Wariye Dulyar iyo Drs Sowda Maxaa kala qabsaday ? Dood xiise leh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • ‘Gabdhaha Aqoonyahanada waa Iskaabulo,lama guursado’ Maxaa kala qabsaday Wariye Dulyar iyo Drs Sowda? Dood xiise leh.

ความคิดเห็น • 12

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 ปีที่แล้ว +6

    Sawda fariid qaali wlhi ku jecli

  • @Coolgranma
    @Coolgranma 12 วันที่ผ่านมา +1

    MaaShaaAllaah Sawda Caqli Qiso keliya Maahee Doodahana Waa Saldhigtaa,,

  • @UbaxCabdikarinxasan
    @UbaxCabdikarinxasan 10 หลายเดือนก่อน +1

    @sowda Qaalib حبيبتي الله ىحفظك ❤❤

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 ปีที่แล้ว +4

    Soomaali Waxay Ku maah maahday "Gabar Waxbaratay Waa Bulsho Wax Baratay" Aad Baan Utaagersanahay Maah Maahdaas.
    Laakin Gabdhihi Waxbartay Waxay Dhaqan Ahaan Raaceen Reer Galbeedka Sidaas Ayey Ragi Qaar Udareemayaan Ciriiri.

  • @abdinaasirmohamuud1445
    @abdinaasirmohamuud1445 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha waxbaratay meesha eey biri qarashka ciyaalka dabareyso
    Maanta ayey rabtaa inaan baxsho waxi qarash eey kusoobixisay jaamacada waa cilada uguweyn ee iskaabulo eey uyihiin dumarka waxbartay

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw ปีที่แล้ว +2

    Mugdi iyo dayax xinjira Qaad Ah miyaa isku mid Ah
    Gabar wax baratay oo boorsada isla qaadano. Ayaa dhaanta
    Mid aan wax baran.
    Kariso bes Ah

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 2 หลายเดือนก่อน +1

    from sawda😂

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 ปีที่แล้ว +3

    Ninka ma ahan dhibaatada ee waxa badalmay gabadha aqoonta leh ma aqbaleyso talada uu ninku siiyo mana ka helaayo wixii uu u baahnaa oo xaasnimo ah marka waa waqti dhumis naag subaxdii markii aad baxeyso kula baxdo markii aad soo hoyatane kula timaado.

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 ปีที่แล้ว

      @@19-20-w7h Aniga waxaan guursaday gabar Civil Engineer ah waan dareemi karaa culees imaanaayo qofkii iyada oo xumeyn una baahan shaqadii adigane kuu baahan ayeysan fursadii meeshii aalin wiliba waxaa dhaceyso reeraha caadiga ah balan meel ma dhigtaa marka ay is arki karaaan balan ayey idinka gaareysaaa.
      Aniga waxa aan ogahay waa yurub wadankii ma ogi sida ay noqon laheyd oo anigoon waxbadan garan ayaan ka soo tagay

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka qar wa xasidin

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 11 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg 4 หลายเดือนก่อน

    ❤oky.yarapiy.hn❤