WARDA HAPPY - | YAA KAA WAALAY OFFICIAL VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Ereyada:Sakariye Kobciye
    Laxanka:sakariye Kobciye
    Music by: Axmed Wali Furinle
    Camera by:Mustafe Saleebaan
    Editing by: Mustafe Saleebaan
    Produced by: Afro Waqal Furinle

ความคิดเห็น • 266

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak ปีที่แล้ว +130

    Qof walba oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +107

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖

    • @youssourahmed694
      @youssourahmed694 ปีที่แล้ว +1

      Salaalahu caleyhi wasalam

    • @xamdaqueen0582
      @xamdaqueen0582 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @HawaOmar-mi2nu
      @HawaOmar-mi2nu 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scwscw scw

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @warfaaseed386
    @warfaaseed386 ปีที่แล้ว +33

    Hal mar nabigeena Muxammad igula saliya scw scw scw 🤲

  • @apdinazir9146
    @apdinazir9146 ปีที่แล้ว +91

    DHAGAHAAGA IYO QALBIGAAGA WAXA UROON QUR.AANKAKARIIMKA DHAGEYSTAAN❤💯

  • @SAKARIYE_OFFICIAL
    @SAKARIYE_OFFICIAL ปีที่แล้ว +48

    Yaajecel saliga nabiga scw

    • @moowliidmaxamadxaashi6714
      @moowliidmaxamadxaashi6714 ปีที่แล้ว +1

      Scw❤❤❤❤scw scw❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@moowliidmaxamadxaashi6714😂❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@moowliidmaxamadxaashi6714❤😂😂😂😂😂😂😂❤😂😂😂

    • @user-xl6un6yc8m
      @user-xl6un6yc8m 6 หลายเดือนก่อน

      Scw. Scw. ❤❤❤❤

  • @drgacalguray4821
    @drgacalguray4821 ปีที่แล้ว +25

    Wll aan kuwada salino xabiibkeni muxamed scw

  • @moha_khadar
    @moha_khadar ปีที่แล้ว +23

    Heestan jaceylkeygii iigu hooreyay baa kusoo xasuustay💔😞7/28/2018-01/27/2020💔😞xariir qurux badan baa naga dhaxeyay. Zaaid na waa u jeclaa oo wxwalba diyaar wxa u ahaa ina faraxadiisa u sameeyo. Wakhtiyo quruxbadan baa soo wada qadanay. Kuwa adag na waa kasoo wada gudubnay. 2019 bilhi oogu danbeyay waxaa dhacay muran, buuq, is maandhaaf💔😣waagii hore isaga i raali galin jiray hadaa ka qaldanahay iyo haduu iga qaldanyahay . Lkin wuxuu bilabay inoo iga amuso 3 cisho markii danbe anaa la hadli jiray oo xalin jiray. Habeen oo hore isaga seexday madama aa school lahaa aroorta. Baa wxaa dhacday markaa soo tuusay, gabdh Snapchat friends ka nahay baa dar ilahay u dawaday wxay soo dhigtay. mise wxaa arkay iyado screenshot oo laadhuga kasoo qaaday oo isaga yahay qofkay la ciyaaraysay💔💔💔love iyo emoji kle oo jaceyl matalaya baa soo dul saartay😣😞wlhi dhulka iyo cirka ila wareegay💔xanuun badan baa dareemay💔sual badan baa maskaxdayda ka dhax quuxaya kuwaas indhayga ilin ka keenay💔qalbigaygana gubayay. Ani gabdhii lama hadlin lkin isagii baa u diray. Wxaa ku dhahay waa maxay sidan. Kulaha “ adaa iga seexday markaa waa caajisay waa is kala ciyaarayay”💔 anigii yaab. Waa muranay markii danbe kulahaa orad adna Nin kle lasoo ciyaar laadhuga💔😣Markii danbe waa heshinay, wxaa is dhahay iska cafi. Lkin shaki baa i galay oo gabdhii baa daba galay oo wxa noqday qof marwalba dawada wxay soo dhigto. Hadana buuqii baa sii batay, oo marwalba dagaal iyo muran joogta ah 💔ani mar walba oo isku dhacno malinkiisa wxaa ahayn jiray qof maqane jooga ah💔sanadkii cusbaa ee 2020 baa saa kuwada galnay. Bishii January dhamaadkeyga baa habeen si xun Isku kugu dhacnay💔3 cisho muuna ila soo hadlin ani maalmhas mugdi, xanuun, ciil, oohin bay ii ahayeen💔maalin wxaa dhacday bas baa kasoo dagayay, intaa aan baska sarnaa isaga baa ka fikiryay💔anoo isga ka fikiray markaa is dhahay baskii ka tag baa lugta meel baraf iga dhax gashay, tii kle na wali wxaa kula jiraa baska, markaa baska xaga danbe baa ka dagayay, oo bas driver ka muuna i arkaynin. Xitaa haduu daaqada iga arki lahaa baska waa laga buuxa.markaa baskii baa dhaqaaqay, ana war wxba uma haya oo maqana jooga ahay ba. Alx dadka Baska ila saarnay baa dib isoo jeeday baskiinay intay u dhawaqeyn bay ku dhaheen jooji. Alx Horta malinkay nafteyda halis bay gashay oo lugteyda ama nafteyda baa wayi laha. Wxas oo dhanaa wxaa igu wacan waa wiilkaas uun. Malinkas baa go’aan gaadhay oo aan go’aansaday inaa soo af jaro ba xiriirkan nolosheydii murugo, dhib, ciil, raafad, oohinta baday💔😣 wxaa dhahay wiilkan gabdhii ayo rabaa waana sababta marwalba buuqa u jiro. bas cashar dheer baa u diray💔wuu i baryay oo wuxuu igu dhahay ha iga tagin💔ana habeenkas, saaa u ooyay baa madax xanuun ka qaaday oohintii💔saacdo dhan baan qoraalo iyo codad isku dirnay💔markii danbe wuu iga yaalay💔ala ani lkin qalbigu waxaa kalahaa plz ha isii daynin, i hayso, noloshada ha iga foogeyn💔😣lkin isaga aayar buu markii danbe i fasaxay ileen waa nin wx kle u qorsheysan yihiin💔January 27 2020 waa habeen mugdi ii ahaa💔2020 dhan baa ii ahaa sanadkii oogu xumaa ee isoo maray. Sanad i baday murugo iyo ciil buu ii ahaa 2020. 1 bil iyo badh markaa saas u kla maqanahay oo ana social media oo dhan iska deleteday waayo isagaa rabay inaa iloowo. Meelna mana block iska saarin oo wxaa go’aansanay inaa wlltinimo Isku soo xiriirino😣markaa ani 1 bil iyo badhkaa waaba sii jeclaaday, oo waa u xiisi jiray, waaka walwalijiray xaladoo ku suganyahay💔habeen iyo maalin wxaa ku ducesan jiray inoo ilahay dib noo mideeyo💔🤲🏾habeen iyo maalin wuxuu ahaa qof igu dhax nool oo ila joogin💔😣habeen iyo maalin waa ooyi jiray oo markaaa soo xasuusta sidii waagi hore u fiicnaa iyo sidoo isku badalay💔 “Qof kaa ku mooday maad noqon💔“Waligaa murugo iyo Dhib Maad mudan 💔Xasuus kugu milanta maad milan” heestan markaa u bahnaa maxay usoo bixi wayday💔 maalin aan class

    • @Xidigyare1
      @Xidigyare1 ปีที่แล้ว

      Qoraalkii iigu Murugada badnaa oo aan akhriyo 2023 sorry wllo meeshaa wiil kuu qalmo xiriir lamaadan sameyne welcome

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 ปีที่แล้ว +1

      Xiriirku awalbo Waa xaaraan rabigaa u ooy kana bari wax wanaagsan

    • @halimsaadiaadow657
      @halimsaadiaadow657 ปีที่แล้ว

      Iska amu😢 Nin wax lajecladho mahan, Qisadheydha dheer ana og😢Ilah ba jooga….Lakin Alxmdulilah hada dan kama lihi

    • @NasraAbdiElmi
      @NasraAbdiElmi ปีที่แล้ว

      Sad 😢

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said ปีที่แล้ว +25

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈

  • @sayidnuura9007
    @sayidnuura9007 ปีที่แล้ว +9

    Naag isaaqa kibir udaa sankay kahadashaa🤨🤨🤨💪🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️♥️♥️♥️

  • @nooleaqlan218
    @nooleaqlan218 ปีที่แล้ว +28

    Wards waa naaag fanka gacan ku qabatay ❤️👏🏽

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +55

    Warda Quruxda100%100
    Warda Styleka100/100
    Wstudio another level🦁❤

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 ปีที่แล้ว +8

    Hees shidan 🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @SULDAANKA.44
    @SULDAANKA.44 ปีที่แล้ว +10

    Heesta inay qarxayso inta og like 😘

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr ปีที่แล้ว +2

    Gacmo Dahable Furinle iyo hobalkii weeynaa Ee sakariye kobciye

  • @zukhraabdiayaanle-hn5ph
    @zukhraabdiayaanle-hn5ph ปีที่แล้ว +2

    Alla dadkana meel Hees Ka baxayso ayey Keenayan Nabigena hadi Aydan hees Donyn Max idiin So galiyey Mesha Dadkan Caqli Xuma horta Sidan si isugu dhama

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +8

    Lyrics 💯 ✍ cajiib waye kobciye
    Melody 💯 🔥
    Goat 🐐 furinle 🎻 🎼 🎹 🔥 faro dahab
    Duubista fantastic waqalka duula Editing 🎥 📸💯💪laayab yaa ka waalaya amazing song 🎵 fire 💯 🔥

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:01 0:01

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +6

    Weeewee WARDA HAPPY ahaydaa tani hees way dhaaftay iga wle ♥️WALE DHAL MAGAALO NOQON MAYSID ❤😁oof calyk ereyada +laxanka + music another level waaye makala dhacaan👏👏🔥🔥 📽WAQALKA DUULA 📽

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 ปีที่แล้ว +7

    🥳Abwanka sanadkan 🎬zakariye kobciye👏 & macalin axmed wali furinle🎹🎹 &waqal studio fire 🔥🎬🎬👏🍒

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiraxmanaadan1670
    @abdiraxmanaadan1670 ปีที่แล้ว +2

    Wayyy waligay waaa hesti koobaad eee aaan number one noqdo commenT Waaar waqaloow PiN Pr0

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 ปีที่แล้ว +3

    Warda🔥🔥 on fire 🔥🔥🔥🔥🎵🎙
    2023........best....one🎵

  • @mustafe983
    @mustafe983 ปีที่แล้ว +8

    m.allah qurux iyo cod marka isku darzato 😚❤warda happy ❤

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 ปีที่แล้ว +8

    Ereyada Laxanka kobciye wa anther lefel team waqal 🙏🙏

  • @adoonkaalle6347
    @adoonkaalle6347 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah warda happy quruxdi oo qofa al duriyadii djibouti ban kaa soo salaameya quruxeey❤️🇩🇯

  • @jeraarcawil8869
    @jeraarcawil8869 ปีที่แล้ว +10

    War Waxay Waxan Hees Cadiyan Inka Sugaynee 👌

  • @suldaand
    @suldaand ปีที่แล้ว +8

    Furinle....!!!! 🎻🎼🎼🎼

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 ปีที่แล้ว +6

    wuxunban idhaa heesta macaana xaga beats show waxa tumay boqorka musiga ee furinle🙏👑

  • @yahyealishaah5802
    @yahyealishaah5802 ปีที่แล้ว +5

    Another level weye wlhi heesta kaliyatte sadex camera man iskugu tagen👋🏿👑

  • @apdilahiinashire3830
    @apdilahiinashire3830 ปีที่แล้ว +3

    Nabiga ha lgu saliyo scw

  • @hassanabdisaid
    @hassanabdisaid ปีที่แล้ว +8

    ❤️❤️❤️❤️Warda happy 😍😍😍😍 la meilleur chanteuse 👏👏

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 ปีที่แล้ว +4

    Absolutely true 👈😅 hore usoco warda Happy 🙏

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar ปีที่แล้ว +10

    The best song😍😘

  • @nasriinxasan7236
    @nasriinxasan7236 ปีที่แล้ว +7

    Somlistars talow yaa kawaalay🤣🤣🤣
    Heestaan iyaga kusocotaa
    Best song 🎵 💯🔥🔥

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @ahmedkhaliif7789
    @ahmedkhaliif7789 ปีที่แล้ว

    Wtf furinle adigaaba naga waalay intaan heestaba ereyadeeda maqal🎉🎉🎉😮wax kle

  • @Mo_izhqi
    @Mo_izhqi ปีที่แล้ว +7

    Heesta 💯
    Codka 💯
    Edit 💯
    dance 💯

  • @mustaphemolto2822
    @mustaphemolto2822 ปีที่แล้ว +1

    Furinle music ku bashalayaa

  • @sakariyeaxmed4085
    @sakariyeaxmed4085 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye kobciye nin abwaan ah oo ereyo qiimo badan ayu samayn jiray lkn waxaad moodaa iimika inuu ciyaalka yaryar maaweeliyo cayna igama aha abwaan ee ereyada naga soo sax

  • @hasandacar5171
    @hasandacar5171 ปีที่แล้ว +1

    Ww ustadka Ahmed wali ibrahin furnle laga walaya

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 ปีที่แล้ว +2

    bahada waqal aad baan idiiin salamay dhamantiin eee heestiii Mustafe dollar soo daayah plz!

  • @moussaahmed6239
    @moussaahmed6239 ปีที่แล้ว +1

    Warda Haqqy xabibite tu es Bon chanteurs🎉

  • @raxmaabdisalan
    @raxmaabdisalan ปีที่แล้ว +2

    Ma ismaaciil baa islaaseen

  • @suhaybnuur3701
    @suhaybnuur3701 ปีที่แล้ว +2

    Team waqal layaab layaab❤😎

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle ปีที่แล้ว +6

    Fire 💯❤🔥🔥

  • @somaliguru7064
    @somaliguru7064 ปีที่แล้ว

    Yakawaalay walaley.....he he on fire...keep going.

  • @nazirtyga
    @nazirtyga ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio and warda happy

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 ปีที่แล้ว +2

    Yaa kaa waaleydaa 👍💖

  • @ameennikke
    @ameennikke ปีที่แล้ว +2

    Waqal studio markasta iyo meelkasta 🔥

  • @fathifarajet2705
    @fathifarajet2705 ปีที่แล้ว +4

    WaaW amasing song👸🦋💯

  • @suhaybcali8686
    @suhaybcali8686 ปีที่แล้ว

    Haduu furinle tumayo music fanaanada waa laga waalay

  • @sureylaa
    @sureylaa ปีที่แล้ว +1

    Naya wilka no daay qumayo waa ku fahane from arka

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 ปีที่แล้ว +1

    Candhada muuqata maa asturtid huuno

  • @somalipes7071
    @somalipes7071 ปีที่แล้ว +1

    Athigaah igaaa walaaaaay kwrn boo💔💔

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 ปีที่แล้ว +2

    ciyaaalo tuuladii iyo reer howdkii oo reer magaalnimo ku fanaaya😰😰😥

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 ปีที่แล้ว +3

    Abaay adaaba hada naga waaloosid yqey🤭waxne noomaad sheegin🤣😂only one maahmaah lee kaa heynaa balse la isma xaqiree Beautiful duubis,editing

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว

    Booto laxan iyo music lasaaray ❤❤❤ kusoco buufi wa sandkii buufiska ee

  • @duco2
    @duco2 ปีที่แล้ว

    Ya kawalay walaley oo ku yiri waxan hees ah

  • @fardqoguleau-oo4kt
    @fardqoguleau-oo4kt ปีที่แล้ว

    Waa run walaahi maskiin yaaka waalay digriyoow wiil ismaiil aarka

  • @AbdiwahidWadani
    @AbdiwahidWadani ปีที่แล้ว +1

    Waalagaa waalee ❤️❤️❤️

  • @badragadar7937
    @badragadar7937 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio waa laybay🥳

  • @Ruweydasead2471
    @Ruweydasead2471 ปีที่แล้ว +1

    Warday yaa kaa waalay adi

  • @xabiiboaxmed8536
    @xabiiboaxmed8536 ปีที่แล้ว

    🙌 vi kan ju så klart ✅ det inte bara för att jag vet inte om det inte

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw ♥️ warda happy

  • @abdifitahsablaale2649
    @abdifitahsablaale2649 ปีที่แล้ว +1

    Kobciye meeloka muuqdo
    Waxba jira

  • @FanprojMovie
    @FanprojMovie ปีที่แล้ว +1

    First Of Comment

  • @hamzamahamed5175
    @hamzamahamed5175 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah from jibuti

  • @moustaphadarech6721
    @moustaphadarech6721 ปีที่แล้ว +4

    So beautiful ❤🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @user-nf6yx6bc8z
    @user-nf6yx6bc8z 2 หลายเดือนก่อน

    Wardo happy is not easy 😂❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @ahmedibraahimali8090
    @ahmedibraahimali8090 ปีที่แล้ว

    Tani Hees maaha wllo ,taageerayaasha yaydaan isku Nicin Erayada noocan ah oo kale
    Waxaad tahay Fanaanad sixoogan Lootaageero.
    Wartha Happy

  • @asmanasie2905
    @asmanasie2905 ปีที่แล้ว +3

    Warda qurux👸❤️

  • @shaafi_y
    @shaafi_y ปีที่แล้ว +1

    woow amzng
    Her Smile 😃🔥🔥

  • @abdurazzaqmuhmmed227
    @abdurazzaqmuhmmed227 ปีที่แล้ว

    Adi yaa kaa walee
    Koofiyadii askarta si qaldan kuugu xidhay

  • @AA-ut5wb
    @AA-ut5wb ปีที่แล้ว

    Ma ismaacil arkii waxasi ku socda sowka ba ay Ninkii legend ka ahaaaa😭

  • @hodanmowliid7437
    @hodanmowliid7437 ปีที่แล้ว +3

    Hees aan wada sugaynay 🫵

  • @saynabibrahin1436
    @saynabibrahin1436 ปีที่แล้ว

    Naag isaaqa oo sanka ka hadasha ina ahay malayga dareema

  • @NabadaChannel.
    @NabadaChannel. ปีที่แล้ว +1

    Waxani hees maaha waqalow😢 ee pr0 mesha ka saar waxan 2minute ayay socotaa bilaa faaido ahe ka wran nio sawnagii kugu ogayn heeso tayo leh.

  • @khadramohamed4556
    @khadramohamed4556 ปีที่แล้ว

    Mashallah SXb Qali warda happy

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 ปีที่แล้ว +2

    Nabar xaqdara allaha noga dhigo wayahan xabada wanagu soconeysa ragow😂

  • @ilameeraysostudio5531
    @ilameeraysostudio5531 ปีที่แล้ว +1

    Yaa kaawaalay wallalooy

  • @ZUHEYB_AE
    @ZUHEYB_AE ปีที่แล้ว +1

    𝗛𝗲𝗲𝘀𝘁𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱

  • @fahadalli3117
    @fahadalli3117 ปีที่แล้ว

    Karbaashkan ma ismaaciil aarkuu ku socdaa 🥱🥱🥱

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 ปีที่แล้ว

    Hees tani way dhaafty ❤🎉

  • @user-my6rm1ri5o
    @user-my6rm1ri5o ปีที่แล้ว +1

    𝘄𝗮𝗹𝗮 𝘆𝗮𝗯𝗮𝘆🔥

  • @NuurtoXasan-lv7ip
    @NuurtoXasan-lv7ip 3 หลายเดือนก่อน

    Queen 👑

  • @iqrocabdullahi855
    @iqrocabdullahi855 4 หลายเดือนก่อน

    Wax sax

  • @user-tf7fi6un7l
    @user-tf7fi6un7l ปีที่แล้ว

    Only ciyaal casima lee hestn leh

  • @MotivatePeak00
    @MotivatePeak00 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi another level

  • @nuurjama331
    @nuurjama331 ปีที่แล้ว

    Yaakaalway iyo dharmgaalo heestan dhanba intaasa
    (Heestana maahee) hadalkii 16 jirkii kusheekaysan jirany weeye

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 ปีที่แล้ว

    Adaa ka waalay dee adeero.
    Nin kasta naag ayaa ka waashay.

  • @abdifatahibrahim-wh3wv
    @abdifatahibrahim-wh3wv 11 หลายเดือนก่อน

    Kabaash ka sharma boy waaye

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 ปีที่แล้ว

    Waa laga waalay adigaba de bow

  • @khaliilegge206
    @khaliilegge206 ปีที่แล้ว +1

    Adaa naga waalaya wardaay walaalo 😂

  • @deeqoiidle4199
    @deeqoiidle4199 ปีที่แล้ว

    heestan waa hees lagu karbashyo garaad jamac garaad cali ee iska ilaliya darodow

  • @sharmaarkisharmaarki1699
    @sharmaarkisharmaarki1699 ปีที่แล้ว

    Golden voice warda happy

  • @zupeyrkhaalidmohamett4077
    @zupeyrkhaalidmohamett4077 ปีที่แล้ว +1

    walaga walay yaa kaa walay🔥

  • @khadarbidixo2030
    @khadarbidixo2030 ปีที่แล้ว +2

    Adaa iga waalay walaale
    Ma igu wiirsanayba🤣😁

  • @hudamohamed2485
    @hudamohamed2485 ปีที่แล้ว

    Warda happy quruxdeeni👸

  • @mihiimibraahim
    @mihiimibraahim ปีที่แล้ว

    Wow wax kale

  • @hindinoormuse5966
    @hindinoormuse5966 ปีที่แล้ว

    Hadda waxaasi ma heesbaa mise waa sheeko alleylehe addaa lagaa waaley oo hees sheeka ah laguu dhiibey.

  • @xabiiboaxmed8536
    @xabiiboaxmed8536 ปีที่แล้ว

    Haa det var ju så klart att 😢😂❤ag rea och att du inte bara en ☝️

  • @deeqorage4410
    @deeqorage4410 ปีที่แล้ว

    ya ka waley walaley o kofiyadan ku xirey walaley