PRANK WAALAN || FAMILY OO DHAN AYAAN KA OYSIIYAY || SORRY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  3 ปีที่แล้ว +743

    Ridwaan IYO Ilyaas waaka gashanay asxaabta channel kooda waakan insha allaah subscribe usaara 🙏🏻😂th-cam.com/video/fz6SAO1EMtM/w-d-xo.html

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว +13

      Andooy ilmaha mar danbe hakusamynina waxano kale becouse way qalbijabyan kadaya ilmha

    • @fadumaali4615
      @fadumaali4615 3 ปีที่แล้ว +9

      Qalbi jab ayey ku ta hay caruurta

    • @iqrosalaadxussen5143
      @iqrosalaadxussen5143 3 ปีที่แล้ว +5

      Qolka kaligaa aa ku jirtidey mxaa wijigaa usaaratey jalaabiyka😂😂😂 waa igaqosolsiise

    • @khalidabbas9013
      @khalidabbas9013 3 ปีที่แล้ว +3

      Adna walshey salaan sare hore usoco insha allah wan u sari radwan iyo ilyes

    • @xkiinabdi961
      @xkiinabdi961 3 ปีที่แล้ว +3

      Maxamed sicid wajigise ka muqata nin kulkul inu yahay albabka sii lodhuftay lee nacdin kuda dhahay laftigey adana ilmaha mardanbe haniyad jabin maficno san

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +545

    بِسْمِ ٱللهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٱلْحَمْدُ لِلهِ رَبِّ الْعَـٰلَمِينَ (٢) ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ (٣) مَـٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ (٤) إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ (٥) ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ (٦) صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ (٧)

    • @anabhassan7262
      @anabhassan7262 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @lisqrv2477
      @lisqrv2477 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah 🥰🥰

    • @Ariijiina
      @Ariijiina 3 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi

    • @queentoma2158
      @queentoma2158 3 ปีที่แล้ว

      امين 🤲

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 ปีที่แล้ว

      اللّهم امين امين امين يا اللّه يارب يارب العالمييييين Dhmmntnb Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah

  • @xamdamaxamed1464
    @xamdamaxamed1464 3 ปีที่แล้ว +80

    Illaahow arsaaqada meel xun Hanaga galin🤲😶

  • @heytamyare499
    @heytamyare499 3 ปีที่แล้ว +375

    inta ila fahanty in uu mar walba ka ooysiiyo aadna ugu cabsato love saara wax walba dareenkeeda ayuu ka turjumaa

    • @raaqiyoibrhim8089
      @raaqiyoibrhim8089 3 ปีที่แล้ว +9

      Hadalkisa ka muuqataa adna samir badan

    • @yasminismacil8467
      @yasminismacil8467 3 ปีที่แล้ว +1

      😪😪😪😪

    • @xidigtachenal2507
      @xidigtachenal2507 3 ปีที่แล้ว +7

      Wlhi somalia miyaan joogaa markuu nin igumeysanaayo ayadaaba wadan dowlad leh joogtee mey indhaha ushidato maskiin wlhi

    • @hamdiabdi6097
      @hamdiabdi6097 3 ปีที่แล้ว +10

      Saxaf dabecadisa ma qarsona qofki indhaha istirayo mooyane no naxaris waye sida dabacsane dumarka loola dhaqmana maba yaqano😂😂 lkn xaa naga galay adno sidisay kujeceshahy oo iskulla nolyihin hhh

    • @salmanura4055
      @salmanura4055 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamdiabdi6097 😅😅😅maxa naga galay waba su ale

  • @jaweriamohamedfarahmohamed5192
    @jaweriamohamedfarahmohamed5192 3 ปีที่แล้ว +309

    Ninkaan wan nacbahay ixtiraam malaha xushmad na ma yaqaano xaaskiisana ma qadariyo
    I HATE saxaaf

  • @aaziyo3513
    @aaziyo3513 3 ปีที่แล้ว +448

    Saxaaf wajigiisa dhabta ah baa dadka tustay wllhy
    Faraxada social media waa khiyaali 😥😥

    • @edebsansalaad1717
      @edebsansalaad1717 3 ปีที่แล้ว +3

      Asi lama oga miya

    • @aaminoupdi4726
      @aaminoupdi4726 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax wye wajikisa dhbt ine thy umaleya😢

    • @nastehaislow407
      @nastehaislow407 3 ปีที่แล้ว +5

      Saxix nolosha saxda wataa

    • @queenamuun2780
      @queenamuun2780 3 ปีที่แล้ว +7

      @@edebsansalaad1717 Lama oga 0:38 Dhageyso Hdlkee leedahay
      Warkan Nin Maaha ish🤨😡

    • @asli8565
      @asli8565 3 ปีที่แล้ว +10

      Wll wy isla ogyihin ayan umalenya waa ciyal la un wxa prank lagu samenyo🙄

  • @Kikiafcad-o6b
    @Kikiafcad-o6b 3 ปีที่แล้ว +60

    NOLOSHA SOCIAL MEDIA INEY SAN THY HADA IGUH RACDANTHY ISMUJI😰

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน

      I’m so glad can in on this

    • @IfrahAli55
      @IfrahAli55 8 หลายเดือนก่อน

      Sideeee wax walba run moodaa rag uliiita😂😂😂

  • @ruweyda123nuuroo8
    @ruweyda123nuuroo8 3 ปีที่แล้ว +522

    Prank markaa maqley sidaa usoo ordey lee😂😂😂😂 reer dhafar like isaaara😂😂

  • @marimarnovic6096
    @marimarnovic6096 3 ปีที่แล้ว +37

    This is how u create children with heartbreak 😭😭😭 feel sorry with my children

  • @Indho123
    @Indho123 3 ปีที่แล้ว +13

    Naadiya waa gabadh naxariis badan haday Ohin maqasho waa qofka ugu horeya ee soo orda Ilahay ha Ku xiftiyo Mamo👸😘❤️

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 ปีที่แล้ว +374

    😭😭😭😭waaku baryaa ilmaha qalbigooda ilaaliya😥 wlh adinka dheedheel ee idinka tahay lkn ayaga dhaawac ayaa gaaraa😭 prankigaan ani waa cambaareeyay saxaaf inaa ku sameesee eheed

    • @xamdimalim2286
      @xamdimalim2286 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax subaxan laha

    • @othmanbashe2045
      @othmanbashe2045 3 ปีที่แล้ว +4

      Iyagu magaranyaan run bay moodayaan🤔🤔🤔

    • @anisoali5154
      @anisoali5154 3 ปีที่แล้ว +3

      Waxani waacaruur wllhi ilyas iyo nadiya matkeey ooyen baa calosha ihurtay sorr mamii😭😭😭😭😥😥😥

    • @umuabdirahman961
      @umuabdirahman961 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilmaha qalbiga haka jebinin walal qali waa carur nadiya ma mudno wa gabar iyo walalahedba

    • @khadijamohemed135
      @khadijamohemed135 3 ปีที่แล้ว

      ilaaliya wlh adinka dheedheel.eeidinka

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤

  • @Guhaad-Ali29
    @Guhaad-Ali29 3 ปีที่แล้ว +127

    Saxaaf dhaqankag hagaaji hadiiba aay dhici lahayid arinkani ma sidaa baad udhaqmi lahyid

    • @ismahandayib7561
      @ismahandayib7561 3 ปีที่แล้ว

      Inataa isleedahay ninkani haku celceliyo ilmaha yar yar qalbigooda ilaali gabareey nin ma naxee

    • @khaduuriaxmed9812
      @khaduuriaxmed9812 3 ปีที่แล้ว

      Fiiri naag ninka qabo qolka jiifka kula jirta oo jilbaab qabta miyaa run u maleesaa

    • @sagaldahir9382
      @sagaldahir9382 3 ปีที่แล้ว +1

      Sawkan ulaba dhaqmay cameradeda iyada qarsatay ninka farxad kuma haysato Adna

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 3 ปีที่แล้ว +87

    Saxaaf xaasiD inuu yahy inta og farta taag naa adna ninku yuu kuGumysn jil jileeca dhaaf 😏

    • @updyrazaaksomali2593
      @updyrazaaksomali2593 3 ปีที่แล้ว +3

      Adu dadka is jecel ma isku diraysaa

    • @asmomohamed6920
      @asmomohamed6920 3 ปีที่แล้ว

      @@updyrazaaksomali2593 nacas

    • @ibraahim
      @ibraahim 3 ปีที่แล้ว

      asmo

    • @ibraahim
      @ibraahim 3 ปีที่แล้ว

      @@asmomohamed6920 afga gada daa nacasad baatahay

    • @asmomohamed6920
      @asmomohamed6920 3 ปีที่แล้ว

      @@ibraahim neeef

  • @missnaajuu5565
    @missnaajuu5565 3 ปีที่แล้ว +336

    saxaaf wlh wa xaasid gurigaan adno sabarkeda ku dhisanyhy

  • @blackdiamond8964
    @blackdiamond8964 3 ปีที่แล้ว +38

    Ilyaas loves you so much, don’t do that to the kids anymore 😢

  • @mariamarts9897
    @mariamarts9897 3 ปีที่แล้ว +236

    Adna famil qurux badn wad heesata lkn nin wngsan mahesatid walashey aniga saxaaf mawa ka helin wajigis danestu u egyahy

    • @sumeyaahmed3388
      @sumeyaahmed3388 3 ปีที่แล้ว +9

      Ayaada iyo saxaf waay is ogyihiin prank carurta lee labojesonoya moye

    • @saraaamuun8105
      @saraaamuun8105 3 ปีที่แล้ว +3

      Saxaf maxa karbtaaaa adi wa nin wngsn wa qoys qurux bdn

    • @sacdiyaibraahim6447
      @sacdiyaibraahim6447 3 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkkkk adi ma ka helin waa sax lkn ayagu weey iska heleen adigi ayaaba xaajigeedii ka og kkkkk prank ay ku heshiiyeen in carurta lagu samyo aydba goan uga gaartay wiilkiii kkkkk

    • @najasaciid6263
      @najasaciid6263 3 ปีที่แล้ว +1

      anaaba adg kaa helin 🤣

    • @cadhiyaabdalla3167
      @cadhiyaabdalla3167 3 ปีที่แล้ว

      Isku dooq matihiin marka

  • @amuuncadey7755
    @amuuncadey7755 3 ปีที่แล้ว +47

    Saxaaf wlhi waa nin xun Adna dulqaadkeeda ayuu ku dhisanyahay fmlku

  • @Suuban225
    @Suuban225 3 ปีที่แล้ว +357

    Ninweyn oo xaaskiisa iyo caruurtiisa saas ula hadlaayo yaab xitaa wax jaxan jixi uma haayo gabegood hadey baxaan iyo hadey jogaan agtiisa qiimo kama lahan walee farxada beenta views ayuu ku raadsataa gabadhaan dulqaadkeega ayaa gurika lagu jogaa kan nin fiican mahan wax jaceyl ahna uma haayo dan ayuu ula jogaa

    • @hamdaadan812
      @hamdaadan812 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan waa brnk

    • @aslimclim4919
      @aslimclim4919 3 ปีที่แล้ว +17

      Brank hadi ey thy xitaa saxaaf falcelintiisa iney saan nqto ma aheen

    • @naimahassan8175
      @naimahassan8175 3 ปีที่แล้ว +6

      Ha ku danbaabin wllyaaal waa funny lee waxaaan hdusan jecleen ilmahaan kama dhaleen

    • @inahooyoqaali4119
      @inahooyoqaali4119 3 ปีที่แล้ว +10

      Idinku bal reerka ha isku dirina si kastay yihiin iyagaa isku jecele

    • @sacdiyo7714
      @sacdiyo7714 3 ปีที่แล้ว +5

      Qalbigiisa ma adigaa og woxo afka kadhaxay leba araktee qalbigiisa iyo calooshiisa waxa taalo maaogtahay afkaaga halaga nabad galo 🤔

  • @xamdixarako6332
    @xamdixarako6332 3 ปีที่แล้ว

    Wll ku sali nabigeena mohamed scw
    Hada nabiga jeceshahay like sar sidan u ogaado jcl aad Alle uqapto iyo nabiga scw✅

  • @hooyoxaawa9448
    @hooyoxaawa9448 3 ปีที่แล้ว +117

    First anku salino nabigeena scw scw scw hadhafin wll

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 3 ปีที่แล้ว +27

    Irsaaqad dhanta illhy waydista caruru qalbigoda lagu ciyaryo😏

  • @jihaanmohajihaanmoha7783
    @jihaanmohajihaanmoha7783 3 ปีที่แล้ว +127

    Saxaaf miskintan dulqad ay kula jogta wale🤨

    • @mumtaz_tae5779
      @mumtaz_tae5779 3 ปีที่แล้ว

      dulqaadka ayaada,shale kusoraacde mantana kulajoogto markaa maxa akugeeste ina aka afayeeneysid wax iskutar waxmatarayow ama yaheey dantaada mataqaanid😏😏😏

    • @aishadheman5154
      @aishadheman5154 3 ปีที่แล้ว

      @@mumtaz_tae5779 na waxaY argtay bay shegaysa deeh ma inay u dulaysnata🙄

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 ปีที่แล้ว +22

    1:37 cunugta sey unaxdaa kanaxay markad ma iraceysid tiri prank nucaan markale hasoo galin abayo saxaaf wuu ogtahay prank wayo wad daremikarta hadalkiisa

  • @ayaanjaamac4768
    @ayaanjaamac4768 3 ปีที่แล้ว +6

    Adno abayo qaali family quruxon ayaa tihiin maasha alaah waa ilmo jaceel naxaris ku koren waxey gurig ku aqoon ayaa ku sameyse wlhi ilin iga keente

  • @ismalura7314
    @ismalura7314 3 ปีที่แล้ว +74

    Naa ilmahaaga qalbigood ilaasho 😭😭😭😭bisinka ilmahaaga ilaasho walalo qalbigooda waxaas oo kale ma galaan ciyaar

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 3 ปีที่แล้ว +4

      Dhab ahaantii ilmo ayaa iga imaatay ciyaalka waa masaakiin niyadjab uma hadhin

  • @ummumaidah9513
    @ummumaidah9513 3 ปีที่แล้ว +3

    Saxaaf wa nacaas damir lawe oo naxariis leheen adnoy wlhi ehlu jano ayaa tahay abayo

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 3 ปีที่แล้ว +28

    Please ilmaha Qalbiyadooda ilaaliya waayo wax ku dhex luma waalidka dhexdooda waa ilmaha please be careful you guys seriously so sad 😞🤫🥲🥲

  • @nuurtocadey6631
    @nuurtocadey6631 3 ปีที่แล้ว +13

    😭😭😭😭😭 wlhi aad ayaan uga xumaadey qalbiga ayaa ixanuuney
    Waan la ooyey
    Waan ku baryaa caruurta qalbigooda
    Ilaali dhawac ayaa soogarey
    Qalbigooda ayaad abyo qaali
    Adi saxaaf wxn idin ka codsanaaa
    In nina kusoo darin pranki caruurta waa iga codsi qaali

  • @altaafmustaf3859
    @altaafmustaf3859 3 ปีที่แล้ว +74

    Hurduuba ku jiraa ninka saxaaf ladhaho hadii qof baxeeyso asigaa baxaayo ciyaalkaa iyo gurigaasba adna Leh

    • @khaduuriaxmed9812
      @khaduuriaxmed9812 3 ปีที่แล้ว +1

      Fiiri naag ninka qabo qolka jiifka kula jirta oo jilbaab qabta miyaa run u maleesaa

    • @ramlomohmed3182
      @ramlomohmed3182 3 ปีที่แล้ว +2

      @@khaduuriaxmed9812 prnk smeynosaa mcnha ma isqawin lhyd😏

    • @mumtaz_tae5779
      @mumtaz_tae5779 3 ปีที่แล้ว

      adiyaa kudirsaday war umaadan yaaceahto naagtas ninkeeda su uladhaqmee kufaraxsantahay guriga adna leh iyo saaxafa baxaayo xakugeeye dadka isfuray dhan idinka kadambeyseen adno iyo saxaaf wadaad isqaba dhaxdooda nimadeeqdo dad isqaba ayaga iskakaxigaan hora lodhahay ee edebta bartaa iguhoreen wah warjecli 90ka😏😏

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhuhu waa naxaris midhan markiba nadiya timi😭😭😭

  • @hamdiahmed1143
    @hamdiahmed1143 3 ปีที่แล้ว +93

    Wlhi ilyaas wala oyey hooyo axx🥺😭😭 mskn hdi so oraday ona iga dambeyso like🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @wadanwalbajecel8158
    @wadanwalbajecel8158 3 ปีที่แล้ว +57

    Ninkan aanu wanaagisa argna waa nocan subxanallah social media waji fican baa lagu imaada

    • @khaduuriaxmed9812
      @khaduuriaxmed9812 3 ปีที่แล้ว +2

      Fiiri naag ninka qabo qolka jiifka kula jirta oo jilbaab qabta miyaa run u maleesaa

    • @hamdiabdiahmed9449
      @hamdiabdiahmed9449 3 ปีที่แล้ว +1

      @@khaduuriaxmed9812 Beenta xataa waa nagu socotaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @aishadheman5154
      @aishadheman5154 3 ปีที่แล้ว

      @@khaduuriaxmed9812 way dhici karta mar mar ayado mel ka imaty iyo in qolka lagu wada jiro ama tukanyso ma wuxu dhahaya maxa ku jilbabY🤣

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 3 ปีที่แล้ว +50

    #iLaahaY AYaan Kugu Dhaarshee #Like iizaar wllo Mcn Hai Dhaafin🥺🥰💋💚🙏

  • @isniinomursal2561
    @isniinomursal2561 3 ปีที่แล้ว

    qofk ii nabikayna jacel akusaliyo layk isaara

  • @inanor6998
    @inanor6998 3 ปีที่แล้ว +323

    Mid leysla ogyahay iila egyahay الله أعلم
    Waa sidaa ufahmey yaa ila mida🤔🤔

  • @axmedciise7173
    @axmedciise7173 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxay waxno bahdilah ah 😳 saxaf wajigisi cadiga ayu na tusay 🔥😱 san kuman malenin

  • @rahmoahmed7180
    @rahmoahmed7180 3 ปีที่แล้ว +112

    Ar kan prank ma ahan ilmaha mar danbe saan ha yeelin adno waa iga dar daaran

  • @nimcohodan7568
    @nimcohodan7568 3 ปีที่แล้ว +115

    Saxaf dabecad maleh zero waye walhi dabecad xuma saxaf 😳adna xppti allah Ku xfdo Adi iyo carurdataba

    • @hibaaqluul7919
      @hibaaqluul7919 3 ปีที่แล้ว +4

      Bax hada bax kulahaa adna kale muhelaa😁

    • @khaduuriaxmed9812
      @khaduuriaxmed9812 3 ปีที่แล้ว

      Fiiri naag ninka qabo qolka jiifka kula jirta oo jilbaab qabta miyaa run u maleesaa

  • @deepcuts-islamic814
    @deepcuts-islamic814 3 ปีที่แล้ว

    Fadlan Kala soco chenelkena quraan muxaadarat iyo duress diini ah

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 3 ปีที่แล้ว +206

    Doqoneey ninku maalinkasta ku bahdilaa hadalo quusin ku dhahaa hadana sida ciyaalkisa ku canaanta dhaqankiina ma fiicno caruurtuna way idin maqlaan

    • @zhadiyaupdi5082
      @zhadiyaupdi5082 3 ปีที่แล้ว +13

      Tn Miskiin Jilicsan Weeye shitttt Sidee Nin qaba maalin kasta U bahdilaaa 🤓🤓🤓

    • @boqortoyadacismaan7396
      @boqortoyadacismaan7396 3 ปีที่แล้ว +21

      Walalayalow dadka isku qanacsan ha isku dirana

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 3 ปีที่แล้ว +15

      Tan waxaas makala jeclo wlhi dade isku dhawyihin aqana wu dilaa xita bahdil uma yara🥺

    • @meymunbashir9020
      @meymunbashir9020 3 ปีที่แล้ว +5

      @@meymunaqaali304 ilahey kacabso 😭😩

    • @اممحمد-ه9م9ظ
      @اممحمد-ه9م9ظ 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilmaha lee prank lagu samenooyaaa wax hubsada

  • @feylosharif7471
    @feylosharif7471 3 ปีที่แล้ว +6

    Saxaf san mu u qalbi adag yahy xaskisa oyneso dheg uma dhigin 😭😭😭

  • @shueibjamel7288
    @shueibjamel7288 3 ปีที่แล้ว +154

    Aniga Laftirkaygaa Ooyay Yaa Ila Dareemay Xanuunka Prankigan😢

    • @juweeriyajano9303
      @juweeriyajano9303 3 ปีที่แล้ว

      Haaa adna oohin wan ka daremya mid kale saxaf wuu dharnya Acudubilhy waxna phanke maha wlhi

    • @aswaanchannelofficial5433
      @aswaanchannelofficial5433 3 ปีที่แล้ว

      Subscribe israan dar

    • @ilwaadkamaal8056
      @ilwaadkamaal8056 3 ปีที่แล้ว +1

      🙊🙊😥😥

    • @shueibjamel7288
      @shueibjamel7288 3 ปีที่แล้ว

      @@juweeriyajano9303 Kaasoo Kale Hadii Lagagu Samayn Lahaa Kawaran!🤔

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxaaf wajigiisa dhabta Inta ila aragtay like 👍saar

  • @Raininnature1
    @Raininnature1 3 ปีที่แล้ว +114

    😭 wlhi Adna walasheydi macaaneet aniga xitaa waa iga oysiisi yaraanteena markaan ooyi jirnay soo xasuustay😂

    • @sabnaaali1979
      @sabnaaali1979 3 ปีที่แล้ว +5

      Abukar abowe la hadl walasha ilmaha iney ka deyso niyad jabka ayada iyo saxaf haku ekado bes wlhi ilyes ohintis ayn ka qirode

  • @kiinyar2508
    @kiinyar2508 3 ปีที่แล้ว +13

    Nadia yarisey mxay dhahde hooyo plss waa ku tugaaa adno paayo prankiga nocano kle hasameynina🙏🏽🥺😓

  • @ambiyonoor65
    @ambiyonoor65 3 ปีที่แล้ว +18

    Guriga safax iyo Adna 😭 Adna ayuu Ku dhisan yahay guriga sacdiyo sharaf iyo abdi fataxna 😢 Sacdiyo ayuu Ku dhisan yahay yaa igu racsan

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi6845 3 ปีที่แล้ว +15

    Saxaf saan maka daacda mise wa isla ogtihn prankga wa yaap🤔

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 3 ปีที่แล้ว +43

    War saxaaf xaaskaaga inaad ku tiraahdo bax waliba ciyaalkaaga hortooda ma wax fiican baaa uhaysataa
    QOFKU markuu camerada la joogo iyo markuu guri ga joogo waa labo waji . reer TH-cam wajigiina saxda ah baad nabaraysaan

    • @dheemaluula53
      @dheemaluula53 3 ปีที่แล้ว

      Apay0 parnk ilmaha lagu samen0y0 wye ayagu we isla 0gyihin

    • @amaalqueen5981
      @amaalqueen5981 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dheemaluula53 may wllo familyga dhan ayan ku samaynaya ayay dhahday lama oga wll

  • @alaali7891
    @alaali7891 3 ปีที่แล้ว +1

    Uf wllhi waad isku dhesheen ilmaha maahadana kuciyareysiin oo qalbi yar iskadaaya waxaan meel xun yoonigeynin inta aad views radineysaan oo waxfican la imada iskadaaya pank kaan aad wadiin yoo nigeynin meel xun family aatahiin owlaad aa nigu xiriro good luck walahi cajiib qalbiga aad kadhawaceysaan iyo uqubo waa ee owlaada amaano ee nigutahay

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 3 ปีที่แล้ว +44

    Caruurta qalbiga mx ugadhaawacadeen sorry wakanaxay😭😭

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN 2 ปีที่แล้ว

    Nin Rag Ah Xaaaskiiiisa Sida Ixtiraaam La'Aanta Ula Hadlayoo🥹Acuudbillaaah

  • @hakiimamohamed4148
    @hakiimamohamed4148 3 ปีที่แล้ว +106

    Saxaf nin naxariis badan ma ahan bax uu ku leeyahayba bisinka ciyalkaga ku dhimo adnay nin saas waaye prank iyo prank la.aanba

    • @zaraasamar8324
      @zaraasamar8324 3 ปีที่แล้ว +10

      Kwrn nin bax kugu dhahaya xaguw joog ku dhihi lahaa oo ku sasabi lahaa wa noloshoda dhabta ah prank gan

    • @nimcoabdulahi126
      @nimcoabdulahi126 3 ปีที่แล้ว +4

      @@zaraasamar8324 haa iyad hadad prk kaa dhigtaye bsle haadi eeye dhib aahan leehed sas lee so maa ahan leehen 😭😭🥺🥺 ilamahad maddxod ku nolowo

    • @hadiyahbintuaxmed6855
      @hadiyahbintuaxmed6855 3 ปีที่แล้ว +6

      Bisinka bax kuye wlhi adna miskiin lkn dumarkena ciyalkoda dartood bay u duloban oo ninwalo bila naxarisa ula joogan lkn adna wa lala qaba dhibke kaliged maha wll awladada lee iska ego rag wa wada sidaa

    • @nimcoabdulahi126
      @nimcoabdulahi126 3 ปีที่แล้ว +3

      @@hadiyahbintuaxmed6855 😭😭🥺🥺😪haa haadi nahye hoyo carurten daarto ayaab uu jogn wlhi ilahye xaaqa haa tuso wilsha somaliyed aamiin yaa rabi

  • @cayduruusofficialchannel5941
    @cayduruusofficialchannel5941 3 ปีที่แล้ว +4

    dameer 🦓diamond 💎xaas u noqotay maalin mailmeyseen hadii adna xaas ii noqon lahayd

  • @nasrohuseyin9829
    @nasrohuseyin9829 3 ปีที่แล้ว +38

    Adna kan Nin mahah xaqiiqdi Dabecd xumo Carurtiis xita kama fikiriryo wlle Ninaaa

    • @nuuramohamed8675
      @nuuramohamed8675 3 ปีที่แล้ว

      Aydaa saas kujcl ilow naga kri

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว

      Ilmha lgu sameenoyaaa wee isla ogyhiin

    • @crronaldo7736
      @crronaldo7736 3 ปีที่แล้ว

      @@deqomohamudahmed2418 naa adigan replied walba taagan miyaa la joogtay YAAB

    • @bishaarobilan4793
      @bishaarobilan4793 3 ปีที่แล้ว

      Ilmaha lagu samaynaa way isla oghiin

  • @nincosandhere7449
    @nincosandhere7449 3 ปีที่แล้ว +5

    Sorry ciyalka qalbigoda ladhowro waa hibo Allah bixiyo 😰

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 3 ปีที่แล้ว +22

    MashAllah when kids crying I’m feeling sad 😢😢

  • @farhiyaabdi1578
    @farhiyaabdi1578 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah sidaan caruurta uma fiicna saxaaf waa billaa edabdaran yahay

  • @yusromanka4953
    @yusromanka4953 3 ปีที่แล้ว +174

    saa usoo cararay lee markaa arkay prank yaa si deedo kale u soo cararay

  • @aishaohhs8926
    @aishaohhs8926 3 ปีที่แล้ว +1

    So painful to watch I won’t recommend to do it again 🥲🥲🥲🥲🥲

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +22

    Comment adoo Aamusan Akhri lkn in yar dhoola cadey 😂😂😂😂TH-cam FARHIA FAGADHE soo booqo subscriber😘😘😘

  • @hanaappe6363
    @hanaappe6363 3 ปีที่แล้ว +2

    Saxaaf maxa wye gbdha sidad ula hadashi 🥺 naxariis umuuji plz waa hooyo 🥲 adna xppti alha idin xafido caruuta qalbigooda ilaliya

  • @baxsanbaxsan3324
    @baxsanbaxsan3324 3 ปีที่แล้ว +41

    Adno waxno kle mar danbe ha samynina plz ilmaha qalpigoda ilaliya😭😭

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 3 ปีที่แล้ว

    Wll qaliyeey mardabe hasamay sidan oo kale
    Ilyaas u iga oohisiiya walhi waxan dareemay
    Margo badan u ku jeclhay waan geesi Manshaalaah

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +39

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنَ الْخَيْرِ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ الشَّرِّ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ،

    • @raaqiyaaxmed7079
      @raaqiyaaxmed7079 3 ปีที่แล้ว

      Bilis ilmaha kadaya wax yalahas xita adinko hadlayo ka ilaliya

  • @Xamduugm8cd
    @Xamduugm8cd 3 ปีที่แล้ว +8

    Soomaliyeey Ilmha Ay Ku socotaa Saxaaf Ma Aha 😌😶

  • @mudahikosman4145
    @mudahikosman4145 3 ปีที่แล้ว +78

    Waxaanba umaleeyay in adno lagu sameeyay 🤣😂
    Saxaaf daweecad xumaa 🙄✌

    • @hannaahmed2543
      @hannaahmed2543 3 ปีที่แล้ว +1

      Daweecad maleh

    • @ambiyonoor65
      @ambiyonoor65 3 ปีที่แล้ว

      @@hannaahmed2543 walhi danecad ma leh

    • @nuuramohamed8675
      @nuuramohamed8675 3 ปีที่แล้ว +6

      Mr wlbo dweecd mleh lee dhahdiin soo umjediin reerka islaanta awgeed inoo kudhisn yhy

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว +1

      War wax hubsada ilmha lee lgu samenoyaa

    • @ambiyonoor65
      @ambiyonoor65 3 ปีที่แล้ว

      @@deqomohamudahmed2418 no ilmo ma ahan

  • @ashacuudcuud4398
    @ashacuudcuud4398 3 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah keep going my sister you are happy family 🤩💕💞💞

  • @ikranabshir507
    @ikranabshir507 3 ปีที่แล้ว +44

    subxaanallah ilmaha maxaad umalaysayne familkaan jeceel ka dheer wlhi ninka raga dhan ee gurigiisa lagarabo xushmada iyo kala danbaynta naagtiisa ayuba bax dhohoya ilmihiisana way oynooyan sidaad ay tahayna uma naxariisanaayo

    • @carfoon6942
      @carfoon6942 3 ปีที่แล้ว

      abayo bini aadam wey is qaban karan xita adiga iyo xajigada hadaad is qabaatn mafiicna in ciyaalku idin ogaadan oo arinkiina iyo dagaalkiina arkaan parankigaan cml halaga qariyo hey ada udoodo xaquuqda caruurta kuwan ayagoo yurp joogo hdeey barnkigan cml sameey lahaaayeen ilmaha dhan waa lagala wareegi lahaa

  • @mamasafachannel
    @mamasafachannel 3 ปีที่แล้ว +2

    War heedhee caruurta kadaayay qalbi jabka subxaana allah

  • @marwoabdi8018
    @marwoabdi8018 3 ปีที่แล้ว +50

    Murad an leyahay inu ilahay ifududeyo iguso duceya walalayal🙏🙏

    • @Hajj629
      @Hajj629 3 ปีที่แล้ว

      Amiin anni neh sidoo kle

    • @ishwaaqdagan4169
      @ishwaaqdagan4169 3 ปีที่แล้ว

      Muraadkaga uun macsi lahayn alle haku siiyo

    • @nasroahmed2186
      @nasroahmed2186 3 ปีที่แล้ว

      Alaha ku saqiro dhamaanteyn muran an leenahay ilaahey ha no fidudeeyo

    • @ishwaaqdagan4169
      @ishwaaqdagan4169 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin yarabi👐

    • @Садія
      @Садія 3 ปีที่แล้ว

      Illah ha ku sahlo wll dhamanteen muraad ayaa leenahay illah ha no fududeyo

  • @fadumamohamed6795
    @fadumamohamed6795 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan wuu dilaa ayaa maqlay dad badan reer maleysia ah ayaa sheegaayau allahu aclam ninkaan lacagta TH-cam ayuu kula joogaa ee Nin naf leh maaha

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +25

    Ina aad prank noocan ah sameyso mey aheen Adno
    Wllhy wax fiican maad sameyn😭😭😭😭😰

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah wlhi saan nolol maaha ilmahas wey ku dhibqabaan guriga maalin kasta Ilmo yar yar oo niyada laga jabinayo see ku nolanayaan saxaf na waa xile gube gabaas abayuus bey ku noshahay ilaahey ha u maciino

  • @EarningEdge_135
    @EarningEdge_135 3 ปีที่แล้ว +96

    Balaayo raadis ilaahey cabsidiisa waa la ilooway silo helo shilimoyar xataa ilmaha qlbigooda waalagu cayaaraa war shaqesta sixun wax uraadis ayaa idindilee

    • @ilzaamabuukar1299
      @ilzaamabuukar1299 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey umada Xaqa ha tuso

    • @rabiicomj7534
      @rabiicomj7534 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllhy qlbga i xanunay adna abayo kan oo kale mardambe ha samayn subxanallah caruurta qalbgooda ilali hooyo wanasan ayadthy wadnaga oohisay😭😭😭

  • @sofiaabdullaziz3774
    @sofiaabdullaziz3774 3 ปีที่แล้ว

    Plz Ilmaha mardambe waxaan oo kale haku samaynina waa ceeb gabadha yar qalbiga haka jabinina

  • @nasehomohamed9534
    @nasehomohamed9534 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi saxaaf waa xaasid wijigiisa runta waala arkay maba kala jecla xaaskiisa hadey baxeyso iyo hadii kle allow hooyo noo daay🤲🤲🤲

  • @sabnaamacalin9682
    @sabnaamacalin9682 3 ปีที่แล้ว +52

    Adna abaayo illah dartiis kuu jeclahay family qurux badan jir oo jooga

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 3 ปีที่แล้ว +5

    Walahi gacan bankutagay prank waaween le samesa mashaALLAH Waawenka walahi cidna kulama tartami karto.

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +20

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِ مَا سَأَلَكَ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا عَاذَ بِهِ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ

    • @mohamedsomali6058
      @mohamedsomali6058 3 ปีที่แล้ว

      Dhalo haday jabto waa sideey u jabtay masoo noqoneyso ee ilmaha qalbiga haka jabininna qalbigoda wa quraarad

  • @amranjama7912
    @amranjama7912 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo plz waa ku tuuga dhahayaan🥺🥺mother's love😭❤💖saxaaf saana 😒cayalkan ayga dhan hooyadood rabaan m.a❤❤

  • @hibaaqcismaan124
    @hibaaqcismaan124 3 ปีที่แล้ว +87

    Oo kaaley halku maslixlaha aysabu diray ax adna ninkaagu ku majecla hada wasbaan yaabney bisnka masidAs ba jacaylku😭

    • @umusidrachannel1781
      @umusidrachannel1781 3 ปีที่แล้ว +6

      Wa Isla og yehen

    • @samirakassim7301
      @samirakassim7301 3 ปีที่แล้ว +2

      Walahi wakji kaama ligi maxawaye
      Bisinkoow amigo baxlee dhahay
      Camera daxetaa maxususteen iyaaa
      Ar ninaa sanaa

    • @umusaara6789
      @umusaara6789 3 ปีที่แล้ว +7

      Shilimadka sida lo radsado barten xarif waye dadkan

    • @naimahassan8175
      @naimahassan8175 3 ปีที่แล้ว

      Wuu jecelyahay xaaskiise waxaan funny le waye lockdown ku jiraan waa loo bahan yahau some times buuq yar hhhh

    • @Missperthchannel
      @Missperthchannel 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax ha iga tabaan bas oo yiri iyada dahday waan baxaa marka maxaa jecel meesha keenay walal gardaro leeskuma jeclaado lkn waa jecelyahy ilmahisa ma necebyahy socdaa oo dahy eh caadi iska dhig hadow Soo ceshan lahaa baryi lahaa haday sii dhab ah u baxdee

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 3 ปีที่แล้ว

    Adnoow marka lagaa osiyo sida oo gabar iladhalatay camal ayaan uxanaaqaa oo wallaahi ah mysiter

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +12

    اللهم انك عفو كريم تحب العفو فأعف عنا

  • @amounkeize4202
    @amounkeize4202 3 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo waa mcn wlhi
    Wx yar hdy gadhan wlhi wn isbdala
    Illhow hooyaday idaa hooyo kstana Narta kaxore😥🤲

  • @rbf3844
    @rbf3844 3 ปีที่แล้ว +11

    Subxanallah walahi sidan wax fiican maaha rerka waxan prank maaha ee ciyaalkina hadi xita idinla ogyihin prank ga waa dhaqan xumo subxaanallah. Dad waawayn tihin ciyaalka qalbigooda ilaaliya.

  • @yasminmohamed6924
    @yasminmohamed6924 3 ปีที่แล้ว

    This is heartbreaking, pls don't do this to your kids again. Family breakdown is not a joke. I can't even finish the video.

  • @samiraabdirashid1994
    @samiraabdirashid1994 3 ปีที่แล้ว +14

    Pranka adno mrka aregti hdaaa soo orodey like iii saaar👍🥰

  • @farhiyamohamodahmed930
    @farhiyamohamodahmed930 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashlh hhhhhh arciyalaa walisdiloyaa anaa racayo kulhaa ilyas usi dambi makujirinooo hee

  • @aslimaxamed7966
    @aslimaxamed7966 3 ปีที่แล้ว +24

    Ala qofki ugu horeye noqday ww m.a wllshey adna iyo seygeda nolada 💓💋❤ horey usocda

    • @raaqiyaaxmed7079
      @raaqiyaaxmed7079 3 ปีที่แล้ว

      Walaley ilmaha qalbigoda ilali xita adnika o iskuxanaqsan ayna in arkin aniga gabar yar ah Aya sas u og ilamaha qalbigoda lailasho adiga maxa kugu wacan😭😭😭😭

  • @umiilin8408
    @umiilin8408 3 ปีที่แล้ว +3

    Omg the kids make me cry😢😢

  • @ikraandilbaroffcial6051
    @ikraandilbaroffcial6051 3 ปีที่แล้ว +7

    First one is muujiya team Adna🤩🤩🤩🤩❣

    • @rashkadj0869
      @rashkadj0869 3 ปีที่แล้ว

      Team hee ADAN aaaaaaa 😂😂😁😁

  • @maamoxaawo252
    @maamoxaawo252 3 ปีที่แล้ว

    Waa run horta waa prank lknse su hadii loo eego nolasha dhabta ah buu qofwalpa kada reemi karaa lknse family aan jecelahy bd tihiin wax qurux badan soo gudbiya adna xbbtih wn ku jeclhy dab cigaaga qof masuula oo hooyo ah nah waatahay saxaaf nah waa odayga reerka marka kafiirsada wax yaalaha qaar ciyaal kana uma wngzn horay u socda 💞

  • @zaraasamar8324
    @zaraasamar8324 3 ปีที่แล้ว +13

    Subxanallah kan prank maahee carurta qalbigoda dhowr hooyo iyo abe qalbi adag ba tihin

  • @queenamriita5627
    @queenamriita5627 2 ปีที่แล้ว

    Wlh waalo ooyey miskiin adno wlh waa oye saxaaf xaasid waa idin jeclahay lamaanaha sanadka isku waara waligiin

  • @dheemaluula53
    @dheemaluula53 3 ปีที่แล้ว +23

    Subxanka maxa wye tell lee nin sas xaskisa ula hadl0ya acudka😭🥺

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว

      Waa baranki abyo

    • @dheemaluula53
      @dheemaluula53 3 ปีที่แล้ว

      @@naciimaqaali6884 asagu s0w laguma samen0y0

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dheemaluula53 mya way Isla ogyihiin labdooda ilmaha waye abyo

    • @IbraHim-bb6yi
      @IbraHim-bb6yi 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @dheemaluula53
      @dheemaluula53 3 ปีที่แล้ว

      @@naciimaqaali6884 haah s0rry wanba kuqaldame wilka 🙏🥰

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi2904 3 ปีที่แล้ว +1

    HOOYO waan ku raacaa pls waan ku tuugaa😭😭😭the day a'n HOOYO noqodo waa inaa qof samir bdn unoqdaa iilmaheeyga dartooda,waxba yaan been laguu sheegin abaayo ninkaaga usamir qofka markuu xanaaqsanyhy waxa uu kudhaho looma qabto nolosha waa samir xbbti😍

    • @iammuslimah5275
      @iammuslimah5275 3 ปีที่แล้ว

      I agree with you walh abayo hooyo markii la noqdo caruurta dartoot aa loo samraa

  • @nimcodarwiish552
    @nimcodarwiish552 3 ปีที่แล้ว +12

    Waaan idiin jeclahay qoyskayga lkn joojiya prnkiga plz🙏 ilmaha qalbigooda sdkle xajigaaga ilaali abayo waxkale oo cusub la imda waxan ma wanaagsana

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniiga ruunti wan oyay ano oog in aytahay prank Nadia ma sha Allah tabaarakallh habaryar Viva hooyo lagama marmo Saxaf Nadia aad bay ku jecesha hay adiguno wad ogtahay lakii manta runta aragtay waw waw ❤️👑👑👑❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼👑👑👍👍🙏🏼🌹🌹🌹😀Nadia I love you habaryar keep going 👑👑👑

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 3 ปีที่แล้ว +14

    Maasha Allah ilaahay ha kuudaayo awlaadaada aad ayeey kuu jacel yihiin caloosha i hurtay markaan arkay ilyaas iyo naahida oo oynayo 😰😭