SHEEKHA VS WASIIR JAAMAC:Arinta Ciidanka maxey ka yiraahdeen Shekh Shariif iyo Wasiirka Gaashandhiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • SHEEKHA VS WASIIR JAAMAC:-Arinta Ciidanka maxey ka yiraahdeen Sheekh Shariif iyo Wasiirka Gaashandhiga?

ความคิดเห็น • 15

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah sheekh shariif waa saxanyahay, wasiirka aqoon uma lahan milateriga lama yaabeeno

  • @saja9892
    @saja9892 หลายเดือนก่อน +1

    Shariifow wax haw qarin kuwaan ilaahay ceebtooda ma asturin waa maafiyo aan xishoon soomaalida rumaysanaysa intee joogtaa kuwaan shabaabna waa iyaka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +2

    sheekh shariif geesi waye runta sheegay noolow

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 หลายเดือนก่อน +1

    Ader ummaqalantid wasarad gashandhig iskagatag meesha

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 หลายเดือนก่อน +1

    Tik tok
    MUNAAFAQ tuug ah oo beenlow ah

  • @Mdkmpls
    @Mdkmpls หลายเดือนก่อน +1

    The minister keeps saying the same English word over and over again.
    Crisis Crisis.. af somali muu ku sheego..yaab

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo xasan ayax aqoon la 'aan ayaan ognahay inaad diirateen ciidamadii qaranka waad dubateen inqaabti ayaa idiin taala hadi allah yidhaa

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 หลายเดือนก่อน

    Sheekh shariif tuug tuug dhalay amus khawarijta iska bixi waryaaaa adaa lagu so socdaaa😱😱😱😱😱

  • @user-gc3dm9qq6n
    @user-gc3dm9qq6n หลายเดือนก่อน +1

    𝒀𝒂𝒔𝒊𝒊𝒓 𝒕𝒊𝒌 𝒕𝒐𝒌 𝒘𝒂𝒙𝒂 𝒈𝒂𝒅𝒂𝒂𝒔𝒉𝒊𝒊𝒔 𝒌𝒂𝒎𝒖𝒖𝒒𝒅𝒂 𝒔𝒐𝒐 𝒂𝒔𝒕𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒚𝒂𝒉𝒖𝒖𝒅𝒂 𝒔𝒐𝒐𝒎𝒂𝒉𝒂𝒏 😮𝒂𝒎𝒐 𝒊𝒔𝒓𝒂𝒊𝒍 𝒅𝒂𝒍𝒌𝒂𝒂𝒏 𝒙𝒂𝒈𝒆𝒚 𝒍𝒐𝒐 𝒘𝒂𝒅𝒂

  • @abbesomaliyed7894
    @abbesomaliyed7894 หลายเดือนก่อน

    Midkan sida ugu dhaqsiyaha badan ha loo soo af jaro

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 หลายเดือนก่อน

    Warkaa shariif magaaree tuug ah afsomli maysqaano

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wasiirka ma Wuxu na leeyahay qabiilooyinka is laynayaayi waa shaqada odayaasha. Dawladuna wixii crisis ah oo ay fatahaaduhu ka mid yihiin bay ka shaqaysaa. Caqli ma laha, ma oga am i.h.a. dalka in isagu ka masuul yahay idiot.

  • @Yunis114
    @Yunis114 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirku marin-habaabin buu sameynayaa. wuxuu moodaa inuu caamo aanan waxba ogeyn uu la hadlayo. Dowladu dhibaatane lama tacaalin, horumarna makeenin, marka maxey ka qabaneysaaa meesha.

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw หลายเดือนก่อน

    Ninkan Raxanween ayaa layay ciidanka maxaaa laga qadi karaan hee hawiyow