Duuliye Azhari - Wareysi 5/5 - Duuliyihii baaddiyaha ku rafaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 155

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallah wareysi cajiib ah oo dhinacyo badan taababaya duuliye azhari allaha barakeeyo

  • @anowadeshcade5675
    @anowadeshcade5675 ปีที่แล้ว +11

    Azhari is the best, experienced and true story telling interviewed,...thank you Ayanle

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah duliyah wa nin wanagsan o dacad somalinimo ku weenthay o wayo arag ah ilahey waxa kabaryay in somali airlines so labato ow azhar madax unaqdo inshallah Somalia 🇸🇴 waxey ubahanthay azahri okale hada nolashi adked wa kabaxay intey ku dabeyen saci iyo damerki iyo sudesane radiyahi iyo ushi inow no shego xaski iyo carurti inti ubad baday iyo hooyo xagey ku dabeyene duliyah ina noso waresatid mar 6xad ayan ka codsany ayale adigo mahasan salan naga garsi runahanti waresiga intow socday marna wa oyay marna wan quslay wa kugu xertay😅 iyo wa ka gostay 😅 duliyahi marqasanay aad ayan ugu qoslay walahi iyo dardaraki wx barashadi markow adayay warya qamro cabid haso maran mashallah runahanti wxa aad icajibiyay sonaqashadi duliyah e wax barashad ader wa so damestay wx barashadi qabro soma baran 😢 wa hadal qeybo badan o qira leh iyo aqlaq wanagsan azhari guuleso ku solabo magaladad Mogadishu ad kuso barbartay ilahey idankis❤❤❤ Abo guuleso

  • @ibrahimkhaliffarah7977
    @ibrahimkhaliffarah7977 ปีที่แล้ว +7

    ❤ wan ka Helay waraysigaas dhabtii qiiro Darteed wan ilmeyey sababta ma Aqaan Lakiin waxa aan ka Naxay markii Galkii Garowe jogey uusan Arintisa ka Garaabin sxb maxamed ayanlow ilahay Ajar iyo xananaad hakaa siiyo barnamijkaas wan jeclahay Noosobadi

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat ปีที่แล้ว +2

    MashaAllh wuxu ahaa wareysi xiiso badan Ayaanle husein & duliye Azhari aad bad u mahadsan tihin dadka qibrada & aqoonta leh sida duuliyahan oo kale soo wareyso inshaAllh ❤❤❤

  • @abdikarimfiidow9125
    @abdikarimfiidow9125 ปีที่แล้ว +6

    5 Qeybood oo si xiisa badan noogu soo dhamaatay, Runtii Taariikh iyo waayo aragnimo badana waan ka faa,iidnay mahadsanid Wll Ayaanle Hussein Abdi.

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid Ayaanle sidaa u wareysatay ninkan wax badan soo maray waaka xumahay ciyaalkii ka baaba'ay iyo noloshii adkeed uu soo maray duuliyaha

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว +1

    ❤Azhari Waa Nin 😊 Runtii Waayo badan iyo Dawlad iyo Dawlad la Aan ba ujoogay👏👏👑🙏ilaahy ha sharfo

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid wariye sare ayanle xusen sida aad taariikhda iyo waayihii lasooo maray aad inoogu soo bandhigeysid, taariikhda Azhari waa cajiib allaha xfido .

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Duuliye azhari wareysi fiican ayuu bixiyey oo Juqraafiga iyo Aviation-ka nooga faaidayey Ilaahey wadankeena nabad waarta hasiiyo insha Allah.

  • @abdikarimabdi8386
    @abdikarimabdi8386 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤ aad baan u salaamayaa adeer Azhari runtii waa aqaanaa waana nin aad u fiican Allah ha xafido aamiin.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +7

    DUULIYIHII DAMEER LAHA ISKU BEDELAY Azhari tariikhdiisu waa mid cajiib ah oo wax ku qaadasho mudan 😊

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +8

    Wa qiso cajiib ah oo aan wax badan ka bartay
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +4

    Wariye ayaanle xuseen cabdi aad bad u mahadsanthy sheekadan qeyb kasta waan daawanayay i.a sheekooyin kale oo aad u xiiso lehna waanu kaa sugaynaa i.a👍🤗🙏

  • @balabanxasan9880
    @balabanxasan9880 ปีที่แล้ว

    Rntii Waa qiso aad umacaan wxa hada wadaa xalqadii ogu dnbesy rntii Duliye Abdulahi Azhari Waa niin In badan soo jaby Waa qiso tusaale noqon karta rntii mhdsnthy Ayaale ❤

  • @mohamoudsalah9738
    @mohamoudsalah9738 ปีที่แล้ว +1

    This man is Posative person, he telling everyone from his Posative side.

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 ปีที่แล้ว

    duuliye somali ah oo leh shraftii somalimada waalidkeen noogu sheegeen inta dhibatey allaha ha u naxariisto

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 ปีที่แล้ว +1

    ❤ salaan sare sxb waad ladaahday sheekadan Thanks aad yaan uga holey sheekada duuliyaha

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 ปีที่แล้ว +8

    Waaw Sheeko cajiiba Buuga xagee laga helikaraa wariye Ayaanle

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 9 หลายเดือนก่อน

    Waraysigan 10/10 baan ku siiyay waa mid xiiso badan qofka aad waraysanqysaana waa qof gob ah oo nasab ah oo dun xariir ah oo wanaag badan ka muuqdo qalbibsaafi ah qalbugaan ka ilmeyay meekaha qaar uu isna ooyayay😭. Isku deegaan ma nihin lkn soomaali aad u wacan weeye .

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaahu adeer cabdulaahi ashari Waa inaad dhalinyarada bartaan wadida beylood nimada waxaa tahay macalin qaali ah ee Waa inaad cimigaas ugu faa,, iidayso dhalinta soomali cimri dheer caafimaad fiican ilaah hanoo kaa siiyo ascww

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allah inoo xafido Duuliye Azhari ❤ wadanka u baahan. Guuleyso ayaaanle Abti ❤❤

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah duuliye Azhari Tariikhdu waa is qorto aan duugmayn Rabbi ha ku xafido abti🫶🏿🤝 Thank you brother Ayaanle Ha noolaato waadba noolaane 🫵🏻

  • @fatmina08
    @fatmina08 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @cheyyene
    @cheyyene ปีที่แล้ว +2

    In Memory of my uncle Flight Engineer Abdullahi Joon (Rahimahu Allah).

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato thanks ❤

  • @mohamedboqol6201
    @mohamedboqol6201 9 หลายเดือนก่อน

    What an amazing journal
    5 qaybood oo tarikh wadaninimo khibrad dowlad dawlad la’aan qosol qiiro.
    Mahadsanid ayaanle sxp

  • @Abuukar3350
    @Abuukar3350 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle waan ku salaamey

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 7 หลายเดือนก่อน

    Wa qeebteydi igu dmbeyse sidan filaayo wx bdn ayn ka fa.iday oo nolosha dhankeda ah qeeb wlbana wxey ledahy xaraaradeda iyo fa.idadeda❤

  • @mohamoudjamamohamed987
    @mohamoudjamamohamed987 ปีที่แล้ว +4

    Duuliye Azhari dhibaatada qaxida dad badan ayuu la qabaa, anigu waxaan ka xanuunsaday, sida gaarigii ariga siday iyo go,I dhaxanta arigu ku kaadiyey gaajadii, lo,dii iyo dameerihii waji gaxii airporkii Conoco, iyo dhimashii caruurta is raa raacday

  • @MahadHayir
    @MahadHayir ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah wareysi aad u wanaagsan ayu ahaa pilot ka ilaahay ha dhowro,

  • @lulinahassan6302
    @lulinahassan6302 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waayo arag weye

  • @ubaxsalad4891
    @ubaxsalad4891 ปีที่แล้ว

    BAYLOODKII BIYAHA DHAANSHAY alla xanuun badaa azhari malin kaa 6 jir ayaan ahaa waxaan cararaynay aniga iyo sedex iga yar 10 saac oo toosa bebe ayaa nabaacsaday magaranayo qofka masuulka ka ah arinkaa alle ayaase og

  • @maryanibrahim7193
    @maryanibrahim7193 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan noqday first day ayaanle chenalkiisa aan ugu soo horeeyo waa sida aan u xiisayn barnaamijkiisa

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 ปีที่แล้ว +1

    Ayaane siyaad bare ayey uga dhegtay
    Inta wariye qabyaaliiste ah
    Iyo aqoon yahan jiran uu soomaali hor taagan yahay
    Soomaali was fogtahay guul soomaaliya ❤❤❤❤

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 ปีที่แล้ว

      Siyaad madaxweyne Soomaaliyeed buu ahaaye, maxaad uga xigsaneysaa adigu?
      Qofkii kursiga fuula sax iyo khalad labadaba waa sameeyaa waana laga sheegayaa.
      Qofkii raba in la amaana uun gurigiisa ha joogo.

    • @nomadstar5454
      @nomadstar5454 ปีที่แล้ว

      @@ismailjama178Siyad Barre in la eedeeyo wuu istaahilaa,laakiin Ayaanle wuxuu mashquul ku yahay Siyaad Barre iyo Farmaajo, wuxuu aaminsanyahay last 30 years wixii dhacay in Siyaad iyo Farmaajo ka danbeeyeen. Ilaa jadda “Dilmi Diid” iyo “Ogaansho” TH-cam channels baa ka badbaaday cudurka qabiilka.

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan iyo odeygi gurguurte baa ugu dhadhan wanaagsana dadki taariikhda kasheekeynaayey

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL ปีที่แล้ว +2

      WALEE BEEN MAAD SHEEGIN HALMID BAY KA SIMANYIHIIN OO AH ISBADALKA NOLOSHA

    • @luulyusuf2419
      @luulyusuf2419 ปีที่แล้ว +1

      Wa kahelay 2 adeer waaa rag nolosha wax kayaqaaniin

  • @abdifataahhassan2778
    @abdifataahhassan2778 ปีที่แล้ว +4

    Aniga waan ku xiranahay channel-kan ayaanle,waxaana aad oga helay erayadii uu ku daah-furay barnaamijkaan bilowgii hore ayaanle.lkn mar marka qaar ayaan ku arkaa erayo cadiifadeesan mana garan karo sababta,dabcan waa aragtidayda.

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 8 หลายเดือนก่อน

    ASHARI ILAAHAYVAA JAA JARAY CARUURTII HARGAYSA AAD XASUUQSMDAY ILMAHAAGII BAA MIDMID HORTAADA ILAAHAY KAAGA JARAY

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 ปีที่แล้ว

    inta nool oo asaga iyo wariye ha noolaanto

  • @highflyer215
    @highflyer215 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan oo kale umada iyo dalkaa ubaahan, inta uu noolyahay in wax Laga Barto waye ugu yaraan.

  • @Eng-Ibra_Updizalam
    @Eng-Ibra_Updizalam 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka Ceelka free uga dhigay dameerkisaa ee "Furre" waa awoowgay ilaa hadana ceelkii wuu hayaa ilaahay cimriga ha ubarakeeyo❤

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 ปีที่แล้ว

    Aahey, waa maxay

  • @MaymunaMukhtarJelle
    @MaymunaMukhtarJelle ปีที่แล้ว +3

    Ax yaa wadani ha noolaato soomaali

  • @ibrahmmirad
    @ibrahmmirad 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaanloow iskadaa qabiil nacybka waan ku dareemynaaye

  • @bashiromaraden3490
    @bashiromaraden3490 3 หลายเดือนก่อน

    Cajiib! Cashar weyn

  • @engdhuguf
    @engdhuguf ปีที่แล้ว +3

    DUULYE ASARI WAA DUULIY8HII DIYAARAD AAN RAACP TII UGU HORAYSAY AYUU DUJLIYE KA AHAA ALLE HAKU XAF8DO

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah ปีที่แล้ว +1

    Meesha duuliyaha ka yiri cunnuga ku dhex dhasha diyaaradda wuxuu noqonayaa mawaadin. Waa sax diyaaradda wàxa ay kamid tahay dhulka dawaldda leh lakiin Qaanuun ahaan mawada aha kuwa siinaya xuquuqda mawaadinimada tusaale wadamada Civil law system isticmaala iyo kuwa isticmaala common law system maaha kuwa isku qaab u nidaamiya mawaadinimada ajaanibta.

  • @mohammadsugulle1104
    @mohammadsugulle1104 ปีที่แล้ว +4

    📖 book azhari horay xagee laga helaa online ma heli karaa

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +2

    Qisad filim halaga sameyo ❤mahasanid hanolato❤

    • @abdullahi4008
      @abdullahi4008 ปีที่แล้ว

      Runtii waad dhagaysatay ee ma been ha lagu barxo ayaad leedahay iyo waqti lumis

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

      @@abdullahi4008 ha 🤣 warunta lakin adiga sow waqtiga qeeb kamatahid o maxa mesha ku kenay hadow waqtigaga lacag yahay

    • @abdullahi4008
      @abdullahi4008 ปีที่แล้ว

      @@hasnanoordeman5828
      Anigu warkan runtaa ayaan dhagaysanayay si aan xog iyo waayo aragnimo uga kororsado lakin asagoo film lagadhigay oo been iyo jilliin lagu daray ma raba allahay ka alle 😃

  • @RuqiyoCabdulleBariise
    @RuqiyoCabdulleBariise ปีที่แล้ว

    ❤❤❤waacibro aduuyadu

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw ปีที่แล้ว +1

    Asc..walaakayi..azari..waan.ku.daawadayi.12345.dhamantod.waxan..dareemayi..xanuunkiiyi..1991.ayaaanle.walaal.waxiidhacyi..waxa.kamasuul..ah..ssdf..usc..snm.ssdm.iyo.dowladii..shuucigahayi..ilaah..hortisah.maan.ku..xisaabtameenah..aduun..iyo..akharobah..waxan..ku.noolahayi.usa.marayikankah..waxa..ikeenayi.
    Kuwaasi😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdijabaromar1979
    @abdijabaromar1979 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ayanle!
    Isku day inad noqotid Wariye OBJECTIVE (NEUTRAL)
    1h20mn wareysiga waxad modaa fikirkaga ad aminsatahay in ad dhex keentay wareysiga
    Wariyuhu waa inu noqdaa neutral

  • @jabrayasin7892
    @jabrayasin7892 ปีที่แล้ว

    Masul an wax badan ka baranay bacdallah mhdsnd.

  • @aminwalgi8597
    @aminwalgi8597 ปีที่แล้ว

    qofkii kucaajiso wareesigaan waa qof xanuunsan Allah ya cizak kamaba daali

  • @sajinmedia8045
    @sajinmedia8045 ปีที่แล้ว +1

    Alla qofkan maxaa qabyaalad iyo nacayb ka buuxa lkin azhari really waa aqoon hayan sifiican buu wax uga dhaa dhicinayaa lkin qofkan weriyaha isku sheegya waa qof cuqdadi buuxisay

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 8 หลายเดือนก่อน

      Ma waxaa diidan tahay in dhibka waddanka uu ka bikowdey keligii taliskii jirey ? Qabyaaladda yaan lagaa dareemin.

  • @JeylaniAbdirahman
    @JeylaniAbdirahman ปีที่แล้ว +1

    Duuliye Azhari waxan ubixiyey (true story)

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 ปีที่แล้ว +1

    Xagee ka helayaa buuga duuliye azhari waa ka helay taariikhda uu hayo

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 ปีที่แล้ว

    Ilaahada waa sidii wey isdilaayasn

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 9 หลายเดือนก่อน

    Film hallaga sameeyo

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantihiin waa aqoo

  • @MahdiCade-r2w
    @MahdiCade-r2w 25 วันที่ผ่านมา

    Gabaygii duuliye korneel xirsi boodo,
    Guulwadayaashu waa wada wadani aan wahsi aqoonee, waa walaalo hawlkaraa aan wadeeceynee, iyadana waxaa iga wareershay aan lawadi waayay , aqlaaq xumada waa waalidkeed ee taa halaga waansho, tuugana waa is waheshadaan ee taa halaga waansho, duf ku baxa, duf ku baxa, duf ku baxa.

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantay hadii ad so galisay

  • @HASHI-tz9us
    @HASHI-tz9us ปีที่แล้ว

    runtii waxaa noo reebtay wareesi taarikhi ah
    mhdsanjd waxaan kuu rajeynaa cimri dheer iyo cafimaad
    ku noolow

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 ปีที่แล้ว +1

    Duukiya azhari. Abaal ayuu igu leyahay Anigo yar noshada diyarada iigu horesay Aniga 9 jir ah xasusta wa hunqacay kor ayuu ii qaaday Adeer Waku jeclahay ayuu I dhahay noloshada ma hil maamo telephone kiisa rabaa

  • @togdheerinasanwayne12
    @togdheerinasanwayne12 ปีที่แล้ว +1

    Ayanle waxan jeclaa inad waydiiso marka diraradaha somalidu degi jiren ama duulijiren luuqada ay isticmali jireen tawarada controlka ah weliba marka duliyaha degaya uu somali yahay kan tawarka jogana somali yahay maxay isticmali jiren afka ma somali mise inglish?

  • @HornHelp
    @HornHelp ปีที่แล้ว

    Ayaanle iyo Siyaad Barre ?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +2

    pilotka maansha alalaha tarikhada ka sheekeyno dawladnima dhiskaa laaga faaiideyaa iyo isda hada dlawadnimaa u dhisto 100% khald tahey horta maamul Gobaleeda waa inaanlagu yedhin dalwad loogaa yeedhaa Goblka Hebel ninka hasytaan Gudomiye

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 ปีที่แล้ว +1

    Waad la raagtay ayaanle

  • @kowsarawil5545
    @kowsarawil5545 ปีที่แล้ว

    Waraysigan wa dhamaystay wad ku mahadsantahay ayaanle sida noogu so casuunto chanelka dadka waxtarka ku leh bulshada dhexdeeda

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 10 วันที่ผ่านมา

    Ninkan weyn ee pilot ka sheeganaya wuxuu ku dhacay inuu garan waayo somali avaition and incidents waxaa ugu weynaa somali foketii ku dhacday Balcad agteeda 1981 ee ay ku dhinteen 50 passengers(Mogadishu to Hargeisa).

  • @abdihamidbin-mohamoud5236
    @abdihamidbin-mohamoud5236 ปีที่แล้ว +2

    Wayo arag duliye cajaib ah

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 ปีที่แล้ว +1

    AYAANLE 1990 HARGAYSA SHACAB MA JOOGIN WAXAY AHAAYEEN DADKII DADKA LAYNAYEY, WAXAA IIGA SHEEKAYSAY GABADH HOSTAYS AHAYD OO CUMAR MAXAMUUD

  • @cheyyene
    @cheyyene ปีที่แล้ว

    Sheekada Dayuurad waan maqley, Free Tickets ayaa la siin jirey.

  • @mm-ee9vp
    @mm-ee9vp ปีที่แล้ว +1

    Yac

  • @Qoraga
    @Qoraga ปีที่แล้ว

    Ismaciil foojar ismaciil macalin cabdule

  • @AliAhmed-n2q9m
    @AliAhmed-n2q9m ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsantihiin Siyaad yaan loo marmaraiyoonin Siyaad waa Hiro, shaqsiga somali ayaa xun, mana dheeceyso in qabiil aan is ka dhaafi karno

    • @hamsemohamed8924
      @hamsemohamed8924 ปีที่แล้ว

      Hero kolay adiguu kuu ahaa wax khayr ah se anuu kuma ogi

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 7 หลายเดือนก่อน

    Awalba reer baadiye qabiil aaminsan oo dawlad baatihiin layiri basn ahayn lkn cidina ma ogaan inay sidaas ahayd.

  • @nuhmuse5443
    @nuhmuse5443 ปีที่แล้ว

    Ayaanlow wareysiyo fiican ba qaadaa,
    Laakiin xoogga jawaabaha udaa dadka aad waydiinayso ha ka jawaabin addi,

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 ปีที่แล้ว

    Waa waraysi fiican laakin ayanle siyaad waa dhintay ee kahar kuuma fiicna adiga xataa 33 sano baa kadanbaysay qof tuug ah maahane qof school noodhisa manan arag
    Qofka dhaliishiisa waa lasheegi karaa

  • @diriyeabdalah6251
    @diriyeabdalah6251 ปีที่แล้ว +3

    Aduunyo waayo arag maxa nool

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan_loow maxaad u weeydiin weeyday inta jeer, ee uu Caggaha ka Dhun_kaday ama u Callaa_Calay gabre iyo ethopian_kiisii ?.

    • @abdullahi4008
      @abdullahi4008 ปีที่แล้ว

      Adigu maxaad ula jeedaa markaa soo adiga kuma matalayn xataa haddii ay dhacday taas

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว

      @@abdullahi4008
      Maya, oo waxaan_ba xorreeyey Cammiiladda uu ka mid_ka ahaa, ilaa ey Carrareen ethopian_kii ey u geeyn jireen Xaasas_kooda.

  • @yuusuf5587
    @yuusuf5587 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanloow waxaan ku weydiinayaa kacaankii ka hor somali du ma isku qabsan jireen qabiil oo waliba leegada dhexdeeda ma la isku qabsan jirey qabiil markii madaxweynihii la dilay mudo khilaaf qabiil mataagnaa taasina ma sababtay iney fursad siiso ciidanka marka waxaan aaminsanahay in qabyaaladu asal somali utahay ee aanay aheyn wax kasoo bilowday kacaankii taasna maqraatiyo badan ayaa loo heli karaa sideedana askariku wuxuu noqdaa sida ay tahay bulshadiisu marka bulshada ayaa ah bulsho aqoon yar ilbaxnimo yar taariikh aan lahay masoo koobi karo inta aan ku cadeynayo in dhibku yahay mid bulsho

    • @saidaahmed5180
      @saidaahmed5180 ปีที่แล้ว

      Marqaati waxaa u ah in qabiil Soomaaliya ka jiray Kacaanka ka hor muxuu 70 Kacaan u aasay qabiil oo loo galiyey wixii howl ahayd oo dhan looguna kala badbaaday intii waqti ah. Qofka Soomaaliga ah markuu gaaro xirfadiisa inuu ku kalsoonaado aaminana taas inuu meel ku gaaraayo ayaa Qaranimo la heli, inta ka horeysana aqoon laawe iyo caqli xumeba qabyaalad dabada ha kawadaan ileyn dad aan aqoon lahayn bay haystaan. Dadka Soomaaliyeed wax in la baro weeye si looga baxo Qabyaalad.

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 4 หลายเดือนก่อน

    Ninka odayga waraysanaya,,,,waa qabiilayste wuu is qarinayaa lkn way kasoo baxsanaysaa
    Markuu odaygu waraysiga bilaabayo,,bal fiiri erayga uukusoodhawaynayo,,,,waxad odhan malaha qofkuu waraysan doonaa soomaaliba amaha,,,,

  • @Nimcaaleaadan
    @Nimcaaleaadan ปีที่แล้ว

    Cajiib negooyow waan kugu xirtay😅negeeyow waan kaa goostay😅
    Runtii waa barnaamij cajiiba ah aad baad umahadsantihiin duuliyaha iyo ayaanle

  • @issarashid9676
    @issarashid9676 ปีที่แล้ว

    ayanle masuuliyada caydiid ba leh

  • @Ahmedhassan-ro1th
    @Ahmedhassan-ro1th ปีที่แล้ว

    Ayaanle siyaad Barre ku waashay, su’aale dhinac ka raran

  • @YusufAbdinuur-ik4le
    @YusufAbdinuur-ik4le 5 หลายเดือนก่อน

    Vv

  • @AbukarDaahir
    @AbukarDaahir 3 หลายเดือนก่อน

    Miig 17 Aabo hey aye iga shekee yay gabY gabaygasna abahey aye ibaray

  • @engdhuguf
    @engdhuguf ปีที่แล้ว +1

    MASUULIYADA DHIBAATADA KADHALATAY IYO DAWLAD LA AANTABA WAA JAMHADIHII CIDLAWADAAGTAANA MAJIRTO. SIDAAN QABO

  • @abdiqadirabdilaahi4548
    @abdiqadirabdilaahi4548 9 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle wuxuu rabaa odayga ku khasbo inuu dhaho masuuliyadda burburka dawladdii askartaa keliyaa lahayd asna wuxuu leeyahay jabhadu qudhoodo masuuliyadda qayb bay ku lahaayeen.
    Ayaanle sida soomaalida kale uun buu caadifaddiisa rabaa inuu waraysi kasta dhex marsado

  • @blackgbg5468
    @blackgbg5468 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadan dhan waan fahmay lkn waxan fahmin odayga wax yar kadib wuxuu dhahaa ii keen taas mmafahmin😂

    • @ruqiaali7490
      @ruqiaali7490 ปีที่แล้ว +1

      😂😂 sax ii keen macnahedu waa macnaha ma garatay Oo kale 😂

    • @marwo6101
      @marwo6101 ปีที่แล้ว +3

      Waa halheyskiisa mesha dadka qaar ka dhahaan ii sheeg ,maxaa la dhihi jiray ama een een 😂

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 ปีที่แล้ว

      Iikeen=magaratey waa halhays/halqabsi

  • @Zakiika
    @Zakiika ปีที่แล้ว +2

    27:39 Awowgey Abdirahmn guulwado alaha no dhowro cfm taam ahana hasiyo amn

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 6 หลายเดือนก่อน

    Dadka rayidkee saarnaa waxay u badnaayeen dad sacuudiga laga soo masaafuriyey oo markab Berbera keenay intoodii badnayd Berbera ayaa faqashtu Ku dileen, intii Ka badbaadayna diyaaradaas Ku dhinteen

  • @mawlemagan
    @mawlemagan ปีที่แล้ว

    Waa pilot kii qarankoo biya dhaaminaya.

  • @JORDANMaracune
    @JORDANMaracune ปีที่แล้ว

    DUULIYE MIIG 17 COORIBA BAKAARU KU DAYACANYAHAY SI MASKIXIYAN AH DUULIYE COORI

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye ปีที่แล้ว

    Ayaanle aad baad u mahadsantahay noosoo xul miida dadka ah ee wax aan ka faa.iidayno.

  • @abdullahiali8771
    @abdullahiali8771 ปีที่แล้ว +1

    NinamkaanSNM wa waxay dhaqan Dhaqan u leeyihiin inay shacab iyo maato laayaan 32 sano ka ka dib bay Wali waxay madaafiic ku garaacayaan masaajid hospitals schoolis

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 ปีที่แล้ว

      Adigoo kalaa ubaahan in dadka laga qabto xayawaanyow

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 ปีที่แล้ว

    *Sideen ku heli karaa buugaan muqdisho ayan jogaa*

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 ปีที่แล้ว

    ASC duliye caruurtadi kuwo Miraha janada ku gura allaha kaga dhigo

  • @ibraahinsiciid7537
    @ibraahinsiciid7537 ปีที่แล้ว

    Wuxuu yidhi goroonkii burco way sameeyeen kolayba . Adeerow waxaan kuu sheegayaa may samayn

    • @abdullahi4008
      @abdullahi4008 ปีที่แล้ว

      Diyarad ma ka dagtaa hadda