XASUUS INTEE QOF AYAAN YOUTUBE U FURAY MASKAXDAA IDAASHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @JACK_CADNAAN42
    @JACK_CADNAAN42 หลายเดือนก่อน +498

    Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🥺💓🤝

  • @ninwaxbadanog3176
    @ninwaxbadanog3176 หลายเดือนก่อน +322

    Asad qalbiga ayuu ka hadlay wlhi wuxu dhahay KOKO bulle wey naga soo daahday maskiin wey soo laabane insha alllah 😢❤😊

    • @Mascuudjaamacm
      @Mascuudjaamacm หลายเดือนก่อน

      Ugu dam been wey soolaabatay 🎉

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 หลายเดือนก่อน +395

    Asad HaGio Qof dulqaad badan, Samir badan, Eex aqoon, Hagar aqoon, Miskiin ah.❤❤ Alle haku Caafiyo wllky qli ah.😢🤌🤲🤲

    • @Nawaley8
      @Nawaley8 หลายเดือนก่อน

      Amiiin YAA raabii. 😢😢😢

    • @DRMARWANIBRAHIM
      @DRMARWANIBRAHIM หลายเดือนก่อน

      Ana iifur saaxiib youtube channel teamkiinana iigu soo dar❤❤❤❤❤please

    • @AmaarAbdullahi-w3d
      @AmaarAbdullahi-w3d หลายเดือนก่อน

      اللهم آمين يارب

    • @amiirohussen4893
      @amiirohussen4893 หลายเดือนก่อน

      Masha allaah aamin yaa rabi

    • @HibakAmira
      @HibakAmira หลายเดือนก่อน

      And iyo aad

  • @sacdiazamra9020
    @sacdiazamra9020 หลายเดือนก่อน +115

    Dad badan oo talent leh ayad soo saartay oo shacabkuna jecelyihin sida ceyda,cumeer,sundus,koko,iyo saamia ahmed ❤😊

  • @AsmaRun-n8i
    @AsmaRun-n8i หลายเดือนก่อน +271

    Hala badiyo salliga nabiga scw scw scw scw ❤️

    • @umumaida808
      @umumaida808 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @abdikaniadan3376
      @abdikaniadan3376 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน

      ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏

    • @faadumocali2434
      @faadumocali2434 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 หลายเดือนก่อน

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 หลายเดือนก่อน +91

    Asad waxa tahay geesi soo saaray dhalin yar badan oo soomaliyeed abaalka Allah jano haka dhigo ifkana caafimaad iyo cimri dheer iyo cibado suban ayan ku rajaynaya, waxa tahay company dadka soo saara 👏😭🙌🧠❤️

  • @Safwaanburcawi
    @Safwaanburcawi หลายเดือนก่อน +297

    Aan ku wada salino xabiibkena mohamet Scw scw scw ❤❤

    • @umumaida808
      @umumaida808 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @IkranMohamud-p9m
      @IkranMohamud-p9m หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️ scw

    • @faadumocali2434
      @faadumocali2434 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @FarhiyoMuxidiin
      @FarhiyoMuxidiin หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @MaxamedXizaam
      @MaxamedXizaam หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه وسلم

  • @Maryan-vh4uy
    @Maryan-vh4uy หลายเดือนก่อน +109

    Kokoo soo dhakhso abyo asd iyo team kiisa waa kuu xiiisne❤😢😢

  • @FarhanAbdulah-l4u
    @FarhanAbdulah-l4u หลายเดือนก่อน +987

    Uma Maley Naayo Wilashaan iyo Gabdhahaan Quruxda Badan in aay dhafaan Saliga Nabigeena Muxamad Scw❤☀️👍

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u หลายเดือนก่อน +144

    Qeybta cayda dareen goni ah buu igu shiday😢 wlhi asadow laysma xaqire shaqsi kaa dadaal badan social media kuma jiro qof kaa qalbi wngsna wali ma arag dad badan baad so garab qabatey❤❤🎉🎉🎉

    • @axmedweyrax6556
      @axmedweyrax6556 หลายเดือนก่อน +3

      Haa Lkn Ogow asad dheel dheel uguma Furayn qufka Ugu yaraan sanad Ku dhawaad ah wuu Kugu shaqayzanayaaa Kadip Buu ku furi😢

    • @mohametfarah2026
      @mohametfarah2026 หลายเดือนก่อน

      @@axmedweyrax6556wliga dhinaca xun wax haka eegin intay videoska dubayen bilash may ahayn oo dadka ayuu barayay say ujecladan sido kle game kasta lacag buu ku bixinyay sbab aad u tiraahdo wu ku shqysnayy meesha ma taalo…🤷‍♂️

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 หลายเดือนก่อน

      @@axmedweyrax6556kuma shqeeste sida TH-cam loo wado buu baraya iyagaba ku daneensta mrkee meel ficn gaaran ka taga xaqira howshiisa

    • @Maryaneey-g7
      @Maryaneey-g7 หลายเดือนก่อน

      @@axmedweyrax6556idhaaf😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 หลายเดือนก่อน

      @@axmedweyrax6556 kumashaqaysane dadku baraya markii qofka la'aqoonsado oo tagero yeesho aya lofura si uu aminkaba udhaqaaqo
      hahilmamin dadka channalka asad kasomuqanaya iyaguba faiday qaban gameka inay lacag kaqataan io inlabarto

  • @SaidoAbdulkadir-d5d
    @SaidoAbdulkadir-d5d หลายเดือนก่อน +166

    Ifrah khaliif wan u xiisnay Asadooow hal mar ina so booqo dheh from team27 ❤❤❤

    • @ZultanWeheliye24
      @ZultanWeheliye24 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo $2 Ma ka helli karaaaa😢 xalaad baa I Haysteee

    • @HalishKaHussein
      @HalishKaHussein หลายเดือนก่อน +1

      Haaa wlhi said uga xisnii

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 หลายเดือนก่อน +44

    Intaas oo qof oo karti leh qofka soosaaray waxba lagama qabankaro bro cimaamadaada marhore baanu dhignay well done my favorite,best and most subscriber somali youtuber🎉👏

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 หลายเดือนก่อน +216

    Inta qeybta ceyda dareenkooda isbedeley ismuujiya Omg Asad iyo Ceyda forever❤❤❤❤

    • @RuweydaAdem
      @RuweydaAdem หลายเดือนก่อน +8

      Wlhi wan ilmeeywy😢😢😢

    • @Sameha-ik3ez
      @Sameha-ik3ez หลายเดือนก่อน

      Aty😂😂😂😂​@@RuweydaAdem

    • @DeeqoAhmed-g2p
      @DeeqoAhmed-g2p หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c หลายเดือนก่อน +31

    Inta qof ee asad TH-cam u fuary qufkii ugu xamasada badna samiya ahyd masha allha asad ilahay qar abalkaga garta haga dhigo

  • @xasanfaarax-qw6zy
    @xasanfaarax-qw6zy หลายเดือนก่อน +70

    Qeybta ceyda walahi xamaasad iga kacdy walahi ceyda iyo asad dad isla soo jabay❤👑

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p หลายเดือนก่อน +65

    Ceydaa ugu jecelhy adi iyo ceyda iyo cumeer barnaamijyadiina waan uxiisne❤❤

  • @XayaatAxmed-nq5cj
    @XayaatAxmed-nq5cj หลายเดือนก่อน +623

    Koko iyo amiira oo channelkan kaso muuqday baan uxiisay yaa ila mida uxiisay 😩❤️👸🏼

  • @abdirahmaannacaybtire
    @abdirahmaannacaybtire หลายเดือนก่อน +71

    Berikii uu team ku sharaf lahaa King ceyda and cumeer koko and amiira 😢

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s หลายเดือนก่อน +44

    Koko ayadoo oynaysa ayaad kusoo gababaysay 😢 xusuus, Soo noqo adoo nabad ah ❤❤❤

    • @ZultanWeheliye24
      @ZultanWeheliye24 หลายเดือนก่อน

      Abayo $2 Ma ka helli karaaaa😢 xalaad baa I Haysteee

  • @MunishEdabsan
    @MunishEdabsan หลายเดือนก่อน +70

    Alla ceyda iyo adi barnaamijadii aad wada samayn jirteen baa u xiisay

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed หลายเดือนก่อน +103

    Asadow sundus ina ufurto aaad ugu faraxsanahay la aanta sundus saan uma jeclaadeen❤❤❤❤ thanks bowe❤❤❤

    • @MohamedSiyaad-sy7cx
      @MohamedSiyaad-sy7cx หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa

    • @thomasmuller5434
      @thomasmuller5434 หลายเดือนก่อน +2

      Abayo sundus xa ku jeclaty.

    • @Xafzaamaxamed
      @Xafzaamaxamed หลายเดือนก่อน +1

      ​@@thomasmuller5434 waa tagera wana jeclahay wllhi❤❤

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +2

      Sundus aad bay ugu mahad celisaa way ku faantaa asad waa gabar amaal taqaan wlhi ilma yar qurba nacas ku wareertay ayey ahayd misana hooyo gunugeedii kaso tagatay hadana masha allh waxay ku hamisaa inay malaysia keensato allow uyasir

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 หลายเดือนก่อน

      Sundus wn ku faraxsanahay in aad na bartay mhdsanid

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g หลายเดือนก่อน +50

    Asadow inta TH-cam aad ufurtay waxan ugu jeclahay cumeer wllhi waaninka kaliya ika aqosliya big faaaaan 🫡👑😍

  • @ZamzammowlidZamzam
    @ZamzammowlidZamzam หลายเดือนก่อน +72

    Asadow ilahi abowe dib lugahaga hakusocelsho amiin ❤

    • @AmaarAbdullahi-w3d
      @AmaarAbdullahi-w3d หลายเดือนก่อน +1

      اللهم آمين يارب العالمين

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 หลายเดือนก่อน +32

    Asadow inaad sundus u furtey waan kaaga mahad celin wa qofka kaliya o iga qosliya social media stress ba idili lha lha la aanteed wllhi markan murugooda daartaa sundus ayaanle thanks asadow❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zamzamcfc
    @zamzamcfc หลายเดือนก่อน +19

    Asad ilaahey haku barakeeyo qalbigaaga wanaagsan dartiiis kugu daawadaa iyo Runtii barnaamijyadaada oo aad xiiso u leh,
    Waa Jeclaan lahaa in aan kula kulmo barnamijyadaada ka soo muuqdo
    Big respect 🫡

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 หลายเดือนก่อน +11

    Masha Allah tabarakallah Asad illahey cafimad qer leh cumridher hakusiiyo yaa Rabi
    Cumro ubax kacbada kuso duko illahey so tuug inaw lugahaga cafimad qer kusiiyo yaa Rabi ku dadal inad Xaramka ubaxdid Cumro so qado Abalkaga illahey haku gudo intad wax uso qabatay Guul weliga illahey idankiisa farxad ku nolow yaa Rabi Guleyso

  • @Qadiijocalimacalin
    @Qadiijocalimacalin หลายเดือนก่อน +41

    Kusali nabigeena muxamad scw ❤

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 หลายเดือนก่อน +14

    Asad best youtuber runti qof wanagsan ayaa tahay awaalkaga alle haku gudo waxa kuleyahay jir oo jog asad hajio

  • @AasiyaAbdirahman-w6t
    @AasiyaAbdirahman-w6t หลายเดือนก่อน +113

    Sababta hormarka u gaadhay waa inaad caawiso wallaalahaa❤❤🎉

    • @ZultanWeheliye24
      @ZultanWeheliye24 หลายเดือนก่อน

      Abayo $2 Ma ka helli karaaaa😢 xalaad baa I Haysteee

    • @KikiAfcad-q8d
      @KikiAfcad-q8d หลายเดือนก่อน

      Rutaada waaye abaayo❤❤❤❤❤❤

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin หลายเดือนก่อน +18

    OMG 😲 ceyda iyo asad saxibtinimo darn goon uu leyahy qeybtaas😢😢🎉🎉

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 หลายเดือนก่อน +23

    I hope inaysan Abaalkaga ilaawin iyo meeshaad keentay, maasha llh horay u soco Wallky ❤

  • @AaminoMaxamad-p2t
    @AaminoMaxamad-p2t หลายเดือนก่อน +29

    Ceyda iyo asad kuuli Team 27 oo wadajir ah❤❤🎉

  • @MUQDISHO4U
    @MUQDISHO4U หลายเดือนก่อน +34

    Qofwalba Nabiga SCW Jecel, Like Saar Diinta ayan ku Faafiyaa

  • @KOKOBULLE8
    @KOKOBULLE8 หลายเดือนก่อน +24

    Ku sali Nabigena the best person ever the most most and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم )

    • @IbarahimAxmed
      @IbarahimAxmed หลายเดือนก่อน

      Koko wanku taageeraa

  • @mohamedibnuadan7855
    @mohamedibnuadan7855 หลายเดือนก่อน +14

    Legend dhalin yaro badan ayad gacan qabaty oo nabartey sida ceyda Koko cumer qof qalbi wanagsan ba tahay

  • @FaToomAde
    @FaToomAde หลายเดือนก่อน +5

    Qeebta ceyda xamaasad gooni aye lahed wallh asad iyo ceyda wa isla so jawen 😥❤️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 หลายเดือนก่อน +40

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 หลายเดือนก่อน +74

    king Ceyda wiilkan waa wiil dadaal badan maanshazallah ❤

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 หลายเดือนก่อน +82

    Malintaad ifraax qaliif u fureysay TH-cam sidaan leen kuu fiirsanayay lkn waxa isbadalay bas xaasle ayan noqday alxamdulilaah keep going legend asad hagio

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 หลายเดือนก่อน +7

      Waa daawanayy mrki lo furay meeshi wali taaganahy 😂

    • @iphrahMoHaMeT
      @iphrahMoHaMeT หลายเดือนก่อน +1

      😂😂​@@Fatuush11

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 หลายเดือนก่อน +2

      Qac maa naga yeersiiney marka 😂😂

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 หลายเดือนก่อน +16

    Alla asad abwe masha allah waa ku faraxsanhay intaas dad inaa shaqo abuur u samesid farxadoda aya ka talasay wlhi aniga intas dad inta u samenesay waa ku daawanaaye in sha allah intaan iyo in ka badan inaa ku daawado ayan rajeyna guul badan ayan kuu rajeyna abwe❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 หลายเดือนก่อน +20

    My fv team ceyda amiira cumeer asad koko waa uxiisay wadajirkiina🥺❤️

  • @Khalidabdisamed
    @Khalidabdisamed หลายเดือนก่อน +43

    Saliga xabiibkeenna aan badino walalayaL salallahu caleyhi wassalam ❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale หลายเดือนก่อน +37

    Wlhi inta ad youtub ufurtay ceyda ugu jeclahy wan qofka ka qalin jabshay jamacadadi🥰

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl หลายเดือนก่อน +14

    Ma sha Allah. ASAD HAGIO 27 ALLAH HAKUBARAKIYO❤❤❤
    WE LOVE YOU SO MUCH ❤️ 💓 💗

  • @SawdaMawlid-vw9xu
    @SawdaMawlid-vw9xu หลายเดือนก่อน +15

    Alle abaalkad dadka u gashay ha ka dhigo jano cafimad iyo cimri dheerna alle ha ku siiyo

  • @shucaybhassan6252
    @shucaybhassan6252 หลายเดือนก่อน +31

    Asad university nin ka Qalin jabiyey Waa King Ceyda

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e หลายเดือนก่อน +34

    Manto dhodh samia yar sugayey mss score wxba lagma qaban karo masha allh ❤

  • @adnaahmed6496
    @adnaahmed6496 หลายเดือนก่อน +84

    Abaal badan ugashay umaddada asad ajarkaas rabbi laxaadkaga hkugu soceliyo asad ❤

  • @Oon-vm7bs
    @Oon-vm7bs หลายเดือนก่อน +12

    Asadoow walaahi qof fiican oo qalbi wanaagsan ayaad tahay oo aan qabiil aqoon ku Soo walaalaakay❤❤❤❤❤❤

  • @qursidiidfarah443
    @qursidiidfarah443 หลายเดือนก่อน +20

    Qof qalbi wanagsan ayad tahay sxb alle waxan kaga baryaya in uu lixad kadi dib ugu soceliyo 🤲🤲

  • @Zaaraali-r8h
    @Zaaraali-r8h หลายเดือนก่อน +66

    Asad şu cayda ugu faanyo iyo heestu usarey dad saa isku jecel ka dhex shaqeya dad qarkoda haddi wax laysla dubi waayo in xumani jirto modan

  • @RaaqiyoMaxamad-d7w
    @RaaqiyoMaxamad-d7w หลายเดือนก่อน +68

    Salax je key 😢maskiin kah horay wuu qurxbatna hadbo maxuma eeh cafimatka waa muhiim😢 allow caafi😢

  • @zahraadan-q2w
    @zahraadan-q2w หลายเดือนก่อน

    Masha Allah asad hagio waxad tahay wiil qalbi wanagsan oo aad u caawisey dhalinyarada aad youtube ka aad furtay ajarkada ilaahay kaama haleylo ilaahay hortiisa ayey kuu jirtaa waan daawadey marka aad ka hadleysey walakey waxan kuu rajeynayaa asad hagio inaad youtube ka gaartid darajo ka sii sareyso Ayaan kuu rajeynayaa ilahayna labadada lugood ilaahay caafimad ha kuu gelsho oo aad ku socotid Ayan kuu rajeynayaa lugahaga walalkey aniga waxaan kuu magacaabi lahaa wasiirka youtube ka jiroo joog asad hagio we love you brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇨🇦

  • @bintfosia
    @bintfosia หลายเดือนก่อน +242

    Ifraah khaliif old is gold weeyaan walaahi ,xitaa iyada iyo Asad waan isla jeclayn berrigaas. Gabadh fur-furan oo farxad miidhan ahayd😂 hadda waa marwo siddaan filayo.

    • @fartuunfantastic5455
      @fartuunfantastic5455 หลายเดือนก่อน +10

      Berigas ila hadda ku xeranahnay 😂😂

    • @Wllhuudow
      @Wllhuudow หลายเดือนก่อน +3

      Haa

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir หลายเดือนก่อน

      ​@@fartuunfantastic5455 sis ma iga caawinkarta inaad iishegtid inta asad uu ufuray YOU TUBE uusan sheegin hada maadama aad lasocotis🙏❤😂

    • @Nawaley8
      @Nawaley8 หลายเดือนก่อน +5

      @@Wllhuudowha lakin hada mudo dheer iskugu danbeysay 😢😢😢

    • @saabirxuseenmuxumed5975
      @saabirxuseenmuxumed5975 หลายเดือนก่อน +3

      Xabsi Ayaan kujiraa maleysia kushiday amigo ifraah ah waxan kuxera nahay xaduudka vill land 😢baraf Kas xabsi dureed kujira

  • @BileBaari-k1g
    @BileBaari-k1g หลายเดือนก่อน +39

    Sundus yuutoobka ufurtay aad ayaan ugu faraxay asad xagiyow runtii waxaa tahay qof dadka farxad galiyaa waxaa kuu rajeynayaa waxaa jecshay inaa hesho😢😢😢

  • @maryanibrahim5524
    @maryanibrahim5524 หลายเดือนก่อน +19

    M.a ilaahey caadimad taam ah haku siyo sundus inaad u furto wad ku mhdsnthy

  • @CaliMaxamed-v7h
    @CaliMaxamed-v7h หลายเดือนก่อน +15

    Asadow aboowe igusharaf muuqaal kusaabsan adi iyo cayda iyo amiiro waan uxiisnay yaa igu raacsan

  • @HaykalMuzty
    @HaykalMuzty หลายเดือนก่อน +40

    Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah หลายเดือนก่อน +11

    Qaybta ceyda dareen gaar ah ayee leedahay walahi ❤😢

  • @farhiyafdyydhussein2348
    @farhiyafdyydhussein2348 หลายเดือนก่อน +10

    ASAD HABO MASH ALLAH TABARAKALAH WAXAN AHAY INTAS OO DHAN DADKA NASIIBKA U YESHAY İNAY KULA JOOGEN IFRAX ON AAD U JECLA QAYLADEDA LAGA BILAABO, HABO ILAHAY MISANKA XASANADKA HAKU SAARO WAXAD TAHAY QOF AAD U NAXARIIS BADAN DADAAL BADAN HORUMAR JECEL AAN LAGAADHI KARI.
    ILAAHAY CAAFIMADKAGA HAKU DHAMAYS TIRO DAD IYO DUUNYO XALALA OO BARAKAYSANA HABO HAKU SIIYO KU DAYASHO AYAD MUDANTAY, WAXANAD TAHAY QOF XADIISKI RASULKA SCW KU DHAQMAY OO WALALIHISNA HORUMAR LAJECEL M SH ALLAH ANIGA QOF KASTA OO HORUSOCOD LEH WAKA FAAIDA HAYARADI HAWAYNADI. GUULAYSO HABO ADUN IYO AAKHIRO❤🥰

    • @Somayah.1-k1e
      @Somayah.1-k1e หลายเดือนก่อน

      Ad ayad uqalbi fiican tahay Jasakalah wanagaga abayo❤❤❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 หลายเดือนก่อน +18

    King ceyda qeybtiisa ugu xamaasad badan

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 หลายเดือนก่อน +6

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @Muqlisin
    @Muqlisin หลายเดือนก่อน +10

    Alah kowi king cayda iyo asad isdagalin lahayin qac bonigayirseyey ❤❤❤❤

  • @CabdiSalaam-xw6ut
    @CabdiSalaam-xw6ut หลายเดือนก่อน +15

    Asad hajiyow aadya aad umahadsantehe waxan kaga mahadcelina sida quruxdabadane oo asxabtaada horumarkoda uga shaqeynosid waxan ASAD huray usiisoco waligaa gadal haufirinin qaladadka aad kalakulanto bulshada aad ya aadaana u mahadsantehe ❤

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 หลายเดือนก่อน +13

    Ifraax khaliif qof qosol bdn bay aheyd wllhi mrbee shidneed sida koko🎉

  • @AbuukarCabdi-n4h
    @AbuukarCabdi-n4h หลายเดือนก่อน +8

    Kisaliya rasuulken maxamed scw scw scw

  • @NajahJama-ek8mi
    @NajahJama-ek8mi หลายเดือนก่อน +16

    Koko iyo cayda wadabaal dagay maqaan sababta wllhi guulaystaan ini leeyahay❤

  • @hawahassan3858
    @hawahassan3858 หลายเดือนก่อน +13

    Yuotube kaaga xalay Ilaa Hada ayaa fiirineynay finally Vedio qurux badan Waliba wajiyo qurux badan oo u wada xiisnay noso galisay🤩🤩
    I knew Asad haduu maqnado hal hwn inuu howl adag ku jiro oo wax qurux badan noso wado i knew it laakin sidaa filaayay si ka Qurux badan ayuu noqday 🤩🤩
    Team 27 for ever 🤩🤩🤩

  • @NajmoFaysal
    @NajmoFaysal หลายเดือนก่อน +13

    King cayda No keem asdow oo Bernaamijki koko iyo Amira camal Mososame😢😢😢

  • @Hibonuura-w4o
    @Hibonuura-w4o หลายเดือนก่อน +11

    Mahadsanid million jeer
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Dhashii boqorada Asad hagio
    Noole kaa qalbi fiican dunida kuma arkin.
    Qof aan marna xanaaqin, ixtiraam badan, soo dhaweyn badan
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Walleee waa raacday Adeerkaa Aadan Cabdulle Cusmaan, The first president of Somalia 🎉🎉🎉🎉
    Masha allh
    Sky is the limit, hore u soco🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @ZultanWeheliye24
      @ZultanWeheliye24 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo $2 Ma ka helli karaaaa😢 xalaad baa I Haysteee

    • @Hibonuura-w4o
      @Hibonuura-w4o หลายเดือนก่อน

      @ZultanWeheliye24
      Sorry walal.Anigu Somalia ma joogo.
      Waa ku duceynaa Faraj Alle ha kuu furo.
      Quraanka lee akhri, albaab walba waa kuu furmaa.

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 หลายเดือนก่อน +12

    Waw manshaa Allah tabaarka thank you for your great job and help people ❤❤

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar หลายเดือนก่อน +21

    Allaw team 27 cadawga ka qabo ❤
    Sidii hore plz so noqda😢😢😢😢caruurta tiktok 7+7warkooda ha maqlina😢😢😢

  • @CashoKulane
    @CashoKulane หลายเดือนก่อน +7

    Qeybta ceyda walahi xamaasad dad isla soo jabay❤❤

  • @mohamedyacinhersi3053
    @mohamedyacinhersi3053 หลายเดือนก่อน +19

    Macha allah asad hagio macalinka youboubarada somalida

  • @qalbinuura1263
    @qalbinuura1263 หลายเดือนก่อน +14

    Maskiin Asad waa wil qalbi fican wlhi ❤we❤you Asad insha allah dhaman intaa caawisay waxan rajena ine gartan abalka u gashay ❤❤Allana waxan kaga barya cafiimad tam ah.from sweden

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb หลายเดือนก่อน +33

    Sundus yuutubkaa aad ifutay ayaan saaid ugu farxay

  • @CaashoCabdixakiin-z6t
    @CaashoCabdixakiin-z6t หลายเดือนก่อน +6

    Sundus iyo heesteeda❤🇸🇱👸

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh หลายเดือนก่อน +61

    King ceyda qeybtiisu intresting gaara leedahay allahuma barik❤

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah waa ku mahadsantay wallaga somaliyeed oo aa caawisay oo
    Ka kooban somali wayn👍👍👍✊✊✊👊

  • @FaatimaFaatimamaxamed
    @FaatimaFaatimamaxamed หลายเดือนก่อน +25

    Asad amiira iyo ceyda iyo koko uxiisney please 😢

  • @HindaSiman
    @HindaSiman หลายเดือนก่อน +9

    Bashar ixtiram mudan ayaa tahay wll qali caafimaad taam insha allah

  • @HamdiAhmed-v2c
    @HamdiAhmed-v2c หลายเดือนก่อน +19

    Asad iyo ceyda waa sxbo la isku diri karin sidoo ogu faanay aaa wax la siisan karin❤❤❤

  • @FaadumoDagan-fu4eh
    @FaadumoDagan-fu4eh หลายเดือนก่อน +3

    Ala asadoow adiga iyo caayda iyo amira idiin xiisnay ❤😢😢😢

  • @shugrimuudey
    @shugrimuudey หลายเดือนก่อน +5

    Waa ku salamay asad marka hore marka xigto waxa ka mid ahay fans Kaga kugu xeran wana tagera teamka dhan ani xita wan iska jeclanlahy ina is aragno I,a Malin un wan is arki dona ❤❤ hambalyo

  • @IlyasSalahadine
    @IlyasSalahadine หลายเดือนก่อน +4

    asc sxb asad hajio sharaf iyo karaamo inaader ana ii fur TH-cam ka allah darti sxb wa iga codsi magacayga wa salaxudin jibuti baan jooga hn 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤

    • @Mawlid842
      @Mawlid842 หลายเดือนก่อน

      So dhawaw TH-camer salax xudin 🎉🎉🎉🎉🎉om gaad

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l หลายเดือนก่อน +10

    Ased wlhi you are legend keep going, bro you are very good person ✅✅🙏🙏adigana waxaan alle kaa baryeenaa in Aad fadhiga ka kacdo

  • @RahimaMohamed-c7s
    @RahimaMohamed-c7s หลายเดือนก่อน +10

    Asadow horey u soco walal😢 insha’الله after dadaal 3M on the way ❤❤❤🎉

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar หลายเดือนก่อน +69

    Alla Asadow Ceyda iyo Amiira barnaaamijydada noogu soo celi 😢wlhi Farxdeda maqiyaasi lahen Hadad Ceyda iyo Amiira noo soo celin lahyd😢Asadow hal mar farxdena ka tali caawa marka channel kaga Ceyda ku Arky Aad ban ugu faraxny Aniga iyo Family kena wlhi inad noo soo celisa jeclan lahyn😭

    • @CaashoXasan-m5w
      @CaashoXasan-m5w หลายเดือนก่อน +7

      Ceyda maclinkiisa ayuuku caasiyey cid ubaahan malahan

    • @Raizaroomar
      @Raizaroomar หลายเดือนก่อน +3

      @CaashoXasan-m5w yaa ku wydiyy😎
      Faq faqda igla hor tag😎

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 หลายเดือนก่อน +6

      Horta dadka dhaho wow casiyay io wow ku jisaray dib iskugu laabta qofka meshow shalay jogay majogayo qofkasto hormar aw radina ceyda io amiira maxa ku heysataan boqolaal ka horeysay ay sowada shaqeyeen aa jogaan oo aynan video isladubin so be positive walalayaloe

    • @Hande-e1e
      @Hande-e1e หลายเดือนก่อน +1

      Ceyda wiil ka respect badan team27 ma joge war kale ma heysa wiilkas yar asad malintu 2m garayey sidu sajuuda uga shumiyey sxb xita mahe asad waa walalkey iga weyn bu dhaha ya u sheegey ceyda qof xun aha cadeeyso no meel kala kuleel ka haya wan u jeedna waxba ​asad haku xoqan@@CaashoXasan-m5w

    • @samiabdi113
      @samiabdi113 หลายเดือนก่อน +1

      Ceyda iyo amiira maxay mesha kahaynayin .Asas wa academy in u dad cusub sosara ayu rabaa

  • @ahmednuur5944
    @ahmednuur5944 หลายเดือนก่อน +3

    QOFKA XAASIDKA MA AFLAXO LKN QOFKA QALBIGA WANAGSAN SIDA ASAD HAGIO WAA HORUMARA WALIGA CIDNA HA XAASIDIN WALALKA & WALAASHA BIG RESPECT 🙏 🫡 👏 🙌 ASAD HAGIO FROM SOMALILAND 🇮🇷 HARGEISA 💯 ❤❤❤

  • @ZaaraahmedZaara
    @ZaaraahmedZaara หลายเดือนก่อน +9

    Maskiin wlhy wuku dhintay suu ufadhiyaay ilah haku la garab galo bowe haku fududeyo cafimad iyo cimri dharna ala haku siyo

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 หลายเดือนก่อน +21

    12:19 qofki mudna inad canka dhigto ayad nokantay malinkas asadow qof canimadeda kafaidaysatey nafteda kaliya wax uqaban ee dadka wllheda gacan qabatay rajeynaysaysa meel dher inay gaadho m.a wa gabaryr hadana caqli badan kenta waxyalo dadka kaduwan wa howl karad kowthar bulle ilahey waxad jeceshahy hakusiiyo sida dunida lagaga jecelyhyna akhiro halagaga jeclado❤❤❤

    • @Hanad-e9h
      @Hanad-e9h หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo aad maalintas maalin kheyr leh bey aheyd

  • @nazrahusein4596
    @nazrahusein4596 หลายเดือนก่อน +20

    Qofki ugu horeye ahay cawa😂😂like isaara team asad👑🥰

  • @arahmaanjames2483
    @arahmaanjames2483 22 วันที่ผ่านมา +1

    Asad iyo king cayda waa nii wata mar kale video soo sameeya i.a forever

  • @cabdicasiisidoor7683
    @cabdicasiisidoor7683 หลายเดือนก่อน +14

    Amiira iyo ceyda balami geemkaada kusoo dar hbeen dambe insha allah ❤

  • @ZamzamNazir
    @ZamzamNazir หลายเดือนก่อน +42

    Aaway dadkii dhahayay asad io ceyda wey is dagaalsanyihiiin😂 qacdan qaata🎉

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +1

      Dad qulubta ka jecel waaye lkn ma suurta galayso insha allh

  • @suhaybxikmawi4476
    @suhaybxikmawi4476 หลายเดือนก่อน +25

    walhie old is gold ifrah khalif only legend 😂

  • @SuadoAhmedRage
    @SuadoAhmedRage หลายเดือนก่อน +8

    Asad amiira iyo cayda u xisnay wax isla dubkine noo keen haben dambe ❤

  • @EPL2022
    @EPL2022 หลายเดือนก่อน +8

    THE LEGEND HIMSELF 🙏🙏❤.
    horay u soco walal you're the absolute definition of " hard work pays off!"

  • @mohamedyuusufismail4164
    @mohamedyuusufismail4164 หลายเดือนก่อน +4

    Teamka laba gabdhood oogu caqliga badan oon aad u jeclahay kok iyo saamiya waliba saamiya qof cajiib ah waaye oo ay adag tahay in la helo ayadoo kale.❤😊

  • @HaniQueena
    @HaniQueena หลายเดือนก่อน +6

    Your the best asad TH-camrs badan aya ka wangsantahy Ina intaaso dhalinyaro aad so saar tit wax sahlan maha dhirigaliyaha kadambeyo guushoda adiga waye Insha Allah adna intaas iyo in kabadan ina gaarto ku rajeynaya 🎉