3. Tallaabo Garsoor Dhaqdhaqaaqyada musuqmaasuqa ee uu sameeyo madaxweynaha waxaa looga doodi karaa maxkamadda, inta badan iyadoo dacwad laga xareeyo maxkamadda sare / Aqalka sare e dowlad goboleedyada ama hay'ad kale oo garsoor oo heer sare ah iyo Dowlad Goboleedyad Gudiyadood wadajir.
5. Afti ama dib u yeedhis. Nidaamyada qaar ayaa ogolanaya in afti ama dib u yeeris, halkaas oo muwaadiniintu ay si toos ah ugu codeeyaan in madaxweynaha xilka laga qaadayo.
Shir ma ahan ee waa interview ayaa laga qadayaa.waana wax iska muuqda in dadka somaaliya madaxda u ah in aysan garanayni dawladnimada. Dalka wuxuu ku jiraa kumeesi cad
2. Codka Kalsooni La'aanta Nidaamyada baarlamaanka, sharci-dajiyayaashu waxay u gudbin karaan codka kalsoonida, taas oo ku qasbi karta madaxweynaha ama ra'iisul wasaaraha inay is casilaan.
6. Cadaadiska Caalamiga ah. Haddii musuqmaasuqu saameyn ku yeesho xiriirka caalamiga ah, waddamo kale ama ururo kale ayaa laga yaabaa inay ku soo rogaan cunaqabatayn ama waxay dalban karaan isla xisaabtan.
Dawladaha shisheeye marar badan weey soo dacwoodeen In madaxda eeynu u dirno aan la afgaraneeyn sababto ah mayaqaanin luqada Englishka iyo xataa luuqadaha kale toona
4. Mudaaharaad dadweyne oo wadajir ah iyo u doodid Shacabku waxa ay abaabuli karaan mudaaharaad nabadeed, isu soo baxyo iyo ololeyaal u ololayn ah oo ay ku dalbanayaan in la casilo ama xilka laga qaado hogaamiye musuqmaasuqa.
@/. Xil ka qaadis: 1- Wadajir saamileyda siyaasada dalka gudiyada dastuurka hay'adda sharci-dejinta heer federal iyo aqalka sare in ay bilaabaan dacwad xil ka qaadis ah oo ka dhan ah madaxweyne dhaqan-xumo ama musuqmaasuq.
SABABTU WAX LAGA WADA HAD LAYAA MA JIRTEE WAX BAA LA KALA GADANAYAA DAWLADII XASZN DHIIQO SIRDOON ITOBIYA USHAQAYA BAY NOQOTAY WAR BIXIN BUU SINAYAA EE WADZHADAL NOOCAA MAAHA
TUUGSIGII WUXU LAGALAY INUU DALKII GAROON LAGU LEG DAMO KA DHIGO DAWLAD KASTUU U TAGANA WAX BUU U SAXII XAA XAQAL QALIN BUU QAATAA FARI TOG DHEER BAY KULA XUSHAA SOMALI AMA WAY BAABI AMA TIJAAL CAWARKAN YAR EE DHIIQAY ISKA QABAN
War kuwan dowladnimo ma yaqaanan marki an dhaho dadba ila yabi jiray runti
Mahad Allaa leh
Aaamin Aaamin yaarabi ✅️
3. Tallaabo Garsoor
Dhaqdhaqaaqyada musuqmaasuqa ee uu sameeyo madaxweynaha waxaa looga doodi karaa maxkamadda, inta badan iyadoo dacwad laga xareeyo maxkamadda sare / Aqalka sare e dowlad goboleedyada ama hay'ad kale oo garsoor oo heer sare ah iyo Dowlad Goboleedyad Gudiyadood wadajir.
Habkani wuxuu caadi ahaan u baahan yahay caddaynta dembiga waxaana laga yaabaa inay ku lug yeelato baadhitaanno, dhegaysiyo, iyo codayn Aqalka sare iyo gudiyada DG!
Kusaliganabiga.swc❤❤
Waa kuwan qaar ka mid ah tillaabooyinka guud ee dastuuriga sida caadiga ah loo raaco nidaamyada federal ee dowlad goboleedyada iyo gudiyadooda.
Away Safiirkii Somaliya u fadhiya . Fedexo weyn.
Subxallah Xassan waa qof jaahil ah xag diiniyan iyo academic baa🤣🤣🤣
5. Afti ama dib u yeedhis.
Nidaamyada qaar ayaa ogolanaya in afti ama dib u yeeris, halkaas oo muwaadiniintu ay si toos ah ugu codeeyaan in madaxweynaha xilka laga qaadayo.
BEESHA HAWIYE MARKAY DAWLADA MADAX KA NOQDAAN CEEBTAAS AYAA DHACDA ILEEN DAWLADNIMADA WAA LOO DHASHAA ( HOGAAMINTA)
SUBXAANLAA XASAN WA UMAD JAAHILIIN OAN DOWLAD WAXBA KAOQOON SHILIN 🤑🤑🤑🤑🤑
HADA DOWLAD TUUG MADAX U YAHAY WAA YAAB 2AXBAY QARSANAYAAN
Dalka Somalia Saskatchewan hogaaminayah uma qalmaan siyaasada
Shir ma ahan ee waa interview ayaa laga qadayaa.waana wax iska muuqda in dadka somaaliya madaxda u ah in aysan garanayni dawladnimada. Dalka wuxuu ku jiraa kumeesi cad
Dad kaan Dad wadan ka sharaftiisa i laalinaayaan ma ahan
Ciro siidhi site waxad haysid soda biixiba banaan balamariyey wab adoo siidhisita😂😂😂😂😂😂😂
2. Codka Kalsooni La'aanta
Nidaamyada baarlamaanka, sharci-dajiyayaashu waxay u gudbin karaan codka kalsoonida, taas oo ku qasbi karta madaxweynaha ama ra'iisul wasaaraha inay is casilaan.
Kuwaasu waa na ceebeeyeen
Waa dawo cayuu😢n kumajirto
Maxa la cayuumaa subxaanalaah
6. Cadaadiska Caalamiga ah.
Haddii musuqmaasuqu saameyn ku yeesho xiriirka caalamiga ah, waddamo kale ama ururo kale ayaa laga yaabaa inay ku soo rogaan cunaqabatayn ama waxay dalban karaan isla xisaabtan.
Shacabka ayaaba ugu daran oo qabyaalada ku nool
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢
Ciro haddu saas u hadlayo muxuu u soo direy Odey Dhaqameedka Tolkeen ee Absame ma qof waalanba
Dawladaha shisheeye marar badan weey soo dacwoodeen
In madaxda eeynu u dirno aan la afgaraneeyn sababto ah mayaqaanin luqada Englishka iyo xataa luuqadaha kale toona
FORMAJIO WAA NIN D5 AH VILLADA KA SO BAX SAS BEY U DHAHAYEN
4. Mudaaharaad dadweyne oo wadajir ah iyo u doodid Shacabku waxa ay abaabuli karaan mudaaharaad nabadeed, isu soo baxyo iyo ololeyaal u ololayn ah oo ay ku dalbanayaan in la casilo ama xilka laga qaado hogaamiye musuqmaasuqa.
@/. Xil ka qaadis:
1- Wadajir saamileyda siyaasada dalka gudiyada dastuurka hay'adda sharci-dejinta heer federal iyo aqalka sare in ay bilaabaan dacwad xil ka qaadis ah oo ka dhan ah madaxweyne dhaqan-xumo ama musuqmaasuq.
Milatari ama Afgembi (lama talin)
1- Wadamada qaar ayaa la kulma faragelin ciidan si meesha looga saaro hogaamiyayaasha musuqmaasuqa, laakiin tani inta badan waxay wiiqdaa dimuqraadiyadda waxayna horseedaa xasillooni darro.
Ceebta koobaad waxa ah etoobiya ayadaa danleh may imaato xamar somalidu mxay doonayan
Etiobiya uma aqoonsana soomaaliya dowlad jirta
Soomaaliya dowlad kama jirtee waa mooryaan qabiilaysan oo lcg keliya u muuqato
Waxaa la qarinayaa waxyaabo aad fool xumo taas oo keentay in soomaaliya oo dhan uu sanboleesha matalaya.
SABABTU WAX LAGA WADA HAD LAYAA MA JIRTEE WAX BAA LA KALA GADANAYAA DAWLADII XASZN DHIIQO SIRDOON ITOBIYA USHAQAYA BAY NOQOTAY WAR BIXIN BUU SINAYAA EE WADZHADAL NOOCAA MAAHA
Sidii xilka looga qaadi lahaa madaxweyne musuqmaasuqa dalka madaxweynaha u yahey iyo shacakii oo dhan.
Inaan cidkale Organ weeye Neesha waxmarayaan
Wad halmatay dhibmaleh
Adeer looma baahna waxa lagu wada hadlo cid ogaata ama kasheekayso
Hoori ayaa loogu loqeyi lawaadi waalala ninkii lacag laaha ween leeyla
TUUGSIGII WUXU LAGALAY INUU DALKII GAROON LAGU LEG DAMO KA DHIGO DAWLAD KASTUU U TAGANA WAX BUU U SAXII XAA XAQAL QALIN BUU QAATAA FARI TOG DHEER BAY KULA XUSHAA SOMALI AMA WAY BAABI AMA TIJAAL CAWARKAN YAR EE DHIIQAY ISKA QABAN
Hawiyu Hassan may la taliyaan. Sharaf darrada Somalia ku dhacay oo uu hogaaminayo Hassan ? Ceeb
Somali waa daciif wada argagixiso iyo Jaajuus waxa kugu filan Axmed Madoobe, Rooboow iyo ku xigeekiis. Adigana Somali ayaad tahay NACAS LAGU QASAARAY AYAAD TAHAY DAAROOD QALBI XUME OO JIROOLOOW AYAAD TAHAY.
professor Amare iyo Beesha Ciise oo taageertay ciidanka degaanka somalida kililka
th-cam.com/video/D5eLpWFiITo/w-d-xo.html
Danta u soconaysaa maxay tahay jaahilnimadooda ayaa lagu maadsanayaye
Cancel