Shir La Sheegay In Laysku Keenayo Somaliland Ssc & Awdal State Oo Jabuuti Laga Wado Prof Ahmed Dahir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • Shir La Sheegay In Laysku Keenayo Somaliland Ssc & Awdal State Oo Jabuuti Laga Wado Prof Ahmed Dahir

ความคิดเห็น • 47

  • @diniali9095
    @diniali9095 13 วันที่ผ่านมา +1

    Haddii taasi dhacdo oo la isu keeno khaatumo isaaq iyo gedobiirsey is beautiful and we love it that means Somalia we are united again thank you this man who is speaks is a man of this a majority thank you sir this is a beautiful skills and politics.we love you Jabuuti and jabuuti people even we love you ismaaciil Omar Geelle I know mostly my Daarood people they don’t like it Omar Geelle and they are a wrong..thank anyone from Somali people we need stand up and united.thank you waryaa somali.

    • @Yonis3012
      @Yonis3012 13 วันที่ผ่านมา

      Dream on .... Somaliland is one nation under Muse like or not....
      Puntland pays no tax
      Jubaland pays no tax
      Hirshabeel pays no tax
      Southwest pays.no tax
      What are you offering somaliland except to carry your broke ass. Get a life

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 13 วันที่ผ่านมา +1

    Dream on

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 14 วันที่ผ่านมา +4

    This is very interesting development, I would say Somalilad should never have a talk with jabuuti.

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 13 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤️✅🌷💚👍😀

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkani reer SomaliLand ayuu doonayaa in uu qaybqaybiyo!! Sida aad sheegeysey hadii ehel la yahey sababta aad colaada aan jirin SomaliLand uga sameyneysaan maxey tahey????

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waar waxba hana heshiisiinina ,jabuuti marabno, uma baahnin , bal wuxuu ku hadlayo ,day jabuutina wuxuu ladoonayaa inay horumar gaadho somaliland na wuu kasoo horjeeda , uf uf

  • @ahmedadan3788
    @ahmedadan3788 13 วันที่ผ่านมา +1

    Cajiladdii khiyaaliga ahayd. Tolow goormaa xaqiiqda la wajahayaa.

  • @Reallander1991
    @Reallander1991 13 วันที่ผ่านมา +1

    Horta khaatumo labada tuulo ee ay xukunto lagareye, Awdal state halkey xukuntaa? 😂😂😂 funny weeye walahi

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 14 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wax fadaral yidhaa ma jiraan anagu shaqo kuma lihin

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 13 วันที่ผ่านมา +1

    HA KA YAABIN IN SOMALIAND 33 KADIB KU LAABATO SOMALIYA

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 13 วันที่ผ่านมา

      🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 14 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa mid jibouti cabsan. Maantay ugu liidataa Jabouti. Musa lay isugutagay.

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 14 วันที่ผ่านมา +3

    faqash iyo faqsh kalkaal noo shirimaayaan

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 14 วันที่ผ่านมา

      Faqash waa ka ku maamul dayuusyow dayuusku dhalay

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 13 วันที่ผ่านมา

    Waa nin waxgaranaya kuna nool xaqiiqada jirta

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 14 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 14 วันที่ผ่านมา +1

    KAN WAA SOMALI WEYN. WAANA ANTI SOMALI LAND.AFKA ISMAIL AYUU KU HADLAYA. MOU MAXAAD KA QABTAA????.

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 13 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂 adeer majirto meel ay Somaliland iyo Falaagooyinkii iyo jabhado dibad wareeg ah ay Djibouti ugula kulmayso
    Ninka aduunyadii ku ciirtay ee Geelleh yaanu kolba geed iyo gees isku qaadin 😂😂😂

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 14 วันที่ผ่านมา +2

    Where is jabuuti’s money for 40 years? Why you have your own electricity and water by this time? You just can’t defend jabuuti.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 14 วันที่ผ่านมา +1

    Cadawga Somaliland waa jabaya Meel uujoogaba dee Wlhi

  • @user-ln6wf3ce8v
    @user-ln6wf3ce8v 14 วันที่ผ่านมา +2

    BEENAALE. JABUUTI. WAA. LA. EDBINAYAA. URAYE

  • @MubYus
    @MubYus 13 วันที่ผ่านมา

    Jabuuuti ayaa isu keenaysa Ayo & Iyo ? . ii wad sheekada.

  • @somalicanadianshow
    @somalicanadianshow 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sarqaan ka dharag qamri wax waalan

  • @user-us9to9yh2j
    @user-us9to9yh2j 13 วันที่ผ่านมา

    We’re somalilander we don’t care Jabouti

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wakhti lumis

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 13 วันที่ผ่านมา +1

    Shirka waxa lagu heshiisiinayaa dalalka jubaland puntland banaadir land iyo wadanka hirshabeele iyo dagmo Ethiopia ah oo muqdisho layidhaa

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 13 วันที่ผ่านมา

      Waa sida aad jeceshahay ee waxaa laheshiisanayaa dadka daga waqooyi Galbayd

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 13 วันที่ผ่านมา

    Dadka.waxay.u.baahan.yihiin
    Cadaalad.siyasadu.Ku.dhisnaataa

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 13 วันที่ผ่านมา

    Ragbaa.qabyaalad.waxay
    Ahay.xll.Ku.helayn.oo.Ku
    Caano.maala

  • @mohamedhussein8384
    @mohamedhussein8384 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sheeko xume

  • @said1498ify
    @said1498ify 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ismaciil cumar geele ayaa Samaha geeska bay wada waa been. Ismaaciil Cumar geele dantiisa mid aaan ahayn kama shaqeeyo Waa Cadow.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 13 วันที่ผ่านมา

    Umaadu. Soomaaliyeeda Waxaa. U. Wanaagasan. Inatii. Meel. Waada. Deegaan. Daan. Iyo. Waada. Deegena an. Baa. Kadhaxaasa. Lakaala. Maarnaan. Doonatooda. Ku. Jiirat

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 13 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti danahayaga yaanay noo yeedhin midakale maxay naga dabawadaa anaka soomaaliya jabuuti dad iyo dalba anakay naxigtaa ee hadii aanay naraacayn oo aanay nalasafanayn hanaga dhaxbaxdo Anaka iyo Somali talyani Anakaa waxay yihiin tusaynee jabuuti haka ceeblahaato

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 14 วันที่ผ่านมา +1

    BEENALE FOQA BEENALE

  • @MubYus
    @MubYus 13 วันที่ผ่านมา

    Bal ru,waayadan dhagayso.🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 13 วันที่ผ่านมา

    Hhh lowya ado somaliland ayaa leh
    See ku iman kartaa bal
    Hadad nabad ku noolano Haa waa sax dhulka waanu idinka kiraynaynaa uun biyanaha waa sidaa uun
    Lakin hadaad so urursataan
    Wixii somaland ka soo horjeeda
    Wlhi waanu xidhanaynaa xadka

  • @MubYus
    @MubYus 13 วันที่ผ่านมา

    Kanu khamri dhacay ayuu cabay, ,, Expired alchohol.

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad 14 วันที่ผ่านมา +1

    useless

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 13 วันที่ผ่านมา

    Ay ay dhalay walhi inaan jabuti dambe la arkayn waydun arki yaa ciise xayawaan dhalay waar waxan aad soo galinaysid bilaah caleeg naga shaandhee waanu dhagaysan kari waynaye 🤮 matag caadiya

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 13 วันที่ผ่านมา

      Amxaro tahay hodo hadal ku diwayo baqyar