@@salmaabdi3510 lgama wareyste wlo wa tariikh e dumarku markay 13jir gadhan hosta ayun bay ka fikiran e cilmigu wa muhiim khata quraanka ayu ku qoran yahy
@@sabirinamohamed5380 wllo qali waxay uyelee laba qayb inay ka dhigto daqiiqadaha badan inay ay dadka ku cajisin ay dadka vidioga ayaa goo dhamestiranin in ay ka tagan laga yabaa maybe u gu yaran qisada oo dhamystiran waxay qadanee 40 minutes marka laba qayb inay ka dhig ayaa u fudud dadka si ay u caajisin 😊mafahmtay wllo mahadsanid
Abaayo hodanay ha noqon cunsuriyad ilaahay qadarkii baa aduunka xanuunkan aduunka ku yimi dadkan Muslim badan bay leeyihiin. Dad banda baa ku daawada oo role model u tahay
Hodan online sister qisooyinkaaga run ahaantii wax badan ayaan ka faiday mida kale sida aad ugu soo dadaasho dawadayaashaada waad mahadsantay wllo horo usoco god job.
Asc huno MashaAllah tabarakallah wallahi imikan xoooooooooooooooooooooooooooog u sii jecladay qisoyinka sidad uso baadhigaysid Allaha ku xafido horey u soco
Please hodaney qeybta koowaad ku qor part 1 dhowr mar ayaan ku waydiisanay please qisooyinka qeybta koowad part one ku qor sida normalka ah waxa ad samaynayso waa qalad naga daa gabar ayaa dhuntay hal qeyb sheekada waaba 20 minutes hal qeyb ka dhig lacag ayaa lagugu daawada
mashaa allah hodaneey mcn waan daawadaa qisooyinkaaga aad noo soo gudbiso walaahi qaarkood waa qiiradaa qaarna waa iga oohiyeen mahad sanid hore u soco
Welcom back hodan dheeman cawa niga codsi wata waxan raba inaad kaaso hadasho qiso Aabe muslim ah oo coren ah wiilkiisa la dilay ee cadiya ninka dilay hodaney pls qisada raba 😫😫😫😫
Wll wuxu bilawaday 1965 wuxun dhaxmaray Vietnam 🇻🇳 iyo 🇺🇸 USA ilaa 1970 ilaa 1973 meelahas buu dhamaday
Waa dagal dhaxmaray 2dowladood
Vietnam 🇻🇳 vs 🇺🇸usa
Ww masha allh
😂😂Ragayaga Somalida ah dagaal unbaa laga waraysta iyo wadanke wadan ku duulay
100 yrs buu socday bro taasna ogow ogaal cusub kaso dawo
@@salmaabdi3510 lgama wareyste wlo wa tariikh e dumarku markay 13jir gadhan hosta ayun bay ka fikiran e cilmigu wa muhiim khata quraanka ayu ku qoran yahy
@@maryoleydr5841 mahadsanid wll
Inta Hooyo la an ah Allaha no gargaaro 😓😓hooyoyinkyna Allaha unaxaristo 🤲
Amiiin yaa rabii
Aamiin yaa rabbi 😭
Hodan Qurux Waan Ku Jecelahay Hbbty❤️❤️❤️Hore u Soco
Hory u diidy ka dhaaf abaayo🙄
filan äåo
Sheeko hal qeyb laga dhigi karo ay laba qeyb ka dhigee intaas ayaan dhibsaday
@@sabirinamohamed5380 wllo qali waxay uyelee laba qayb inay ka dhigto daqiiqadaha badan inay ay dadka ku cajisin ay dadka vidioga ayaa goo dhamestiranin in ay ka tagan laga yabaa maybe u gu yaran qisada oo dhamystiran waxay qadanee 40 minutes marka laba qayb inay ka dhig ayaa u fudud dadka si ay u caajisin 😊mafahmtay wllo mahadsanid
Hodoneey salaam tan labaad Hoyadu markee dhimato ilmaha agoon maaha waa rajo saas aan u aqaan una maqlay markuu Abaha dhimto waaye ilmaha agoon quruxeey 🥰🥰🥰🥰
Keep going habo mcn❤💋🌏
🤍💍🌏👸🏻🩹
❤🥀💋🌏
Dadkan iska dawnyan iska baxayo wka xumahy.😥.Like fara badaaan siya free mahino bqolal like bad uqlntaa sis ♥♥
Abaayo hodanay ha noqon cunsuriyad ilaahay qadarkii baa aduunka xanuunkan aduunka ku yimi dadkan Muslim badan bay leeyihiin. Dad banda baa ku daawada oo role model u tahay
Hodan online hooyada kaliyeen tageero marwalipa keeep going horumar wangsn
Inta ayago dawanaya hurdoo latagtee oo kuceshedee farta tagaa masha Alaah abayo shukraan
Dagalka Vietnam November 1955 ayow bilowday wxowna dhamady april 1975
You are the best you tuber keep go in 👍 my sister
Waan kusalamey abaayo xaajigeyga aan kudhahaayey iigu soo ducee adiga iyo asxaabtaada alx wuu dhintey alle ha unaxariisto lkn waxaa jirta marka aan kudaawanaayo wuxuu idhihi jirey gabadhaan aad ayaad ujeceshahey markasta waan dhageysataa hada markasta oo aan kudaawado hadalkaa uu idhihi jirey waan soo xasuustaa xaajigeyga wlhi😭😭😭😭😭😭😭
Alha unaxaristo abyo😥
Horay usoco mcnto noso Badi haben kii ayan dawada qisoyinka aad noso gudbisid ila 8 bil ayan kula socda ila TikTok sxb Shugran ❤️❤️❤️❤️👏👏🤴✅❤️❤️❤️
Keep going my Queen 💕🧡❤
Keep going Queen 👸 hodan online🥰
Samidey foosey mac iisii ilaahay ha ku xafido alaahuma aamiin
Wllo wuxu bilamay 1964 Ila 1975 (2 dowladood ayuu dhex maray Vietnam nord iyo Vietnam sud) USA aya uu jirtay Vietnam sud
Ku shuba liketa intaas baan hodan ku jclhy ❤️🌹🙏
Hodoney macnto ilahay haku amansadoH tageero weynpaan.ku hayaa..m.a marwalpanah videowyadaadah waan kusoo ceceshadaah 😁tageernimadayduh heerkasay.maraysaah😅
4:34 abyo ilmaha marka hoyadiis dhimato rajay ayaa la dhahaa ama rajay mrka aabihiisa dhinto ayaa agoon la dhahaa ❤
Hodaneey waaku salaamay walaaleey su,aal baa isooriixaysa ileen warjacaylna somalibaan unehee maalinkasta ma maro gaaraad ku duubtaa video yada
Mise anaa,ismoodsiiyey💖
Qisada markaan furo hadaan lanbar 1 arko waan kalaabtaa 2 markee sodhacdo wada dhageestaa aduunka qabyaa unecbahay warka idhameestir cml yaa lamidah??!!
Kaligay ayaa is moodayay
Kaligayban is modayay waa la ila qaba shaw
Mee too
Hodan online sister qisooyinkaaga run ahaantii wax badan ayaan ka faiday mida kale sida aad ugu soo dadaasho dawadayaashaada waad mahadsantay wllo horo usoco god job.
Wait part2 🌟🙏❤️ my sister hodan online❤️🙏🌟
Asc huno MashaAllah tabarakallah wallahi imikan xoooooooooooooooooooooooooooog u sii jecladay qisoyinka sidad uso baadhigaysid Allaha ku xafido horey u soco
Hada kadib iska agow abayo
Ilmaha kolku aabahood dhinto wey (agoomoobaan) ama wa agoon
Kolkay hooyadu dhimatana way (rajoobaan) ama rajo la dhahaha
Please hodaney qeybta koowaad ku qor part 1 dhowr mar ayaan ku waydiisanay please qisooyinka qeybta koowad part one ku qor sida normalka ah waxa ad samaynayso waa qalad naga daa gabar ayaa dhuntay hal qeyb sheekada waaba 20 minutes hal qeyb ka dhig lacag ayaa lagugu daawada
Qurux iyo astur nan mansha allah hodon cumar online love you abyo💎💎💎💎🌍
Wuxuu bilowday dagaalka Vietnam 🇻🇳
February 28 1961.
Wuxuu dhamaaday may 28 1975.
Waakaas hodanteena.
Ilmaha hooyadi marka dhinto agoon maha wa rajo
Maamo hodon Alle haku barakeeyo ❤😍
mashaa allah hodaneey mcn waan daawadaa qisooyinkaaga aad noo soo gudbiso walaahi qaarkood waa qiiradaa qaarna waa iga oohiyeen mahad sanid hore u soco
Alaha ku xafido abyo❤️🌎
ilmaha hadi hoyadi dhimato waxa la dhaha waa rajo
Waykan hbbti waa dhagesanaya imaba dhafto qisoynkagu abayo kuryanka noso badi please please
Xppty wan ku jeclahy 🤲💕💕💕💕💕الله يرضى
Asc sister hodan keep going 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💯💯💯💯
Allah ku sharfo xpptih adi io labadada Caruur allahne haku siiyo Kuwa kale😘🌎👑♥️
Hodan mrkan ku arko wan iska farxaa masha allah ilahy haul xiftiyo
I can’t wait part 2🥺
Me too 😂😂
Gabar ayaa dhuntay ayey hal qeyb ka dhigtay sheeko gaaban laba qeyb laga dhigayo saan waa dhibaato
الله يحفضك 🥰❤️
Hodaney qisoyin kani waxay Ii noqden musasal taxana maa jeceli inay mar idhafan wallhy ilahay haku garab galo inzha allh ana kana sido kale ❤👸💋🥰
Waa salaamay habo Hodaney mcnto guryaha qadar Allah ayaa nagu haayo ayagu sabab ayaa looga dhigay waayo Allah wax uusan noo qadarin nooma imaan karaan
Hodaney la,aantada abaar😿😘 i love u sis❤😍
Hodan Fariidoh hodan Cadey my sister 🙌🙏🙋
Gabadha kaliya een dhagysto hore u soco wllshy
Ilahey ha ku xifdiyo Queen👸❤mar walpo kula socdaa✌😇
Masha Allah my sis wale caadi mahan sxbtinimada miyey naqtay waxa aniga rabo adigane samey
Hodan cadeey waa ku salamay queen abyo ilmaha markii hooyadooda dhimato waa rajjo lkn markuu aabohooda dhinto ayey agoon yihiiin
Masha allaha abaayo 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto horeyna
Keep going wlzhY Huda😊🥰
Huda maaha wll0 qlei ee waa hodan online 🕊
part2 laso dherey hodaney🤔
الله يرحمه ويغفر والله انا بحبك كثير 🥰🥰🥰🥰
Keep going habibiti one love 😍😍😍😍😍🥰🥰🥰❤💗😋
Asc hodaney wan ku jeclahay hun qali allah haa ku dhowro ii dhinko caruurta
Masha Allah hodaney qisoyinka Korea ka dhaca noo so badi 🥰🥰🥰
Azxaabye ii soo ducey wadnah I xanuunaye wlly😍😍🤗🤗
@Muna Cadow mohamed aaamin wll qali
🥺 Allah haku cafiyo xbbt dambi dhaaf alle hakaga dhigo
@@maryamaabdikadir9612 aamin abayo mcn
I think Hodaneey dagaalkii vietnam wuxuu dhacay 60aadkii ilaa 70aadkii maraykan iyo vietnam uu dhexmaray maraykan ayaana lagu janiyey ama lagaga adkaaday Vietnameseka chinese maahan lkin uun indhayar
Hodan qalbi dhaya thnks macan badan go forword💋😍
Masha allah
Keep going sister ❤
M.a abyo hormar wacan baan kuu rajaynayaa one love ❤❤❤
Wow hodane qofkii u horeyay like saara me salaama walaashe
Please part 2 from dire we waiting
Welcom back hodan dheeman cawa niga codsi wata waxan raba inaad kaaso hadasho qiso Aabe muslim ah oo coren ah wiilkiisa la dilay ee cadiya ninka dilay hodaney pls qisada raba 😫😫😫😫
Indonesian buu aha wiilka
@@yousraosman3030 wale wll video ga aan arkay waxan u malaynayaay Coren 2daqiiqo ahaa muqalka anka arkay
hodan online inanta kaliya shekoyinkeda aan xiseyo horumar wcn.my sister ❤🌷❤🌷❤🌷❤🌷
PART 2 lasoo dhakhso xbbti 😘
Ilhy hnoo kaa xafido xppti ❤💜
Keep going sister
Waa sugaaye hodaney thank you mcnto
Masha allaah hodoney illaahey haku xifdiyo xabibti
Asc hppti 🙋♀️🥰🥰🥰qisooyinka Germany kuso dar laba unban jaa dawadan jeclay markaa qisoyinka marka nalaso wadag hppti thks
Habo wax makaa cudsadaa Adigoo raali ah 🙏
Aniga u horeeya 😲
Malaga yawa iney noso noqoto hodantaan🤕🤲hodantii faraxsaned hodantii marwalba utag ned ineynaga qosol🤗siiso hodantii hadaan xuman sameyno naga reebi jirtay🤲hdan qeyr sameynana na dhihi jirtay horay usocda👈abyo abyo wallhi wan kuu xiisay wallhi miss you more💋 boqoradeydi👸❤😭
Haa wey soolapateypo ❤❤❤❤😢😢😊
Hodan dahabooy caawa anaa ugu horee ya waa ku salaamay qlli
Can't wait prt two💚wxad rajaynayso Alle ha kugu garab galo.,,Hodan Online 💕
I’m first cawa hodaney love ii saar wllo💯💯🖤
Majiraa erey markey dhahdo aad kuqoshid😂me=like farabadan sara free mahanoo🙃😂😂wallhi hodaney iska jeclahy
Hodaney magacaga ha jiro🥰
Horumar wacan hpptih ❤️🙏
Hodan online keep going 👸🔥🥳🙈
Hodaney abaayo America 🇺🇸ayaad ba ii urisay quruxey
Wan ka helay qadiyadan manta 😍😘 i love you😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ilahay haku dhowro
hodaney qali mcan wxd qabta sanboor wxd cunta xabatul sawda iyo sinjibill hdi kle sanboorku wxu isu badala astma xasusnow wlo qali
Hodhaney wankujeclahy mcney❤️♥️♥️💕😘😘😘😘
Abaa waan ku jclnahay
Fist ahay caawa hodan cadeeey
❤️Sheekoyinkaga hore usoco 🥰
Qisadaan prt 2 geda qofki hayo hai so shego waa wayay aniga beh
sidaan america qiso ka dhacdey u daawaneyay waan kala barteyba
First coment hodan soo dhawaaw abayo
Hodan cadey alle haku dhowro abaayo
Wcs
Hodanay malmahan xage aaday
darillahay bankjeclahay
Keep going Wllshy qlih 🥰
Balaayoba best friend ayeey katimid
Masha allaha keep going walashey mcn
Bahda hodan family ayeydey buu Cancer dhuunta kagadhacay iigusoduceya plz🙏😢
Allah cafiyo🤲
Bismillah 🥺Alle cafiyo dambi dhaaf alle haugu dhigo
Asc hodan walal waxaan hada fiirsanayay amiira qurux oo corona ku dhacay plz safarka iska daa walal inta xanunkan baxaayo allah ha nooga sahlo inshallah safarka iska ilaaliya plz #amiiraqurux allah ha ku caafiyo walashay qali