Hibo Nuura | Heestii Daalo Tus Helay l Hayga Tagene ii Tali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 88

  • @YusufRaasha
    @YusufRaasha ปีที่แล้ว +11

    Hibo Nuura hobaladii Waaberi Allah Cimriga hakuu siyaadiyo Aamiin Yaa Allah .

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว +3

      Aamin

    • @AbdinassirAbdullahi21
      @AbdinassirAbdullahi21 4 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@caweyskadalmar
      Brother gacmaha alle haku daayo
      Waxan kugu boorinayaa adiga iyo kuwa kula midka ahba sidaad noo gaarsiisaan heesaheenii hore
      Thanks so much 🙏

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 10 หลายเดือนก่อน +2

    Viva Shacabka Soomaaliyeeloow Guulwacan

  • @MuldfitHero
    @MuldfitHero 3 หลายเดือนก่อน +4

    hestan waxa ibarty gabadh an is jeclyn hada way dhibaty ilhayow u naxariso ada iga jecldayeh🥹😭

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 หลายเดือนก่อน

      Aamin

    • @Mass998
      @Mass998 หลายเดือนก่อน

      Alle ha u naxariiisto 🤬🤬

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +8

    Erayada Abwaan Cabdi Xandule Shanle Laxankii Bashiir Xaddi AHUN Dhammaantood Thanks.👍

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuustii Dalkaygii Hooyo

  • @AbdinassirAbdullahi21
    @AbdinassirAbdullahi21 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cawayska Dalmar keep going 💪 ❤

  • @eidosman6404
    @eidosman6404 ปีที่แล้ว +2

    Bishan ayaan tagey iyadoo rooban wllhi waa jawikale.

  • @sahantechnology6719
    @sahantechnology6719 4 หลายเดือนก่อน +1

    Earadii:Cabdi xandule shanle
    Laxankii:Bashiir Xaddi
    Codkii :Hibo maxamed

  • @abdirisaqdalmaroz2803
    @abdirisaqdalmaroz2803 ปีที่แล้ว +4

    2023 inta dhagaysatay subscribe isaar wlal❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +4

    Alla Wacanaaa Shacabka Soomaaleed oo Qaliilka Si Wacan Fahma

  • @amiirffyt730
    @amiirffyt730 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyadan miyay fahmayan de jiilka hader raxmanku cimriga haku dhereyo hibo nuura❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Fantastic Dhimay Allah U Naxiiso

    • @Ismaaciilreermiyi
      @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

      Waxaan Uga Jeedey Mudaniinti Allahoow Naxiiso

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg ปีที่แล้ว +1

    Hobo nura cimri dheer eedo iyo cibado San

  • @Binta-s
    @Binta-s 4 ปีที่แล้ว +11

    Iam the first one haha 😂, thanks 🙏 brother

    • @abdiweliali5877
      @abdiweliali5877 11 หลายเดือนก่อน +4

      Today it's my turn 😅😅

    • @AhmedDirie-pw7ed
      @AhmedDirie-pw7ed 4 หลายเดือนก่อน

      😢😢🎉​@@abdiweliali5877

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +3

    Khaatumo State Of Soomaalia

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Viva Shacabka Soomaaliyeed Guulwacan Iska Celiya Gadowga

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaleed waa walaalo

  • @dahirmahdi296
    @dahirmahdi296 2 ปีที่แล้ว +2

    Ha iga tagine iitali taageer labo ruux sidey wax garazhadu mid un ba tugubiya habeenki betsure no raaxeysey aniga iyo liiban shalokhis week weeh

  • @zuhraelhassan8449
    @zuhraelhassan8449 ปีที่แล้ว

    Maldivsta somalia ilaajow ii kas inaa tagk

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 11 หลายเดือนก่อน +1

  • @smiledon77
    @smiledon77 2 ปีที่แล้ว +1

    Cawyska thanks hibo

  • @AbdikadarjamaNuur
    @AbdikadarjamaNuur 7 หลายเดือนก่อน +1

    good afternoon

  • @Duuliye17
    @Duuliye17 ปีที่แล้ว

    Plse heesaha qaraamiga ka dhiga kuwo qoraal ku baxa caweyska dalmar

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Way fiicnan lahayd wakhtiga baa igu yar. Oogow hal qof baa channel ka wada

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 5 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxristo intii dhimatay bahdii fanka soomaaliyeed 😢

  • @Hiiraan_boy
    @Hiiraan_boy 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan iiraadi wll hadaan taqaan
    Daway ii ahydee
    Aan doonayoo
    Dugsi bay ahaydoo
    La ii diirinaayo
    Nafyeyda u daranyay
    Heestaan ninka qaaday
    Isheeg wll

  • @suqrabintuxasan4064
    @suqrabintuxasan4064 2 ปีที่แล้ว +2

    10 2022 ya dawanaya

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyado qoraal ah yaa isoo qori kara pls

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq ปีที่แล้ว +1

      Daaloo tus helayoo, mayay tumay arooryoo oo cadceedu tahan iyo ay u timi nin jooggii. Tilmaan kaan ku raacshee indhuhu tabayeenoow hayga tagine ii tali taageero laba ruux siday tahay wax garashadu miduun baa tukubiyee.
      Tabcoo ubax ka baxayoo, tigaadina hadheysay, teelteel daruurina timo sare ka fuushay.
      Ama togag biyo ahoo, tacabli'i u soconoo hayga tegine ii tali taageero laba ruux siday tahay wax garashadu miduun baa tukubiyee.
      Waa labada bayj ee hore. Bye

    • @shaaciyeabdirahman368
      @shaaciyeabdirahman368 ปีที่แล้ว

      Aniga wll

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +2

    Laascaanood Of Soomaalia

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +3

    Shacabka Soomaaliyoow Midooba

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 8 หลายเดือนก่อน

    Yaawaduud

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +1

    Tuug Isku Dire Shacabka Soomaaleed

  • @smiledon77
    @smiledon77 2 ปีที่แล้ว +1

    hibo nuura daalo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi ปีที่แล้ว +3

    Muuse Biixi Go Back Dulcad

    • @AhmedAli-fz7fj
      @AhmedAli-fz7fj 3 หลายเดือนก่อน

      Go back to your buuhoodle

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ii raadiya qofki yaqano
    Xaajaba ninkeede
    Hadii aan ka tago xamar
    Xanuunkeedu ima dayn xamdiyey walaaley hadaan kaaga tago xamar

    • @eymakay2
      @eymakay2 11 หลายเดือนก่อน +1

      Sugaal cumar cabdulle

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 4 ปีที่แล้ว +3

    Heesteee

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 5 หลายเดือนก่อน

    28/6/2024. Taagi masaaro tarantoo tumadiyay dayri ay ku tumatoo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว

    Shacabka Soomaaliyeed Qabiilka Iska Soomaalia Qabiiilk Waa Innagu Weynyahayne Lkn Qabiilka jaga Quususo Idoor Labaxay Soomaaland

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxad leedhay qabyalada joojiya markasad reer dhan maqacuuda u diidaysa o ku socota kolay cida tahay iyo munafiqnimadii waad isku cadaysay

    • @Hassan-tr5ph
      @Hassan-tr5ph ปีที่แล้ว

      Qabiil waxa badala dawlad inta dawlad nimadu diciif tahay qabiilku wa jiraya alle hayno siiyo dawlad dadku ku tiirsadaan

  • @AliAhmedRoble
    @AliAhmedRoble 8 หลายเดือนก่อน

    Tacksam

  • @MohamedHussein-kd7sn
    @MohamedHussein-kd7sn 5 หลายเดือนก่อน +1

    🌏🏁🇧🇭🧂

  • @yaasiinlixle1766
    @yaasiinlixle1766 2 ปีที่แล้ว

    Hayga tegine ii tali

  • @cabdilaahicali7647
    @cabdilaahicali7647 ปีที่แล้ว

    Anagotayadmiigrani

  • @xamsefaarax2481
    @xamsefaarax2481 3 ปีที่แล้ว

    Kj

  • @gamaalcali7507
    @gamaalcali7507 2 หลายเดือนก่อน +1