Amira iyo ceyda cabdi fitax si gaara u ogada wiilkas wu idin hagar baxay muqaal cajiib bu idin duuba wana garabkina kobaad so dhaqaleeya lacag siiya si gaara u ogada cameraman kisa💯
Ala Amiira gurigii maa ka baxday gurigaas waa iska jeclaa lkn hooyo darteed maadama aad u baxday wan kugu taageerayaa waayo waxa laga yaaba wax yaabo hooyo rabtay o gurigan u dhaween inay kaas ka helayso meeshi hooyo ku qabacsan tahay ama waxay rabtay ka helayso sida gym ama wax kale o niyadeeda ku jiray hadaan team Amira nahay waa ku farxeena farxada hooyo waa teena ❤❤
Wow jah Masha Allah abayo Amiiradena Thanks wan qirodi Calosha ihurti Wlhi keep going xapipti Hooyo caawiyo igusalam abaayo cadowga Allah hakaqabto wan kufarxay wlh Amiira qurux love you my queen 👑❤❤❤
Masha"Allah Mama Calwiya Nasiib Ayey Leedahay 😂❤❤❤🤲🤲🤲 Amiira Umadeed Dhan Waaye❤ Waleee Haan Biya Ah Ma Foolanin Masha"Allah ❤❤❤ Allaha U Xafido Amiiradeeda ❤ Bariyaa Barakoobo ❤❤❤❤ Well Done Faraxleey Faceeda Ka Roon ❤❤❤ I Love You 🎉🎉🎉 🤲👏🤲
Hada team ceymir tahe waa ina qabta cudur ah markay kuwan nacabkod ba taaan cebahod sida diamond ka oo kale lo raadiyo oo aadna sii jeclaato intii ina ka badan taas waxay cadeen u tahay ina team ceymir ina tahe waliba dhinto dhinto ah umc yqei dhamatiin salama😭😂😍
Amira ayadoo ladulminayo aan ba jeclady wlha waa arki jiray media lkn maba aan dawan jirin hada sidii qof ila dhaqmay oo kale baan ujeclhy qalbigyga ee dagty wlha❤️
Mashallah hooyo waliba way mudanthy in wax kasto po ay rabto inoo loo sameeyo Amiro abyo ani hataa hoyadey riyadeda inaa urameeyo rajaynaa waana ku tala jiraa isoo duceey adna ❤❤
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967717821239. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇🎉😢😢😢😢
Maalin un waan garin heerkan inaan hooyaday wax walbo ay checeshahay suprise uga dhigo allow nabad igu gaarsii😢❤adna hambalyo qlli riyo wayn ba rumeese❤
Ayyy m,a I like this video make me feel happy and smile😘😘😘 b/c I saw mother and her child happily together woow it's so amazing I blessed them I wish you endless happiness ❤❤🙏🤲😘😘
M.a amiradena kartii badan mar walbaa faraxsanow xapipti❤hayadane ina kafarxisid add ayey uwanagsantee runtii marwalbo walidintenaa ann ka farxinee dalanyaroo 🙏💯
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
Gabar karti badan, xishood badan, aqlaaq badan, dadaal badan, Amiira Qurux alle haku dhowro❤❤❤❤
Mashaallah ❤❤ Qof wanagsan aa Hadhal wanagsan Soo qoraaa❤❤❤
Mashallah Allahuma barke ♥️♥️😍😍😍
Gabar yaroo ducaysan baa tahay abyo ilhy inta nooshahy wax ku dhiba kuma tuso waliga farxad ku noolow boqraneyy❤️😭
Anigo you tube Amiiradeena iska dawaneyo ayu so dhace videogan mala iiga dareema fanska Amiira ina ahay❤😮
Ad io ad❤
Haa
Wa kaadareemooyaa
Waxa aad hormarkaan ku gaartaybo amiira waa ducada waalidkaa masha allah wlhi aad baan ugu farxay xppti adna waxaan illahey kaaga baryaa waxaa jeceshahy inaa hesho wlhi amiira waan ku jeclhy ❤❤illahey dartiisa kuu jeclahay
Amira iyo ceyda cabdi fitax si gaara u ogada wiilkas wu idin hagar baxay muqaal cajiib bu idin duuba wana garabkina kobaad so dhaqaleeya lacag siiya si gaara u ogada cameraman kisa💯
Best cameraman
Naag Mar kasta hoyadeed ka duceesato ee ku mashquulsann yihiin aq alle hakuu daayo amiradeena boqorad baa tahay m.a❤
Cayda io amiro say isku garab tagn yhn ilahow isku calf ❤️😭
Hadane waa bariyall ilahow isha ka hay kuwan noloshodane u qurxi🥺🫶
Aamiin yaarabi🤲🤲🤲
Aaaamin yaarbi 🤲
Aamiin yaarabi😢
Amiin yaarabi ❤
Naag duco wlid qabta inaa tahay waxn ku ogaday naxaristda io say dadku ku jecel yhn marnba calnkedu damin baa thay amiiradeeena 2m coming soon ❤️😭💋
Wlhi amiiro hooyadaa runteed waye cunuga meesha kailaali apyo hooyo meel dheer wax ka aragtaaa❤❤❤❤❤🎉
Yaa RaBi MaaLin Uun ii RuMee RiyadayDA oo Hooyaday wax walboo ay jceshahay aan usamayn karoH😢😭🤲🤲
M.a ApyoH Amiirooy wllhi waan ilmeeeye jecliyaa Hooyo walba farxadeeda🫶❤️👑👸😭❤️🩹
Amiin yarabiii😭😭 Malin Donald wan sogayna inaymarun rumwdo dhaman teena
Aminn yrbii ani mrwalboo xaldee igu soo korisey soo xasuusto waa iska ilmeeya lkn i.a hooyo mcn qeyrkaa hormud unoqondonta 🎉❤
Aamiin yaarabi😢
Aamin❤
Amiira waa duco qabto markasta waalidkeed ka farxisaa illaahaw cimriga iyo caafimaadkba ubarkee😢❤
Amiraa waliga wax kudhiba arki maysid intaa ducada hooyo mcn kula jirto alaha isku kiin xafido dhamaantiina❤
Amira qurux farxada wan jeclhay Alle hakuu siyadiyo wllo ❤
Aamin yarabi 🤲
MSS Amira Qurux❤ 1M🎉❤ 2M🎉❤ 3M🎉❤❤
M.a wlshy Amiira Alaha ku barakeeyo❤❤❤❤
AMIRA Waa hooyo karti badan WAA GABAR AQLAQ WANAGSAN dabecad wanag abyo allaha ku xifdiyo❤❤❤❤❤
Ala Amiira gurigii maa ka baxday gurigaas waa iska jeclaa lkn hooyo darteed maadama aad u baxday wan kugu taageerayaa waayo waxa laga yaaba wax yaabo hooyo rabtay o gurigan u dhaween inay kaas ka helayso meeshi hooyo ku qabacsan tahay ama waxay rabtay ka helayso sida gym ama wax kale o niyadeeda ku jiray hadaan team Amira nahay waa ku farxeena farxada hooyo waa teena ❤❤
M.a karti badan duco walid wad qabta ilahy hakula garab galo waxa ku dhiman inad xajka geyso i.a tasna wey ku rumomi donta hoyo mcn😩🫶
Naag Noolll Amiira Qurux🤲😘🤲 ❤ Wada Shaqeyntiinanne Hambalyo 🎉Hambalyo 🎉Hambalyo 🎉 Adi & Ceyda Masha"Allah Keep Going 🎉
Wow jah Masha Allah abayo Amiiradena Thanks wan qirodi Calosha ihurti Wlhi keep going xapipti Hooyo caawiyo igusalam abaayo cadowga Allah hakaqabto wan kufarxay wlh Amiira qurux love you my queen 👑❤❤❤
Waxan rajena ina qoralkega arakto abaayo ad iyo ad ayan kujaclchy wan kutagera wlh ❤❤
Karti badan ina mahamud sida hooyada uga faraxise allah kaga faraxiyo qurux badan Amiiradeena❤
Hooyo wllhi lama ogeen anaga ayada lee waaye waayo hada len daa waday aniga waa mar hooyo adigaba lagu keeyay guriga wllshei amiira sidii aad hooyo ugu farxisay alle hakaaga farxiyo abaayo aamiin yaarabi❤❤❤❤
Instagram ka groupka kuma jirtid miyaa halkas ku sheegte
Aanku salino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🙏🥺😭
Amiiradena masha allah adi io hooyada famligaba allaha iden xafido dhamaantiin❤waxadna dadkan ku kasbatey waa hooyada ducadeed ❤❤
Runtiii hooyaday mcn dhibaatooyin badan bay igu korisay agoonimo io duruufo badan oo adag waa rajaynayaa inaa guulaysano Una rumeeyo riyooyin keeda io waxa ay jeceshahay illaahoww igarab qabo😭😭😭💔
Sdkle kulhayay abanimo iyo hoyo inoqotay❤
Rabi wxaad jecshahy hakuu rumeeyo hooyana rabi hakuu daayo 😢
Ameen ❤❤
Maasha allaah best surprise ever ❤️❤️❤️❤️🫶🫶🫶🫶 allaha noo dhowra mom’s ❤
M.a Qofki Hoyodis Unoshahay Dadka waxbu dheryahy😢 ilahay hakudayo abyo❤
Amiira abaayo waxa kuu dhiman in aad xajka geyso dadaalkaga halkaas kasiiwad anagana waan ku jeclahy ❤😊😊
no qabiil sharaf teeda dagananteda ku tageeraa amiira qurux👸
King 🫡🤴
❤❤❤❤❤❤ Right 🎉🎉🎉
@@UmaymaMahamed-kx8gu tnxs Quean
M.a amiiro walidka ducadisa hormar walba lagu gara illahy haku xafido huno ❤
M.a amiirqdeyna gabar karti leh hooyo ad adag gabar qalbi wangaasan in boqorad thy waan kuu ogsoonahay sharaf io karaama ciziyo wanaag in aad hooyo calwiyo ka farxiso waa inow farxad miiradeyna qalbiga ka ogsonnhy ku jecelnhy boqorsan ❤❤
Walhi manta ayn inyada kuhaya in hooyo maalinoo inshaalh in kidisa ugadhigo guri ay jeceshay lkn sorray ma aboodi hada lajogo inshalh amiiro caloosha😭 ay ihursa walhi hada 😢ilinta ayan ishan wayay hooya wan xiisay🥺 alhy xiftiyaa asxbta isoocudeya inoo ilhay riyada irumeya amiiro faraday waxan mooday inya irumawada lkn qof anjeclhay ay urmawda saw maha insh allh isha xaasidaka allh inga qabto khawanta habeen wangsan🫂
Intay dadku iyada ku mashqulsanyihin and she doing her best to suprise her mather please leave her long guys
U shg bl
@ I’m trying but they not listen
Naag duco waalid qabta ayey qaarkoodna iyagoo walidiintooda caasi ku ah ayey amiira caayayaan ❤ hore usoco miira quruxeey🎉😊❤
Oo wll qof dadka caynaya hadad argto waaba qof xune oo bilaa nolol eh nothing ah lazy ah waxba qabsan karin wlha
Gabadhaan maskiinta ah eee baariyada ah ayaa dad ku dhagan jiraan bal kawarama guyz 🫣
Doqomo waye kuwaaz😂
Kuwaas waa cawaan aan qalbi iyo damiir midna lahaynd 😂
Hora loyidhi Hadal heenta waa sharaf marka tahay ruux horamaray 😂❤
Waan sugi la'aa videogan Maama Calwiyo Hooyo Macaan Waankuu xiisnay Ilahay cimri Dheer Iyo Caafimaad😢❤
Wlhi amira gabar karti badn wye wlhi mashallah ilahay sida hoyada uga farxisay Alle hakaga farxiyo wlshey ❤🫶🏼😭wlhi saaid u farxay ano Guriga laheyn xata😭😫
Ma.amiiro gawar baariyad eh alaha nixifdiyo adi io hooyadaa ❤ duco waalid hadey kula socoto wax kasto waa kuu fududaanaan❤🤲🏻🤱
Hooyadu ilmaha iyadoo wada jecel hadana qofka ugu wayn saaid bay u jeceshahay haday gabar tahayna kumaba sii jirto sxb wll garab ayay ka dhigataa hada maamo calwiya xaafadan wax yaabaha ay ku jeclaatay waxa kamid ah Adna ayaa dagan inay usoo dhawaato bay rabtay ❤❤
Haa wllhi wa daremay
@Hagepodcast-h6t ❤❤
Wllhi waa runtaa😢
@@FatxiCalisalaad❤😢
Waxa lagu ducaysta ilaahow xaasidkayga badi, bcause mahmah Carabi ah aya aheed xaasidkago bata arsaqdaadu badiya (Aladii yihsidak yirsiqak)...Amira Qurux xaasidiinta ku dhagan darajo iyo hormar ka si qaadey Macha'Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ManshAllah ilahay dadka ishooda haka qabto wllo intay cadawgagu kugu mashqulsan yihiin adigu waxad ku mashquul sanatahay ka farxinta hooyada macan iyo horumar kaga keep going wllo duco qabtooy 💋❤️
Masha allah hooyo mcn amiir guul sis wa marki horesy koman kabixiyo
Ayyy masha Allah🥰 miraa naag duceysan ba tahay allha kaga farxiyo sida hooyada uga farxisay hooyo farxadeda wax ka qaalisan malahan wlhi 😭❤️🥰
M,a 😭💋👸🏻❤️
Masha"Allah Mama Calwiya Nasiib Ayey Leedahay 😂❤❤❤🤲🤲🤲 Amiira Umadeed Dhan Waaye❤ Waleee Haan Biya Ah Ma Foolanin Masha"Allah ❤❤❤ Allaha U Xafido Amiiradeeda ❤ Bariyaa Barakoobo ❤❤❤❤ Well Done Faraxleey Faceeda Ka Roon ❤❤❤ I Love You 🎉🎉🎉 🤲👏🤲
M.a amiira❤❤❤ ilaaheey hooyadaa ha kuu daayo🎉
Ilhy hooyoyinkeena ha inoo daayo hana ino xafido❤amiira adna hooyo iyo dhamaan familkada ilhy haku xafido❤🎉❤❤
Hada team ceymir tahe waa ina qabta cudur ah markay kuwan nacabkod ba taaan cebahod sida diamond ka oo kale lo raadiyo oo aadna sii jeclaato intii ina ka badan taas waxay cadeen u tahay ina team ceymir ina tahe waliba dhinto dhinto ah umc yqei dhamatiin salama😭😂😍
Wlhi waa run wanba si jeclada😂
Amira ayadoo ladulminayo aan ba jeclady wlha waa arki jiray media lkn maba aan dawan jirin hada sidii qof ila dhaqmay oo kale baan ujeclhy qalbigyga ee dagty wlha❤️
To Mach aamaba usii jecladey Hada malinwalba waa kuriyoida xitaa❤
Mashallah hooyo waliba way mudanthy in wax kasto po ay rabto inoo loo sameeyo Amiro abyo ani hataa hoyadey riyadeda inaa urameeyo rajaynaa waana ku tala jiraa isoo duceey adna ❤❤
I Love You Mama Calwiya ❤ Cimri Dheer ❤ Cafimaad ❤ Cibaada Suuban Bi"idnillaahi kariim Ya'rabb ❤🤲🤲🤲🤲🤲❤️
Ma allah amiira makan waaka baxsatay illahay haku caafiyo
Aamiin yaa rabi❤❤❤❤❤
Masha allaah amiradeena quruxda badan ccadawgada marna ha ujabin sharafey❤❤❤❤
Duco waalid waa hantisay Amiira Hooyo mcn Allaha noo daysto❤
Amiira ilaah haku barakeeyo wshy sida hooyada uga farxisay ilaah hakaga farxiyo aakhiro iyo aduunyo duco midda laxado ugu qalisan ❤🥰
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967717821239. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇🎉😢😢😢😢
❤❤❤❤❤ 15:07
Fariid marwalba od hooyo ka farxiso ducadeeda ayaad helaysaa Quruxeey dadkana inta ku jecel baa badan ❤❤❤ inta xuna waan ogahay inaadan hadalkooda waxba kasoo qaadayn ha kugu daalane farxadaada wado ❤
Team amira qurux one like 👍 ❤
Queen 👑❣️🥹 hooyo mcn Allah no daayo 🤲🏼
Team amiiro qurux one love 😢😢
Msha allah nasiib badana qofka hooyo u nooshay amiira alle haku daayo hooyada mcn
😢😢😢😢
Ilahayow.Waalidentena,Udambi.Dhaaf,Aamin🤲
Yees amira ana ugu horeyay😂❤
Naag karti leh unbaa waxaan sameeyn karta the real queen Amiiradeeyda illahi wax kastoo Jeceshahay haku siiyo asiim na hakula koriyo❤
Maalin un waan garin heerkan inaan hooyaday wax walbo ay checeshahay suprise uga dhigo allow nabad igu gaarsii😢❤adna hambalyo qlli riyo wayn ba rumeese❤
Wlhi wan ilmeyay hoyaday ilahay iga jecladay allow ku naxaristo 😢
Masha Allah amiira waxaa tahy intaa kaa arkey gabar karti badan oo samir badan waan ku faraxsanahy farxada aad hooyo ka farxisey say masha Allah 🎉❤😭💯
Ducada hooyada waala xadaa wlhi ee lama sasabto m.a ❤halka kuwoo habaaran ay kugu mashquuleen adna hooyadaa ka duceesatay farxada hooyo wax loo dhigo jirin miiradeena kartibadan quruxbadan duceysan milyan qurux ❤🎉
Masha Allah
Waalid abaalkiisa mala gudi karee ,kuwii galbiyada waalidkooda kasbada allaha naga dhigo.
Inaha allah
“الجنةتحت أقدام الأمهات “❤❤❤
Hargesa jooga wllo amira ogaso dhwe malesiya qliyy 🎉😢😢❤
Maasha allaah intaa waalidkaa raali gelinayso ilaahayna ayaa raali gelinaysaa qofbalba oo hami leh alle haw rumeeyo farxad idiin rajeyn amira iyo family geeda 😊
Illahow ana igu sin intaan hooyaday mcn ka farxinaayo wllhie riyadayda koowad weeye❤
Amiiradena waa gabar duceysan m.a ilahay haku dayo hooyada❤Abayo 😍
Amiira baariyad waaye wllh masha'allh ilahey ku xafido abayo
Qofkii ugu horeyay ee like saray aan noqday amiira hormar wacan abaaayo
Wan ku faraxsanahy hoyo farxadaada waa farxadeyda amiirana ducaneena iyo ducadada ayaa la jirta ilahay isha dadka ha ka xijabee❤
Mashallaa Amira fariid asim ilaaliya meeshu waa dheertay ilaahay haydinku xafido
Maxamed wax uusan ogeyn shimee la arkaa horta 😂😂 Amiiradeena keep going my queen 👸🏻💕🥹
Inta Hoyadod jecel like me❤😢😢
runmiya gayiga ❤❤❤❤❤
Mash allh amiir qurux waa inaa kugu dayanaa mamo clwiyo cimri dheer iyo cafimaad❤❤❤❤❤❤❤❤
Nasiib ayad ledahay hadad hoyada mcn ka farxineyso ani hooyadey xitta wajigeeda ma arkin 😭💔
Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo ❤
Manshallah tabarakallah amiro wa bari wlhi hooyo wad ka farxisay cadowga allaha ka hayo u nolow cadowgaga amira karti bdn❤❤❤❤
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
Duco hooyo waa wax aan la wada heli karin😢😢❤🎉
Mnsha allah hooyo saaid ufaraxsan tahay Amiira duco qabtooy ilaahay haysu kiin wada daayo dhamaantiin ❤
Jano fardawsa allah haka waraabiyo hooyooyinkeen
Illahey haku deyso hoyada illahey haidin xafido adiga family Asim nolada nolol qurux badan kunolada aaqiraneh Jano kuwara aamin yarabi Wani jeclhy adi family kaga ilove you 🤲
Ayyy m,a I like this video make me feel happy and smile😘😘😘 b/c I saw mother and her child happily together woow it's so amazing I blessed them I wish you endless happiness ❤❤🙏🤲😘😘
M.a amiradena kartii badan mar walbaa faraxsanow xapipti❤hayadane ina kafarxisid add ayey uwanagsantee runtii marwalbo walidintenaa ann ka farxinee dalanyaroo 🙏💯
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
Hooyo isku aragti nahay Asiim baan uga baqay meesha insha Allah illaahayba ilaalin.❤
Meeshaas wa halis. Haddu gaari n xitaa waxbu ku istagi karaa, waa in la xiraaa
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
ماشآءالله تبارك الرحمن alle haku xifdio ❤
Xusuustiii Xabib Sharaabi Masha"Allah ❤❤❤ Viva Barisamaad❤❤😂🎉😂🤲😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘 Soomaaliya Illahoow Nabad Nooga Dhig Ya'rabb ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
Qof saan udicaysan bay afka saas ugu tagayan nagtan duca warid bayqabta haku dalina ❤❤❤
amiiro.qurux. hooyo iyo.walaalada.waakafarxisa isha alaa mardhòw waa farxeedah❤❤❤❤❤❤❤
well done amira , you did a great work walaalo
M.a mid lugu dago allaha ka dhigo allahana idin wada barakeeyo🤲❤️🥰
M.a Amiira duco waalidbaad qabtaa oo heerkas kuso gadhay heer kasareya kurajeynaa I.a adoo mar xajka gaynaa oo calwiyo I.a waan arki donaa Alle haku aqbalo ducada Amiiradena hanbalyo mamo calwiyo farxadada waa farxadena❤🎉
Mnshallah ❤
Masha Allah Amiira duco waalid baa qabtaa 😢❤❤❤❤
Haaaa Amiro Routinekaga Wlahi Wanjeclhy Nosotax❤Hbbti Hoyona Geridu Hailowdo😢