XOG:- MAXAY YIHIIN CIIDAMADA ITOOBIYA EE KUSOO QULQULAYA SOOMAALIYA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • XOG:- MAXAY YIHIIN CIIDAMADA ITOOBIYA EE KUSOO QULQULAYA SOOMAALIYA?
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 42

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb Reer Baadiyahaa ka adag Ciidanka Ethiopianka walahi hubkana waa laga furan kulligooda waxay dooni ha’sameeyaa sharkoodana ilaahaybaa ku celin oo na ku halaajin inshaAllah iyaga cadowga Gudaha u jooga🤲🏼

  • @ayaanjamac1320
    @ayaanjamac1320 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xabashidu awood malaha iyadiiba baqaysa qadhmun

    • @AbdikadirAden3306
      @AbdikadirAden3306 2 หลายเดือนก่อน

      Beenaale

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb Reer Baadiyahaa ka adag Ciidanka Ethiopianka walahi hubkana waa laga furan kulligooda waxay dooni ha’sameeyaa sharkoodana ilaahaybaa ku celin oo na ku halaajin inshaAllah iyaga cadowga Gudaha u jooga🤲🏼

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waa hurdaan wiigii hore waxaa Barbara lageeyey sirdoonkii ugu horeeyey itoobiya waa war lahubo har hurdada kaca somaliyey

  • @abdiibrahimsabriye4912
    @abdiibrahimsabriye4912 2 หลายเดือนก่อน

    Suasheyda waxay ila tahy rer hiraan ka hurtan meshan dowlad ma jirata xadodaha jogte hurubo shacabka somaliyed ku nuled Somalia 30 sano la soo dhafay iska Ethiopian 👍 👌 ok

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 หลายเดือนก่อน

    Matabaan sharaf ayaa loogahayaa
    Kahortaga aysameyeen lkn reer hiiraanka kale wa dad taariiq leh waa iney kahortagaan xabashida dhulboobka ah

  • @SuldaanFadxireermagal
    @SuldaanFadxireermagal 2 หลายเดือนก่อน

    Dowladu hadeynan Awodin iney wadanka difacdo waxaba yen ubada somaliyed handadin ee no kala baxa shacabka somaliyed hadan nahay waxn diyar u nahay inan difacano wadankena iyo gobonimad umada somaliyed wax dowlad ha hadeynan awod lahen Yeynan na handadin

  • @MohamudAhmed-z9g
    @MohamudAhmed-z9g 2 หลายเดือนก่อน

    .itoobiya.waxay.rabta.incudud.mulateri.aykumuquuniso.soomaaliya.wahurudaa.sodonkiisano
    Audameyey.

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 2 หลายเดือนก่อน

    si ay u sii joogto itopia waxay hub u wadaa alshabaab,laakiin waa suntii aay ku baab'i lahayd shacabka soomaaliyeed sida uu u hubeeysanyahay dad afrikan ah oo hub u haaysta ma jiro,markaa waxaan leenanay itopia ku soo dhawow halaaga.

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 2 หลายเดือนก่อน

    Alle u maqan dadkaan iyo dalkaan cidna masuul kama aha waa sidaa cadowgu rabo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb Reer Baadiyahaa ka adag Ciidanka Ethiopianka walahi hubkana waa laga furan kulligooda waxay dooni ha’sameeyaa sharkoodana ilaahaybaa ku celin oo na ku halaajin inshaAllah iyaga cadowga Gudaha u jooga🤲🏼

  • @xuseendiiriye6973
    @xuseendiiriye6973 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia wxn islaha dariskaga xaqdhawr balse,xisbishaydanka an cadawganahay wali xuman uma quudho

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Galbis kuu roone waa Af Gambis ...........Hurudooy walee Soomaalaay Hurudooy.................

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidamada itoobiya waxay hub iyo rasaas u wadaan Alshabaab,waa in dhagaha lagudhuftaa oo gafuurada laga garaacaa.

  • @AyanAbdi-hc3re
    @AyanAbdi-hc3re 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer Ethiopia wax dhiba idiin gaysan maysee caadi iskadhiga, inta heshiisku dhacayeey xuduudkeeda ilaashanaysaa. Qaylada joojiya 😂😂😂

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 หลายเดือนก่อน

    Maxey qabanayaan ciidamada dhooban baladweyne
    Mey kahortagaan
    Waladhimanyaa sixun allow sixun hanodilin
    Waxabo kamajiraan iney ciidamo labaxayaan
    Taasi wakhiyaano shicibka laguqancinayo

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน

    ciidamada waxaa uyeedhaya maamul gobalad yada sidaan umalaynayo

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 หลายเดือนก่อน

    Odygi Sarqaanka ahaa intuu Citiraaf leeyahay Soomaalida kalena Hurudo Itoobiya Badd iyo Beriba iney Af Gambi ku Qabsato u diyaargarowday Allese Awoodiisa Asxbul Fiil ka hortaga ha inoo soo diro.......

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 2 หลายเดือนก่อน

    Madax weyne ku mashqulsan hanti bob ayaa larawa in wadan hogamiyo war hadanan laga hortagin isla barito waxey imanayan balcad

  • @roobledubad
    @roobledubad 2 หลายเดือนก่อน

    wadadasi cadaana

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 2 หลายเดือนก่อน

    Halkaas waxay u dageen hadii bada qabsadaan Somali is washo dagaal qaado in somaliya konfurta iyo waqooyiga isku gurman taasi buurahaasna is tiraaji ahan baay u dagayaan kala goyn ta somaliya koon furta ilaa waqooyiga

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 2 หลายเดือนก่อน

    deiskaceliya, saydinki lalaha cidamada itobiya wanuiskasarayna miyaka baqden

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 2 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland

  • @ahmedshire1382
    @ahmedshire1382 2 หลายเดือนก่อน

    Wadanku miiyaano dowlaad lahayn

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 2 หลายเดือนก่อน

    ADIGA IYO ADEERKAA CULUOW KA DIFAACA WADDANKA XABASHI, ADINKAA WADDANAKA CAG U DHIGI WAAYEY SIYAASADDIISII & WADA LAHAANSHIHIISIIYE.

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 2 หลายเดือนก่อน

      Ceeb waan wada difaaceyna

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 2 หลายเดือนก่อน

      Mj cuqdad ka buuxdo orod soo raac sida 2006 waxad qadanaysaa cashar kale

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@TruthNeverHurt462majeerten wuxuu umaleeyaa in uu xabashigu jecelyajay miskiin war somali waa usomali

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey su,aal ??? markasta oo MW xasan sheekh xukunka dalka somaliya qabto waa maxay sababta cadawgeena shisheeye guud ahaanba ay somaliya uga dhex adeegtaan???!!! maxaa sababay inay cadawgeena shisheeye inay damacooga cadawtinimo si fudud uga dhex fushadaan ayagoon la kulmin wax difcaan dawladeen ah??!!

  • @cabaasjokaryare5251
    @cabaasjokaryare5251 2 หลายเดือนก่อน

    Howshan waa hool lawada ogyahay ee yaan been loshen shacabka qofkii cadeen rawana hassan sheikh khadiyadii reer Palestine 🇵🇸 yuu lasaftay runta halasheego Israel 🇮🇱 Ethiopia yaa dhawarka katagan isla Israel marka warlay maa wadaynaa

  • @abuahmedhassan5499
    @abuahmedhassan5499 2 หลายเดือนก่อน

    Murtad hassan shaikh ayaa lashaqeysta

  • @abdulkaderyousefaden7161
    @abdulkaderyousefaden7161 2 หลายเดือนก่อน +2

    Viva Ethiopia ku soco illaa kismaayo Adoonta Hawiye iyo faqashta daarood itaal malaha e good job 😂😂😂😂😂😂😂 Ethiopa❤❤❤

    • @HosseinFarah-s7h
      @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน

      Cabaad waynow ina habro bahalow abiyo isirr laawow nasabad xumayaalow ibnu makhnuudow ehlul kufaarow LGP Gay IWM idinka oo abkiina iyo isirrkiinu yahay oo qalasyada daraawiisheed hal dhirbaaxo keliya nasabada iyo diintaba idin kaga masaxeen maxaad yeeli kartaan somaliwayn oo laan dheerayaal ah oo afar dawladood iskaleh ( 1 jabuuti ( 2 somaliya ( 3 DDS ( 4 NFD makhnuudow ibnu LGP Gay yoow somaliwayn way iskaga filan yihiin cadawga iyo nacabka oo ugu horayso argagixisada somalidiidka habro bahal ee ibnu makhnuud binu LGP Gay OKI

    • @abdulkaderyousefaden7161
      @abdulkaderyousefaden7161 2 หลายเดือนก่อน

      @@HosseinFarah-s7h hoyadaaa anaa wasa nacalaa faqashtaa tahay ku yaale adoo darood futo wayne ah miyaa nasab sheegankara oo galgala iyo sansibaar waxkuu galeen

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliyeey su,aal ??? kale waa maxay sababta keentay markasta oo MW xasan sheekh xukunka dalka qabto inay somaliya noqoto bahalo galeen aysan cidna lahayn???!!! Midakale markasta oo MW xasan sheekh xukunka dalka qabto waa maxay sababta keenta inay beelaha somaliyed gees ka gees isku
    xasuuqaan oo weliba xasan sheekh iyo kooxdiisu uga aamusaan dagaalada beelaha iyo faragelinta cadawtinimo ee cadawgeena shisheeye???!!!

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan xaraash qaran somalia ethiopia ayuu kuso fasax. Siduu u aamusanyahay waxeey macnahooda tahay inuu somalia uu ku daray ethiopia. ولا كن allaha ayaa u maqan waddankaan.

  • @QafiirRiyomarindaje
    @QafiirRiyomarindaje 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiyahanoolaato

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 หลายเดือนก่อน

    Hallo soodhoweeyo ciidanka ithophia

    • @zikibaaba1541
      @zikibaaba1541 2 หลายเดือนก่อน

      Nacaladi kugu dhacday!