Mncha allah calaacule beri hore iigu danbeysay iyo shamaxle. Mse cabdale waa Salaamey iyo degaanka Marso buurta gacanlibaaxba, nimankani Siidh Reproduction, ah bey u baahanyiin weyna dedaaleen
Mashaa Allah lakiin Biyaha roobka idin. Ku filina had aad dhulka in la daboolo oo la saaleeyo iyo calema qalaalan ku daboola iyo waxa lamidka ah. Qaddka iska dhaafa beerka ayuu u xunyah. Cagaf looma bash a.
Maxaan seexday calaacule 2017 2018 2021 waa meelaha ugu nolosha fiican calaacule keliya wax uu baaahan yahay in laga caawiyo dhinaca wadada keliya nolosha kale oo dhan way dhameystiran Dhulka waa dhul biyo badan markasta inta badan waa qabow dadka Tuulada calaacule degaa wax badam oo tiro lagu soo koobi karin bay na siiyen Khudrad waa Hodan waxaam xasuustaa habeen ay nool qaleen neef adhi au meesha wax ka hurdo macaan ma jirto degmada sheekh bay ku ag taalaa Buuro dhexdood dadka wadada in lag caawiyo keliya ugu haboon dadka deegaankaa degaa waa dad shaqo oo tacabka ku fiican wado xumo uun haystaa guul u rajeynayaa Ree4 calaacule
Waar dadka markaad camping ka samaynaysaan ka iibsad khudaarta oo weliba si fiican uga iibsada oo ha bakhsiyina, si ay dhiirigelin ugu noqoto oo ay wax soosaarka u kordhiyaan Dalxiisayaasha danbena si ay idiinku daydaan. Hadaad habeen iyo maalin joogtaan waa inaad ugu yaraan 100 dollar oo khudaar ah ka iibsataan. Dalxiise kastaa haku talagalo inuu bulshada uu u tegayo inuu wax ku kordhiyo, ka geella haysta caanaha ka iibsada, ka adhiga ka iibsada neef adhi ah oo weliba qiime fiican u quudha si uu xoolaha inoogu dhaqo, maaha inaad martidaan. Kuwa aqoonta caafimaadka xoolaha yaqaani siminaar kooban ha siiyaan, kuwa beeraha wax ka yaqaanaa sidoo kale, kuwa caafimaadka dadka wax ka yaqaan ha u hagar baxaan oo ugu yaraan xataa sida cuntada Diet ka loo samaysto ha baraan Waad mahadsan tihiin
ILAAHAY Xukuumad wanaagsan ha inna siiyo
Aamiin
Amiin yaa raabul calamyin🙏🙏🙏🙏
Anigu waxaan aad ugu faraxsanahay quruxda dhulkeena kow, iyo labadaa wiil ee Illahay barakeeyey - Yoonis iyo Rashiid - ee aan midkoodna qaad cunayn. Dhalinyaro badan ayaa tusaale fiican u tihiin ! MaanshAllah waan idin salaamaya from America.
Mahadsanid 👍
Mncha allah calaacule beri hore iigu danbeysay iyo shamaxle. Mse cabdale waa Salaamey iyo degaanka Marso buurta gacanlibaaxba, nimankani Siidh Reproduction, ah bey u baahanyiin weyna dedaaleen
Muuska anigu waan ka gurtaa Guriga ayan ku beeray oo Hargeysa ah
Maasha-ALLLAAH
Hambalyo dadka Wax kala soo baxaaya Dalkooda.
Yoonis Sxb Ninkaas In siidha u qaada Next time-ka insha-ALLAAH.
Runtii waa Dhiiri-gelin weyn
Haye wll
Mashaa Allah lakiin Biyaha roobka idin. Ku filina had aad dhulka in la daboolo oo la saaleeyo iyo calema qalaalan ku daboola iyo waxa lamidka ah.
Qaddka iska dhaafa beerka ayuu u xunyah. Cagaf looma bash a.
Maashaa allaah wll guulayso
Mahadsanid wll
Dalkeena Nimco ayaa fadhida Maasha-ALLAH
Waad iga qosliseen diinka waxaas oo saxara waxa kakeenay😂😂😂 sxbyal salan idin kaga timid muqdisho waan idin daawada peace and love❤
Hhhh
Masha alaah jaadka ha beerine cunto beera
Mashallah wll xage magaalo ugu dhow
Degmada sheekh ayay u dhawdahay.
Waa Somaliland
@@Yonistravels mahadsanid brother
Mashaa ALLAAH
Muuse Cabdalle waa xooladhaqato beeraley.
Rer somaliland uun dheh qabiiLka faaiido badan malaha
@@cabdalacawilyoohiye3 anigaa habartaa iyo laankeedaba cuna, makhruukhyahow ka xun reerkaa khayraadkiisa ilaahay ku manaystay.
DHULKEENU WAA NIMCO ALX
AXMED RASHIID IYO YOONIS AAD BAAD U MAHASAN TIHIIN
ALA HA U BARAKYO LAAKIIN AQOONTA CUSUB EE HADA SOCOTA XAGA BEERAHA AYEYNU U BAAHANAY
Asc yonis sxb xaga wax soosaarka beeraha
Nooo soo duub
Hadad awoodo
Haye wll
@@Yonistravels mahad sanid wll
Mashallah yonis. Waan ku salaamay saaxib. Waa cali from London. meel qurux badan. Qaadkaa 1 time a week ayaan cunaa. Inshallah waad ii tilmaami tuulada. Halkee ku taala? Magaalada uugu dhow
Waan kaa qaaday wll cabdi salaan lamida, hhh waan kuu tilmaami meeshaas qaadku ka baxo markaad soo noqoto inshaAllah
Beautiful
Maxaan seexday calaacule 2017 2018 2021 waa meelaha ugu nolosha fiican calaacule keliya wax uu baaahan yahay in laga caawiyo dhinaca wadada keliya nolosha kale oo dhan way dhameystiran Dhulka waa dhul biyo badan markasta inta badan waa qabow dadka Tuulada calaacule degaa wax badam oo tiro lagu soo koobi karin bay na siiyen Khudrad waa Hodan waxaam xasuustaa habeen ay nool qaleen neef adhi au meesha wax ka hurdo macaan ma jirto degmada sheekh bay ku ag taalaa Buuro dhexdood dadka wadada in lag caawiyo keliya ugu haboon dadka deegaankaa degaa waa dad shaqo oo tacabka ku fiican wado xumo uun haystaa guul u rajeynayaa Ree4 calaacule
Ka waran muus fiican ayaa ka bixi lahaa hadii la maal galin lahaa
Aad iyo Aad
@@mohamedyusuf4477 qurba joogta aynu lacag isku darsano beero waawayn dhulkaa kaga samaysano
DEGAAN KA CIISE MUUSE MAXAA NIMCO TAALLA👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿
Maya waa deegaan sacadmuuse ah 👍👍👍👍.
Waa gobolkee waa xagee yoonisow
Degmada Sheekh bay u dhawdahay
@@Yonistravels ok waan grty thnx sxb
Shiikh. Buurta Marso Iyo Gacan libaax. Hoos timaada Degmada Shiikh
Saqoo lamadhahee waa geed lab wanaka siidhka lagareebo siidh walba waxalasocda inyar o lab ah o marka sidhka labero kasodhexbaxa
Waar dadka markaad camping ka samaynaysaan ka iibsad khudaarta oo weliba si fiican uga iibsada oo ha bakhsiyina, si ay dhiirigelin ugu noqoto oo ay wax soosaarka u kordhiyaan
Dalxiisayaasha danbena si ay idiinku daydaan.
Hadaad habeen iyo maalin joogtaan waa inaad ugu yaraan 100 dollar oo khudaar ah ka iibsataan.
Dalxiise kastaa haku talagalo inuu bulshada uu u tegayo inuu wax ku kordhiyo, ka geella haysta caanaha ka iibsada, ka adhiga ka iibsada neef adhi ah oo weliba qiime fiican u quudha si uu xoolaha inoogu dhaqo, maaha inaad martidaan.
Kuwa aqoonta caafimaadka xoolaha yaqaani siminaar kooban ha siiyaan, kuwa beeraha wax ka yaqaanaa sidoo kale, kuwa caafimaadka dadka wax ka yaqaan ha u hagar baxaan oo ugu yaraan xataa sida cuntada Diet ka loo samaysto ha baraan
Waad mahadsan tihiin
Waa tallo fiican
Dadkeenu waxanay aqoon in wax lawada lahaado beera waa laguula faa iidadana waa laqaybsada .sharcibaa laga soo saara si wadanka wax loogu beero nin waliba salad iyo tamadhuu agtagan yahay beera 3 dex qof boqolkun hageliyaan faa iidadana qaybsada .
Dadkaa waa In wax lo qabtaa o la taageera
In aad mirqaanto baad ku sigatay @yonisow 😂
Waan ku sigtay sxb inaan mirqaamo 😁😁