid tiro yari loogu tun taago.
been badana wlhi hal sax ka ahaN somalia bay ahyd 😂😂
War dadka benta kada-xishodo
Umadu intaas way ogtahaye maxaad warka cusub uga dhigaysan beentiinu hader way soo badanaysa
Xasad maya aflax.
Views ayuun baad ku raadinaysaan qof kasta si uu umoodo war cusub oo farxad leh dabeedna ugu hungoobo lkn beentaada hore runtaada danbe ayey u daran tahay oo wixii danbe ee aad soo dhigtan wuxuun baanu is odhanayna waa waxoodi xilka lahaa