#SOM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2024
  • Dooddan oo biilaw u ah silsilado dooda ah waxaan diiradda ku saari doonnaa hadba Mowduuca markaasi taagan.

ความคิดเห็น • 7

  • @lamahuranofficial5904
    @lamahuranofficial5904 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Aweys waakugu taagerraa arintaan waana bogaadineenaa doodaha halkaan yeesan ku ekaan

  • @abukarsiyadsaqey9979
    @abukarsiyadsaqey9979 หลายเดือนก่อน

    Aweys allaha ku sharfo walaalkeey idimka alle

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 หลายเดือนก่อน +1

    Dood wadaag maxaad ugu qoriwayday

  • @Qaboone
    @Qaboone หลายเดือนก่อน +1

    dhakhatiirta jaamacadda heerka koowaad ka baxa waxaa loo yaqaan GB mana shaqeeyaan dhakhaatiirta takhasuska leh ayaa ah kuwa bulshada ushaqeeya. somaliyana wax takhasus ah laguma barto, waana sababta bulshadeenu u aamintay dhakhaatiirta ajaaniibta oo ah kuwo leh takhasuskii bulshadu ubaahneed

    • @zakaria_abdi
      @zakaria_abdi หลายเดือนก่อน

      Maxay qabtaan dhakhtarka takhasuska leh miyay sii caawiyaan intay iyagu takhasus kayeelanayaan?

  • @calisalaadxassan
    @calisalaadxassan หลายเดือนก่อน

    Sxb muuqalada dooda ah noo soo badi

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 หลายเดือนก่อน

    Erayga madaxwaynaha tiktok waa qalad, hogaamiye dhaha koleey. Erayga madaxwayne awaluu nagu batay