Why Somali Girls Marry Ajinabi Men | Gabdhaha Guursadan Ajnabi | Video in Somali and English

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @BarwakoIsa
    @BarwakoIsa 3 วันที่ผ่านมา

    Maanshaa’allaah I really loved ur channel ❤❤❤

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  43 นาทีที่ผ่านมา

      Mahadsanid wllo❤️❤️❤️

  • @MalyunAli-e7l
    @MalyunAli-e7l 3 วันที่ผ่านมา +2

    Thank you sister jisakalahu kheyr

  • @BarwakoIsa
    @BarwakoIsa 3 วันที่ผ่านมา +1

    Nooloow abayo ❤❤❤❤ I’m ur biggest fan forever ❤❤❤❤❤❤❤

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  3 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wllo❤️❤️❤️

  • @samiira571
    @samiira571 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤ thnk you queen xalima

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  3 วันที่ผ่านมา

      ❤️❤️❤️

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 วันที่ผ่านมา +1

    qoff wlaba qofkauu guursnaayo maha isaagu inuu keensaday lakiin ilahay ba u qoray isago calshoosha hooyadiis ku jira ha kula yabina somaliyaay qofka ciduu guursanyo wa qadarka ilahay qof muslim hadu qofka yahayna wa wlalkaga islamka

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  วันที่ผ่านมา

      Dadkaan ilaahi kama baqaayaan. Caaydee dhahaayaan hadii maqashid waa isku nexee. Ilaahi caqli ha u yeelo

  • @nadamahamoutz9784
    @nadamahamoutz9784 3 วันที่ผ่านมา +2

    Teegaaro weyn ku ahayn wllo

  • @zaynikadir6762
    @zaynikadir6762 3 วันที่ผ่านมา +2

    Wan kuu faraxsanhy inaad qofaad Ku qanacsantahay aad nolosha la wadaagaysid ❤❤❤ anigu qodobo badan ban haystaa oonan Ka tanaasulin Karin qofakan Ka waayana banaanka Ka marayaa😂

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  3 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid macanto❤️❤️❤️ yesssss inshallah qof qodobahaas hasto waa arkeeysaa hadii kale wadada haku qulqulo

  • @rahamamahamoud8921
    @rahamamahamoud8921 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxad isku cod eegtihiin ❤hodan inanta tiktokta❤ama ur mummy 😂🦋

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  2 วันที่ผ่านมา +1

      Ma aqaani ayada. Walaalaheey aa isku cod nahay ayaka neh hodan mid ladhaho kuma jirto

  • @Abdulkaderibrahim-iw4fl
    @Abdulkaderibrahim-iw4fl 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Af-soomaali baad ku hadlaysaa, maxaad af-ingiriisi ugu hadlaysaa, maxaad af-soomaali ugu hadli wayday?🤗🤗🤗🤗🤗👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻💙💙💙💙Waan ka xumahay, walaashay, waan ku fahmay khalad

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @@Abdulkaderibrahim-iw4fl Aniga Somalia kuma korin. Xarfaha wuu iga dhumaa markaa hadlaayo. Kas igama ahan.
      Channel kaan gabdho baan usameeye. Orod wiilasha soo dhageeyso oo cabaadka jooji. Ingiriis neh baro qadka waa ka baran kartaaye.

    • @Abdulkaderibrahim-iw4fl
      @Abdulkaderibrahim-iw4fl 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      mashaa allaaha thank you sister👍🏻👎🏽👎🏽🤗

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ragga Soomaalida waay yaraadeen ee guursada Ajaaniibta gaar ahaan kuwa kuslimka ah!

  • @Hornscope
    @Hornscope 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalida oo keliya maaha ee cadaankuba waxay u guur doontaan wadamada Asia ee Thailand, Vietnam, Philippines iyo wadamada kale ee aduunka
    Markaa waa iska caadi inay habluhu guursadaan ciday doonaan. Laakiin wax weyn lagama dhigo nin ajaanib ah ayaan guursaday.
    Mida kale madaama.dumarka somaalidu ay raga ka fara badan yihiin, waa common sense inay helaan cid ay guursadaan oo ajaanib ah

    • @PinkXalimo
      @PinkXalimo  19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isku mid ma ahan. Cadaanka asia aadaan badanaa gabdho faqiir ee rabaan ineey ka faa’ideeystaan sidii nimanka qurbaha joogo oo gabdhaha masakiinta soomaaliya joogaan ka faa’ideeystaan waaye. Power imbalance dad raadinaayo waye niman kaas.
      Gabdhaha somalida oo ajnabi guursaday waa dad ee la kulmeen magaalada mise wadanka eey dagan yihiin. Meey u imaanin qurbaha ineey cadaan guursadan. Its not the same at all.
      Aniga wax weeyn maka dhigin lakin soomaali badan oo caaynaayo gabdhaha ajnabi guursadeen weey buuxaan oo iyaka aa wax weeyn kadhigaaya oo dadka ku mashquulay. Dadkaas la hadal hadii aa run sheeygeesid

    • @Hornscope
      @Hornscope 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @PinkXalimo horta sideedaba somaalidu social media adbay u isticmaalaan , that's why markay arkaan mid ka cadhaysan raga somaalida, oo iyada lafteedu ah qof liidata ay soo dhigto tiktok mid cadaana oo sideeda liita way ka xaraabaystaan.
      Dumarka somaalida ee aad u liita badiyaa ayaa waxay meelahaa ka soo kaxaystaan mid dibjir u eeg oo cadaana markaasay soo dhigaan tiktok iyagoo isleh ka cadhaysiiya raga somaalida.
      Btw, nin cad baa I qaba ma wax lagu faanaa? Aduunka waa lays wada dhex galay, ee wakhtiga laguma lumiyo nin ajaanib ah ayaa I qaba oo ka wanaagsan raga somaalida