QABKII SHACABKA IYO QUUSTII SHISHEEYAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 171

  • @xlul1201
    @xlul1201 7 ปีที่แล้ว +9

    Ayaanle waad mahadsantahay sida wanaagsan eed umada soomaaliyeed u wacyi galinaysid ajar badan Allah ha kaa siiyo walaal waligey ma maqlin cirbada C/Allahi lagu duri rabay iyo wadaniga badalkiisa lagu duray inaad qisadaas nala wadaagto waan jeclaan lahaa. barakAllahu fiika

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 7 ปีที่แล้ว +1

    Allaah Akbar wlhi inta jeer aan dhagaystay xisaab maleh barnaamijkaan maba kadhargayo waa Ilaahay mahadiis hadii aan haysano wariyayaal sidaas wax uboorinayo thanks Ayaanle wll nolow

  • @abdullahiibrahim5705
    @abdullahiibrahim5705 7 ปีที่แล้ว +11

    Mahadsanid Ayaanle inta adiga iyo kuwa la mid jiraan Somalia waa Noolaanaysaa insha allah...Dadkoo dhan hadii ay si positiv ah u fakari lahaayeen guul baan gaari lahayn lakin taasi ma dhici karto waa Sunna rabaani ah.

  • @rawdamohammed4036
    @rawdamohammed4036 7 ปีที่แล้ว +8

    Allow ku barakee o ku xifdi, Ayaanle Mahadsanid barnaamijkaan #Hanoolaato wan xiiseeyaa..
    SOMALIA ha noolaato 💪

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon9618 7 ปีที่แล้ว +44

    Diyaar baan u ahay dhiigega in aan uqubo dhulkeyga guul somalia

    • @yaxyoowhee7016
      @yaxyoowhee7016 7 ปีที่แล้ว +14

      Mowliid samadon sidoo kale sxb qli

    • @halloyeelo6480
      @halloyeelo6480 7 ปีที่แล้ว +9

      Mowliid samadon sido kale wan u shubaya dhiigeyga dhulkayga hoyo

    • @somaliwaadadkeeygahub9913
      @somaliwaadadkeeygahub9913 6 ปีที่แล้ว

      Mowliid samadon
      Waxaa BALAN AH IN AAN DHAAWACA AKARTA SOMALIYEED DAWEEYO
      WAXAAN KALOON BALANQAADAYAA IN AAN BIYAHA IYO SABAAYADA IDINKA DABOWADO
      XOOGA CIIDANKA DALKA SOMALIYEED HANOOLAADAAN
      ILAAHAY JAANISKAA HAISIIYO
      DABKA WAXAAN UQATOO LAIGU BARAY DAGAAL
      INAAN DAAFOCO DALKEEYGAA WAAN DADAALAYAA

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 7 ปีที่แล้ว +14

    wlh wxan jeclahay inaan duliye diyaradaha cidanka somalia kamid noqdo INSHAALLLAH wayo waxan jeclahay inaan dhinto anoo dulkeyga difaacayo

    • @amiirqays1274
      @amiirqays1274 7 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed Abdi shire KEYSE kula mid ayn kula ahay anigoo dalkeyga hooyo difaacayo

  • @zubaircar6095
    @zubaircar6095 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah qeyr badan allaah haku siiyo c/maad cibaado suuban iyo cimri dheer NOOLOOW wadani baad tahay dhalinyarada kor alle haka dhigo halkaa kaga hay HANOOLAATO HA JIRTO ABID MAHADSANID AYAANLE WADANI

  • @garasho8888
    @garasho8888 7 ปีที่แล้ว +7

    farxad ,waxa iigu filan soomaali oo israacda waaana farxad weeyn maasha alàaah

  • @iskufilanshigdaahir1153
    @iskufilanshigdaahir1153 7 ปีที่แล้ว +3

    waa wiil codkar allah haxifdiyo asoo kale hanobadiyo nolow ayaanle wadani ayaan kuulabaxay ani masha alah somaliweyn ha israacdo 👍👍👍👍👍🖒🖒🖒

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 7 ปีที่แล้ว +10

    no unlike masha Allah Viva Somalia dadkii somaliyeed waxbay fahmeen

    • @gamingzoneFIFA
      @gamingzoneFIFA 7 ปีที่แล้ว

      Salah Ahmed
      hhhhh
      bro 4 unlike dad xanunsan baa jira
      🤔🤔

    • @salahahmed1201
      @salahahmed1201 7 ปีที่แล้ว

      first name surname 4 unlike gadaashey ay timadey beenta maha dad xanusan lama waynayo lol kkkkkkk

  • @cfmx3314
    @cfmx3314 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah Ayanle Hussein Abdi Noolow...He was my favorite "wariye" markii aan yaraa oo uu jowhar uga soo warami jiray BBC..

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Wiilkaayar Waa Madaxda Mustaqbalka.Ilahay hanoo xafido, amiin

  • @bushraboondheere3703
    @bushraboondheere3703 7 ปีที่แล้ว +3

    wiil yar siduu u hdly wan ka helay masha allah

  • @shadiamohamed7482
    @shadiamohamed7482 7 ปีที่แล้ว +4

    waxa rajeenaa inaa barnaamijka kuso dirto barashada taarikhda dadkii wadanka uso halgamay iyo taarikhda magaaloyinka wadankena somaliya si aan wadanimo u dareeno
    somaliya ha Noolato
    farmaajo ha noolaado, madaxweyne la wada jecel yahay masha Allah

  • @MBOsman
    @MBOsman 7 ปีที่แล้ว

    Nooloow Ayaanle. ilaahay comrigaaga ha jiro. Caafimaad wacan, cilmi wanaagsan ciyaal saalixiin ah iyo cibaado suubanna Ilaahay hakuugu deeqo isagaa daa'in ah e'Ayaanloow

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 7 ปีที่แล้ว +2

    mashallah wllkey ayanle husein abdi shukran Alfa mara

  • @abdiazizali6974
    @abdiazizali6974 7 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah guul somalia

  • @caamirlajakis2950
    @caamirlajakis2950 7 ปีที่แล้ว +5

    waa guul usoo hoyotay Somali

  • @wiilwaalwiilwaal9948
    @wiilwaalwiilwaal9948 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ayaanle sxb halkaa ka wad hawsha waadna ku mahadsantahay in badan

  • @sakimo6675
    @sakimo6675 7 ปีที่แล้ว +17

    guul inshaallah 5 somalia

  • @suleimanabdi7834
    @suleimanabdi7834 7 ปีที่แล้ว +2

    guuleyso muwaadin qaaliya ayaanle alaha inookaaxafido

  • @muduahmed6469
    @muduahmed6469 7 ปีที่แล้ว +65

    ayanle anigo re garissa ah ayad i bartey jaceylka somali barnamijkan ano ku xiran aad ayad u mahadsantahay walaal

  • @faatimaabdow8329
    @faatimaabdow8329 7 ปีที่แล้ว +2

    guuul iyo gobanimo somaali meel walbo aay joogto cadowga iyo qabiilka ilaahay hanaga qabto amiin yaa rabo

  • @sabirinhassan8435
    @sabirinhassan8435 7 ปีที่แล้ว +6

    run ahanti aad ayan u jeclahy barnamijkan sida wadaniyada leh uu markasta nogu sotabiyo wax yabaha ku so socdo dalkena Allha Swt ha ku dhowro walal ayanle

  • @umuyaasiinlove2240
    @umuyaasiinlove2240 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allh guul somali insha allh

  • @warkasimaraa2649
    @warkasimaraa2649 7 ปีที่แล้ว

    msha Allah tnx wll Ayanle waxbadan wacyi gilintaada sameyn bulshada somaliyed kuyelan...tnx inbadan

  • @updyrahmanchama4693
    @updyrahmanchama4693 7 ปีที่แล้ว +6

    Mr.ayanle taariikhdu haku xusto walal

    • @Ubah3725
      @Ubah3725 7 ปีที่แล้ว +4

      masha allah

  • @mahamedhukun8526
    @mahamedhukun8526 7 ปีที่แล้ว

    Maash alhaa ayanle Aad ayad u mahad snthy Barmaajika aad ayaan ula socda si fiican ayaad ula hadashay Somali

  • @aaminamaxamuud6080
    @aaminamaxamuud6080 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 7 ปีที่แล้ว

    wariye ayaanle aad bad u mahadsan tahay runti barnaamijkan hanoolaato wa midka kaliya ee an mar walba wadaniyada iyo jcylka wadankeyga iyo dadkeyga an ka helo somalia guul iyo gobanimo mustaqbalku wa dhalinyarada insha allah

  • @143ladan
    @143ladan 7 ปีที่แล้ว

    mansha allah waa barnaamij qiimaleh ayaanle somalia way guuleysatay thanks

  • @nastehonabadiyonolol8485
    @nastehonabadiyonolol8485 7 ปีที่แล้ว +6

    Amin somali alle hamiyo

  • @Ruud96
    @Ruud96 7 ปีที่แล้ว

    Ayanle Hussein Abdi- Wadani kudayasha mudan, waan la qiiroodaa barnaamijyada Hanoolaato. inaan u dhinto dalkayga diintayda iyo dadkayga anoo difaacaayo yaa iiga sharaf badan Taariikhda Aduun iyo Ilaaah agtiisaba

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 ปีที่แล้ว +9

    somaliya nabad kaliya uma baahna lkn waxaa loobaahanyhy isbadal shacab

  • @adandaallo9283
    @adandaallo9283 7 ปีที่แล้ว +5

    hanoolaato somalia

  • @allamagenaj5333
    @allamagenaj5333 7 ปีที่แล้ว +7

    Anoo ah somali galbed waan is raaci doonaa

    • @aminasheik6246
      @aminasheik6246 7 ปีที่แล้ว

      ayaale waawadani mashaa alaah

    • @hawaabdi2719
      @hawaabdi2719 6 ปีที่แล้ว

      Amoore Ahmed
      Somalia waa hal 5 Somaliayeed majirto anigoo kasoojedo DDSG

    • @iDrKraken
      @iDrKraken 6 ปีที่แล้ว

      insha alllh wll

  • @mahadmhfdqaliifvghh1638
    @mahadmhfdqaliifvghh1638 7 ปีที่แล้ว +3

    war somaliyeey madax da an uducayno manta taas baa Nala kagabahanyahay EE qabiil ka nagadaya illahayow Smalia qarinabadeed iyo sharafteedii soceli insha allah

  • @cabdicade6096
    @cabdicade6096 7 ปีที่แล้ว

    soomaaliya ha noolaato guul guul

  • @Waarre
    @Waarre 7 ปีที่แล้ว +1

    guul soomaaliya ha israacdo

  • @munoali6345
    @munoali6345 3 ปีที่แล้ว

    Waa wiil yar oo dowlad nimada jecel mashallah

  • @samiirhakaba2091
    @samiirhakaba2091 7 ปีที่แล้ว +5

    hanoolaato hooyo somali

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Hanolaato&Ayanle

  • @loolaan
    @loolaan 7 ปีที่แล้ว +3

    ''Ar hanoolaato ii geeya''
    Haloolaato noolow waxan ugu tixanahay sidi musalsal.
    Run ahaanti waa ku mahadsantihin

  • @husseindaha6826
    @husseindaha6826 7 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll ayanel walhi waxa tahay wadani dhaba lkin waxan ka codsanaya horta anigu waxan ahay wiil reer Djibouti lkin wan jeceylahay inaan heelno garb aan oodhan karo alay leh dalka kale aya leedahay wana ku rajo weynahay inay somalia so noqodo inshallah lkin waxa marwalba dhabar jaab kugu ridayo 4 nin ha laga qabto umada somaliyeed /alsow /carab/ dabcasar /iyo oday khakhan 4 nin somali hadii laga qabto somalia way soo noqon lkin nimankaas ha laga soo hor jeesto adigana guul saare ayan ku rejeynaya inaader

  • @أناأحبكاللهأناأحبكالله
    @أناأحبكاللهأناأحبكالله 7 ปีที่แล้ว

    Thanks Ayanle. Guulayso Somalia

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 7 ปีที่แล้ว +3

    ayaanle guleyso guuledyo badana allaha ku siiyo

  • @runsheegsomali576
    @runsheegsomali576 7 ปีที่แล้ว +18

    ayanle waa wadani dhab ah

  • @cadnaanyuusuf8928
    @cadnaanyuusuf8928 7 ปีที่แล้ว

    walalaw waxad tahay wadani dhab ah alle hako dhawro somaliya midnimada Ku dhinta somaliya guul iyo gobanimo Ku waara

  • @boldbaatarbatiredui7787
    @boldbaatarbatiredui7787 7 ปีที่แล้ว +2

    ayaanle mahadsanid huuno

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 7 ปีที่แล้ว +2

    hora u soco Sxb Ayan le

  • @AhmedAhmed-nw1qd
    @AhmedAhmed-nw1qd 7 ปีที่แล้ว +2

    عاشت الصومال موحدة

  • @IsbarIT
    @IsbarIT 7 ปีที่แล้ว +3

    soomaaliya hanoolato

  • @yaxyoowhee7016
    @yaxyoowhee7016 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah waan guuulaysanay Allaw noogu wad wll ayaanle adna noo wad barnaamijyadaada dhiiri galinta ah si ay ubaxa somaliyeed hamigooda kor uqaadaan

  • @yasminnadir8313
    @yasminnadir8313 7 ปีที่แล้ว +1

    Viva la Somalia.

  • @maqaalkadunida
    @maqaalkadunida 7 ปีที่แล้ว +11

    ayaanle waxaa tahay wadani jira sxb waaku mahadsantahay barnaamij yadaada

  • @abdullrahmannshekh607
    @abdullrahmannshekh607 7 ปีที่แล้ว +2

    somaliyeey cadaawaha ha isuloogina dagaal iyo qarax iyo barakac kumajiraysaan hadaad midoowdaan gobanimo iyo badhaadhaan urajaynayaa somalia 💙 love from (somali galbeed) Ogadenia

    • @iqraali8188
      @iqraali8188 11 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @qadarmoha7502
    @qadarmoha7502 7 ปีที่แล้ว +2

    Barnamij qurux badan

  • @iskufilanshigdaahir1153
    @iskufilanshigdaahir1153 7 ปีที่แล้ว +4

    ilaahow xilkaas ufududeey

  • @Daily-Hadith10
    @Daily-Hadith10 7 ปีที่แล้ว +4

    waan kusalamay walal ayaanle runtii dadka isku mid ma ahan ee waxan kudhihi lahaaa ilahay hakula garab galo wanaga aad wado mar walbo.
    arinkale ayaan ka codsananaya walal ayaanle arintaas oo ah ninka layiraahdo Dahir calasoow ninkaas waxa uu wado waa dhibaato malinba malinta kadambeyso kasii dareeyso manta waxa uu Facebook live lasoo galay in mogdisho la is hor fadhiyo ilaalada madaxwayne farm iyo rag kale oo uu qalbiil somali magac ooga dhigay ay is hor fadhiyaan.
    walal ninkaas waxa uu duufsan karaa qalbiyo badan marka waxan kugula talin lahaa in aat barnaamij kusoo qadato si la iskaga ilaayo.
    ama dowladaha yurubta u kaashada intii wadaniga ah ilahayna wuu idinla jiraa ee nigaas maxgamad halageeyo.
    Mahadsanid walal sare

  • @abdirahmandonkal3965
    @abdirahmandonkal3965 7 ปีที่แล้ว

    ayanle somalinimada ku weyn mashallah Allah ha ku dhawro

  • @ADAM-xc6tj
    @ADAM-xc6tj 7 ปีที่แล้ว

    ayanle alah kudhowro wll. HANOOLATO waa TV SOMALIYED

  • @yasinahmed2174
    @yasinahmed2174 7 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid kaabo

  • @shadiamohamed7482
    @shadiamohamed7482 7 ปีที่แล้ว

    i love barnaamijka Ha Noolato ee hogaajiyo wariye Ayaanle wadani dhab ah. barnaamijka Ha Noolato waxa u arka inu yahay mid na jecleesiinaya wadankena hooyo
    ha noolaado farmaajo

  • @bushraboondheere3703
    @bushraboondheere3703 7 ปีที่แล้ว +2

    habo il iyo af allah ka qabto

  • @hindabulshale2250
    @hindabulshale2250 7 ปีที่แล้ว

    mansha allaah

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 7 ปีที่แล้ว

    dhulkeenii dib ayaanu u hantinay insha allah 2021 waxan rajaynayaa inay noqoto ona man one vote

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 7 ปีที่แล้ว +4

    #HANOLATO

  • @allahurahiim8272
    @allahurahiim8272 7 ปีที่แล้ว +3

    garbe. wuudhabarjaby haku daadato isaga iyo Qabiilestayaalba

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 7 ปีที่แล้ว +2

    Ciwaanka waxaa igula qumaneyd
    Qabkii shacabka iyo quustii cadawga

  • @muduahmed6469
    @muduahmed6469 7 ปีที่แล้ว +1

    nasra abdullahi walaal anaga wan jecelnahay Somali somali ayana nahay re kenya ah sharafta somali aya sharaf no ah on ku fani lahyn markan aragno somali o nabad ah o dunka laga ixtram o

  • @khadroarton721
    @khadroarton721 7 ปีที่แล้ว

    Guul iyo horumar ayan urajaynayaa wadankeena somaliya somaliyey an gamcaha isqabsano

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 7 ปีที่แล้ว

    wiilka yarkaa waan layaabay mashallah waanin weyn intuu gartayna ay garan waayeen madaxdeenii hore

  • @kaderraz4159
    @kaderraz4159 7 ปีที่แล้ว +1

    walhi aad bey ii tabatey
    wad mahadsantahay wadani ayaanle
    somaliya hanoolato

  • @islam-nn9ww
    @islam-nn9ww 7 ปีที่แล้ว

    Mashaalh ayanle xp anona arkiin somalia ayan markan maqlo magaca bas ayan darema wadani nimada inay tahy wax lodasho ayna ahyn wax laiska keeno.ilahy sadashi sheikh aan dawaday hano rumeyo

  • @shadiamohamed7482
    @shadiamohamed7482 7 ปีที่แล้ว +4

    aad baa u jeclahay barnaamijka Ha Noolato oo uu hogaajiyo ayaanle, wadani dhab ah. waxa nahay dhalinyarada aan dowlad arag lkin jecel wadanka

  • @sihamqaran1224
    @sihamqaran1224 7 ปีที่แล้ว +2

    allahu akbar bal rabi liiban tiisa arka rabi ma dayacee wuu u hiiliyaa adoomahiisa daacida u ah jaajus cada qaataa gabalkii dhacyaa

  • @sukaynasalaad5935
    @sukaynasalaad5935 7 ปีที่แล้ว +1

    ayaanle cimrigaaga Allah hadhiireeyo💓

  • @cashamashaallhshiekh7676
    @cashamashaallhshiekh7676 7 ปีที่แล้ว

    mshllh inanka yar

  • @mohamedaidarus8662
    @mohamedaidarus8662 7 ปีที่แล้ว

    masha Allaah Ayaanle runti wxd tahay Somali Jecel

  • @binyaminahmed689
    @binyaminahmed689 7 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle Guuuuuuuleyso Walaal Waxaa tahay wadani dhab ah

  • @deqaroyal5883
    @deqaroyal5883 6 ปีที่แล้ว

    Aamiin walaal ayaale noloow

  • @ahmedmuseaj
    @ahmedmuseaj 7 ปีที่แล้ว

    guul dalkaage wan jaclaaday markii ladoorty mohmed cabdullahi farmaajo fj guul

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

    SOMAALIYA GUUL IYO GOBANIMO. MASHA'ALLAH SOMALIYEEY ISMAQALO MURUQIINA MAALO DHULKA MIRO KUBEERO MACDANTA IYO DAHABKA MUUJIYA WANAAGAAY..

  • @aadandayowabdi726
    @aadandayowabdi726 7 ปีที่แล้ว

    mahadsamid Ayaanle xuseen ilaahey ha inoo kaa daayo waayo waxaad noqotey insha umada soomaliyeed nin karameed

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 5 ปีที่แล้ว

    Somalia hanolaato
    Guul Somalia

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 7 ปีที่แล้ว

    Aamiin wankaaga mahadcelinaya wll barnamijyadan wanagsan aad mar waliba so diyaariso

  • @wadanisomaliyed9796
    @wadanisomaliyed9796 6 ปีที่แล้ว

    Guuul Soomaalia Wale Dhaqaaq Day Somalia

  • @khalidhassan2957
    @khalidhassan2957 7 ปีที่แล้ว

    thnks wllkay qaaali

    • @waanmustafecis7935
      @waanmustafecis7935 7 ปีที่แล้ว

      wariyaha aan aad ujeclahay ee niyada noodhisa hadaan soomali nahay

  • @jiinwebi8544
    @jiinwebi8544 7 ปีที่แล้ว

    ayanle husein abdi mahadsanid

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma sida lamooday mise siduu noqday waalagu qasaray faraxadaas maalinkaas

  • @xigmaddoonmedia1193
    @xigmaddoonmedia1193 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Waxan idinka codsayaa inaad aad uga hadashaan in laga dhigo maamul goboledyada raga hogamiyo godomiyayaal

  • @abdifatahnoh8627
    @abdifatahnoh8627 7 ปีที่แล้ว

    wlle waat kumahadsantahay wlle ayaanle Somali guul iyo gobanimo

  • @mahamedmahamud4885
    @mahamedmahamud4885 7 ปีที่แล้ว

    hanoolato mahadsaniid

  • @mustafebinrashiid2877
    @mustafebinrashiid2877 7 ปีที่แล้ว

    mashaaa alllh

  • @habiboahmed9496
    @habiboahmed9496 7 ปีที่แล้ว +2

    walaal ayaale madsanid

  • @mohamoudabdiweli7947
    @mohamoudabdiweli7947 7 ปีที่แล้ว

    Soomaaliyaya Dhamaanteen
    war Dhulkeenii Hooyiyo Ciidii Wa Dhawaaqdeee.
    Soomaaliya Hanooolaaato Soomaaaliyeeey.

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 7 ปีที่แล้ว

    Ayaanle geesi waddani halgamaa allah haku garab istaago

  • @abdilahikaiseruushtv1361
    @abdilahikaiseruushtv1361 6 ปีที่แล้ว

    Very good

  • @somalioomidahinshaaallaah5908
    @somalioomidahinshaaallaah5908 7 ปีที่แล้ว

    heybad waxaad kuleedahay dhulkaaga hooyo waana lamahuraanee hagar li i wax ugu qabo vivva united somalia inshaa dhiigaygaan udaadinayaa

  • @mohamedhashi2917
    @mohamedhashi2917 5 ปีที่แล้ว

    Allaha XIFDIYO ayaanle xusaen