DAAWO😳MALYUUN MANKA OOAFKA FURATAY KACABANESO IN SHARMA BOY DRUGS BARAY,DADKII OO KUKACAY SHARMA....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @hanadabdi598
    @hanadabdi598 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waryaa Allah ka cabso dulmiga iska dhaaf

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Malyuun nag nool

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey วันที่ผ่านมา +7

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma ayaa daroogo ibaray intee ku dhahday malyuun cinwaanka sheekada is waafaji sxb.

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninkaan waa nahaab aan alle ka baqeyn been buu views ku raadiyaa

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War umada beenta ila tak iska ilali qof Muslim ah wuxu san ahen haku shegin Bro

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaay. Qaaali dumarkeena. Mr. Waaaalagu. Yaqaan. Wanaga. Lakiiin. Waligaa. Iska. Ilali. Dadkaan. Baraha bulshada. War. Xumada. La. Tagan. Waxay. Ku. Dhahaan. Lama. Dhagasto. Ale. Ka. Cabsi. Iyo. Dantada. La. Is. Bara. Wixi. Kale. Stop ok

  • @xasandowa3640
    @xasandowa3640 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    war adiga talanti la imoow maxaa dadka warkoda wax uga raadisa taalanti kugara la imow hada nin wax noshegay baa iskagakeen dhigee

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runteed gabadhaas waa gabar akhlaaqleh

  • @Marshalbordeaux
    @Marshalbordeaux 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkan wa iga qosliyay wuxu daafi layahay dadkan wa somali🤣😅ruta iska sheeg oo oro dadka wa somali oo somalidu 89% wa dad xun yaabka adunka😂🤣😅anigu qof somali ah malinta joojiyay in an salaamo ama la hadlo bay nololshu i wanagsanaatay walaahi

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaaliidu qoofka xuun iyo qoofka fiicaan maakaala yaakhaaniin.

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haadaad Asaalkii hoore oo reer gaadooh taahaay waxaad sheegaaso waaruun taa.

  • @Albiraz09
    @Albiraz09 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fadlan mad iska dhaftiid munafaaqnimada titreka videoga iyo waxad ka hadleysa isma lahaa, gormey tidhi sharma aya drugs ii baray iska dhaf benta aad ku kalakacsaneyso youtubeka ado iska dhigaya will wanagsan

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenta intaas leg walaalkiis isku xishood please please clipkan waa mid hore so sorry views raadis baa tahay so sorry intaa wax waanisay lkiin adiga u bahan intaa sheegtay so sorry walaalkiis 😂😂

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waryaa ruufyan saqaan beenale ah adigaaba cinwaan qaldan kasoo sameystay oo ku caan baxay beenta iyo fadexadeynta dad duliyahow habaar qabaha ah umada nabad geli

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligey qof ina qanciyo kuma fakirin ma aqan ma ana si u ad adag😂😂😂😂😂

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc วันที่ผ่านมา +1

    War heedhe been views laguma helo waxn wa dhowr sano ka hor wah

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faankaaga maan dhagaysana

  • @HiboMaxamed-rq8nj
    @HiboMaxamed-rq8nj 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale