Waa sidee nolosha Soomaalida ku nool Russia?
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,
😢😮
1. Su'aasha nuxurkeeda waxay ahayd inuu sheego qiyaas ahaan dad intee dhan oo soomaali ah ayaa kunool dalka iyadoo laga duulayo tirakoobka ay Safaaradda Somaaliya samaysay wariye balse wiilku kama uuna jawaabin, adna maada ku celin waayo qofku hadduu pointiga gafo waa inuu wariyuhu dib ugu celiyo su'aasha
2.Waxaad wayddiisay dadka Ciidanka la qorayo ajaanib ma ku jiraan kamuuna jawaabin adna kumaad celin marka laba nin oo is waydaarsan oon midnaba xoolihiisa ilaashanaynin seen u dhagaysannaa, wariye waa sidee hhh
Reer galbeedku sideey wax u sheegayaan ugama jiraan gudaha ruushka,
Arday meesha joogo miyaa thy libax
Dagaalku lacag ma leeyahay anagaa diyaar ahe
Bro reer galbeedku warbaahinta Ayka faafiyeen somalia waad yaabaysaa mararka qaar way igu adkaata inaan dhaho Somalia ay aan ka soo jeeda walaahi waxay ka aaminsayihiin cunto inaanay oolin
Kkkkkkkk
Somalida wan naxay Marka maqlay somali Ku nool wadanka #Bangelish waa ah wadan aad sabool hada Ka hor arkay nin wadaankaas dhashay oo shaati iyo surweel Ka samaysay marada bariis Ku dhex jirta# waa wadanka dad fakhri dhafeen gareen #dagaag dad aad aad oo waaxa # Somalia wadan dad isnacayb yihiin oo dagaal iyo fakhri mala haraan#meesha colaad Ka jirto#fakhri waa joga#somalia illahay dhib haka saaro
Beenlow
Yusuf maxamud
Maxaa beena adeer??
Quraanka akhriskiisa iska sax Baro quraanka eebe halkan igala soo xidhiidh 252p672021456