DEG DEG Taliyahii Dhulka oo Hub & Ciidan kala Dagay Jubbalnd, Kacdoon ka Curtay Kismayo…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 2 วันที่ผ่านมา +10

    Maansha allah Somalia guuuul 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @abdikhadir6171
    @abdikhadir6171 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ahmedoe Guuleyso Taliyow ❤🎉🎉

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 2 วันที่ผ่านมา +6

    Shabaab laga guulaysay ❤❤

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan dhiiqo alshabaab waaye

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 2 วันที่ผ่านมา +3

    hadii ahmed la bixiyo shabaabka jubooyinka wey ka baxayaan waxa meesha ku hayaa waa isaga oo horey uga tirsanaa

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 2 วันที่ผ่านมา +1

    dowladd dowladd xiriirka u jarta ayaa maqli jiree maamul halkii uu ka tirsanaa xiirka u jaraya weligeey ma maqal dhibkaas waa cidan beeleedka gaar gaar loo leeyahay

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 2 วันที่ผ่านมา

    Asww❤

  • @issackfarole2794
    @issackfarole2794 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xiriirka uu axmad madoobe dowlada ujaraayo maanta maxaay tahay mariyonayaa mise asaga oo soo jeeda ayuu ujaray duqo wuuba isku darsamaye
    Sideey wax ujiraan

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaa hada isdhiibay cidanadii hawiye ee jubaland iskudhiibay

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 2 วันที่ผ่านมา +1

    Duqa axmed madoba ah shabaab yaan loogalinin hadii meelwalba laga xidho kkkk

  • @MadiinoBiixaawi
    @MadiinoBiixaawi วันที่ผ่านมา

    I'm Ed

  • @RidwaanIsmaacil
    @RidwaanIsmaacil วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤😂😂

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 2 วันที่ผ่านมา

    Ninyahaw diyarada taliyaha ciidanka dhulka u wato maraakiibta aduunka ugu waawayn wa ka wayntahay ban u malaynaya ( ciidan,hub, raashin, gaadiid dagaal.....iwm ) cajiib

  • @mahatyussuf-y1j
    @mahatyussuf-y1j 2 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka iyo sarakisha lasodirayo kolugod wa darood xassan wa doqon

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 วันที่ผ่านมา

    ONLF...Heeryada Iska Roga oo Amxaarada iska Xoreeya boos Idiinkama Bannaana Somalia!!!..Sc.

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 2 วันที่ผ่านมา

    intay isku maqan yihiin waa kuwaas itoobiyaanka.

  • @dubadDholey
    @dubadDholey 2 วันที่ผ่านมา

    On elif ayaga gumesiga hesto deganadoda ha iskaqadan ohalganka hawadan

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 2 วันที่ผ่านมา

    joornaalist axmed madoobe isma dooran ee waa ladoortay soomaalida jubaland oo dhan baa dooratay

  • @mahatyussuf-y1j
    @mahatyussuf-y1j 2 วันที่ผ่านมา

    Wankufahanay warkaga wacadifad

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 Hal ‘qori kumaynan ridin Alshabaab waligood xitaa Adoonta dalka joogta ay Kenya 🇰🇪 ugu horayso walahi waana mashruuc ay CIA, MI6 & Mossad ay aasaaseen ayna maalgaliyaan xafiiskoodana ii ka furan yahay Xerada Xalane walahi shicibow indhaha fura Madaxdana way ogyihiin Ahmed Madoobena way wada shaqaystaan Ciidanka Maraykanka ee Balidooglena sahayda iyo kaalmada iyagaa siiya wayna iskaa shadaan xitaa qaraxyada Baydhabo ayaa laga’soo abaabulaa oo ciidan Oromo ah ayaa soo qaada iyagoo Ciidanka ka’tirsan si shicibka loo cabsi galiyo walahi oo wadanka laga cararo. Qaraxa ama ficilkaa kadib waxay ku xariidoon Xerada Xalane oo lagama daba yagi karo oo waxay marmarsiyo kaga dhigtaan lama gali’karo sidii inuu dalkale yahay Xalane waana khiyaamo shicibka Somali caqligooda lagu jaha’wareerinayo walahi waana been oo ciidanka ilaaliya aaga’hore waa ciidan Somali lana soo xushay cabsi ay wadaniyiinta ka’cabsanyaan daraadeed walahi saraakiishuna waa Oromo luqadda yaqaan oo Somali laga dhigayo walahi 85% Dowladana Somaliya iyo Maaylada kulligooda waa cadowga Shaqaalahooda oo xitaa mashruucyo KHATAR ah ayaa badankooda ay ka’fuliyaan deegaanadooda ama dhulka 5ta Somaliya ilaa xitaa cuduro lagu abuuro ciyaalka ka yar 10jir, hooyooyinka oo la’talaalo si ay cunug xanuunsan u dhasho ama aynan u dhalin 2kadib, dhaqan xumo oo kharash lagu siinayo dhalin caan’ka ah Somalida, Idaacado badan, Tv oo dhaqanka xun lacag kubixinaya oo loo soo dhiibtay, beeralayda oo lacag lagu siiyo si aynan beertooda u falan sunna lagu buufiyo, Culumo dhaqanka xun kahadla si waxyaalo afka u xun caadi u noqoto oon laga hadlin wacyiga fiican waxaana laga maalgaliyaa Xerada Xalane😢 TikTok, Snapchat, Yutuberro badan oon Somali asal ah ahayn oo dhaqanka xun buunbuuniya si loo’caadaysto xumaanta iyo shicibka inay ka’sii jeestaan Xalanaana maalgaliyaan iyo dalalka Scandinavianka oo mashruuca shaydaan caabudka loo xilsaaray walahi. Turkida & Masar waa mashruuc khiyaamo ah oo Yuhuuda Iyo Reergalbeedka ayaa wata si Islaamka ahaan loogu soo gambado waana la’arkidoonaa INSHAALLAH 🤲🏼.Dowladaha cadowga iyo Madaxdeena way wada shaqaystaan sxbyaal waadna ogtihiin, beenta daaya Oromaad tihiin doofaariina ah.
    Ethiopia 🇪🇹 qasab ayay ku’bixi Masar loomaba baahna walahi annagaa ku filan barya maaha hadhowna iyagaa ooyi walahi oo barooran InshaAllah 🤲🏼 Farmaajona isagaa Ethiopia 🇪🇹 u gacan galinayay dhulka Somaliy iyo badaha una saxiixay ilaahay meelbaas haka tuuro wixii Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 taageera ilaahay saxariir ha’u dilo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 วันที่ผ่านมา

    Axmed Madoobe Waa Al-Shabaab weyn waayo 12-Sano ayuu Kismaayo Fadhiyaa Degmadii Ugu dhaqaalaha Badan G.J.Hoose ee Jamaame heshiiska uu la galay Alshabaab Darteed ayuu u weerari Waayey Shacabka Kismaayo Waa Dad Masaakiin dad war haaya Maaha...Sc.

  • @ahmedliban4356
    @ahmedliban4356 2 วันที่ผ่านมา

    itoobiyaanka ciidonkooda jidkaa loo furay.waa intay sugaayeen.horay baa waxaa loo yiri lafo maroodi ayagaa leysku ja biyaa.

  • @mahatyussuf-y1j
    @mahatyussuf-y1j 2 วันที่ผ่านมา

    Wa lagaranaya sidey ku dhaman donto inta daroodka ah way israci inta yare abgala muqdisha lagusocelin

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waaa laqaqaban doonaa qaranka aad sheegayso