لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم استغفر آلَلَهّ آلَعٌظُيَمً استغفرالله استغفر الله لا اله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اسماء الله الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المؤمن المهيمن العزيز الجبار
Xadiis ayaaa ahaay hadii midkiin hadlaayo ama kheur haku hadlo ama heeska aamuso anigu aadanow intan yuutuubka daa wanaayay qof xadiska hir galiyay adaan kaa arkay ma ahan hadaan marwalbo commant ama like lagu siin inaana kudawan ama aanan kahelin waxad so dhigtay lkn inbadan ayaa qiiro Iyo xasuus milicsi u ilaawda macanka bar naamijka aawgii iyo af somaliga baraxa tiran eed adeeg sato
Ramadaan Kareem dhaman umadda izlaamka ah oo dhan
Ilaahay wxn ka baryeyna in bizhan bizheeda nabad cffimd barwaaqo inagu gaadhziiyo Ameeen yaa Rabii dhmntenpa
#12:26 Aniga iimaan Ayaan ka kororssday jazakallah kheyr
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم استغفر آلَلَهّ آلَعٌظُيَمً استغفرالله استغفر الله لا اله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير اسماء الله الرحمن الرحيم الملك القدوس السلام المؤمن المهيمن العزيز الجبار
U caabud ilahy sida aad arkayso oo kale
Hadaadan arkyn ilhy ayaa ku arkaya☺
True
Qofkii sooman like isaar cida jecel sahan xogaha like iisaar cida jecel nabiga like iisaar cida jecel hooyadood like iisaar👍👍
Kkkkkk adiga waan kuu saaray dhamaantoodna lkn hal ayaan ugu jeclahay waana nabigeyna muhammed scw adna haddii aad jeceshahay ila sali xabeebkeena scw scw scw
@@nuursalmani scw scw
Hankaagu ha dhaafo like ii saar.
@@drgarad iska aamus xaarbaa ku hayee
Bal iskaga Dawarso liketa Balse ma quruxbadna inaad neb.scw aad like ku raadiso zxpo dib iskugu noqo
Anigoon daawan ayan like sarey coment ka bixi yey sababto ah waxan iska grty inaanad wax xun aanad soo dhiginba bartaadan keep going pro❤🙋♂️
Alle CimriGa iYo caQLiGaBa HaKuuu dheereyo walaal runti haBka taBintaaaDa iyo aqoontadaBa waan kuugu hambalyey wxa thy Dhalinta kuwooDa ugu isHa Dheer Diiniyan iyo maadiba mhdsnd
wll ilahey cilmiga ha kuu barakeryo
wll hore u soco 👍👍👍👍
Masha allah ustaadi mahsanid wllhi waa muuqaal qiimo badan aana rajaynayo qofwaliba iimaan leh oo iimaankiisa siyaadayo
Ilahay Ha Inaga Dul Qaado Corona Virus Aamin Dhaha ❤
Aamiin
Aamin
9:18 (ilaahay inaad aragto waa inaad u qalantaa) , it’s amazing ☺️
Alle cilmiga hakuu barakeeyo janada alle kuwa gala hakaa dhigo aamiin
Masha allah si wanaagsan ayaad usharaxday walal jazakalah khayr
Salu cala Mohamad ❤
ما شاء الله ، الحمد لله ، بارك الله، جزاك الله ،شكرا
Wll thanks wa fidyow run ah Waynu aragtigabanahay☺☺☺
100% ayaad uga jawaabtay su'aasha waadna mahadsantahya
الحمد الله الدي خلقني🤲🖤
Hayehamdi🙌🙌
Mnsha Allah ilhy ha ku xfdiyo
رمضان كريم📿🎉☪️🕌
Ramadan kaream..🌟🥰
شكرآ أخي
*Ramadaan Kareem Aqyarta Sahanka Xogaha Ku Xiran*
Abdulahi_ Hamuume ramadan kariim bro
Masha allah ustaad garaadkaaga iyo aqoontaada allaha kuu barakeeyo.
Masha allha zxb❤❤❤❤❤❤❤
wcs wllo
illahay aya mahad oo dhan leh illahi ina abuuray swt💗💗💗💗
Walaahi sahanka Xogaha aniga qalibigaa iigu daga waxaanan dareemaa inaan dhagaysanayo aqoon yahan muslim dhalinyaro ah wll ustaad AADAN KHADAR CALI Allah haku xafiddo
Masha allah wllo aadan waxaa tahay aqoonyhan usoo baxay soomaalida alla haku xafido
Ramadan kariim inTa ku Xidhan JanaLkan Wnagzn ❤️
mnshalllh aadan Khadar aqoonyahan walhie ilaahay hakaa abaaliyo aqoontaad uhurtay dadka somali yeed
Ramaadan karem 2020
Masha Allah ilahay agu naxaristo walal
Ramadaan Kareem Aadan Khadar Cali 👍🖒👍👍👍👍👍👍👍 Mahadsanid Aqoonyahan.
Allahu akbar
Scw scw scw scw scw scw
Masha Allah Mawduuc Aan wax ka Faa iiday Allah wll Haka Abaal Mariyo Waxan Sidoo Kale wll Aadan Ku leeyay Ramadan Mubarak 🌙
Mahadsanid Zhp
Walal adi cilamigaaga alla hakuubarekeyo mid lagutagero allah haakadigo inshalah
Alle cilmiga caqliga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo wll Aadan waad noo faaidaysee
Thanks adan wll mowduc muhiim ahi waye,
Ebow Love from Benadir.
Keeep to allh for you Pro AADAN KHADAR
m.allah allaha ku barakeyo
SHUBHASAARKAAGU WAA WAX WAXAAN KA FIKIRAYAY AAD IGA SHUBHO SAARTO MY DEAR FREIND ADAM.
MØBAAR
🌙😢Waa barnamij qiimo leh una Bahan ina Bulshada lala wadaago oo loo sheer Gareeyo ani ahan imika ayaan share Garaynaya dhaman Barahayga si Bulshadeena somaliyeed waxbadan ufahman ileen waxa lagayaba qaarbadan oo is waydinayaa inay Jiraane
Amin yaa rabi🤲illhy adina ha ka jasaisiiyo
alaha kubarakeeyo
aadaan
Asc #aadan_sahan Wll Alle cilmiga hakuu siyaadiyo Ramadaan kariim
الحمد لله الذي هدانا لهذا وما كنا لنهتدي لولا أن هدانا الله ☝🏽💚
Keep going aadan zahan
Thansk BRATHER
AadaN sahan JazakallH wlal🙏
masha alah mowduuc aad a iyi asd u muihiim ah weeyi oo uu waxkuqaadankaro qofkii caqlilihi waxandoo nayaa qofkiigaranayaa inuu isheego macnagha ereyga majarad
cida hada ila daawaty hada like iisaar fadlan ok mahadsanid
#12:35 aamiiin yaa Rabi
Mahadsanid Aadan
Wan ku salaamay Adan
Ramadan mubarak walashey ama walalkey
جزاك الله خير
Masha allah wlhi mawduuc aad u muhiimsan waaye wax badanna ka kororsaday jazakallah wll
Wlhi si sax ayaa uga jawabty wll khayrr alle hakuu siiyo
Allah khayr haka gadhigo zxb mnsha Allah
Aadan sahanow nin qliya alaha ku barakeyo wllo .............maxamed cabdi rashid MAAME & GABOBE
Ustaad aadam✊✊😍😍
Wcs
جزاك الله خيرا
Runtii waa cashar tayo leh
Allha kubarakeya wll
شخص كريم تبارك الله
Ramadan Mubarak adan sahan Qof aan ogalay
Mnsha allah mahadsanid adan
Thanks sahan xogaha
Ilahay videogan ha ka ajar siiyo wlhi waxbadan baan ka fahamy mahadsand wllky
asc ramadan mubarak all muslim
2waLaaL aadaN khadar caLiH😍💪
inaan ilahay Arko ma Awoodo
Ramadan kareem
wa xaqiiq ilahy in ad aragto ma uqalantaa horta?
Ramadaan kariim asxaabta sahanka xogaha
Asc Inta Ramadanka Laga Aqbalo Rapta like ku qabta ❣❣
Ma aday kugu xidhantahay in malaga aqbalo ama nalaga aqbali waayo soonka war ilaahay ka cabso waxan iskadaa
Haddad saa kusii socotidna dambi Wayn baadku dhici
Mohammed Abdi sub xana allah
Subxanallaah wll maadan xishooneyn.
Bisinka aqbalada ramadanta Alle ayaay uu sugnataay
للذين أحسنوا الحسنى وزيادة!!!!!!!
Wll sabiskarayb iisaar mahadsanid
Alle haku sharfo wll
Si cilmiyaysn oo caqliyesan ba ooga jawabtay 😍😍😍😍
جزاك اللة خير يا حبيب
Mshlh wll Allow kuu ziyaadi cilmigaada aaamiin
nin ku dayasho mudan keep going wll
لاتدركه الأبصار وهو يد رك الأبصار وهو اللطيف الخبير
Show love bro
Amin amin yaa ustaad
Allah akbar
فزدنا إيمان حسبنا الله ونعم الوكيل 👍
Bismilah Ilaahay maskaxda iyo maankeena haku sugo diinteena xaqa ah oo shakiga iyo muhmalka haynaga fogeeyo.Ta labaad soomaaliyeey wllyal joojiya like ii saaradan aad meelkasta la taagan tiin dadkana haku xujaynina waxyaabo,matalan ad odhanaysaan"intii hooyadeed jecel,intii nabiga CSW jecel,intii ramadaanta in laga aqabalo jecel" waxaasoo dhani waa khalad jooji xujada dadka xaq uguma lihide,inana wllyl intii like u baahan an u saarno waxba inama yeelayso iyana wax ayay u taraysaabaa laga yaabaaye.
Amin
Ramadaan Kareem asxaabta
Xadiis ayaaa ahaay hadii midkiin hadlaayo ama kheur haku hadlo ama heeska aamuso anigu aadanow intan yuutuubka daa wanaayay qof xadiska hir galiyay adaan kaa arkay ma ahan hadaan marwalbo commant ama like lagu siin inaana kudawan ama aanan kahelin waxad so dhigtay lkn inbadan ayaa qiiro
Iyo xasuus milicsi u ilaawda macanka bar naamijka aawgii iyo af somaliga baraxa tiran eed adeeg sato
Masha allah wll ilaahay haku barakeeyo🙌🙌
RaMaDaN KaRiiM adanow
Jazaakumullaah qeyr wll
Indr wan soomanayo tiradan waaban ku dhex walan gaadhay adan walahay wad maskax wacantahay ale haku siyadiyo abti
Adama Khabiir aan inbadan la socdo Brother alleh haku xafido Inbdn
Cilmigaa haysid oo keleh ayan rjyn bro 🤩
Allaha ka abaal mariyo kheryrka aad wado
الله اكبر🙏🙏🙏
Qofki aan soomneyn like ha is qarin😂
Keep going pro Adan sahan
Maashaa Allah . Mahadsanid walaal.
Subxaanalaah
سبحان الله♥️📿
Waa Suaal dad bdn isweydiyaan mulxidka ha u badnaadaane, waana jawaabta kaliya lagu qanci karo sidaad inoogu sharraxday wll Aadan Jazaakallaah.