CABDI ZAKI IYO WARDA HAPPY - NACABKU HAA ISDALDALO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ค. 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
    ERAYADII: ABWAAN KHADAR SAMAWADE
    LAXANKII: CABDI ZAKI
    CODADKII: CABDI ZAKI IYO WARDA HAPPY
    MUSIC BY: HENOK
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY MAAME HD
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
  • เพลง

ความคิดเห็น • 479

  • @user-sx7te7bl8f
    @user-sx7te7bl8f 4 หลายเดือนก่อน +4

    Inta daawanaysa 2024 farta taat

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 4 ปีที่แล้ว +82

    Inantii reer hargeisa iyo wiilki reer jigjiga♡inapa caadi maaHa

  • @maxamedmuztaphe6968
    @maxamedmuztaphe6968 4 ปีที่แล้ว +7

    Nin baa soo dhacay alle hadayeH cabdiRahmaN badel wn ku wata cabdi saki💋💋💋

  • @ismacilmuse5785
    @ismacilmuse5785 4 ปีที่แล้ว +9

    Saaxiibkay khadar samawade nimaanu waayo soo wada qaadanay welldone saaxiib suugaanta quruxda badan waan ogaa inay kugu jirtee soo wada daa saaxiib

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 4 ปีที่แล้ว +13

    All fanan Abdi zaki rer jigjiga welcome back yaa ilaa arkay inuu cayilay 👀😱😱🎈🎈✌️🎉

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 4 ปีที่แล้ว +5

    Woww 🥰amazing song wx badan la zugyy top singer's abdi zaki io warda Happy.🤩💯.
    .
    Kuwi dira daraHa wadeyy
    xumaHa ka dilaali jirey
    Walle Gabal ba u duMeyy
    MCn idawee Halaazi voice abdi zaki ❤🤴🏻.
    Liban jama go forward praDa wx badan naga maqneyd 👏.

  • @saedcaqil1584
    @saedcaqil1584 4 ปีที่แล้ว +18

    Dadkan laba ruux u nahay👫
    Dareena halbaynu u naha😘
    Intan isku duubany Maxan isku dookhnahay🙆‍♂️
    I like Wlahi 👏 hore u socda👸🤴

    • @sahansanmoussa4301
      @sahansanmoussa4301 ปีที่แล้ว

      J
      😊😊je ne pourrais pas venir 6😢de
      J
      J vais pas trop 😢😢😢😢😢😢😢😢
      😢😢😮je ne x😊😢😢😢 8:40 😢😢de

  • @sharmakecabdilahi1846
    @sharmakecabdilahi1846 4 ปีที่แล้ว +3

    Kuwii xumaha kadilaali jiray wlee gabalbaa udamay ku jeclahay wllhi liibaan jama

  • @abdellahajji8664
    @abdellahajji8664 4 ปีที่แล้ว +72

    Gabadhu ilaa xad aad bay u cod macaan tahay intii ila aragtay like 👍

  • @maamezameyarebigshow7224
    @maamezameyarebigshow7224 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilove jigjiga my mather land
    Wlahe wan oo xesay jigjiga inta jecl hurmarka jigjiga like ee sar

  • @mohamedshidoabdi1826
    @mohamedshidoabdi1826 4 ปีที่แล้ว +12

    Shacab aya umalenayay oo xalay aa dubesay this song ❤
    Love isaar libaan sxb 🙏🙏

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar7928 4 ปีที่แล้ว +13

    Abdi Zaki bratherkeygi keep going adi iyo Warda Hees diyaarsan 🔥🔥🔥🔥

  • @cabdicasiismaxamed7281
    @cabdicasiismaxamed7281 4 ปีที่แล้ว +15

    War nio naagtan inaan iyada darted fanaan unoqdan ka yaabi jacylkedu maalinba maalinta ka danbaysa wuu iwaalaya
    Plz warda sidan idhaan inalilah 😥😥

  • @adanduale2053
    @adanduale2053 4 ปีที่แล้ว +2

    Ishcalaa waaah waaah wxs ba hees la dhehaa intii ku haysata heestan like dhah halaygu siiyo insha allh

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 4 ปีที่แล้ว +3

    Khadar Shukri Awmaamud -Hal Abuur Samawade
    Hees Aduunbad Adr Smaysay HOREY USOCO ADR 😍🔥🔥🔥

  • @ahmedxasan1793
    @ahmedxasan1793 4 ปีที่แล้ว +36

    Fanankii meeshuu ku danbeeyey #jigjiga Jano 😎😍 liketa ha la dhaafin

  • @idirisahmed5
    @idirisahmed5 4 ปีที่แล้ว +6

    Wooooow😱😱Heeeztaan Wxey Matalayaan Lamaane Cadiya👌🏻💋 Abdi Zaki Legendz Dheh ✅

  • @moeainan5342
    @moeainan5342 4 ปีที่แล้ว +7

    Heesaha somalida musicianada u tuma ninkan nin ka music macan weli ma arag #Henoc

  • @ibra_ace
    @ibra_ace 4 ปีที่แล้ว +2

    wow war ninkii zaki ahaa wuu naaxaye muxuu cunay ragbaan halkan ku hayaa waxkasta cunoo naaxi waayeye

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 4 ปีที่แล้ว +4

    Xoogaa iga san gaaban thy
    Mooyaane wyna ilka cad cadahy wyna iga yra waji weyn thy
    Ileen waa inty iga weyntehee 😍😍😍

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 4 ปีที่แล้ว +4

    Legend was coming back Alla Maxa Ku Tabnay Ax Yaa Fanaaan Wlhy Wiilka Ka Tageero Jigjiga Ayaa Thy 🤴🤴🤴🤴

  • @sagalabdi8348
    @sagalabdi8348 4 ปีที่แล้ว +32

    Noloshydiiii Hamzza Husain Elmi dabiib qalbigaad u tahy Raxmnku ha ii kaaa daayoh 🥰🥰🥰😘😘😘Noloshydiiii

    • @zuldaanzeed7788
      @zuldaanzeed7788 4 ปีที่แล้ว

      Ma mid bad ku qafiiftay wadigan public keene🤣🤣

    • @hodancali1548
      @hodancali1548 3 ปีที่แล้ว +1

      Amin wllo

  • @cabdicasiis2883
    @cabdicasiis2883 4 ปีที่แล้ว +8

    Heestaasi Way Iga Gadantey Walee Jaceyl Guuleystey Allow Jaceykayga Nagu Guulee 😢💯

    • @horseedone8875
      @horseedone8875 4 ปีที่แล้ว

      Cabdi casiis bal aan ku dhibee #suscrib iisaar

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 4 ปีที่แล้ว +38

    my dhiiga jigjiga wn idiin xiisay wiilkan maalin ayaan dirdhabe passport kawada qaadanaynay kahor intaan jigjiga ka iman 😍

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan kol ay 2020 kii aheed ayan dhagaysan jiray🕊️✌️🏃‍♂️maanta soo booqday

  • @jaamacjarleys1901
    @jaamacjarleys1901 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa aniga gudoomiyaha tiktok love isaara aniga kala kicinayee 👍

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 4 หลายเดือนก่อน

    Nacabku hays wada daldalo daldalee abdiyoow soo dirug macaan heedhe waaba magacaygii iyo heestaydiiye🫡😫

  • @nasrohassangaas8624
    @nasrohassangaas8624 4 ปีที่แล้ว +9

    Waxay u eegtahay farxiya xaaska dayax dalnuurshe❤

  • @ahmedfarahabdulleali7484
    @ahmedfarahabdulleali7484 2 ปีที่แล้ว

    2022 ilaa 2020 bn dawanya kma cajisin wlhy landheere wayeh abdi zaki

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 ปีที่แล้ว +2

    What a song xaaskayga ayaan ku shukaan San jiray alx hadana waan qabaa

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 4 ปีที่แล้ว +13

    Legend is back Walayabay Cabdizaki

  • @yahyeahmed2003
    @yahyeahmed2003 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan kala durugsanahay
    Qalbiga daris baa kanahay🥰🥰

  • @lixlexaragn8759
    @lixlexaragn8759 4 ปีที่แล้ว

    Legend Loo XiizaY Baa Soo NoqdaY Runti waa kuu xiiznaY Hadan nhy Team Cabdi Zaki😭💕💕💕💕

  • @hamzailyasismail3601
    @hamzailyasismail3601 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xusuus gaara ayay ii leedahay aniga xaliimadayda ayaan ugu heesi jiray intayna I cidlayn ka hor😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 ปีที่แล้ว +6

    Daadkan laaba ruux👫 unahay dareenka halbaynu☝️ kanahaay❤ yaaslaam💖💖💖💖 Corona virus allha hainaga badbadiyo 🤲

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 ปีที่แล้ว +24

    Hadaan Kala durugsanahy qalbiga darisbaan kanahay
    Dadkaan laba ruux unahay
    Dareena halbaynunahay
    Bbe isku dooq ma nahay 🤩😰

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi heestani hees bay ogoshay , maraa waaxid 👏💖🔥

  • @Cabdizaki1
    @Cabdizaki1 4 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back Ato Abdi Zaki Long time bror Zaki and Warda happy TH-cam ka Daris Ayan ka nahay 🤓

  • @yuusufsiidcali8733
    @yuusufsiidcali8733 4 ปีที่แล้ว +14

    wr mala dulqadan kara intu alle swc u careysanhy adomadisa qaar e adinkaba idinkama qasna yaab

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 4 ปีที่แล้ว +14

    SAXIB KAY LIBAN ONE LOVE SALAAN SARE

  • @sakariyemaxamoud5496
    @sakariyemaxamoud5496 4 ปีที่แล้ว +1

    Weewee zaki yare iyomatantaydii warda quruxlayda hargeisa❤❤❤❤❤

  • @reerburcoofficial7477
    @reerburcoofficial7477 4 ปีที่แล้ว +1

    cabdi raaxo faniiinta heeesihii way ka dhamaaaden intay ka dhamaaanayan ayaaad bacda u cunaysee hhhmmmm xiligeedii ayad timi

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw masha allah hambalyo hambalyo inaba caadi maha heestani aadbad ugu mahadsantiin inta damaysay iyo kuwa so waso waadayba🥰😘😘😘💋❤❤❤❤

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 11 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤habibi AR je t'aime toi habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaadiqtube
    @zaadiqtube 4 ปีที่แล้ว

    Waow.
    Mnzhlllah.
    Ereyada. Laxanka. Codka.
    Muuqaalka. Intupa caadi maahan. Keep going

  • @amiirbouh7549
    @amiirbouh7549 4 ปีที่แล้ว +5

    Ereyada wllky Khadar Shugri
    Khadar samawade hore usoco wll waa hees iyo badh 🙏🙏

  • @zamzamhussein3292
    @zamzamhussein3292 4 ปีที่แล้ว +1

    wllkey khader abwankenaa long life thanks hesta daadkay qusayso love ku qabo ❤️🙏

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 4 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi zaki & warda happy cadi maha keep going 😍👍👌

  • @hanoy1334
    @hanoy1334 4 ปีที่แล้ว +4

    inanku fanan mahe wa 2 fanan 🥰❤🔥

  • @cadni6291
    @cadni6291 4 ปีที่แล้ว +19

    Waxey u egtahay farxiyo xaaski dayax dalnurshe woooow hit the like if u agree

    • @apdikhaliqismail2301
      @apdikhaliqismail2301 4 ปีที่แล้ว

      Is na inanta ha caayin

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 4 ปีที่แล้ว

      Kaakak uma eka taas ma iyadaa qurux leh inantan maaasha Allaah way qurxoon tahay

  • @SalmaMohamed-vz5cz
    @SalmaMohamed-vz5cz 4 ปีที่แล้ว +1

    My inaabtidey warda khadar ciise maansha allah wxyaroo cod malab leh iyo wiilka heer jigjiga nice warda happy dhiigii ila dhashay nice

  • @nuuracadey2592
    @nuuracadey2592 3 ปีที่แล้ว +1

    Daraja poqor bad katahy muparikow boqor bad ka tahy♥️

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 ปีที่แล้ว +15

    Reer Hargeysia iyo Reer Jigjiga wax walba way wadaagaan including the Covid-19
    😂😂their love for one another is indisputable

    • @3Goats94
      @3Goats94 3 ปีที่แล้ว +3

      Idrooor iyo absame wan isnaqana 😂😂😂

  • @tytsharuofficial2421
    @tytsharuofficial2421 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxp zare c.zaki wad Ka baxsaty nice song long time hada lagu helay

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Heesaha iyo fuxshiga iska daaya walalayaal oo badiya digriga allemacaan gooyaha aan xasuusano

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 4 ปีที่แล้ว +4

    Warday malin dhow adaa suuqa haysta❤😘

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 ปีที่แล้ว

    Hhh wooow caadi maha heestan xqiiqdii labadan fanaan ma kala dhacaan abwaanka ereyadan sameeyay kulahaa " Hoostaan dan wadaag kanahay " way iga gadan thy runtii 🥰😍😍🥰

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 ปีที่แล้ว +3

    Heztan ayan ugu jeclhy 2020 dhamntood ❤🤩

  • @skirpnine5028
    @skirpnine5028 4 ปีที่แล้ว

    Warda happy mansh allah fananinta kuwooda ugu quruxda badan bay ku jirta 🥰

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 4 ปีที่แล้ว +3

    Axyaa hees cajiib waa hestan wan kuheystaa 😁😁😁😁😁😁😁😁👊

  • @dooskadiamond9016
    @dooskadiamond9016 4 ปีที่แล้ว

    Welcome back fanaan so weynade 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @yousra52
    @yousra52 4 ปีที่แล้ว

    Intii ina daakhishiyoo intii ka dab qaadan jirtey nacabku heys wada daldalee macanoow soo dhawoow wllhi dareenkeyga aan hada taagnahay bey ka hadleysaa wey I canfacdey ❤❤😭😭

  • @cabdibaasheshay8001
    @cabdibaasheshay8001 4 ปีที่แล้ว +1

    Warda iyo saki cadimahaa halka kasiwada

  • @amiirasaylici2633
    @amiirasaylici2633 4 ปีที่แล้ว

    Abdi saki fann la wayey😍

  • @FAAD21
    @FAAD21 4 ปีที่แล้ว +8

    Nancy ajram somalida warda happy😍

  • @khalidhamzikofficial9494
    @khalidhamzikofficial9494 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh aniga wanku haystaa🤩😘😍

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว +127

    Like dac igou sii illhay in hooyda jaano gaayo 🙏😷😷

    • @maxbuubofficial6659
      @maxbuubofficial6659 4 ปีที่แล้ว

      Salmo adna subscribe i dhaha walal

    • @ishwaaqali8305
      @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxbuubofficial6659 walakay hore ousco qaali 🌹🌹

    • @ishwaaqali8305
      @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxbuubofficial6659 I subscribe already 🙏

    • @maxbuubofficial6659
      @maxbuubofficial6659 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ishwaaqali8305 thanks wll qaali

    • @ishwaaqali8305
      @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว

      Adiiga moudaan 🤝🙏

  • @abdulahihanfi9928
    @abdulahihanfi9928 4 ปีที่แล้ว +11

    Warda hapy inta ila tagerta liketa kamuuqo

  • @3Goats94
    @3Goats94 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaw bartirihiii fananin ba kadhalatay 😂😂

  • @ladanqali4590
    @ladanqali4590 4 ปีที่แล้ว +3

    ❤️❤️❤️wwwwwww axla hees iga dheh👍

  • @amraniitaqumanquman7783
    @amraniitaqumanquman7783 3 ปีที่แล้ว

    Nacabku hays wadda daldalee xbbi soo durug mcn hees iga dhe 💓💓💓

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going cabdi zaki iyo warda happy

  • @ilameeraysostudio5531
    @ilameeraysostudio5531 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi zaki ooo karaaagay fankii 👍👍👍👍👍

  • @zusanm8213
    @zusanm8213 4 ปีที่แล้ว

    Hees iyo baadh kaa maadhargo. Dheegiiy sigeeda🔥🔥🔥🔥💃💃💃💐💐💋💋💋🌹☕🍿💓💉💓

  • @ahsanmohammed4617
    @ahsanmohammed4617 3 ปีที่แล้ว

    Aalbayey wiilkan wanjeclehe yaa iitool aah♥️♥️😁

  • @wacaysmaxamed2255
    @wacaysmaxamed2255 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi zaki come back wacan bad sameesay🤩

  • @duniyojaamac9190
    @duniyojaamac9190 4 ปีที่แล้ว

    inbadan hestan sugayay💝🙌

  • @maxamedhajiapdyrahmaan6074
    @maxamedhajiapdyrahmaan6074 4 ปีที่แล้ว +1

    Rug cadaagi soo rogaal celli horay usoco bro Abdi zaki

  • @Ozziany
    @Ozziany 4 ปีที่แล้ว

    Waku qaatay heestaan caadi maha 🏆

  • @queenmalabo5500
    @queenmalabo5500 4 ปีที่แล้ว +1

    Dad kan laba ruux u nahay ♥️
    Dareena hal banu nahay 🌹

  • @caalin2529
    @caalin2529 4 ปีที่แล้ว

    ruug cadaagi reer jigjiga soo rogaal celi Abdi Zaki ✌✌

  • @ikranapdi6961
    @ikranapdi6961 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi zaki sxpo zoo noqod wacan zxpo hora u zoconayza incha allaah

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 ปีที่แล้ว

    ❤❤dadkan laba ruux ku nahay😂😂😂

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 ปีที่แล้ว

    Who is lestining 2023 this song🔥.

  • @mahadmohamoud7539
    @mahadmohamoud7539 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi Zamiir uu soo naladay keep going

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 9 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi AR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 4 ปีที่แล้ว +1

    Waar wxn yar ee bac baca ahi maxay ahyd💘

  • @nimeadiamond7659
    @nimeadiamond7659 4 ปีที่แล้ว

    Mash alaaaa hore uu socoda wllhy

  • @amrancabdirahman8774
    @amrancabdirahman8774 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi hees iga dheh alleh keep you fananiin iga gadan

  • @cadesulaymanarthurmel0413
    @cadesulaymanarthurmel0413 4 ปีที่แล้ว +4

    LEGenDs Never Dei
    STYle Qrux bQol bQol❤🥰🙏👸🦁

  • @roodageeljire5852
    @roodageeljire5852 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤Hadaan kala durugsan nahay ❤
    ❣Qalbiga darisban ka nahay❣

  • @shapcaansaxardiid865
    @shapcaansaxardiid865 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaad u xariirsanty
    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @sharuzadamoud3451
    @sharuzadamoud3451 4 ปีที่แล้ว

    Shpky oo fananka shp yihiinba iso diray mar horan dhagaysantey
    Mire abdirhmn muhumed mire ❤💋

  • @updykhadarkoce74
    @updykhadarkoce74 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi zaki legend is back

  • @mahadcumar5701
    @mahadcumar5701 2 ปีที่แล้ว

    Qalbiga daris baan ka 😇😇 nahay

  • @reerburcoofficial7477
    @reerburcoofficial7477 4 ปีที่แล้ว +1

    cabdi raaxo is comeback
    hore usoco

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +8

    Qofkii 3aad baan ahay cabdi zaki iyo warda happy axsan hees inaba caadi maha wayna martey 🥰🎤👌

  • @ayubcabdi4177
    @ayubcabdi4177 4 ปีที่แล้ว

    WAA HEES wacan oo aad u macaan

  • @wardaali1175
    @wardaali1175 2 ปีที่แล้ว

    Wardaay isku magac nahay iisoo badi hersaha🤩🤩🤩🤩

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 4 ปีที่แล้ว

    Waaw cabdi zaki is back