Muuqaalada Saraakiishii Raaskambooni ka carartey ee DF oo la helay iyagoo isku dhiibaya Kenya |Full

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 260

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 หลายเดือนก่อน +10

    Waa waxa laga dhaxlay xasan, shiiq in ciidanka qaranka uu kenya qoxoti ugu dhigay

  • @FeyruuzSalah
    @FeyruuzSalah หลายเดือนก่อน +30

    Meeshay raban ha iska dhiiban allow iyagoo nabad qaba dib noo tus😢

    • @ZenapAbdi
      @ZenapAbdi หลายเดือนก่อน +5

      Biri weey heshiin doo naan 2badooda marka waxa meesha ku dhamaa naayo waa wiil hooyo kusoo tiir iyo tacab beeshay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ZenapAbdi
      Wantaan markii ogu horeysayba Ka fakaray waxa dhibku Ku dhacaayo waa wiilasha la Iska horgeeyey
      Khaladkana Xassan ayaa lahaa waana loo digay oo la siiyey labo usbuuc
      Beenbuse isu sheegay

    • @ZenapAbdi
      @ZenapAbdi หลายเดือนก่อน

      @@batulasmail8261 somali meel aan usoco no mana qaan xal aan eheen in dhalinta la isku laaya madaxdana gurya hooda jiifaan

    • @AmalAil-m5q
      @AmalAil-m5q หลายเดือนก่อน +2

      Awalba ciidanka meel xun Baz la geeyay.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +10

    Waan ka xumahay in wiilal Soomaaliyeed 40 sano ku dhawaad is dilaan balse xasan dhiiqo ayaa khaldan halayska difaaco ducufka from khaatumo ❤❤

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 หลายเดือนก่อน +8

    Juuuballan guuuuul ninki dhofku
    Yimid bay geeridu dhibay sa❤❤❤❤

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 หลายเดือนก่อน +1

      King daadka ukala hilineeysiid waa wilaal somaliyeed wax guil malahaan waa aqli daroo

  • @fardusjimcaale7267
    @fardusjimcaale7267 หลายเดือนก่อน +6

    CEEEB BADANAAAA😂😂😂😂

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 หลายเดือนก่อน +7

    XASAN DHIIQO INKAARI HAKU DHACDO WUXUU ISKU DILEY WIILASHII SOOMAALIYEED EE DALKOOAD DIFAACILAHAA WAADKIISAA HABAARAY

  • @abdiazizadan-go6vd
    @abdiazizadan-go6vd หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Allow noo daa axmed madowe

  • @STarzevinho
    @STarzevinho หลายเดือนก่อน +1

    Iyaha tanazula into dil dhici lahasy ama dhaawac waana wax fiican ❤

  • @hani143ali3
    @hani143ali3 หลายเดือนก่อน +7

    Jubbaland Guul✊️

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed หลายเดือนก่อน +2

    Hadayba is dhiibeen oo hubkuu u dhiibeen kuukaayo kuwaasi ciidan ma ahee waa in maxkamad la soo taagaa

  • @essataabit6385
    @essataabit6385 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan sheikh daraadiisa halaguu dilo waa ayaan daro

  • @DarartuAbduhakim
    @DarartuAbduhakim หลายเดือนก่อน +2

    Ogaadeen cadhaysan ilaa jijiga new police uga yeedhay niinkii laadaagala isaaga is diilay nabad allah haaku ceeliiyo ciidankas xasan sheikh tuuhnimo iyo colaad ayuu isku daarsaaday

  • @Awo-id9tg
    @Awo-id9tg หลายเดือนก่อน +2

    Viva JBL💙

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 หลายเดือนก่อน

      Hodan was aqli yartahay labadaa wiil oo somali maxaay kalayiihiin

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha qabto xassan tuug ummada waa dhibay.

  • @IsmailAideed-w1b
    @IsmailAideed-w1b หลายเดือนก่อน +5

    Tabartoodha intaas ah .

  • @CabdiRisaaq-t8f
    @CabdiRisaaq-t8f หลายเดือนก่อน +3

    Xassan shiikh dhiiqo ayuu lugaha la galay😅😅😅

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 หลายเดือนก่อน

      Inkaartii soomaalida uu qurbaha uga dabatagay ayaa ku dhacday,markuu dalkiina xabaalihii dhaafi waayay 😢

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan meeshii la rabay buu maanta jooga

  • @mustafemahamed5129
    @mustafemahamed5129 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan munafaq ha la waydiiyo
    Guul jubaland

  • @hanatttotti5029
    @hanatttotti5029 หลายเดือนก่อน +9

    Ahmett isn’t easy

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Filaayey In Xassan Guurgurte Fashil uuyahay Aqoona uusan ulaheen Dowladnimo

  • @AbdihakimFarah-h6e
    @AbdihakimFarah-h6e หลายเดือนก่อน

    Guul jubbaland❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahibarre8717
    @abdullahibarre8717 หลายเดือนก่อน +2

    War bernta dhaaf waxad ku muteysan karta xabsi

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa xabsiga gee marka hore

  • @OtaSheere
    @OtaSheere หลายเดือนก่อน

    Wllhi wa yaab ciidanka dowlada qoraneyso wa ciyaal mamo xabadana oo adgeysa karin😢😢😢😢😢😢

  • @SahroAli-x1n
    @SahroAli-x1n หลายเดือนก่อน +2

    Jubalaan guuul

  • @ApdaleApdi
    @ApdaleApdi หลายเดือนก่อน +7

    Walee walacebobay😂

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan gurguurte jabkiisa ku qosla🤣🤣👈🏽

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 หลายเดือนก่อน

    Jubalan guuuuuul insha Allah

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q หลายเดือนก่อน +2

    War fsrxadle maaha waa ka xumahay meel cidla ah ayuu ku qubay cxds xasan meel xun slle ku dhig .

  • @SahroAli-x1n
    @SahroAli-x1n หลายเดือนก่อน +2

    Halyeey axmed cade guul iyo gacan sareeysa from goldogab

  • @Hooyomcn-ls4uv
    @Hooyomcn-ls4uv หลายเดือนก่อน

    Adeer waa la jabiye waana la wasey maad dhahdid hoyadaa was hawiyihi oromada ahaaa agad noo hawiyeyn adna soo raac

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน

      Hawiye isma arkin wlhi

  • @faraxxashiyusf890
    @faraxxashiyusf890 หลายเดือนก่อน

    Dhalin yaradaan dabka ayaa lagubshubooyaa wllhi lkn kuwo aqli leh ayaa sidaan sameyn kara

  • @zakiSoomali-q9e
    @zakiSoomali-q9e หลายเดือนก่อน +10

    Adeer jubaland ma kaftanto💪

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 หลายเดือนก่อน

    Xasan Mooryaan wuxuu u socdey bililiqo Kismaayo markuu Xamar soo dhammeeyey imaanka Alla kaa qaad

  • @fantam3786
    @fantam3786 หลายเดือนก่อน +2

    Isbitalada mugdisho waa lagu dhintaa

  • @Habiibsharaabi
    @Habiibsharaabi หลายเดือนก่อน

    Allahamdulila allahamdulila allah mahad iskali dolmilgia allah majicloe jubalan guul allah hasiyo

  • @Maxamedomar-omar
    @Maxamedomar-omar หลายเดือนก่อน +1

    ceeb caleeyk wlhi cawa somalia waxey utahay habeen madow xasan dhiiqo halaga qabto wadanka hadaanahay somali fadlan hamigii an ka lahen inaa ladagalno ethopia San beey ku bur burtay

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis หลายเดือนก่อน

      Ani wax badan baan iiri hawiye waxba iskama celinaysaane dariska hanagu dirinina
      Waayo waxay bataagayhiin
      Alshabaab iskma celinkarno lkn Ethiopia waa inaan ladagalanaa 😂
      Abni mahaysano lkn doorsho qof iyo codna baan rabnaa
      Dhulka ma marikarno lkn shidaal baan la soobaxaynaa 😢😢
      Xitaa ciyaalku waxaas isma qureen
      Waxba wax baa ka horeeya maba yaqaanin reer ayyaday waa kawreersanthy
      Bal maxay ku keenineen axmed madoobe baan soqabnayna indho adakaa axmed oo 3 wadan dad dagani waardiy kayhiin jubaland hadii qofkii raba duminkaro maba dhisanteen xasan asagoo diidan baa hortiisa laguna dhisay ma aydoo dhisan buu duminkaraa waa riyo waliba soojeed lagu riyooday

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 หลายเดือนก่อน

      Xasan dhiiqo👈🏽🤣🤣

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน +1

    Guuul Jubaland xasan gur gurte wu fashilmay

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 หลายเดือนก่อน

    Awel maxaageyey dalimiinta gargaraamaguulaysto guul jbalaand

  • @muhammedhassan418
    @muhammedhassan418 หลายเดือนก่อน

    Somali dhan dhabar jab kuma ahan ee abgaal kaliya dhabar jabay iyo xasan garguurte

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 หลายเดือนก่อน

      Ha nagu soo riixin ninkaasi waxba nagama gelin !!!

  • @AmiiraNuura
    @AmiiraNuura หลายเดือนก่อน

    Ilaahow wiil askari somali ha iga dhigin balaaya ka dhacday sanaa

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 หลายเดือนก่อน

    Yasir Allaah

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade หลายเดือนก่อน

    RAGIW KIBIRKA WAA LAGUKUFAYE TAHALA OGAADO
    KASHEKEYA XASAN DALXARASHE KYO XAMZE DHOHANE👍👍👍👍

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka doowlada.waa xeladeysten bari subax ayey soo laaban doonaan raas kaambooni dib uqabsan doonaan sida villa Somalia caawa aamin santahay

    • @AJama-d9d
      @AJama-d9d หลายเดือนก่อน +1

      WAY. ISKU. XAAREEN. CIIDANKA
      MOORYAANTU. NINKII. DHOOFKU
      YIMIBAY. GEERIDU. DHIBAYSAA
      MAXAA. KASOO. HOREEYEY
      MOORYAANTA. MA WAXAY MOODAYAAN. HOOYOOYINKII
      XAMAR. AY. TELFOONADA KA
      DAFAYEEN. HALKAN. XABAD
      AYAA LA. ISKA. WARAABIYAA
      XASHIISHNA. MATAAL

  • @Heimatar
    @Heimatar หลายเดือนก่อน +1

    What a xaar Unasar maalinkii warkaan been moqdo wazaad waahee creditability ween.

  • @ShukriMaxam
    @ShukriMaxam หลายเดือนก่อน +2

    Adeer jubalaan igusoo oradmaha yaan lagusoodegdegin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @umxasan7407
      @umxasan7407 หลายเดือนก่อน

      Reer Jubaland hadaad tihiin ma waxaad ku farax san tahay inaad axamed islaan uu iidin hortaagnaado
      Rag kale miyan jirin oo dowlad aad ka mid tihiin ew Soomaliya na la shaqeeya?
      Walaal anu Reee Soomalinad bbaan ahayn mar walba waxaan nagu caydaan waad goosateen iyo Soomalibdiid baad tihiin?
      Anaga dhib aan tirsanayno ayaa halka ka gaadhsiisey
      E idinku maxad soomali ood ma mid tihiin cadow ugu aragtaa?
      Isbad3l na maxaad ku diidaysan axmed lagu badalo ileen kun ka cilmi badan baa jiri karaa
      Salaam walaalo

  • @CabdiXakin-f6m
    @CabdiXakin-f6m หลายเดือนก่อน +1

    Waa niyad jab weyn walahay

  • @abwaandaacad4602
    @abwaandaacad4602 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow ceb astur😢

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 หลายเดือนก่อน +1

    Masaakiin ciyaalka waal wareeriyay

  • @AxmedJaamac-p9f
    @AxmedJaamac-p9f หลายเดือนก่อน

    Xasn sheekhoow cidii kaa caqli xun dabka ku shub mar kale doqon yahow xisaabtaan meel bey kuu taalaa mana lagaaga haraayo waana udhimanaysaa wiilashaad halaagtay

  • @sahramahamud8789
    @sahramahamud8789 หลายเดือนก่อน

    Way is dhigten lakin waa qer hadi aaysan isku babin wiilasha alle ha soo nabada celiyo

  • @imthehero76
    @imthehero76 หลายเดือนก่อน

    Waa waxyaabaha talo xumada laga dhaxlo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน

    Wallaahay Calooshaa I xanuuntay!

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo.awalba dhiiqo ku jiiray.waa in wadanga laka qabta .ceeb ayaa ku dhacday ciidamadi somaliya

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan dhiiqo waa USC moorayaan ciil qaba manta Santa socodsiisay Guul Guul Jubland ✊🏽✊🏽✊🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @museosman8296
    @museosman8296 หลายเดือนก่อน

    Ara voowe maxaa ku dhacay xasan xaraash iyo h agshin guruub

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz หลายเดือนก่อน

    Labadaran mid dooro shabaab iyo madoobe

  • @Asmi191
    @Asmi191 หลายเดือนก่อน

    Xasan shekh hal wado ubanan wa inu Sl aqonsi siiyo Kenya ayaa dowlada oga digtaay qatarta halkaas kajiirto

  • @CibbadoDeg
    @CibbadoDeg หลายเดือนก่อน

    Subxanala wsyaab

  • @AMIINLuqmaan
    @AMIINLuqmaan หลายเดือนก่อน +1

    😮

  • @ifrah740
    @ifrah740 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkk adeer libaax nin aan aqonin ayaa lax karita kkkk

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 หลายเดือนก่อน

    Inna lilaahi wa ina ilayhi rajicuun.
    Kardaradu raad maleh

  • @Koyama548
    @Koyama548 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah 🇸🇴🤲

  • @ifraaxmuxamad3505
    @ifraaxmuxamad3505 หลายเดือนก่อน +1

    Oo kuwa jubalaan.may.isudhibaan.oo.hubkanasiiyaan.waya.iyagaa.somaliya

  • @Hanibashir-go8ii
    @Hanibashir-go8ii หลายเดือนก่อน +5

    Guul jubland

  • @cabdiraxman5478
    @cabdiraxman5478 หลายเดือนก่อน +2

    Mesha muqdiso miya o masakinta lagu dhibayo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    HADAAD OGAATEEN MIYAA😂😂😂😂😂😂

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b หลายเดือนก่อน

    😂😂😂ciidamadii xooga dalka waxbaa leefay

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 หลายเดือนก่อน +1

    Xamze Marxum&Gargurte Ciidankii Ayey isku laayen waana fashil aad u weyn gargurte dalka halaga qabto🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 หลายเดือนก่อน

    Jubaland guuul❤❤❤❤❤

  • @JoharFarah-l5q
    @JoharFarah-l5q หลายเดือนก่อน

    War waxan madax Wayne maha iska erya magaci ayad Naga dishen dawlad .atihidina ee dawlad dhista

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz หลายเดือนก่อน

    Ciidanka dowladda waalla shirqoollay !!!

  • @ApdiQani-u1x
    @ApdiQani-u1x หลายเดือนก่อน

    𝐫𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨𝐰 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐟𝐚𝐫 𝐤𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk hhhhhhhhh xassan sheikh byyyyyyyyyy

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 หลายเดือนก่อน +2

    Ceeb weynaa😮😮

  • @CABDIRAXMANCUMARGUREY
    @CABDIRAXMANCUMARGUREY หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 XASANOW MAXAAN AAAYAR SOCO KU IRI ARIMAHAN KUHELAY MXAAN KAGA DIGAY ,

  • @MohamedBarkadGeulleh
    @MohamedBarkadGeulleh หลายเดือนก่อน +1

    Caws weyne 2 aya kadhacdey

  • @Khayr73
    @Khayr73 หลายเดือนก่อน

    Waxbaa baalahayga yaacay miyaa
    Alle ha sahlo
    Awalba qalad bay u aadeen meel nab doon

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 หลายเดือนก่อน +1

    Kibarka waa lagu jabaa xasan wiil kama dhimanaayo kamana dhaawacmaayo hooyo madkiin ah oo caano iyo hilib ay qasho ku korisay 20 ayuu ku qamaarayaa waa oaday qaatumada ka xumaatay cuqubo kugu dhacday

  • @AhmedCiiltire-h3x
    @AhmedCiiltire-h3x หลายเดือนก่อน

    Jubaland is not easy😂😂 xasan garguurte ilmuhuu soo qalday waa laa dubtay kenyati ahay ka dhacday

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile หลายเดือนก่อน

    😂😂😂waa yaab

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 หลายเดือนก่อน

    Waxan cidan isku shega ah Xasan in uu babi iiyo ayuu rabaa meshu u dirana wey aadayaan dan toda magartaan war Kismayo waxaa iskale Ogaden ee waqti haku lumin😊

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Xassan wuu oogu talo galay sidii uu awalba oogu layn jiray ciidanka hirshabeele iyo Bariga Galgaduud.
    Alxamdu lilaah
    tan way ka duwantahay oo waxaa laga horgeeyey dad hadii ay qabtaan ama isu dhiibaan aan dilayn

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe หลายเดือนก่อน

    Ax wlh waa wx laga xumada in ciidan somaliyed io wiilal walala in layska horgeyo waa ceeb

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 หลายเดือนก่อน +1

    Birjeex intaysan imaaanin carara soo lagama la ayn.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน

    Ceb aya ku dhacday Cidanki Xasan iyo Xamse ceb Ceb aya ku dhacday

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 หลายเดือนก่อน

    Kuwa kenya isku dhibay waxay ahed inay shabab gacanta u galan oo la layo ilen kugas cidan ma galane

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

    Xasan talo xume wakaa wuxuu lameeraysanayey. Wax kaceliya oo gacanta kaqabtana majirto. Taariikh madoow ayuu noosoo jiiday. Haddaa cid walba noosoo kaadi tegaysaa oo ay nagu soo dhiiranaysaa oo is oranayaan waa kuwii saacado gudohood xuduudahayaga kasoo talaabi jireen askartoodu.😢.

  • @AbdiAnoy
    @AbdiAnoy หลายเดือนก่อน +3

    Ceeb badnaa

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 หลายเดือนก่อน +1

    War beentaan qaawan bal eega. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq.

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada waa la SHIRQOOLAY. meel kulul hadana dabeyl badan go'doon ah ayaa lagu shirqoolay. Waxba yaan runta laga gabanin.

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 หลายเดือนก่อน

      Waa Amar Xasan gurguurte uu bixiyay,maaha waxay saraakiil go,aamiyeen.

  • @AhmedGalool-vz5qb
    @AhmedGalool-vz5qb หลายเดือนก่อน +2

    Runsheegdee😂

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 หลายเดือนก่อน

    Tuug Jaajuus ah oo Been badan, ma waxaas baad ummadda u sheegtaa?.

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j หลายเดือนก่อน +1

    Ragii dhahayey waan isdhiibnay waa raga jabiyey ciidanka saan filaayo

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 หลายเดือนก่อน

      Soo raac adna gus in lagugu dilo ba balan ah argigixiso yhy

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mirhan777 MA qabiil baa intaa ka keenay.

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 หลายเดือนก่อน

      @@bilalabdi9148 qabiil so kan hawiye ka keeney moqdisho mahan o jpl keeney iyado wadada afgooye iyo xamar alshabab ka taliyan

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน

    Jubaland cidan Dowlada dhexe ay leyihin aya dhawacoda kismayo la geyay

  • @mohamedsomaali2446
    @mohamedsomaali2446 หลายเดือนก่อน

    War yaa laga tashan ee dolada Harrogate celiso ma kenyaa ciyaal keena wax gaarsiin karto ar doladaan mee aniga iga fa ideeysato

  • @IQaroBare
    @IQaroBare หลายเดือนก่อน

    Munasar hadalada qaar waad iska hadashaa cidanka somali Kenyan isku dhibeen hadalkas k firso damir ayaanu lenahay

  • @dadaalkaaga_ha_saluugin
    @dadaalkaaga_ha_saluugin หลายเดือนก่อน

    Taliye xasan ciraaqi shaarbo dheere waa qayaanoole tuug ah caado qaaate ah

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 หลายเดือนก่อน

    Cadeeyn la kaalay sawiradaas isdhiibaya waa kuwii ciidanka axmad madoobe waana la soo qabanayaa

  • @mahamedgooni9139
    @mahamedgooni9139 หลายเดือนก่อน

    New Goojacade kkkk odayga muu iscasilo koley waa inoo Jimcada iyo Masaajidka

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 หลายเดือนก่อน

    Dowladi degmada karaan kamira ku xiri weyde wexey kismaayo u aado aaba faduul ah 😂