saalax jj marnaba ha caajisin hore usoco marnaba gadaal ha fiirinin abowe hore usoco caajiskana naga dhaaf asxaabta idinkna wiilka hore uqaada please 400k ku tuura dhiirigilinta waa idinka
Wallhi video gaan saan uqoslayay dhulkan ku dhacay wan ooyay walhi sax jj wa naga washay 😂😂😂 dadki dhama waxy dhahen qofti wa walatay manta 😂😂😂 walalka countenio
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😢🕋🤌🎉
Scw
Scw
Scw❤❤
Scw scw scw
Wcs
saalax jj marnaba ha caajisin hore usoco marnaba gadaal ha fiirinin abowe hore usoco caajiskana naga dhaaf asxaabta idinkna wiilka hore uqaada please 400k ku tuura dhiirigilinta waa idinka
Wlhi fikrad fiican baad hesheen ugu danbeen reaction kadhiga sheekada😂😊
Best and true friendship wa King ceyda io salax jj my favourite TH-camrs ❤️❤️
Jah m.a ❤❤
Saalax JJ❤400k🎉🎉❤❤
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team ceyda iyo saalax jj on like 😂😂❤❤❤
Walhi caw qosla iguma 😂😂😂hadhin
Magtaaa ayey iska leeg yihin ama qofka marka la dilo waxa laga qaado ayaa la yidhaahdaa mag❤❤❤
Keep going congratulations🎉🎉 400k❤
Videoga ugu danbeyay wan ilmeyey qosol dartiis😂😂 plz prt2 mida kale gabadha io hooyaded waxay iskaga egyihin waa wada dumar😂😂😂
Salax adigaa iyo ceyda Gosolkaa ayaa nagaa dameyseen part2 sosameey waan kahelney❤❤
Ceyda macna xumida dhidig gabar ahaan lagama wado ee waa haween ama dumarnimada ayaa laga wada ee maha habar ama gabar
Hee asagaba dumar bey wada yihin bu ka waa😂
jaljeyan amiro kososamey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Bart 2
Scw scw scw❤
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Last video saan u qoslayey waan daaley😂😂😂😂😂😂
Bart 2 adiga iyo Amiira soo sameeya plz😂😂😂
Keep going wllky jj Guess eynu gadhsino 400k dhirigalintu wa enagaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ala wan furay San uqoslayey 😅😅 wale kucelis waye😅😅😅
Wallhi video gaan saan uqoslayay dhulkan ku dhacay wan ooyay walhi sax jj wa naga washay 😂😂😂 dadki dhama waxy dhahen qofti wa walatay manta 😂😂😂 walalka countenio
Ceyda noken 😂😂
Gabadhiyo hoyaded wxey isaga egyihin timahan umalen😂😂😂
Midkale so sameey😊😊😅😂😂
Naftay iska le egyihiin agaaah
Agah taa lama sheegee😮
Salx qosol ayaa naga dhamaysay pry 2
Walahay taliye beerka ayaad i xanuujisay kaan guru miyaa 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Video udanpeYey wlhi wan rafty😂😂😂
horta kaalaya firt comment lacag baa la is siiya😮😢😂😂😊😊😅😅😂😂
Haa😂
@Zamukulow hhhhhhh soo dir wayahee😁😁😁😂😂🤣😎😎
Waa fuure cwa😅
Magta Weeye
Bro😂😂😂😂
50/50
Hadaad Inanta Yar Disho Iyo
Hadaad Hooyadeed Disho
Waa Isku Mag❤❤❤❤❤
Sida Rago Kle
Indhaha ayey iska le eg yihiin sababtoo ah indhaha bani aadanka ma koraan sizeka ay ku dhashaan isma badalo
Wallhi muqalka berka ixanuunay😂😂😂😂😂
Amiiro keen plz❤
Wexey iska leeg yihin magaca iyo magta ama diyada
Ala qosol darti wan oyay cawa kuwan yanoso diray 😂😂😂😂😂😂😂
Masha Allah salax horay u soco wll❤
Saalax waad iga qoslisay😂😂😂
salax jj waxan kuleyahay keep going ❤❤❤❤ walalo
Ala cawo ma nooli Walahi 😂😂😂
Anoo siijeda. Sooqoray😅😅😅😅
Last video dhuunta ixanuuntay saa uqoslaaye istaqfurullah gabdho saa maxa waye 😭😭🤣🤣🤣😭🤣
Frist comment 🎉
magta weeye sxb
gabadha iyo hooyadeed😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Gabadha iyo hooyaded waxay iskla egyihin 50 ley nimada iyo dumar nimda😂😅
Haa saalax jj soo badi 😂😂
Gabadha iyo hoooyadeed waxay iska leeg yihiin magta
Next amira ceyda io adi kadhig plz
Waryaa saalah iyo ceyda xaa nagarabtiin gm cusub soobaxay waaye
Ala caawa qosol waaa rftey wlhi 😅😅😅
Salax jj hore u soco cawa wad naga qoslay 😂
Wuxuu kawadaa isnaaxiya intaydaan aroosan😅😅
dadkala namaste 😂😂😂🥰
Qosol wlhi qaar kale plz😂😂😂😂😂
Xaliimo see wax yeshay😂
Alla qosol badanaa salax kuwa noocana noo soo badi😂😂
salax baryahan wad babaday miyad xanunsatay walalo iskubadnow jjj qoolka waxaa igu dishay qosolka iyo agaah❤❤❤❤❤❤❤
Soo Baadi reaction 😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mamada aa kuqoslay😂😂😂
Alaaa sxbtei wlhi lablaba socono wye😢
Mashay iskaleeg yihiin waa nafta
ZiiLkaY iska le egyhin🥰
Hooyada iyo inatu waxyi Is kala eggiyihin magaca😂
Salax ❤❤
Salax jj waxanku rajaynay guul walalkay hore usco haniyad jabin cawa waxad nokentay wax lagu qoslo ❤❤❤❤❤❤ adiga iyo cyda cawa qosalka ayad naga dhamaysay❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
first comment ❤😂
Haray usoco saalax caajiska jooji waa dadal yartahay salax
Am first ❤❤❤❤
dhintayy 😂
waxay iska leeg yihiin diyada ama magta
Last ka wlhi waa fuury
Salax funny tihiin wllhi noso badi😊
Waa ado wayn😂😂😂😊
Salax zxp Soo badi😅
doorway. moodaa😅😅😅😅
Part 2 piless😢
Soobadiya😂
Gabadha io hooyadeed waxay iskaga egyihiin waa dhulka easy😂
Nafta ayay Iska leeyihiin
Part two ples
Part two 😂
Abti ferro iguma yaalo wosol darts federation ixa nunay
Waxey iskala egyihiin magaca😂
Dab caser mucjiso waye😂😂😂
Wamashagi. Karayo😅😅😅😅😅
Salx jij💌💌
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ala beerka saalax umadeyna ma ahan wlhi
Part 2😂😂
Gabart yar io hoyded. Waa magta ayay kasimanyihiin
Video ga u danbeeya qosoLkayga Lugu toose waa fuure 😂😂
Adkaaty 😅😅😅
Macalimo aawey 😢
War dadkaan bahayinka ah waxay magtay iska le egyihiin
First one
😂😂😂 gantaal miyaa
Hooyo mad naag dhehe😢
2badod waxay iska leyihin diyada way
Azad diaby qaracsana ciyarta igu adkee😂
Part2
So badi alaabtaan 😂