Les états unis doivent saisir cette chance qui s annonce pour le monde libre le somaliland est la clé de la stabilité de la corne d afrique certains pays démocratique l ont su déjà comme Taiwan
@@ibraahimaliaspro8334 taas daarood shuqul kuma leh oo haddii cidi uga jirto waa mateexaan oo xukun jacayl ku waashay dadka wax qarxiyaa waa reer samaale ood ku jirto ee idinku isa saxa
Protecting the territorial integrity of the Somali Republic is the responsibility of the Federal Government. We will not allow any country to violate the sovereignty of our country.🇸🇴🇸🇴☝☝
SOMALILAND Maash Allah guuule 💪💪💪💪💪❤💚❤💚❤
Masha Allah tabarakaraxman guul iyo gobanimo my beloved Country ♥️ 🎉🎉
masha allaa masha allaa guul guul somalilnd
Maansha Allah Guul Jsl
Viva Somaliland Republic 🙏✌️
Well said Joshua and many Thanks
Masha Allah Allah ha barakeyo Somaliland
Thank you, Mr.Joshua ❤
Soomlilad.guuli..mash..allha❤❤❤❤❤
Haa rabi waa guushadii guulguulguulguul sland
Insha allah Guul
Mansha Alaah waa sidaa horaa losoco nayaa guul Somaliland
Ninka gaalka ah, waxa 50,000 oo doolar siiyey maamulka Muuse Biixi si uu ugu ololeeyo S/Laand.
Guul Somaliland Rabbiyow Cadowga Somaliland nooga hiili amiin😢❤
Les états unis doivent saisir cette chance qui s annonce pour le monde libre le somaliland est la clé de la stabilité de la corne d afrique certains pays démocratique l ont su déjà comme Taiwan
Somaaliland Waa Lama Taabtaan
MashaAllah 👍👍
Muuse biixi cabdi iyo qowlaysatada snm iyo garacyada iidoorow wali cabdimaalik muuse coldoon Xaqqullaah ayuu idin ku hor istaagay iyo shareecada Al Raxmaanka Al Xayyul Qayyuum ood ku xadgudubteen laakiin waa ku jeesjeesteen oo imisaa la rogay sidiina oo kale kuwo ugu jeesheesay kalaamullaah oo kalmatu Shahada aad sariiraha aad isku dul wastaan gogol uga dhigateen oo taawalo xaarka iyo xaylka aad isaga tirtaan aad ka samaysateen oo meel xun iyo cid kastoo xunba aad shanta ka saartaan oo calankii qoomuluutka aad ku dhex qorteen oo caruurta iyo waxmagaradka kula dhex wareegtaan calankeena barakaysan. xaggee barakadu joogtaa caro Allaah ayaa haleshaye oo caruurtii hargaysaad ayaa 37 milyan oo doolar maraykana lagaga siistay qoomuluutka iyo gaalada iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaasha aduun weynaha oo culimadii iyo waayeelkii iyo waxgaradkii ahalu cizzo iyo caqliba ahaa iyo hooyooyinkii caruurta korinayey ee biri magaydada ahaa ayaa xaqdaro xabbis looga buuxshay sababtoo ah sidee calanka qoomuluutka uga hadasheen iyo sidee wax uga oran kartaan qoomuluutka iyo gaalnimada iyo dhilaysiga iyo boonaysiga iyo itiyeeystanimada aan wadano oo dalka keensanay oo yaa qoorahaas idin siiyey aad nooga daba hadli karaysaan oo hanjabaad iyo dil saacad kasta loogu goodiyaa oo culimadii ay snm xirxiratay ayey naagahoodii oo qaaqaawan oo sariirahoodii jiifa saqda dhexe ay ugu dhacaan guryahooda snm sida coldoon halkaas oo ay mujrimiintu haweenkaas muminiinta ah ay sariirahoodii kala soo dageen afooyinkaas sida murwo coldoon taasoo ah waxaan dhaqan iyo diin u ahayn ummadda somaliyeed oo dadkii masaakiinta ahaa dhulkoodii joogay oo ka quwaaxsanaya snm maalin ay ka dhex dhaceen oo kala firdhiyeen sidii ari weer ka dhex dhacay oo tarxiil wuxuu yahay aan cidna aqoon ku masalifiyeen maatadii gobolada waqooyi galbeed ee somaliyeed ka xamaalanaysay oo meeyey calankii barakaysnaa iyo barakada mujrimiintu u sheegayso dadka somaliyeed oo uga sheegayso calanka khaniisiinta ay caruurta iyo caamada ku jaah wareerisay. Allaah miyey khaldi karaan? Waa may.
"Warabbukal ghafuuru durraxmati low yu-akhiduhum bimaa kasabul caj-jala lahumul cadaaba. Bal lahum mowcidul-lan yajiduu min duunihi mow-ilan."
Laakiin Allaahiinu waa Kan ugu danbi dhaafka badan oo ka buuxa raxmada. Hadduu isugu yeeri lahaa hal mar si uu u xisaabiyo waxay kasbadeen, bacdayn, run ahaantii, Allaah wuu u dadajin lahaa ciqaabtooda: laakiin waxay haystaan wakhtigoodii loo qabtay, kaasoo wakhti ka danbeeya aysan magan galyo lahayn. Quraan (18:58).
Siduu Allaah ku yiri Quraankiisa snm iyo garacyada iidoorow ku cayaara Kalmatu Shahada iyo culimada iyo muminiinta ikhyaarta ah oo rag iyo dumarba leh iyo masaakiinta dalkooda ka quwaaxsanaya oo raadsanaya irzaaqadii Allaah uga qoray sidaad idinkuba uga raadsataan oo kale oo fasahaada joojiya oo ka dhawrsada wajiga Allaah kaasoo aad isku dayeysaan maanta inaad ka caraartaan oo ka dhuumataan amase sirtaan laakiin aydan heli doonin sir idin ka fakisa iyo meel aad uga dhuuman karaysaan oo yaan lacag iyo waxaad ismoodsiiseen awood iyo wanaag iyo kibir uusan jahannama guri idiin ka yeelin oo ah meesha ugu xun meel qof guri abadana u noqota oo ka tashada intaan noloshihiina mawdku haleelin waayeelna waad u badan tihiin ee xisaabsha wakhtiga idiin hari kara oo marka mawdku yimaado wakhti fisa lagu kororsan ma jirto..
C/siis afrika mee ikraan tahliil meeday general galaal mee yariisaw meel ku sheeg dhega juun mee qarac reer qarax land imisa qalateen quudkii aad kajarteen qoorta aad kajarteen qaaliyoo layaqaan imusa qool ku xidheen qamuusku uu qorayaa qasaare uu lakulmaa imisaa qumuc xoogle iyo rasaas aad ku qubteen imisaa qaxiseen qurbahaa ku godoonsan oo dhul gaalaad qasbaya imisaa waxiseen qurbahaa ku godoonsan caruurtoodi la qaatay hadii aad wax qorayso inta qalin doonaan bal qiimee noloshaada iyo qaabka aad u qorayso hadaad taa qaban waydo oo nafta aad ku qamaarto qasaarad ku dambayn qorshahaaguna waa riyahoo dhami qaawan baa ku qoslaaya idaa yaab
Adiga oo faqasha miyad wax noo sheegi rabta
Cabdi malik nin kanaxaya miyad iskaga dhigaysa neceyb aad u qabto somaliland waxad kuso gabaneysa ina coldoon
@@ibraahimaliaspro8334 taas daarood shuqul kuma leh oo haddii cidi uga jirto waa mateexaan oo xukun jacayl ku waashay dadka wax qarxiyaa waa reer samaale ood ku jirto ee idinku isa saxa
@@the_hit_man_ waa dhuustay inan gumeed garaad xume xin iyo xasad ka buuxo
@@awenoolays6540 faqash sida u ilahy iga adag yahy ayan uga adagahy 😂😂
𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗪𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗹 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱𝗮 𝗱𝗮𝗹𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗹𝗼𝘄 𝘂𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗵𝗼𝗿𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮
Somaliland💕
Somaliland Guul iyo gobanimo insha Allah jir oo joog guulayso waliga Allah Amiin Amiin
Jaamuuriyada somaliland guul iyo goobaniimo cadawgeenu hajaabo somalilandaar you ♥❤👌✨💖😍♥❤👌✨💖😍♥❤👌✨💖😍♥❤👌✨💖😍♥
Haddii kuwa waaweyn ay ina ictiraafayaan, maxaad Itoobiya inoo bada wadaan?
Conguruations
Somaliland indepedecece of26 June 1960. Somaliland mistakenly United witn somalila on first July 1960.
Ibrahim
Omer
Zhp arinta aqoonsi somaliland ee Finland ka so hadal
Well done and thanks for your supportive effort towards full Recognition of the Republic of Somaliland 🙏✌️💪👍🌷🌷
Asc
Protecting the territorial integrity of the Somali Republic is the responsibility of the Federal Government. We will not allow any country to violate the sovereignty of our country.🇸🇴🇸🇴☝☝
Maxad la hadli amisson iska xoree inaad qaran fashilmey thy caalmku wuu kuu jeeda ane wligy midnimo hyga sugin