Abal Lawe Siyasaded Hadu Jiro waa Saxibkay Maxamud Xashi Manta in uu Cid kale ku Cananto Maan fileyn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤masha alaah ubaxle geesi guuleyso waan dare mayaa sidaad uga xun tahay arinkaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    MAXAMUUD XASSHI RUNTII INUU UMADA KA DHUUNTO AYAY AHAYD WAA NINKII CUNAY LACAGTII KUWAIT AY INAGU CAAWISAY EE MADAARADA JAMUURIYADA SOMALILAND LOOGU TALAGALAY IN LAGU DHISO,WAA NINKII MASHRUUCII BIYO BALAADHINTA CAASIMADA LACAGTII AY EUROPEAN UNION INAGU CAAWIYEEN CUNAY 'WAA NINKII HAWADII JAMUURIYADA SOMALILAND OO AH MASIIRKEENII LACAG WAYDAARSADAY!!! RUNTII HADII AY CADAALADI JIRTO IN MAXKAMAD LASOO TAAGAY AHAYD OO XABSI LAGU TUURO.

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Walhi qqoon badan bad uladahay ina xaashi 👍👍👏

  • @hiboomarisse5854
    @hiboomarisse5854 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Marshall allah adigana wll alle garabkaaga hagalo❤❤❤❤❤

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Technically am like you dear ubaxle.

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah Ubaxle arintaa runtuu kasheegay wana la hubaa

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mashallah Tabarikall Ubxale media wakhti adag ayaad difacdey dalkeena iyo dawladeena maxamuud xashi halaa weydiyo lacagti xumbo weyne iyo Tii Madarka

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Runta ilahay baa kugu jecel Ubaxleee walal jazakalahu khayr

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tanks cabdiraxman cali ubaxle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Bisikanaar oo munafaaq ah weeyan. Ina xaashi wa siday uu sheegtay eedo Dr Edna waxar na laguma aamini karo iskada qaran ee.

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Xayaakallaah ubaxle madaale

  • @ZeinabHassan-y3n
    @ZeinabHassan-y3n 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa Tuug walfay oo wax uu dhaco waayey oo xil lagu Aamini waayey yaahuu

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank you so much cadawgaa hajabo guul guulayso oo guuleed dhalay geesi dhalay geesi Qaran

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha Allah illahay ha ku xiftiyo waxtahay run sheeg badane

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaal niin galay uu jiira lakiin qof guuda aya yar ama maba jiiro 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allah haku ciseeyo, walee waxba kamaad tagi.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xaashi siyaasi miyir qaba maaha

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Maxamud xaashi ugu dar maalintii cadawga la is hayey, wuu baroortay oo cadawgiisii beryey,halkuu difaacka gali lahaa ayuu yidhi abtiyaal gacantiinay nabadu kujirtaa hadaad daarood tihiin abtinamadu halkay haysataa

  • @yasinhassan2309
    @yasinhassan2309 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Good good good good good morning sxb

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waxan maqley berigii snm tana qoribuu ka soo xaday ina xaashi 😂😂😂

    • @iftin2024
      @iftin2024 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maayirkii dhoqoshay Mr Hashi
      Mayirkii burco 1991
      Mr Hashi 😢😢😢😢😢😢 miyaad cawryidontaa.

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@iftin2024 kk dhoqosheyna anaa udhashay waxna kumuu tarin maxaa laga cawryaa

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Salam alaikum Akhyarta warku WA cad yahay ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain thanksvm
    The most majority politics are dirty you know.

  • @husseinAbdillahi-i4h
    @husseinAbdillahi-i4h 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abdiraxman Ubaxle media Aad iyo aad baan kuu gu madnaqayaa sida qiimaha iyo qaayahaleh ee tobiga aad ka had layso aad u iftiimisay......

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Maxamuud xashi iyo Xirsi gaab iyo Isamail yar iyo Xamarji iyo kuwo kale oo badan iney isqariyaan ayay aheyd

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waar xamarji waaninka igulita raga u lasocdo waa ragi ku ceebeyey dowladodi u ushaqeynaye e waliba xadhig iyo shaqo ka eeri isagu daaray waa inin aan fajobeeyn e kasi haku dariina raaga waxcunay haaracinina kasi 2axisi haa iska maalayaacniye

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      C/laahi Mahamed CUMAR NA KUDAR. ISAGA IYO XIRSI GAB INKAARI HAKU DHACDO WAA FAQASH

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Seynaab24Synaab24raashinkii la xadayay ayaa isaga lagu raray oo lagu xidhay xirsaa sidaa ka yeelay imikana kii ayuu daba socda

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waa abaalawe ilaa snm dadkii qofka kadhigay waxay ahayeen Mohamed abokor

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ubaxle warkiisu waa sax , inta uu ina xaashi ka sheegay. Laakiin adigu reerka ha kala saarin

  • @amounali640
    @amounali640 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Assalamu caleikum eedo aduun kaa wah ana laa arag majirtoo. Marka ALLAH haa xadeyoo wuu luunsan yahey abtigeey. Anii guu jabuti bane kalaa socda lakine wane kaa xumada markane maqloo habarjegloo wax gadheen. ALLAH SUBXANA HUWA TACALA haa idine xifdiyo eedo

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🖐🖐🤝👍👍ubaxle media 24

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waraabe baa kubadan wadani alle haqabto wll qli❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iftin2024
    @iftin2024 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aduunka waxa ugu daran nacaskan ina xaashi ku waashay, waar nacasku ciil uu qabaa weynaa, maalinqudha xitaa cidi uma jawaabin😂😂😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    INADEER CABDI RAXMAAN CALI UBAXLE WAAD MAHADSAN TAHAY WAXAAD TAHAY GEESI QARAN

  • @abwaancabdiqaadirsagal110
    @abwaancabdiqaadirsagal110 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Todoba sanadood oo uu maxamuud wisiir ahaa maxamed kaahin iyo muuse beerka ayey u jiifeen xisbigii lagaga dul guuray oo waliba intaas hadana hadimo lagu hayay oo aanay ax odhan maalin qudha taas ku wllo clraxmaanow ha ilaawin taariikhda sxb

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kkkxaashi xubo weyne isaga bilaa abaal ah oo tacabkaa la galiyey ku casi yoobey tuug weeye abaal laawe xunbo weyne

  • @adanelmi
    @adanelmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    C/Rahmanow sxb lacagtii ku baxday shirkii Gar-adag kala badh reer iidle aya bixiyey

  • @adanelmi
    @adanelmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sxb ma Xirsi baa abal laye ah mise Xaashi

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa layidhi labada xaqdarada kuheshiiyaa xaqay kucoloobaan weligoodba khiyaanay Dawlada kuwadeen isga iyo Xirsi gaaba marka hada Alle haisku diro waakuu Maxaweynii Silaanyo dhabarka kajebiyey ee inqibaalka kusameeyey marka baga iyo kulcad baanu kuleenahay Somaliland guul guul iyo Kulmiye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muse Bixi wuxu iska fogeeya intaa xun en danta dalka ka muqaan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤😂😊😊😊😊😊😊

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    He's not sole in such anomaly characteristics.

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaal waa lagalaa ee lama gudo.

  • @FardosFardos-u5j
    @FardosFardos-u5j 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkk cajiib

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    INA XAASHI SIYAASI KA LIITA SOMALILAND MA JOOGO WAAYO MAANTA MA JIRO QOF HABARYOONIS AH COD SIINAYAA MA JIRO WAXAA HUBAAL IN UU KAAH KU DHACAY GOD DHEER

  • @adanelmi
    @adanelmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ahmed Siilanyo miyan H/Jeclo oo dhan tijaartooda lacagtisa bixin jirin

  • @adanelmi
    @adanelmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk haday H/Jeclo Siilanyo dhisaysey oo qaadhankisa bixinaysey Xaashi maxu kaga duwanyahay

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ragan Isbedel doonka ugu sheekeynaya dadka waa wada ma shaqayste waana wada Abaal laawahaas ku darsoo waa Xoolihii umada xoolaha ay dadka ku kala furfurayaan Lakin ILAAHAY baan ka baryaynaa in uu dalka iyo dadka ka qabto oo Aanu mar danbe Xoolaha umada u Xadin.

  • @adanelmi
    @adanelmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb wax badan halkan ka odhan maayo lkn Siilanyo jeebka H/Jeclo ayuu wax ku noqday maxa kala duway

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ubaxle intaa uu sheegay waa run . Good joog baan intaaba ka ahaa.
    Ina xaashi markuu yimi UK 🇬🇧 wuxuu ku soo horeeyey CARDIFF , dabadeed wuxuu u soo wareegay Birmingham, Ubaxle wuxuu lahaa xafiis iyo majilis weyn oo ina xaashi gudoomin jirty
    Kharsh waxaa bixin jirey ubaxle iyo asxaabtii.
    😂😂😂😂 xafiiskiiiiii small heath ee dushuu ka baxay

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhh wax buu idinku dhigy lkn siyaasigu waa sidaa

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 Abaal Laawayaal Dunida way buuxaan 😂😂😂 kaligiis maahan

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ubaxle hawshaada wado indr inaad mar hore wax noo cadaysay ahayd cidlaanu kaa eedayn jirnay

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ubaxle run baad sheegtay inader...
    Waxase ka liita dadka wali noocas wax ka dhagaysanaya....

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxamuud Xaashi wadanka uu dhibaateeyay oo hawadii ayuu somaliye ku wareejiyay oo qaranimada Somaliland Somaliland ayuu dhaawacay

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba yaanu xaalkay imarin xoolana isiin, hadalkaaguu, walaahay wuu i taabtay.
    Siyaasigu waa doqon ma waaye,
    Doqon uu ku guuro ma waayo

  • @adanelmi
    @adanelmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina Xaashi reer la yaqaano ayuu kaso jeeda ina Ibrahim Cigaal ayaa so masaafuriyey

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA FUNAAFAQ QARAN DUMIS AH QALADI KU DHACDAY

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasiirki hawadu laga yaaba citisaambu aha oo wuu idinka xan qarsaday markuu dantiisi gaadhay

  • @adanelmi
    @adanelmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb hal su'al aan ku weydiiyo Siilanyo abalkii reer Gar-adag u galeen maxuu ugu bedelay?

  • @IidAbdle
    @IidAbdle 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaasha nin. Libin ka. Xistitayay xumihii waa yaab

  • @yasinfarah5310
    @yasinfarah5310 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inaadeer cayda ina Xaashi kuumafiina waa Inaadeer eexishood idiku haisku mashquulina waa run wuudhisey Inaadeer kalashooda

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 yasin 🇺🇸 maydin ku yimi

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      MID WAA KUGU RAACSANAHAY!!!!.QOF AAD WAX U TARTEY LAMA SHEEGO!!!!!.LAAKIIN SIYAASADIISA IYO WAX QABADKIISA IN LA SHEEGAA WAA XAQ, WALAAKAANA HA AHAADEE!!!!!!.RUNTA IN LA SHEEGAA, WAA AAYADO QURAAN AH!!!!!.

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      KU DARSO OO, MAALINA KAMUU HADAL DADKAN GEELOODA LA JOOGA EE LAGU LAYNAYO GAADMADA, EE REERKA AH!!!!!.REERNIMADA AAD SHEEGEYSO WAA BA GARANBA LAAYEY!!!!!!.

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ubaxle geesi geesi dhalay

  • @abdirashidibrahimibrahim8403
    @abdirashidibrahimibrahim8403 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sc maxuud xaashi waa geesi ku dhac leh hadal ka uu jeediyeyna waa sax abaalaawe waa muuse fartiisuu eersaday isaga iyo intii u ololaysay wuu ka abaal ka daray adiga se cid ku rumaysanaysaa ma jitee muuse afkiisa ku hadal , adeerkaa oo ahaa saleebaan gaal intuu geliyey ayaa ka badan adiguna abaal laawe kale ayaad tahay

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Geesinimadii ma waxbaa laga badalay xaashi waa nacas hungurigu hago tuug aan laga tuugsanayn cabdiraxman waa xor tuntuna waa xanuun badanthy

  • @mahamedomar2179
    @mahamedomar2179 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    He is smarter than you because he used you to become a minister. You went after him and help him for tribe. People should be ashamed first promoting all idiots for tribes and then crying... Everyone who now supports the wadani party will complain in a few months... Somalilander can not have to choose at the same time tribalism, incompetent people and progress.....

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tanks cabdiraxman cali ubaxle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tanks cabdiraxman cali ubaxle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤