Hodaney waa mahadsanthy video yadada musalsal ahan ban ula socdaa ki so dhaca ba wan daawada masha Allah beri dhexdasa wan ku weynay 3weeks ayadan wxba so gelin jirin hada lkin wad fcnthy alle haku barakeyo mar wlba sidas nogu so geli qisooyinka
Schoolkaas waa ku yaaalaa muqdisho hodaneey ma aqaan hada in albaabada Loo xiree markaan joogay weey lahaayeen badanaaa ciyaalka agoonta ayaa ku xareysnaan jiray kolaj lee dhahaan ama collage mana laga soo baxo khamiis iyo jimco ma ahane
Hodaney school 🏫 magaciisa noo sooqor io wiilka magaciisa thanks sis😊
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤❤❤
Hodaney sidaan ku jeclahy hadad ogtay
4 jeer ban ku riyooday inakoo wada joogna
Ilaahay hay dilin anigon nabad kugu arag ❤
partiga labaadna noola soo dhakhso wll thanks ❤
Boodhin baa la yidha hodanye❤❤❤❤
Hodaneyyyy ❤Wankujeclahay abyo ❤alaha ku xifdiyo ❤😢 noso badii sister 🤗
Weelka Ayaan sheekada ku xalaayna imka waan sika fadhistaye marka dhamaataye qaabtii kood cajis
Hodaney waa mahadsanthy video yadada musalsal ahan ban ula socdaa ki so dhaca ba wan daawada masha Allah beri dhexdasa wan ku weynay 3weeks ayadan wxba so gelin jirin hada lkin wad fcnthy alle haku barakeyo mar wlba sidas nogu so geli qisooyinka
Wey ka jirtaa somalia
مدرسة داخلية
Schoolkaas waa ku yaaalaa muqdisho hodaneey ma aqaan hada in albaabada Loo xiree markaan joogay weey lahaayeen badanaaa ciyaalka agoonta ayaa ku xareysnaan jiray kolaj lee dhahaan ama collage mana laga soo baxo khamiis iyo jimco ma ahane
Hodaney dadkan balalamaha ku wada fican xaga ka knta😂
Asc hodan qeebta 2 intaan sugeeyno tii 1 waan iloownaa hosow pro iskuulkiisa maadka soo baxday asagaa waxaan yaqaano Dirisle iyo Mo family fartaan malahan 😅😅😅
Hodan teena war gabadha 400k ku tuura❤
Hppti ❤awlaada alle hakula koriyo seedi ibrahim na garab an gu in alle ha kaaga dhigo🤲aamiin
Habeenwalba qisooyinkaaga cajiinkaan kuqastaa alla maxaan kuuduceyaaa hodaney
Markaad shetkayn xbbt tufida iskada anoo wax cunaya kudhagysanayay waa iga xumaysay cunadydi sida kle mahdsanid
Hodaney Qisadii Xamse muun baby sodaa
Hodoney somalia kaa soo salaamaya adigana intee igaga qaadaysa salaanta...?!!🥺❤️😂
Chanalkaga labo sano ku xiranahay halkii bilna halmar baa comment kasoo dhiiba marka maanta ma ijeeda hodoney🙄😂
Hodan hda 2sno daawato miyadan aqoon meshay kaaga qaadeyso salaanta
Kuleeja la dhaha schoolka la ku xarodo somali ahan hodaney
Boodhiin baa ladha hodan❤ wllshy qaali
Wan leenahy abyo schoolada noocaas ah koleej ayaa la dhahaaa
Manihi wll hoyo io Abe wadaga lkn waxan ku arka mid an isla nug NY 1 nas ❤🥰
Asc hodan waan ku salaamay adiga iyo caruurta iyo xaajiga wuu ka jira waxanu nishaada inankii boodhin ayaan ku xareeyey❤
Masha allaah xayati qaali waa kugu xiraney hore usoco ❤❤
Indha yar mar haddu yahay waa laga fish aa dad doolli iyo barambaro cuna dad deyn mayo
Puntland kuleejo baa la dhahaa school nocas ah
Iskuulka caruurta kunool yiin waxa la dhaha bodhiin wllo qaali ❤❤❤ hargaysa ka dawada wllhi wn ku jecely wllshy qaali
Hodaney abaayo wallahi illahey dartii kuujeclahay i.a maalin uun inaa kulakulmo rajeynaa farxad ku nolaw
hore u soco laanta sheekooyinka waxii hore u dhacay
nodan Wan ku jeclahy wll
hargesa miyad kalaydid Abayo
An ku arkee😢❤
Hodaney school ka daakhiliya waxaan u naqaana boodhin from soomaliland
İnaa war jclhy waxa ogaday marka dawaday 20 sheko 😂
Asc hodon part 2 hagu kala goynin thanks
Boarding school weye schoolada ardeydu seexdan oo ay joogan
Wooow maanta anigaa ugu horeeya luv u Hodantena❤❤❤
Hodaney next ynw melly inanka yaree maalmahan maxkamadiisu socotay ee fanaanka ah sxbadii dilay❤thnk u
marka waxa idhahe miya wax marsadi samiroy naga daaciyarta daacad no ahow abayoy plse is qurxinta nooso badi siiba hoyo uur leh
Hodaney schoolka ilmaha lagu xareyo waxa lo yaqana kuleej af somali ahan❤❤
Haa hodanay wadanka u ka jira boodhin baa la dhaha meesha caruurta lagu hayo
Nag tasha ty tagtay tilab saty hodanonline❤❤
Plz haanaagu kalaagun warka ee naaga soo dhiig intaa hadhaye kkkk
Kuleej ayaa la yiraahdaa xabiibti
ina adeerey ayantan update aatahay sas noogu wad insha allah walshey mcn💕❤️💕💯✅
Macaanto abaayo liki waad mudatahay intaas inkabadan
Indr markad shekhada kashekaynayso suurada nagada oo shekhada sheko kale haso dhex galin 😮
Hodaneey walaal mobile ii iibi😢😢😢😢😢😢
Ilhy haku xifdiyo xbbti ❤
Mashalaah mashalaah hodan online hooray u soco
Bisinkaa ilahayow umadaad badbaadii❤❤
Hadaneyy fosey iyo dayax away wllhi wan uxiisay🥹❤️🩹😭
Wuuku yaala wadaanki school kaasi ciyaalka lagu xareeyo
Hodaney macnto qisooyinka masaraa rabnaa mcnto wan ku jclhy abyo 🎉❤❤❤
Like fra bdn saara free ma ihooo 😁😁ma ilwdid. Keep going sis
Kushuba likta 😂❤
Hbo mcnto wllhi caajiska waa naga qaday Guul kurajeynaa i.a 💞❤️🙏
Hada ciwankaga ku jiray ii soo dhacday
Qofkii ugu horeye noqde manta noso badi qisoyinka hodaney
Sidaa ku soco hodaney maline
Boarding school ayaa la yidhaa
Magaca wilka iyo magaca school ka no sheg😢aniga rabo China wax ka barte😮
400k coming soon ❤❤🎉 inshallah
Hodoney jimce mubaarak❤
Wn iska oga inaad naa ilawayn caday 🙌🙌 😅💗💗💗 😍👸
Abyo lasoo dhaqso qeybta xigto plz
Mnshalah hodan ❤
Wcs walaashey igu qaaliya hodan cadeey
First person hodon cadeyey habo❤
Keep going huno
Yacni ma boodhin ka wadaa iiso jwb😢❤
Waxa weeye boodhinku iskoolada ardayda lagu xareeyo oo wallidiintodu ay halkaa kusoo booqdaan 😊😊😊😊❤
Hodan online wan ku salamay wll❤
Hodon online abaayo somali kuleeja lagu dhahaa madarasa dakhiliga
Wajira laakin waa lacag
Abayo
Hoodano online horta 300k manad dhaafin ba
Hodaney qisoyinki Arabita ❤
Waxan layiiraha bodhiin
Waxan ka imaaday team fadna aj 😂😂😂😂😂😂abayo waan jeclahay true crime lkn hanagu dul sheakyn qisada dhamaytir hal video
School xerays ah weeeye
Part two laso dhaqso hodaney😊
Team danbi baare ma ijedin 😂👀
Haa😂❤
مدرسة داخلية somali waa boodhin oo malinta jimcaha kaliya ardayda Lookeena ehelkooda inta kle iskukay ku jiraan
Qisadii carabta kasugaynay aaway hala eedadeed
Mogadishu wuu le yhy schoolkas cml lagu xareysnana
Boarding school wayeee
Hodaney kalmada madiir ubadal maamule afsoomali si loofahmo mahadsanid😊
Boarding school ayaa ladhahaa
Alle haku xafido habo mcn ❤
Masha allh ❤❤
hello waku salaamay hodan
dee waa Boarding school
Asc inder qali
Thanks hodan
wey jiraan wadana school kaa oo kale
La soo dhakhso xbbti Bart 2
Hodoney maanta shiinaha miyaad ina geysay allaha sahlo waanayloo yaabaa kkkkkkkkkk
Haa😂❤
Wcww abayo wa dhaw nahay mahadsanid
walashay qali dumar❤❤❤❤
Wa Boarding school
Horay usuco habo
MACHAD AYAA SOMALI LADHAHA😂
Hodan tahyda🥰
Meshaaso kle college ba somalia looga yaqaan ilmaha dhibta badan ba la geeya