Qaabka loo jabiyo Gmail Account/Google Account👌💯

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #Abdikarim Dahir#Gmail Account#Google Account
    Gmail Account ama loo yaqaan Google Account ciladaan waxey qabataa badanaa dadka gmailkooda aqoonin kuwasoo mobilkooda Restore mariya, Videogaan Daawo oo dhameyso waxaa si fudud ku jabin kartaa Gmail Account Mahadsanid.
    🎯Riyadeyda waxey thy inaa gaaro 100,000,000M Subscribers i.a.
    👉Fadlan Subscribe:- / @abdikarimdahir
    👉🏻Si fudud u soo kici Programmyada Computerkada isticmalaya CMD
    • SI fudud u soo kici Pr...
    👉🏻Dark Mode Instagram:- • Dark Mode Instagram
    👉🏻App ku shegayo inaa xanuunsan thy iyo inkale
    • App kuu shegayo inaa x...
    👉🏻Side loo adkeysadaa Security Facebook
    • Side loo adkeestaa Sec...
    👉🏻Side loo xaliyaa Load Driver:- • Side loo xaliyaa cilad...
    👉🏻Side loga saraa CopyRight TH-camkaaga
    • Side looga saaraa Copy...
    👉🏻Side loo abuurtaa Apple ID:- • Side loo abuurtaa Appl...
    👉🏻Address Google Map:- • Side loo suubistaa Add...
    👉🏻Side la isugu xirtaa Laptopkada iyo Mobilkaada
    • Side la isuga xirtaa M...
    👉🏻Iphone is Disabled:- • Side loo cilad bixiyaa...
    👉🏻User Account Windows 10:- • Side loo abuuraa User ...
    👉🏻Share Internet as a Bluetooth:- • Side loo abuuraa User ...
    👉🏻Dib u soo ceho sawirada:- • Dib u soo cesho sawira...
    👉🏻Taplet Mode:- • Taplet Mode Side la is...
    👉🏻Side la isuga xirtaa Mobilkaaga iyo Laptopkaaga adigoo isticmalaya TeamViwer.
    • Side la isuga xirtaa M...
    👉🏻Side Loo Badsadaa Storage Mobilkaaga HD
    • Side Loo Badsadaa Stor...
    👉🏻Part One Side la isaga xiraa xayeesimaha ama ads Mobilkaaga HD
    • Part One Side la isaga...
    ➖➖➖My Social Media➖➖➖
    ➡️Facebook:- / ckariin.daahir
    ➡️Instagram Follow:- / abdikarimdaahir
    👍🏽Daawashada Videogan aad dawatay wad ku mahadsan tahay..
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 144

  • @Kooshin99
    @Kooshin99 4 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid Ustaad 👍🙏
    Wax Badan Bn Kaa Faa'iidnay

  • @MrWISDOM7080
    @MrWISDOM7080 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ka faa'iidey muuqaalkan.
    Alle maskaxdaada hakuu barakeeyo.

  • @idirismohamedmahdi3366
    @idirismohamedmahdi3366 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad iyo aad ayaad umahad santahay ustaad

  • @sahramaxamed4053
    @sahramaxamed4053 3 ปีที่แล้ว +1

    Qfkii u horeeyay ee aan ka faaido
    Faaido waxtar leh sxb
    Alle hakuu barakeeyo 3
    1 cimriga
    2 caqliga
    3 cilmiga
    Sbx wn iska technology jecelahay
    Wakhtiguna iima saamixin inan meelaha lagu barto aan ka barto blse
    Sxb aniga ayaa isbara wxnan jecelahay inan
    Wx badan ka barto sxb
    Keep going

  • @haragyar4075
    @haragyar4075 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u mahadsantahay ustaad ajar iyo iyo xasanaad Rabbi hakaa siiyo

  • @mffgv8602
    @mffgv8602 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaad umahadsanthy pro kuwataa kep going

  • @AkQanciye-e1u
    @AkQanciye-e1u 3 วันที่ผ่านมา

    Shp xageen kaala soo xidhiidhaa gmail Baan soo celin Kari waayee forget password ma odhan karayo try another wy unbuu soo qorayaa

  • @nuradinnuradinnimcan3351
    @nuradinnuradinnimcan3351 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @kingxaddaari2655
    @kingxaddaari2655 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid rafaad dheer kadib waan furay 🔥😎

  • @drmohamedisak1419
    @drmohamedisak1419 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid Ustaad Anoo yaaban Ayaan youtube ka waxan ka raadiyey sida G.mail loo jabiyo marka Telfoonka jabisid uu ku so qabto G.mail balse wxnba arkey Cashirkaan Oo aan Step by step wxad sameysey aan u sameeyey Allah mahadi waana ku guuleystey Aad iyo Aad ayaad u mahadsanthy Cashiranta no so badi ustaad
    #waa marki ugu horeysey aan youtube kaad arko wax badana waan ka faaidey Maanta Alx
    Adna waxan ku leeyahay Ha niyo jabin Keep going......

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid Wll

    • @rahmaabdilahi7707
      @rahmaabdilahi7707 3 ปีที่แล้ว

      Alla wlo aniga iisoo bixi maayo google asisanti iso fahansiiya please

  • @Enzo_890-k
    @Enzo_890-k ปีที่แล้ว

    pro LG Baan Islaha Ku same Lkin Ma laha Qeybta aad Selected aad Dhayso ma laha Copy or Cut Uun waye

  • @maxamedaamiin3643
    @maxamedaamiin3643 ปีที่แล้ว

    wllllllhi zheip cashar aad ii anfacay waaye maanta ayaanan kaga jabiyayba hore u soco lph🤚🤚🤚🤚

  • @xasancumar3191
    @xasancumar3191 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mcln wuu ii shaqeeyay balse waxaan rabaa isagoo computer lagu jabinaayo Noosoo gali adigoo mahadsan

  • @umarzaki6574
    @umarzaki6574 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Bro

  • @mursaladan3054
    @mursaladan3054 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb ❤

  • @bayloodpilot2246
    @bayloodpilot2246 3 ปีที่แล้ว

    Wlh wn ku faida ee ilah haku xafido Kun jeer wlh Mahdsanid wll

  • @raxma5586
    @raxma5586 ปีที่แล้ว

    Wllo telephone ayaan basur ki iska ilaway ee wa na A3 core ee Walalo cidi iga cawin karta ha iso jawabto

  • @AlfaCade-qp7mh
    @AlfaCade-qp7mh 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll❤❤

  • @youtube_night
    @youtube_night 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mcln hormar Wcan 💯👏❣️🙏

  • @mmm-tl6gq
    @mmm-tl6gq 2 ปีที่แล้ว

    Zxb mobile ka iga lumay waan heelay waa layga restore gmail kii iyo xogtiiba way baxeen sidee gmailka kuheela

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  2 ปีที่แล้ว

      Gmailka hadii Passwordka aadan aqoonin waxaad dhahdaa forget Mobilka aad ku suubsatay ayuu ku weydinaa ka dib Code ayaa kugu soo dhacaayo wad kusoo ceshan kartaa

  • @SamdaSabiibo
    @SamdaSabiibo 10 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wbr wll waxan raba gmil magaciisa igalumy maso ceshan karaaa

  • @zahrokhalif1285
    @zahrokhalif1285 2 ปีที่แล้ว

    Sxp mcn mobel baan kaga jabiyay waad mhad santhy

  • @tyrickmitchell03-d3n
    @tyrickmitchell03-d3n 8 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid sxp sare

  • @abdiwalihasanomer7274
    @abdiwalihasanomer7274 ปีที่แล้ว

    War zxp markaan select gareeyo waxba iima soo saarayo

  • @camaaritocamaari7968
    @camaaritocamaari7968 4 ปีที่แล้ว

    Shukran sxb qer allhku sioh

  • @sayidcabdalla3680
    @sayidcabdalla3680 3 ปีที่แล้ว

    Tecno L8 sidee looga jabiyaa sxb
    Sitin kaypor maleh?

  • @maalinproduction2979
    @maalinproduction2979 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah bro

  • @kadercade1318
    @kadercade1318 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan ku warersana markii hore lkn markii an dawaday video gan markiba wan xaliyay

  • @cumaratootowjr4405
    @cumaratootowjr4405 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Macalin nuune

  • @FardowsaMuumin
    @FardowsaMuumin 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @aadancabdulaahi9593
    @aadancabdulaahi9593 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks midaa hada ku sameeyay

  • @hamdushdiamond3088
    @hamdushdiamond3088 3 ปีที่แล้ว

    Wll mobile KA Aya igu samesn Gmail an lehen hde MA is ticmalikaro mx ku sameya

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      Wll marka hore gmail cusub sameyso ka dib gmailka aadan laheyn iska tirtir

  • @amalcabdilahiabokor-rj8nr
    @amalcabdilahiabokor-rj8nr ปีที่แล้ว

    Firi Ani googalkaa iimasoo sarayo waan j7 markaa sikale noosoo sheeg wllo

  • @MaxamedCucure-wk7gv
    @MaxamedCucure-wk7gv ปีที่แล้ว

    Thanks saxip

  • @akramtechnology1864
    @akramtechnology1864 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sxb hormar wacan

  • @rahmaabdilahi7707
    @rahmaabdilahi7707 3 ปีที่แล้ว +2

    Anuu wlo google assisantigaa ayaan la ahay

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      wado kale ayaa maree hadii uu kuu soo saari wayay wll

  • @AxmedYare-y2d
    @AxmedYare-y2d 18 วันที่ผ่านมา

    tnaks lpx

  • @aamiinxaashi6887
    @aamiinxaashi6887 2 ปีที่แล้ว

    Thankz zxp

  • @hanadootastar1242
    @hanadootastar1242 4 ปีที่แล้ว

    Adkakarin asc saaxib markaan add network doortay waxa galiyey oo select gareeyey waxa uu soo cut iyo copy iyo paste marks wax xal malahelaa

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  4 ปีที่แล้ว

      Wll Pagekan igala soo xariir☟☟
      facebook.com/abdikarmdahir

    • @akrammelo
      @akrammelo 4 ปีที่แล้ว

      wall sidee loo xali karaa google assistant ma ii soo saarayo

    • @rahmaabdilahi7707
      @rahmaabdilahi7707 3 ปีที่แล้ว

      Anba intaasan la'ahayba

  • @anwarsadaadofficial8033
    @anwarsadaadofficial8033 ปีที่แล้ว

    Wan ku baahnaa wallaal in aad i caawisid ayaan rabaa

  • @saciidoktireless8906
    @saciidoktireless8906 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro

  • @mohamedadan4308
    @mohamedadan4308 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sidana ku jabsaday

  • @maxamedmuuminaxmed7142
    @maxamedmuuminaxmed7142 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @HodanadanElmi
    @HodanadanElmi ปีที่แล้ว

    Tnks tencher

  • @HaragoGaming67351
    @HaragoGaming67351 2 ปีที่แล้ว

    Dhammaan mobiles ka oo dhan miyaaa

  • @SalmaAhmed-oz2zk
    @SalmaAhmed-oz2zk 3 ปีที่แล้ว

    Thankz wan ka hely 😀

  • @calijapoi717
    @calijapoi717 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank u🙏

  • @shugriabdullahi1417
    @shugriabdullahi1417 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp iPhone ka Sen uga badali kara Apple ID please

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      Settings Iphoneka ayaad galee Appleid ayaad sii doorane ka dib remove ayaa iska dhahee ka dib midka cusub ayaa gashanee

  • @cusmaansaney3441
    @cusmaansaney3441 2 ปีที่แล้ว

    Paste aadhahy wuu iidiiday

  • @asmaabdi6046
    @asmaabdi6046 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll gmailkyga password kiisan ilawe mxn sameeyaa adoo raliya🙏

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      Wll si aan ku cawiyo Pagekan igala soo xariir:- facebook.com/abdikarmdahir

  • @youbaby7324
    @youbaby7324 4 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaan rabaa inaankulasoo xariiro ee cinwaankaafa Facebook iii sheeg ama booqo cismaan abshir cinwaankaas

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  4 ปีที่แล้ว

      Wll Pagekan igala soo xariir☟☟
      facebook.com/abdikarmdahir

  • @susanaqueenofficiall7804
    @susanaqueenofficiall7804 4 ปีที่แล้ว

    Tanks zxp

  • @ciiryaamoofficial2363
    @ciiryaamoofficial2363 4 ปีที่แล้ว

    Wll Gmail Iga Dhumay Sideen Ku Soocelin karaa Kaliya Waxan Aqan Numberka Aan Ku Sameyay Reply Me 😥🙏

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  4 ปีที่แล้ว

      Pagekaan igala soo xariir wll:- facebook.com/abdikarmdahir

  • @simanadancabdahi5289
    @simanadancabdahi5289 4 ปีที่แล้ว

    Aniga google assistent ma ii soo bixin maxaan ku sameeyaa

  • @Dhiirane
    @Dhiirane 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi waan kufaaidey waxaan jibinwaaye Samsung j2 inta Ayaan kabartay mahadsanid sxb

  • @walid1974
    @walid1974 4 ปีที่แล้ว

    Bro s7 kufiriyey selectigana uma furna way kaxireen

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  4 ปีที่แล้ว

      habka loo mar ayaa jiro Mobilada ayaa kala duwan

  • @imanadan3984
    @imanadan3984 2 ปีที่แล้ว

    Shaqo wcn

  • @youbaby7324
    @youbaby7324 4 ปีที่แล้ว

    Aad baad mahadsantahy maadama aad nasoo gaadhsiisay wixii aadbaeatay

  • @Captain.Yaaska
    @Captain.Yaaska ปีที่แล้ว

    Please background music 🎶 name ? 😢

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 3 ปีที่แล้ว

    Wall gmail ban garan wayay baswordki

  • @xxxx-ef5vf
    @xxxx-ef5vf 2 ปีที่แล้ว

    Saaxibow Markaan select greeting google maiisooqabanaayo maxaa iga qaldan

  • @master___zaki1467
    @master___zaki1467 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp gmailka magaciisa iga lumay

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      Hadii aad Bypass Google Account aad suubineesid wad ka maartmataa Stepskan ayaa racee lknse hadii gmailkaga cadiga u bahan thy soo ceshato Phone Numberka Aad ku suubsatay ayaad kuso ceshan kartaa

  • @yaasircarafaad6370
    @yaasircarafaad6370 2 ปีที่แล้ว

    Wll ani Google assist ima sonaxayo waa maxay ciladu

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  2 ปีที่แล้ว

      Mobilada dhaman isku mid ma ahan mgciis mobilkaga

  • @raxma5586
    @raxma5586 ปีที่แล้ว

    Wllo siden telephone gmail uga jabita

  • @daahiryusuf3629
    @daahiryusuf3629 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin

  • @camaaritocamaari7968
    @camaaritocamaari7968 4 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @xamdabilan4921
    @xamdabilan4921 4 ปีที่แล้ว

    Zxb waxaraawaa inaa kajibiyo Mobil gmail Hawaie y7 iisheeg

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  4 ปีที่แล้ว

      Wll Pagekan igala soo xariir
      facebook.com/abdikarmdahir

  • @maalinproduction2979
    @maalinproduction2979 4 ปีที่แล้ว

    Ku taageer sanahay

  • @AliSirajimohamed
    @AliSirajimohamed 2 หลายเดือนก่อน

    M13 soo samee

  • @mohaholac9454
    @mohaholac9454 3 ปีที่แล้ว

    Moobaylkayguna waa j36

  • @apdyvatah4090
    @apdyvatah4090 3 ปีที่แล้ว

    𝚖𝚊𝚜𝚑𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚊𝚑 𝚙𝚛𝚘
    𝚖𝚊𝚑𝚊𝚍 𝚜𝚊𝚗𝚒𝚍

  • @abdimajidahmed8206
    @abdimajidahmed8206 10 หลายเดือนก่อน

    😮

  • @Dhiirane
    @Dhiirane 3 ปีที่แล้ว

    Sxb alle hakaa jazeeyo

  • @gagswatch3160
    @gagswatch3160 3 ปีที่แล้ว

    Mopile wlbo miyu ku shqeeyna Hapkan

  • @teamdhibaatoofficial2055
    @teamdhibaatoofficial2055 2 ปีที่แล้ว

    Yo

  • @tonikroos1439
    @tonikroos1439 2 ปีที่แล้ว

    Oky

  • @qaasinsanthozofficial2834
    @qaasinsanthozofficial2834 4 ปีที่แล้ว +1

    IPhone

  • @caaqilyare9981
    @caaqilyare9981 3 ปีที่แล้ว

    Google acont wuu noo soo bixi waaye

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      qaab kale ayaa adeegsanee mobilada ayaa kala duwan

  • @abdifitahabdikadirali1983
    @abdifitahabdikadirali1983 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid

  • @mohahassan3337
    @mohahassan3337 2 ปีที่แล้ว

    Mzul a31ka soo samee

  • @boqoraddasoomaaliyeed567
    @boqoraddasoomaaliyeed567 2 ปีที่แล้ว

    Lkn abowe imasobaxayo google

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  2 ปีที่แล้ว

      Mobilada ayaa kala duwan j2 prime haddii uu yhy waa uu kuso baxaa

  • @cabdirisaaqfoofooley1579
    @cabdirisaaqfoofooley1579 2 ปีที่แล้ว

    Hii

  • @abdiwalihasanomer7274
    @abdiwalihasanomer7274 ปีที่แล้ว

    Maxaa khaldan lpx

  • @muhsin47212
    @muhsin47212 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @abdifitahabdikadirali1983
    @abdifitahabdikadirali1983 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxb

  • @abdiqanitaajirabdi8662
    @abdiqanitaajirabdi8662 3 ปีที่แล้ว

    Bro numberkaada isii

  • @alpi_one12
    @alpi_one12 3 ปีที่แล้ว

    Wll0 gmail kygi pan gran waye se us0 hela

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      Telefon Numberka aad ku suubsatay hadii aad helesid forget password dheh ka dib Mobile No gasho code ayaa kuso dhacayo sidas ayaa ku heli kartaa wll

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  3 ปีที่แล้ว

      blse hadii aad u bahan thy gmailka inaad iska jabiso Bypass Google Account Mobilkada noca uu yhy isoo sheeg Pagekan igala soo xariir wll :- facebook.com/abdikarmdahir

    • @alpi_one12
      @alpi_one12 3 ปีที่แล้ว

      Hyh massager ka iga la so hdal wll0

  • @ShaaficiAbdiwali-u2g
    @ShaaficiAbdiwali-u2g 9 หลายเดือนก่อน

    ZxbA14iisoosheeg
    😅😅

  • @cumargmail9780
    @cumargmail9780 4 ปีที่แล้ว

    Aad ayaadumahadsantahay

  • @Suheib434
    @Suheib434 3 ปีที่แล้ว

    Kumafahmin

  • @Clrisaak
    @Clrisaak 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @farhanabdi6223
    @farhanabdi6223 3 ปีที่แล้ว

    Abti hot 10 let

  • @kullaneak2088
    @kullaneak2088 2 ปีที่แล้ว

    Sxp Gmail hilmaamey iy password telka iguma jiro muhiim wa uahy

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  2 ปีที่แล้ว

      Sxb wax tixraac eh hadii aad heleesid wad soo ceshan kartaa

  • @omarabdi3667
    @omarabdi3667 2 ปีที่แล้ว

    Macalin hal mid ika caawi gmailkii ayaan hysta ee password ayaan ilobay phone number maiku xiranan

    • @abdikarimdahir
      @abdikarimdahir  2 ปีที่แล้ว

      Pagekan igala soo xariir facebook.com/abdikarmdahir

  • @teamdhibaatoofficial2055
    @teamdhibaatoofficial2055 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @faysalyuusuf1302
    @faysalyuusuf1302 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb🙏

  • @mohamoudabdinour3199
    @mohamoudabdinour3199 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb❤

  • @DHAGTA.IAA7
    @DHAGTA.IAA7 3 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @yaxyebeeley6126
    @yaxyebeeley6126 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @zackariaomar7848
    @zackariaomar7848 4 ปีที่แล้ว

    Keep going pro