@Qurux ku Dhiiglow denan kugu lenahe deenta iska soo bixi markas s/l/shere/co/ waa diyar inad 2daqiqo 2milyan ku gartid💱inan muqalkana fafimo Deriskana u qaybino🤣
Hooyo cay maleh wlhy kuwa caayaya bari ka maalin ayey dareemi doonan ani Hooyo nasiiB maan u helin inaa aduunka ku arko lkn alle wxn ka baryaya inuu janada inagu kulan siiyo mom😰😰😰🤲🤲
Viva Sharma Boy ha u bixin dadka fanaan soo baxadt tahay.Sharma boy isagaa laga gardaranaa oo 20 nin soo caayeen isagana wuu iska celinayey iyagaba raali galin ha bixiyaan.
Wlahi Pilahi Mar marka qarpad dadka la Yapysa wllhi hrgysa ina jogta Inta uu badan wa dad hagag san palze Waxa jira dadpa jira xoluhu dhaman form somaliln way nacepeyen ku wani wlhi 🙏😰😰😭🇭🇺🇸🇴
Qurux ku dhiig le hadaa 2m oo qof hadaa ahay waa ku wada saari lahaa subscribe ka marka murgo you tube kaada ama tik tok gaada qosol uso doonta 💥❤🙏ka bdn ayaad u qalantaa walhi keep going my bro
Ma qaldame waa allah sharma boy fanankayaga tahy wlle waxna kama qabno hadalada tirina wax ay naga haleyen malaha hda nahay rer puntladn waayo waa wiilkygiii sharma wana wiil soomaliyed cimadada wanu ku tuurnay dad boqoro ah banu nahy yakhey😁😁❤❤
th-cam.com/video/SAivIGIfUGA/w-d-xo.html Amin tube
🙏🙏🙏❤❤👍🏼
Qurux ku dhiigle walalow masaasadii iyo wipeskii cunugtayda iga dhuntay ma aragtay plz reply isoo gal
Qurux ku dhiigle walal you tobe ka ma isagaa leh u kaso hadlayo.
Asc wll mcn comments waad arkeysaa lkn please ha dhaafin 2K inaan gaaraan rabaa igaarziiYa walaaliyaal th-cam.com/video/WS1pW5odDgA/w-d-xo.html😰😭😭😰😰
@Qurux ku Dhiiglow denan kugu lenahe deenta iska soo bixi markas s/l/shere/co/ waa diyar inad 2daqiqo 2milyan ku gartid💱inan muqalkana fafimo Deriskana u qaybino🤣
Qof ku uu qaldami karaa ilaahy bn qaldamin anaguna sharma boy raali bnu kanhy wanan wadanaaa viva sharma boy✊💚[]❤
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖
Nasab
Inta jecel inuu Qurux ku dhiigle gaaro
1 million iyo in ka badan☺☺😊😊👍
Hooyo cay maleh wlhy kuwa caayaya bari ka maalin ayey dareemi doonan ani Hooyo nasiiB maan u helin inaa aduunka ku arko lkn alle wxn ka baryaya inuu janada inagu kulan siiyo mom😰😰😰🤲🤲
Sharma boy hargeisa cidi kaama xigto cadowgana haw joojin bro from somaliland❤️💟💚
Hoyadaa oo la cayay sinjiyadaado wax laga shegay kuma dhibayso wll
Bilaa dhiig baad tahaye naga amu shit sharma boy kulahaa naga amu waxa tahay manaqane
Wan kusalamy qurux ku dhiigle sxbow like isaar nooh
Ilwaad th-cam.com/video/_xybLCIoULY/w-d-xo.html
Sharma boy big legend gar io gardarabo waan ku wattaa
Rudwan th-cam.com/video/_xybLCIoULY/w-d-xo.html
Sharma boy legend weeye horay usoco walky🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰khaladna waa dhaca😌
Sharma poy awal matageri jirin xalay bay tagerinmadisu ibilabatay😂😂✋
🤣🤣
😂😂😂😂😂
Sharma Boy iyo Maxames BK raaligalin bay bixiyeen, waana laga aqbalyayaa.😊😊😊
Qrux kudhiigle wallhi zxp waxaa tahay shaqmi ixtiraam badan io qof markasta jcel runta inoo cadeeyo zxp 💟💟💟 igu lsam Team kaka Abwaan qrux kudhiigle bay bay 👋👋❤❤
Keep going from canada
Bro waad uqalantaa million kabadan we love you so much gipp going
Jeestoole in the building wn ku salaamay sxb qli.
Asxbtii ma raaligelisay mise sidibay u bacaysan yihiin.🙏😇
Sharma boy fii quluupina From Hargysa somaliland🔥🙏☝☝
Inta samaha jecel waa salamantihid ✌️✌️✌️✌️ bro Qurux ku dhihle sido kale ✌🏿✌🏿✌🏿
qurux ku dhiigle boqorka kaftan ka iyo madadaalada One love 🙏🏻♥️ teamkas waan wata from hargeisa ......
Sharma booy isk day wa wlky 🥰❤❤❤🥀💯
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 qurux gu dhiile qosolkaad iga dhamiysay deenmaa igu leedihiine kkkkkkkkkkkkkkkkk keep going bro waan ku wataa sxb
Butland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱✅
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖
Ayaan th-cam.com/video/_xybLCIoULY/w-d-xo.html
Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qurux kudhiigle the one N only💪
First pro from somaliland💚💭❤
Legend wllhi viv muqdisho 🤴🤴🤴♥️♥️✌
Waan ku jeclahay aad wllo mcn🥰💘
Kubish in the Building 🤣🤣😂👋🏼
SHARMA BOY FT KING ZOLA |HA KORSAN MAS |2021 REACTION
th-cam.com/video/21dCf-pWKdc/w-d-xo.html
Subscribe no saar marka aragto
Mhdsnd
Gafka uu sameeyay maxaa waaye waajiran tihiin alle ha idin caafiyo dadka dadka dilo iska qabta xoriyatil qool majiro miyaa
Scw scw scw😘😘😘😘😘
Sharma boy wllkeen bini adam baa thy waa khaldamikartaa marka wan ku tagernaa pro 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪
Kibish in the building boqortooyo soomaaliyeed waan kuwataaaa walaalkay
Zorry wllo caydana anaga nagu iloow
From soomaaliland
Wn ku cafinay🥰
Qurux ku dhiigle wa ku wataa sharafow 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
First legend
Sharma boy am u fans qurux kudigle wankutagera keep going my brother
Keep going my brother ❤️❤️❤️💯❤️
Cafis iyo musamax walalo from hargsa soomalilend ❤️❤️❤️❤️ viva soomali viva mamo rabigu adin xifdiyo
Wlhi sharma boy cadhaa ugaYzaY 😭 sorrY wll from somaliland
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖
Maansh alaah wll qofwanaagsan ayaathy ilaahy hakuxafido
I love u walahay my boy❣❣from UAE
Cafis pro wllhi from Somaliland
Sharma boy legend ❤️💯
150k wax yar iga dhiman subscribe iisaara
Video yada aad fcbk soo dhigto madawado ku yuutube aan kuheystaa kuxumeyn lee
Ooo abaga tu es ou maintains coussin
Zharma boy wan cafinay hadaan nahay reer Somaliland
Qaladkiisa wuuqirtay waaa cafiseen lkn dadkiinan caayay wiilka cafis haweydiistaano ALLE hautowbakeenan hooyay Sharma hadey nooshahay cafis haweydiistaano
@@umubushraumubushra4276 horta anigu ma caayin xataa kama xumaan wuxu live ka kalahaa wllhi. allh haw dambi dhafo dadki aflagadeyay hoyadii iyo izagaba
Mansha Allah walalkey Qalii ❣️👏✅
sharma waa nin adag maqal dame waa alle horo usoco ina abo🙏
Viva Sharma Boy ha u bixin dadka fanaan soo baxadt tahay.Sharma boy isagaa laga gardaranaa oo 20 nin soo caayeen isagana wuu iska celinayey iyagaba raali galin ha bixiyaan.
Keep going my brother one love always
M.a wallkey Sharma boy wa wiil Somali ah yanan lacenen dadow caydas lacyy ayaa kulelk kakenty♥️🙏🙏👏
Am fst one 👊👊
mnsha allah zxp nin qalbi fcn tahay dhaman youtuber inay kaa tusaala qaataan fiicnaan lahayd
🇸🇴♥️👏🙏🙏🙏👏🇸🇴🇸🇴👏♥️♥️👏❤👏❤jeep keep going king ♥️🇸🇴🙏
Nin rag waa kan qaladkisa kasoo labto legend sharma keep_going
Legend sharma boy keep going from somaliland 👏🏻👏🏻
Legend brother on fire 💞🤝
Wlahi Pilahi Mar marka qarpad dadka la Yapysa wllhi hrgysa ina jogta Inta uu badan wa dad hagag san palze Waxa jira dadpa jira xoluhu dhaman form somaliln way nacepeyen ku wani wlhi 🙏😰😰😭🇭🇺🇸🇴
Qurux ku dhiig le hadaa 2m oo qof hadaa ahay waa ku wada saari lahaa subscribe ka marka murgo you tube kaada ama tik tok gaada qosol uso doonta 💥❤🙏ka bdn ayaad u qalantaa walhi keep going my bro
Wllayalo 1000 wariyadada
Allaha kirimeyo osbucyo gidahod😇😇😁😆💯
Muqdisho ana🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓💯
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥
Hooyo ilhy jandi hak warabiyo hooyo caay maleh waa Ifka nolsha ❤️
Sharma poi waa wadanaa Reer Xamar saa unahay 😍
Sharma boy noolaw wll anaga fanaan notahay 😍
Walhi wll wan ku jecelnahy sharma boy wan ku sugayna wll no kalay 💋💋
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖
😂😂😂 wa ku jeclahay e no kalaya 😂 xaguu kuugu imanaya
Qalad wuu dhacaa sharma boy waanku wataaa 🥰🥰🥰🥰🥰💯💗💥
Subxanallah maxaa ka rabtiin Willa xishooda somali people qurux ku dhiigle horay I soco
Sharma boy wakuwata bro gar iyo gardare♥️♥️♥️
Sharmaboy 1 wax ka faaiidney Fanaan Mogadishu Imaanayo Was inuu heesa Mogadishu Calanka Ruxo legend sharmaboy Fanaan denbe Mogadishu kuma dhaweyneyno hadee Calanka Ruxin balan
qurux ku dhigle ❤️❤️❤️❤️❤️ si dhab ah ku taageeraa pro
Walal qurux ku dhiigle wiil runta ka hdla intaasaan wnku wadana bro🥰🥰
Walaal waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa inaad hal mar Subscribeta igu caawisid 🙏🙏🙏 adigoo mahadsan. Ilaahay hakaagafarxiyo adiguna si aadan filayn... Aamiin aamiin 🤲
Wcs walal hore usoco Inshallah
Walal qaliya legend qurux ku dhiigle in the building keep going wllo
Somalida waa mid🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤞✊🇸🇴
Wcs wll an kufaanoy waxay tahay qof wanaagsan 🙏🙏🙏❤️ keep going w
walaal
Sharma boy waa qof qalbi fiican waana la qaldamaa sababto ah aday wax tar kuu noqonasaa qadka aad gashaa hore usoco zxp
Masuul sare walal qalbi wanaagsan, talada aad dhalinyarada uso jeediday iyo somaliba allaha ku anfoco.
Team Qurux ku dhiigle is muujiya 💙❤✌
Ma qaldame waa allah sharma boy fanankayaga tahy wlle waxna kama qabno hadalada tirina wax ay naga haleyen malaha hda nahay rer puntladn waayo waa wiilkygiii sharma wana wiil soomaliyed cimadada wanu ku tuurnay dad boqoro ah banu nahy yakhey😁😁❤❤
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖
Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Fanyoooq
5 somali shahru khan kooda
Keep going bro
Sharaba bayo nolow wllkey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘😘👍👍
Bro keep going runtiii arinta hoyo ku qiirooday Allow hoyoyinkena dhowr
Sharma boy hadad kaxunahay like sar halkan👑😭✌️💕
Sharama boy Somalialand iyo Puntland we love him❤️🩸
Ay wllka nolasha keep going inbdn 🙏❤
Reer Somaliland Cafis iyo lacag ka wada heli maayo waanu cafinay lakin yaanuu dalkayaga iman waa digniin
Somaliland maxay tahay ma America cajib hhhhhhhhh
La dhuumo
Hussein xumanta jooji sharma macca mucaayeen isagaba wa lacaayeey marka dulmiga jooji.
@@sofiamahamud6495 wanaga idinka so tarxiilna dee 😀😀 ma taasan europe ahayn
😢😢😢😢😢😢sorry sharma boy hooyo. so Sad walahii Qof damir leh ma ahan miyaa Ninkan hooyada cayayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢.z
Brother of mine 😍🥰😻❤💯
Team qurux ku dhigle one love✊☝️
War Sharma waa wattaa noi hdaa nhy from muqdisho madiino jiiro maskiin
Qurux ku dhiigle hore u soco
Qurux ku dhiigle legend keep going
M.a jack walal mar walba waxd u taganthy xaliinta walalaha alha ka abala siiyo shukran
Mahadsanid walal 🙏
Waxaas wax weeyn mahan hore u soco
Ninkaaz anaga ree puntkand ahaan raalibaakanahy wllkeen raaligalintu dhnka somaliland kagudooma sharma boy wa walaalkiine
Asc wlshy waa codsi iigu caawi subscribe ta inshaa allah 🙏❤♥ 💖
Sharma wan ka raliinahay wa will wanagsaan.viva sharma
Legend
Sooray wll qaali waan kaa raali galinaynaa
Wanku salamay jack sxb wlhi wanku tageera bro anigoo fiirsan vidio ayaan lik saaray nin wax badan og qalbi nadiif eh wallkey qurux horay u soco
Masha Allah qurux kudhiigle hore usoco allaha ku ciseeyo qalbi kudhiigle
gabar walbo qoralkeyga aragto wa xaaskeyga🥰😂😂😂
Qurax kudigle sxb sare link meshaaa sosarayaa asxbtadaa AAD jaceshhy community isaaar noh plz adigo raliah 🔥
qurux ku daigle waan ku salaamaye legend 🙌 ♥ ❤ 👏 🔥 big respect
Bom Bom in the house keep going
KEEP GOING PRO. WAA KU WADANAA. XAAFAX DHAN BAA 20 QOF KAAGA DAAWANAA. 😍