"Dhulbahante Wuu Gaajojnaya, Cirroy Soo Celli" Shacabka Hargeysa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Reer Somaliland guul

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkk odagan waa huwaan kalakaal toloow maxaa isgu jiraaha odagan maxa weyane iyo huwaan orado haragesa dhaxedeeda haka need Kayan’s oraado qori qaado ka so jeedaso sidaay qaar horata uga sojeesaten 🗣️🐐🐐🐐🐐🐐

  • @manineima4398
    @manineima4398 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacaskaa oo kale wuu nugu baddanyihiin

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse waa ii mahadsanyahay. Shaqadiii Djibouti u dirty walahi waa uu kasoo baxay. Sool waa uu ka gooyey snmland. Waa libaax. Passeport ka djiboutian ka lagala noqdeyna dib ayaa loogu celinayaa. Congratulation

  • @DahirJama-w4g
    @DahirJama-w4g วันที่ผ่านมา +4

    Odaygaan waa macquul , somaali cadaw maaha

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Laakin ssc wey jiraysaa

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jabuuti waa cadowgeena gogosha aad sheegaysaa maxay tahay caqli yeelo

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    iidoor wali dad xalaalihi oo aaneey khiyaaliga iyo dhalanteedku hagine caqligu hago ayeey leeyihiin ileen anigu inta daraagiska ahi ee sida xishood la.aanta iyo khiyaaliga ahi isaga mantaga ayuun baan arki jiraye ileen reerku dad xul ahi oo xalaala ayeey leeyihiin waar guuleysta oo xaqa alle haydiin fahamsiiyo aamiin

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaahay caqli ma lahidinwaxa isku direy dad ka waa odaydaan caloolaha waa weyne baa idin been sheegey

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl วันที่ผ่านมา +1

    Jabuuti ama labaduba waa xarun sixir

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂

  • @faisawade195
    @faisawade195 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nin caqlibadan khayr allah ku siiyo jazkallahu khayran

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi วันที่ผ่านมา +1

    Guul ssc khaatumo guul guul guul ssc khaatumo guul guul guul

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา +1

    War waanu tashanaye tashada,
    Reerkastaana deegaankiisa ha iimaansado.
    Nabadgelyo taas ayaa lagu helayaa.
    Deris ceebla' aynu ahaano.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา +1

    Odaygaa habaryoonis xaqiiq ayuu ka hadlay,
    Haddaad dhega leedihiin.
    Darwiish

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dad qarow ku jira Alle ha idin caafiyo

  • @mudiali719
    @mudiali719 วันที่ผ่านมา +1

    Sool ku qafiifen reer Hargeisa

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer cali khaliif baa idin la yimi waa ka diideen xabad iyo xoog baad is tici maasheen waalidiina

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 วันที่ผ่านมา

    Nimankaas dhulkooda ha loo daayo meesha ay doonayaan ha kula midoobeen iyagu meesha ay doonayaan u daaya

  • @IsakSheikh-Warsame
    @IsakSheikh-Warsame 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad royoonaysaan reer sool waytashsdeen ee kasamra

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sool soo noqon mayse waalida joojiya

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo tolow gogaash yaa aqbalaya madax dhaqa meedka isaaq sow kuwii shaley dagaalka ku farax sana maha walee waa riyoonaysaan

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odagan ruun shagay sool lafogay wixii lagu diday siyad lagul kacay

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Halkeedaad dhigtay wax sidaas cad dadka ugu sheegaan weynay
    Haday walaahu is laayan walal nimadii may dhamaan walal tinimada dhamaadkeedu dhimasho uun wax kale madhameeyaan

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia inga dhaxaysa

  • @abobasement346
    @abobasement346 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygu runtu shegay ku socoh

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 วันที่ผ่านมา

    Iidoor sal fududaa waa tashadeen nimankaasi daarood ee iska ilaawa sida odaygaasi sheegay is nabad galiya

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intiina iimaansada

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 วันที่ผ่านมา

    Soomaalind kama maarmo ameerika sinaba ogaada hadaan dhinto mooyi kamaarmi maayo marna yeeli maayo in ameerika ay ila colowdo maxan colnimada ameerika iigayn

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygan mashaa allaha xujo mafalanteen xaajaa Falanta odaygii Aabihii baa geedka kugarnaQajiro mashaa Allah????

  • @mudiali719
    @mudiali719 วันที่ผ่านมา

    Sool tagtey ee nabad halagu joogo

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkkk iidor waln oromaa kkkkkkkkkk

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 วันที่ผ่านมา

      YUSRA HARTI DADKA AADWASIIRADAHA KADHIGATEEN WAA FAQASH DHAMAANTOOD