Xagee joga marka loo hajabayey muda kale madaxwayne somaliyeed ma aha miyaa xaq ayuu u leyahay inuu ka hadlo. Somali ma aha waa hawiye iyo inta maangabka ah qabyalad dishey. Sharma makala jeclo hadii aad kala labadan inta cafimadka qaba ka badan. 2.06M subscribers ayuu haysta sharma
Wadaniyiinta ayaa kabadan qabyaaladiisteyaasha. Sharma hore usoco 🎉🎉from Galmudug
Waaruntiis Sharma Boy, Xasan Xaraan Quute, Madherge Xasan dhiiqo, Allaha Nadhaafiyo amiiin yaarab🤲
Sharma boy is 🔥🐐👀🇸🇴💪🏽
Siyaad Bare Madaxwayne la mid ah Somaali Masoo Marin, Allaha Unaxariisto, Aabo Siyaad, Dalka iyo Dadkiisi Waa Ninka kaliya ee waxa Uqabtay😢Alloow kuunaxariiso, Maxamed Siyaad Bare amiiin amiin
Sharma ka sharma ❤❤❤❤
Xasan dhiqo ha dhaco
Hadal barad😮😮
Adigu mataageersanid miyaa dowlada??
Run buu sheegay xasan xaraash dalka god buu ku rida amma qabiil ku difaaca ama dhaqaale ku raaca
Xagee joga marka loo hajabayey muda kale madaxwayne somaliyeed ma aha miyaa xaq ayuu u leyahay inuu ka hadlo. Somali ma aha waa hawiye iyo inta maangabka ah qabyalad dishey. Sharma makala jeclo hadii aad kala labadan inta cafimadka qaba ka badan. 2.06M subscribers ayuu haysta sharma
War Umad beenta nagaday balayo ku diishayah orood waxa la imuuwo dad ka war kiisa hala wareegin ah😮
DAAROOD CIIL AYAA HAYO SAKIIN HALA QAAN ANIGAA 1KA EH QOFKA KACESHTAY
Ehopia Bad lama siin jahiloow e Ganacsi ayaa ku Ogo,lahay ayuu dhahay Xassan lakin Bad masiin wax mafhan
Hhhhhh sharma poy tager darood aya ka badn xita hadi hawiye o dhan kal noqdaan
Sxb nin raga xaq ku raadinayo
Mitaan camal maankab unba iskaka indho tiri karto