FANAANAD HIBO MAXAMED "HIBO NUURA" & HEESTII " SHEEKADUU KA KOOW IYO KUN HABEEN MID SOCOTAA..CLASSIC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta ปีที่แล้ว +2

    Sheekadu Ma Kow Iyo Kun Habeen Mid Socotaaa Wow

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 ปีที่แล้ว +3

    Fanaanad buxda oo ka heysta Codka Sare kan dhaxe iyo kan Hosaba Wana sababta ay Ula so hestay gabihanba ragii Fanaaninta Ahaa Allaha no ka daayo Mamo❤

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin ya rab.
      Hibo waa Fanaanad Qaran illahay ha inoo daayo Mamada insha allah

    • @fartuunisse1045
      @fartuunisse1045 2 ปีที่แล้ว

      00+

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +2

    Kolkii hore kalgacalkaad kadiska iigu dhiibtaye kabo tidhi sidii malab

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha lagu dheereeyo wada- socoshada ama nimankoodu aad uga maqnaadaan ayaa heestan si gaara u jeclaan jiray. Waa hees macaan anba aan jeclahay. Mahadsanid walaal SM$C

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 ปีที่แล้ว +1

      @Cawale Geedi Aad Iyo Aad walaal, waa sidaa aad ka dhawaajisay, waa hees xasuus gaara leh cod iyo laxan iyo eraya isugu tagey. Mahadsanid walaal

  • @musebuuf
    @musebuuf 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sudan baa lagu duubay. Logo dii Televisionka Suudaan ayaa mar mar soo baxaysa

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 ปีที่แล้ว +1

      @Muse kamil maya sxb anaa ku darey musishanka

    • @idiriscilmi2267
      @idiriscilmi2267 ปีที่แล้ว +1

      Waxa lagu duubay Dugsiga Qalax Gabiley

  • @nimcaanaxmed1797
    @nimcaanaxmed1797 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanncabdlha ni

  • @mahamudhaashi2616
    @mahamudhaashi2616 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees xuus igu le

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 ปีที่แล้ว

    Fanaanada aan ugu necebahay Hablahii Waaberi Idont aniga heesaheeda iyo codkeeda iguma socdaan lol

    • @nawaadxusen9879
      @nawaadxusen9879 3 ปีที่แล้ว +1

      dee mxa faaladan kugu dhibay hadanad jeclayna haba dhagysan ka huleel mesha

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 3 ปีที่แล้ว

      @@nawaadxusen9879 meeshu fikirkeyga ku qorayaa. Ma igu haystaa

    • @nawaadxusen9879
      @nawaadxusen9879 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mustafadiriye6870 wxan fikir lama yidha ma taageero kugu filan lakin wan necbahy suuragal maha si wacan hadalka u dhig

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 3 ปีที่แล้ว

      @@nawaadxusen9879 jiidis iyo qaadis Waa isla guryo geyn Marka adigu muhiimada ka raac

    • @nawaadxusen9879
      @nawaadxusen9879 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafadiriye6870 inanad tagerin iyo inad necebtahay waa kala gaar wan iska necbahy waayo ma taagero waa xasarad dee