Ustaadii su'aalahaan muqaal ka soo samey . Ee ardayda rabto Bachelor's 1. Fahfaahin naga sii transcript certificate iyo qaabka aan ku heli karo Ardayda sanadkii 2024 dhameysaay ee Soomaaliya. 2. Wali haddii aan shahaada i soo gaarin miyaan ku xareyn karaa leaving certificate-ka school aan ka qaatay.
Walaal allah kaa abaal mariyo xogta aan nala wadaagtay, midna aan kugu darsado walaal ee Codka yara edit garee OO Adobe podcast ama softwares ka kale ku edit garee inshallah.
Master ayaan rabaa shahadada 8aadkana ma hayo lakiinse Dugsi sare wan haya e ma qasab ba in 8aad inaan galiyo master hadi an u bahanahay ina xareeyo mise dugsi sare kaliya aya igu filan jwb
Shahaado dugsi sare 5 sano ka hor ahyd maku xareyn kara , recommendations letter qufka i ah maxa logu bahan yhy xogtas kistas un mise asna xogtisa dhameystiran lo bahan yhy o ah wx barashadasi shaqadisa passport kisa all info giisa mise inta buxisay oo kle loga bahan yhy , su'aasha 3 scholarships yada guud ah marka xareneysid passport me raban mise marki lgu so aqbala passport sameysan karta ?
@@eng_dualeschool kayga wuxuu isiyay kaliya transcript dugsiga sare wuxu igu yiri transcript aan kaas eheyn mala bixiyo shahado dugsi 8ka lacag un baa kaa bixi ee muhiim ma ‘aha
Master ayaan rabaa shahadada 8aadkana ma hayo lakiinse Dugsi sare wan haya e ma qasab ba in 8aad inaan galiyo master hadi an u bahanahay ina xareeyo mise dugsi sare kaliya aya igu filan jwb
Alle haka raali noqdo brother ❤
Amin wll sidoo kale
Waan xeraysty i.a guul
Guul insha allah
Sxp Bach miya xaresatay
Side abowe
@@queenhero1234 micnaha bachelor ayan ula jeda
Sida loo raxeysto garab maad iga siisid wllo alle haku sharfee
Ustaadii su'aalahaan muqaal ka soo samey . Ee ardayda rabto Bachelor's
1. Fahfaahin naga sii transcript certificate iyo qaabka aan ku heli karo Ardayda sanadkii 2024 dhameysaay ee Soomaaliya.
2. Wali haddii aan shahaada i soo gaarin miyaan ku xareyn karaa leaving certificate-ka school aan ka qaatay.
Haye wll
Wll su.aal baan qabaa
Anigu ethiopia 🇪🇹 ayaan rabaa inaan kaxaraysto inshalah
Thnkz engr
I'm Abdul kalim niyonsenga, I'm Rwandan, I completed my secondary school in option of NETWORKING. How can I get scholarship
Walaal allah kaa abaal mariyo xogta aan nala wadaagtay, midna aan kugu darsado walaal ee Codka yara edit garee OO Adobe podcast ama softwares ka kale ku edit garee inshallah.
Mahadsanid wll microphone ayaa camerada kabaxsana taasana sababtay codka xumaday
Asalam alaikum warahmtullah wabarakatuh
so help me as long as possible
Master ayaan rabaa shahadada 8aadkana ma hayo lakiinse Dugsi sare wan haya e ma qasab ba in 8aad inaan galiyo master hadi an u bahanahay ina xareeyo mise dugsi sare kaliya aya igu filan jwb
Shahaado dugsi sare 5 sano ka hor ahyd maku xareyn kara , recommendations letter qufka i ah maxa logu bahan yhy xogtas kistas un mise asna xogtisa dhameystiran lo bahan yhy o ah wx barashadasi shaqadisa passport kisa all info giisa mise inta buxisay oo kle loga bahan yhy , su'aasha 3 scholarships yada guud ah marka xareneysid passport me raban mise marki lgu so aqbala passport sameysan karta ?
Da'du hadaysan 21 kaweyneyn haa
Id jaamacadeed ma ku xaraysan karaa sawirkuna waa noocma ma kurbaa ma layska dhaafi karaa mise sawir uun baad gashan
markan master xeraynayo recommendation letterka. ma jamacadayda kaso qorana mise schoolkygi ustad
Jamacada inad schoolka ka qadatidna wa ku anfacaysa
Ustaad shahadada macaahida ee tusaale kuwa sucuudiga lagu xarysto Malagu xarynkaraa mkse waa school
Haa wll
Shukran ustaad muhiim mia middle school ina galiyo
Si chance kaagu u bato waa muhiim inaad xarayso hadi aadan shahado haysan transcript ga ayad ku xarayn karta
Activation ima so dhacayo
Wuu so yar daahaa hubi , ama emailka iska sax
Shahaado dugsi sare aya haystaa maku codsan karaa
Haa wll
Ustaad shahaadada dugsiga sare inaa wasaarada w.soomaaliya kasoo qaato waajib miyaa puntland baana ka dhameeyay high school
@@SacadCabdi-o8y Haa lkn mida iskulka hada heysatid caadi wye
@queenhero1234 schoolka tiisa oo ku jiraan form 1,2,3 natiijadooda baa wlal
Asc maamule cilad yar aya i haysato xage kala so xariira😢
Id jaamacadeed ma gelin karaa sawirkuna ma waajib baa sawirku ma kurbaa mise sawirkaad jeceshahaad gacan?
May wll ID ga jamacada magalin kartid
Sxp meel aan kala soo xiriro isheg fadlan
Instagram ka eng_duale
@@eng_dualesxp wan kula soo xiriiray
Ustaad jamacada dhigta marka schoolkan waa ka fogahay marka jmcda maka qoran karaa recommendation letter anigo bachelor xareenaya
Schoolka ayaa wanagsan inad ka qorato
Ustado successful aya la idhahay 48 hours ayan suga miya jawabta
Maya ee emailka ayuu kugu so dhacay confirmation ma
Lkin wll meesha middle schoolka transcriptional aad galisay makuwii 6aadka iyo 7aadkaa
Kan 8aad ka bes baa kaaga filan
@eng_duale Haa hye ustaad shahaadada 8aadka unbaan galin karaa so ma aha
Sxp bachelor ayan raba mrka sidan u helo high school kaliya Miya buuxinaya mise middle waan ku darayaa
Middle kana waad ku daraysaa wll si ay kuugu xoogsanto hadi adan kari karayn xatta transcripr gali
@@eng_dualeschool kayga wuxuu isiyay kaliya transcript dugsiga sare wuxu igu yiri transcript aan kaas eheyn mala bixiyo shahado dugsi 8ka lacag un baa kaa bixi ee muhiim ma ‘aha
County passport codeka intee kuyaala
Qaybta midigta xagga sare
Sxp recommendations ka school kayga email kiisa miyan galinayaa mise
Haa wll asaga galinaysa
@@SwiftTrend-t5n maya macalinka warqada kuso qoray Gmail kiza geline farin u dhaceyso wuu aqbala intas Lee wye
Mida kle anigu dugsi sare waan dhameeyay marka bachelor degree ayaan rabaa marka middle school inaa buuxbuuxiyo ma ubaahanahay
Maya uma baahnid
Mastarka noso gali fadlan
Hada ma xirmaye
Maya wll
Walal Malayzia kasoo hdal
Malayzia scholarship wax nooga sheg ugaas
gudomiye activation emailka ma hayo
Wuu so yar daahaa hubi , ama emailka iska sax
Shahadda 8aadka muhiim miyaaa
Haa hadad dugsi sare dhamaysay o aad jamacad rabto
Ustad kawarn labo sano kohor Aya dhameyay
Wa caadi hadi da'du aysan kabadnayn 21
Hada xaraysan
22 sano makagu xareynkaraa
Maya wll
@@xajarhayyaaj1790 iska yarey noh 🤣
Master ayaan rabaa shahadada 8aadkana ma hayo lakiinse Dugsi sare wan haya e ma qasab ba in 8aad inaan galiyo master hadi an u bahanahay ina xareeyo mise dugsi sare kaliya aya igu filan jwb
May may masterta waxaad galisa dugsiga sare iyo bachelor ka bes
@@eng_duale mhd snd
@@eng_dualeIDGa somalinland Ma lagu xerayn kara
Id jaamacadeed ma ku xaraysan karaa sawirkuna waa noocma ma kurbaa ma layska dhaafi karaa mise sawir uun baad gashan?
@@Cabdiraxmaankhaalid-g5j sawir teesaro gashane qasab wye sawirka neh iska hagaaji
Id jaamacadeed ma ku xaraysan karaa sawirkuna waa noocma ma kurbaa ma layska dhaafi karaa mise sawir uun baad gashan?
Maya kuma xaraysan kartid