.......HADAAD AFSOOMAALI FAHMEYSO.. XEYN DAABKA DOWLID NIMADA KA BAXAY BARASAAB DHACAY MADOOBE.. DOWLADDA DHEXE AWAAMIIRTEEDA BARASAABKI DIIDA WAA LA SOO XIRAAYAA,..HA FADO AMA YOWSAN FADIN FADIN,..WAA LA SOO XERAAYAA...
War heedhe beeloow baatahay axmed madoobe see u wadahad u dalbadey wuuba goosteye ma sheekada cayaalka dowlada taageera baad noosheegeysaa wax iska hubi oo xaaladu meeysheey mareyso qiyaas
Madaxweyn Hassan sheekh Guuleeysa ❤❤
Dowladii Somaliyeed waxaay u burbuurtay xoraynta dadka Somaliyeed ee DDS degan Ethiopia garwaaqsa Somali waa mid.
Xasan sheekh iyo axmed madobe midna masaxna ee somali hakatasho si deg deg ah
Guulayso
Xasan iyo xamse baadanta iyo dalka Somalia ayey kashaqaynayaan sababto ah lama arag Raswasaare iyo mwne halqof isku ah oon qabiil kalamatalin
Wayna socelin gobanimadii iyo sharafkii Somaliyeed
Dawlad gobaleedyadu waa kuwa qaranku kadhismi la yahay
Saami qabiil bay dhihi yeywaxkusiiyaan smaami qabiil
Maxayse siin oo. Yaala structure bamalaha iyo khayraad toona
Hal nin ah iyo ciidan mideeya bay Somalia ubahantay si caruure heenu dhaxal dawladmimo uhelaan
Sharaf ugamadambayn siyad barre
Adigu maxaad kuheshaa qabiil hada
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤
Xasan sheikh waa ku qaldamay inuu shalay Ahmed madoobe taageeray
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Asc x sh wa 2 wajiile
Shacabka Dagan Jubaland wax hala waydiiyo waana meeshaas warka aad ka heĺi kartan.
Muslim ma tihid ilaa waxaad jeceshahay aad walaalkaa la jeclaato nabsi waa saan
Waxa ka shaqaynaya axmed madoobe
Md. Xasanow, yaan laga badin ku socotada.
Guus waxlagu dilo ayuu istaahilo
Waa waalan yahay
Wa a dawlada dhexe weyi halaga qabto axmad madobe
aniga fakridedi waxaweye dalka dolada fadaralka ayaa ma-uul ka -ahaa halaga dambeyo
.......HADAAD AFSOOMAALI FAHMEYSO.. XEYN DAABKA DOWLID NIMADA KA BAXAY BARASAAB DHACAY MADOOBE.. DOWLADDA DHEXE AWAAMIIRTEEDA BARASAABKI DIIDA WAA LA SOO XIRAAYAA,..HA FADO AMA YOWSAN FADIN FADIN,..WAA LA SOO XERAAYAA...
Warkaaga wuu isburiyey dib u jaleec waxaad ka sheegtay Axmed Madoobe, waxaad jeceshahay ayaad noo sheegtaa inta badan
Alla cisag
ninkan warye maaha ee iska badala Suldanka TV
Asc sxb horta ninka ceebta garta ayaa tiisanana arka xasan tiisa ma.arag takalena inuugaranayo ilama.aha lkn waxaa kasiixun oon meel laqaato lahayn waa axmed madoobe waxaana muhiim ah inlagaqabto dalka iyo dadka
Ma jirto waxaad sheegaysid.
Waa beetis😂😂Ahmed miid tukta mayo mahaan
Ahmed guul❤
Laakiin maalintaas madoobe wuxuu haystey laba xilli doorasho mar sadaxaad majirto.
Sadax jeer qof masoo noqon karo adeer
Dowladda ayaa u dagaalamesa danaha dowladnimada soomaaliya
warkaagu waa is burinayaa wada hadal ayuu dalbadey iyo dowladda wax xiriira lama yeelanayo is qabadsii
War heedhe beeloow baatahay axmed madoobe see u wadahad u dalbadey wuuba goosteye ma sheekada cayaalka dowlada taageera baad noosheegeysaa wax iska hubi oo xaaladu meeysheey mareyso qiyaas
Axmedow isdaba qabo wali fursad baa kuu banaan
Adeer wixiina sheeko raqiisa ayaad ka dhigateen wrarkii leydinka sugayay warakii ugu danbeeyay Suladanka TV adeer shalay maanta maaha wuxu siyasad ee ma aha suuq qudaar Axmed isaga oo dooran ayuu wada hadal dalbaday.
Adi marna hadal ayow rabaa marna hadal waa diiday waxaad rabtit miyaad ino alifee
Axmed madoobe wadahal hadoow rabo doorashadi ha baabi,iyo,
Xasana quf iyo cod hadoow rabo yuuna asiga wax shaqo ah ku yeelanin.gudiga uu magacaabay hala kala tiro,nin mw rabo yuusan wax tala ku yeelanin.
Hadii kala waa lays qayaanooyaa,
Mw cirro somaliland asiga haloo wakiisho doorashada quf iyo codka ah.
Wad talin jir ten e runta usheega
Beet
Waxan raabaa inn aan uu she Hassan iyo xamse inna ku qadin dalaal mamulka jubalan hadayi dhacado taasi Waxaa janiss helyaa cadogaa somalyaa haa waxa ku qatan waxaii kaa dhacayi lascodod ee muse bixii ku dhacayi ayaa lagaa yabaha inn ayii dhacado
Adigaaba ah beenlow waxaad sooqorto iyo eaxa aadsheegeyso ismalaha run sooqor to iyo eaxa sad sheegeyso jays lahaadaan
Beenale😂😂😂😂😂
Been low😂
Beenaale