WIIL KAMIDA DADKA UGU MAAL QABEENSAN YEMEN O DILEY GABAR NORWAY U DHALATEY SI CADALAD DARO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 207

  • @amalmaxamed819
    @amalmaxamed819 ปีที่แล้ว +19

    Hodaney 3 sano ayan ku dawanayy malina like imad sarin manta like I saar 😢

    • @marwoistahil8474
      @marwoistahil8474 ปีที่แล้ว +4

      Hodantu waa tu bilaa waji ah😂

    • @springbutterfly_914
      @springbutterfly_914 ปีที่แล้ว +2

      Mantana kuma saarin😂

    • @amalmaxamed819
      @amalmaxamed819 ปีที่แล้ว

      @@springbutterfly_914 no ☺️

    • @farxiyocabdi3982
      @farxiyocabdi3982 ปีที่แล้ว

      Wey ku yaseysaa xita kumaysarin sorry

    • @amalmaxamed819
      @amalmaxamed819 ปีที่แล้ว +1

      @@farxiyocabdi3982 gabdho ruufiyanimada jojiya plz wa inagiye wn qaraxaysanyy

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 10 หลายเดือนก่อน

    Hodaneey qof adag baad tahay waqtiga aad wax duubtid ❤❤❤❤❤

  • @deeqadeeqa8721
    @deeqadeeqa8721 ปีที่แล้ว +25

    Hodan cumar waan ku salaamay qli adiga iyo famliy gaagaba alle hakuu barakeeyo reerkaaga maanta maxaad la wareeraysa ma afar indhood baad noqotay mise waad dhafartaa qli
    Wl marxuumkii alle ha unaxariisto lkn ayaamahaan qisooyinka markaad duubayso waad ilowdaa in aad dadka ku dhahdo marxuumka faataxada u mara intaas ayaad u awoodaa caruurtaada aabohood u samee qli waa iga codsi isaga intaas baa sax wayn u ah
    Sorry hadaan shaqo aanan lahayn faraha lagalay

    • @bushra445
      @bushra445 ปีที่แล้ว

      Ninbey heshee maxey ku fali marxuum

  • @SihaamHassan-t8f
    @SihaamHassan-t8f ปีที่แล้ว +16

    Manta ana uhoreya☝️Ano muqalkaga dawanayo u iso dhacay wllhi🥹🥰❤️‍🔥

  • @iftincabdilahi-nt9uv
    @iftincabdilahi-nt9uv ปีที่แล้ว +2

    ani iyo adi waa is lee nahey ani kaligey ahey ayeydey iso korisey wey iga dhimatey😢😢 hoyadey 5 ilmo hesata abaheyga 10 Alxm hoyadey iyo abaheyga waxey i jecel yihiin si aan la qiyaasi karin Alxm❤❤

    • @maryamamohamed6104
      @maryamamohamed6104 ปีที่แล้ว +1

      Ana sidoo kle abayo hooyde 5 ilme dhashay aabahena 3 ilmuu dhalay ayeeya iso korisay 😊qof hal hooyo io hal aabo wadagno kuma jiran wllhe😢

  • @missdeka
    @missdeka ปีที่แล้ว +1

    Waan ka xumahay dilka gabadhaas aduunka lacagaa kala wadaa amineysaa markaso kale adunyo aabahaa hakuu kufiyo weeye adna ku joogso waa muslime tawbada Allaah waafajiyo aabihiis AUN

  • @Sagal-dc5bv
    @Sagal-dc5bv ปีที่แล้ว +1

    Hodan bari hore ayan daawan jiray 2021 waniga imika usoo noqday 🥀🥰🥰🥰🥰

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 ปีที่แล้ว

    Horta waad ku mahadsantahay qadiyadaa soo gudbisay lkn fadlan nagadaa hadba dhan eega badan mida kale qadiyada bes ku ekaw mawduucyo kale haku dhex furin

  • @lamahuran
    @lamahuran 8 วันที่ผ่านมา

    شفق arabic
    dhimrin somali
    empathy English
    Sanad kadib dawanaya❤ hodaneey wll

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec ปีที่แล้ว +4

    Welcome back hodan wan ku weynee so Noqo dee Ayantan Kuwa kale Aan iska dhageesana Lkn adiga ku xisneey Markan no joog ❤

  • @samiihohaaji3726
    @samiihohaaji3726 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaa xalay ilaa maanta TH-cam kaga dhex joogay 2024/1/10❤😅

  • @anisoyuusuf929
    @anisoyuusuf929 ปีที่แล้ว +2

    Hodaney Exme gali raba isoo duceeya 🤲🏻🥺

  • @maimunsheikh3035
    @maimunsheikh3035 ปีที่แล้ว +2

    Saa ciwaanka TH-cam ka u fiirinaye waa daalay
    Miss you wllhi hodanteyda
    N.2 dadka aadka u dalxiis jecel✌

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  หลายเดือนก่อน

      @@maimunsheikh3035 ❤️❤️

  • @ilkacas
    @ilkacas ปีที่แล้ว +1

    Wa jeclahy safarada wlhi my first one dream kyga waye mana irumobin wali I.a sugaya

  • @naciimomohamed2894
    @naciimomohamed2894 ปีที่แล้ว

    نعم

  • @libanpac-cg8mn
    @libanpac-cg8mn ปีที่แล้ว +3

    Sheekada hodan Mahan u xisay #Welcome Back Hodan Online ❤

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 ปีที่แล้ว +2

    Hodaneey .gabadhaan kaligeed maaha 2 walaalo ah bay leedahay wiil iyo gabar .oslo kuma dhalan magaalo Asker la dhaho bay ku dhalatay ilaa hadana familigeedu dagan yihiin sheekada wax badan baad ka qaladay .any way lugta ku riix sheekada😅😅😅

  • @sumayobre1760
    @sumayobre1760 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad ilaaw day hodan like badan Sara firii ma aha noo wanaga ilaaw day😊❤

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 ปีที่แล้ว +6

    abayo xagee kadhacday qisadii gabadhii reer masar indhaha beeshay nooga soosheege fadla❤

  • @Phowzia
    @Phowzia ปีที่แล้ว +1

    Welcome back hodan 🎉❤

  • @alaali7891
    @alaali7891 ปีที่แล้ว +1

    Aaway wadadka fataxada halegumaro madhamatay

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 ปีที่แล้ว +5

    Ayy hodaney ani bussines manegment nartay wlhi macan way bishi u danbysa ku jira iso duce exam final ba halayaa bisha 6aad l.a😢❤

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 ปีที่แล้ว +2

    Hodaney ma og tahay inaan ku jecelnahay huuno welcome back gacalo waxan ka mid ahay inta ku xiijisey ee ku leh TH-cam maa nacdey meelkasta aan kugu arko wan ku so qora kalmadas🙂❤👸😢

  • @aminayasin102
    @aminayasin102 ปีที่แล้ว

    Masha allh welcome back ❤❤❤❤

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 ปีที่แล้ว +2

    Kuuso gabadheena iyo qoyska dhan rabbe ha xifdiyo ❤❤❤

  • @hodaniishamohamed1969
    @hodaniishamohamed1969 ปีที่แล้ว

    Adunka safara ujclhy hodaney kula mida ahy🥰

  • @xadeosman3445
    @xadeosman3445 ปีที่แล้ว +1

    Ee hodaney maad baratid salanta muska ma aha salama calekum waa asamu calekum 10 jeer ka badan ban kuu soo qorey ha dhihin salama dheh asamu caleekum

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 ปีที่แล้ว +2

    Af somali ga ku hadal dad ajaniba ma dawanayee waa somalia waxa ku dhagesan mise school kaa lagugu yiri luqada sad ubarato. Ku hadal😊

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว

      Walahi waan layaba dadkan luuqada English ka higadinya mala ilbax nimay uhaystaan😂 mise cilmi bay modayaan

  • @munaibrahim1650
    @munaibrahim1650 ปีที่แล้ว

    Walaale maxad shekko noso gudbisa adigi ban satal ahayne. Barigi hore walahi anan ka xisagon jirin imikana was ila mereso.

  • @cabdisalaancali475
    @cabdisalaancali475 ปีที่แล้ว

    Hodan plzz walalal I caawi

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว

    Abaayo waa ku salaamey please. Dhiiga video waa cabsi cabsi.

  • @Selena_Gomez31
    @Selena_Gomez31 ปีที่แล้ว +1

    Jah anaa kow ka,ah dalxisoow❤😩😂

  • @umumalak1947
    @umumalak1947 ปีที่แล้ว +1

    Wa sababta ugu wayn e Alle ukala fogeeyay raga iyo dumar ka
    Wada docod kamaba dhaxayn karo haduu ka dhexeeyana dhibatadaas o kle bu kusoo dhamadaa

  • @hodanladan4248
    @hodanladan4248 ปีที่แล้ว

    Asc hodan qali wanku lasoocad ina badan baa wanan ku dageraa ilaa iyo 50 samaskarab ilaa hasa isodiir isa nabkaga hn ya dhire liije

  • @wardaosman5641
    @wardaosman5641 ปีที่แล้ว +1

    Hodaney masoo laabtay abaayo horta soo dhawoow lkn in badan ha naga maqnan

  • @umal..8713
    @umal..8713 ปีที่แล้ว

    Shafaqa waa naxariis wll

  • @muuna8
    @muuna8 ปีที่แล้ว +6

    SIS TAAGEERA BUUXA 🎉🎉🎉

  • @ifrahabib7095
    @ifrahabib7095 ปีที่แล้ว

    Waa sax waa waan uu naxariista ama waan uu naxaa

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. ปีที่แล้ว +1

    Ala 17 hr miya m.a hodan welcome waso labatay ugu danbeen❤❤ xppti

  • @nastehomursal2344
    @nastehomursal2344 ปีที่แล้ว +1

    Pls abayo iska dhaf waxan aad wijiga so marsanesid markad youtubka so sarisanesid waxas professionnel maha mektup inad so marsata lagu qatay baa 😅

  • @nasrodagan2024
    @nasrodagan2024 ปีที่แล้ว

    Come back wlashy qali❤ku xisy wlhi😢❤

  • @han47722
    @han47722 ปีที่แล้ว +1

    Naxariis weeye

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว +2

    Waa cadalaad daro odeygina dhimay akhiro war jiira

  • @Munayo12
    @Munayo12 ปีที่แล้ว +1

    Reer norway farta taaga

  • @shukrimohamedd8265
    @shukrimohamedd8265 ปีที่แล้ว +1

    Afaf badan aa taqaan abaayo sideed ku baratay noooh

  • @cabdirisaaqmaxamed3248
    @cabdirisaaqmaxamed3248 ปีที่แล้ว +1

    Wlalo pls afo rali iga ah inyar wx ku fcn pulshadana u fcn ad wx uso gudbinayo iga maqal ,kow dhaqan iyo diin wanigaga way ku muqata,nsha 😢Allah, ,lkn wxn is weydinaya mad iska dardarta mise waka dhab mrkd afkaga ku turjumayso luqado adan u dhalan ,gar😂 ahan xabashi iyo ingris, ethiopia wan ku dhlanay af xabshi intad taqan ka badhan wan naqan wllahi engris wan naqan hdana afkayaga hooyo waa wax lagu fano lkn adigu kuwi say wllahi uyo kuwo kuwo an wali bislan oo hda ku dawanaya intad murayad u noqon lahayd bad iyagi xayaysis u noqionaysa ileyn

  • @caamirsakeeti1806
    @caamirsakeeti1806 ปีที่แล้ว

    Haaa waan ku jira Ana team dalxiis

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 ปีที่แล้ว +8

    Qisadi maxan dhagaysana hadal micno daro ah faan iyo waxa ka buuxa waxan quseyn qisada toos u sheeg inaad dadka la hadadho live u soo gal oo noo sheeke ama advice na sii laakin waqtiga Aad dilaysid naga daa chanelka waa na nacsiisasay

    • @selmaadens9721
      @selmaadens9721 ปีที่แล้ว

      WAA RUNTAA WALLAHI, QISADA MA KUGU SOCONAYSO MARKAY KOLBA MEEL U JEESATO AMA AY SOO GALISO HADAL AAN KHUSAYN

  • @farhiyamohamud454
    @farhiyamohamud454 ปีที่แล้ว +7

    Welcome back hodaney we miss you so much 😊❤

  • @deekaadamabdi7751
    @deekaadamabdi7751 ปีที่แล้ว

    Sheekada haka bixin mar kasto waadka Baxdaa noo soo Gudbi bes advies ma rabnee

  • @Cawo75
    @Cawo75 ปีที่แล้ว

    Welcome back wlshy hodan

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn ปีที่แล้ว

    Mar un yurub wuu imaan donaa 60sano haka so wareegate wala sugaa cadaanka wax ma ilaawin hadana computer ayaaba jiro 🤔🤔🤔🤔

  • @mamaakram7034
    @mamaakram7034 ปีที่แล้ว

    Noo soo noqo mshlh🎉🎉🎉🎉

  • @muxyadiincalikolon1069
    @muxyadiincalikolon1069 ปีที่แล้ว

    Wallcome back back baayo

  • @hanakhalif1187
    @hanakhalif1187 ปีที่แล้ว

    Wa jecelhaye gone holiday very where in the world

  • @nasrodagan2024
    @nasrodagan2024 ปีที่แล้ว

    Ala qisda wlhi xnuun wye😢Alaninka xsidsana😢

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 ปีที่แล้ว

    Ilahaay.haw.naxarisite.marki.uu.dhinitay.ninkagi.abashir.waxad.laso.baxaday.dhaq.cusub

  • @kadraismail5428
    @kadraismail5428 ปีที่แล้ว

    Abaayo qisooyinkaa masar rabnaa

  • @farihyaadanmohamoud6202
    @farihyaadanmohamoud6202 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤ hodan wallo macn masha Aallh hooruscoo

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 ปีที่แล้ว

    Masha allh horta alle ha ku caafiyo wan arkayaa inaa xanansanthy . Aniga waxan ahay reer Norway qisadan Tv Norway ayaan ka daawaday inkastoo aan dhamaysan abaayo wana qiso dhab ah ilaa hadana caadalad helin .

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back aroosada wadba na nacday hada nahay borka naga soo jaf yaqayow😂

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว +1

    Wa ku xiisny Hodaney❤🎉

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว

    Allah ku caafiyo. Biyo badan cab.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey hodaneey aadbaan kuu salaamay

  • @BEELDAAJISO
    @BEELDAAJISO ปีที่แล้ว

    Hodaney waanaga soo daahde😩😍

  • @ikraanmustave1423
    @ikraanmustave1423 ปีที่แล้ว

    Welcome back 🎉🎉

  • @peyonzee3195
    @peyonzee3195 ปีที่แล้ว +1

    qisooyinka channel ka ku yaa dhamastay sidayda hodaneey wad na nacday baryahan wl0 😂❤

  • @faatushmarketingonline8742
    @faatushmarketingonline8742 ปีที่แล้ว +1

    Hodan qurux

  • @asmafaahiye9064
    @asmafaahiye9064 ปีที่แล้ว

    Hodan deganeyy halked aaday wan ku xiseeee❤❤❤❤❤

  • @nimcomohamed6118
    @nimcomohamed6118 ปีที่แล้ว

    Ala hodaneey anaa dadka safrka jecl ku jira 😅😅😅

  • @xanaanclaahi2320
    @xanaanclaahi2320 ปีที่แล้ว +1

    Ani kow love you dalxiis 😂❤

  • @Norwey000
    @Norwey000 ปีที่แล้ว

    Wa csimada norwey Oslo

  • @umucabdullahi6024
    @umucabdullahi6024 ปีที่แล้ว +2

    Noo soo noqo xbbti❤

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 ปีที่แล้ว +1

    Hodaney qlih 18 sacadood iyado qisadu tala arkay wlhi dadka snapchatka kala so hadla ka midahay qisada markan arkay wan farxay ❤

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว

    Aniyo hodan iskumida dhanka hoyo iyo.abe kaligay ahay alx

  • @fartuushsaid5528
    @fartuushsaid5528 ปีที่แล้ว

    Miss ❤❤❤ mcnto come back to us

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wlshy ❤

  • @soya386
    @soya386 ปีที่แล้ว

    Malin dhawyt ayaan bilaway yutubkaga hadaneh waan wada dhameyay labo vidoe ayaa i haray apaayo mcn

  • @samaaramohmatt5053
    @samaaramohmatt5053 ปีที่แล้ว

    Ilhy haku cafiyo hodan

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 ปีที่แล้ว

    MaanshaAllaah hore usoco waa ku daawanay qisiyoonka 💯😍🌹

  • @SumayaMahad-n3l
    @SumayaMahad-n3l ปีที่แล้ว

    Wlahi Waa Qiso naxdin Leh😢

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 ปีที่แล้ว

    Illahey baa uga araya 😢

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤hadanteyda u come back please mardanbe hanaga maqnaan abaayo.

  • @asliabdi4464
    @asliabdi4464 ปีที่แล้ว

    Yacni hada hodaneey mawaad noosheegee inaad uur leedahay mabruud Alef mabruug

  • @CaashomoalimBashiir
    @CaashomoalimBashiir ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢

  • @poqoradashantasomaliyeed6410
    @poqoradashantasomaliyeed6410 ปีที่แล้ว

    Keep going mcnto la aanta waa abaar ❤🌟💎

  • @seynababdikarin8244
    @seynababdikarin8244 ปีที่แล้ว

    Hodonye sxby wlhi ku xiisy alh no kaa dayo❤

  • @marwacabdirsaaq9710
    @marwacabdirsaaq9710 ปีที่แล้ว

    Qisooyin cabsi ah ayaan rabnaa hodaney wlhia waa uxiisney qli🤣🙄🙄🙄

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 หลายเดือนก่อน

    qalbiga haka jawinin

  • @ladaninamumin5265
    @ladaninamumin5265 ปีที่แล้ว

    Wnku slmy hodanteyda❤

  • @nazrazead
    @nazrazead ปีที่แล้ว

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @sahroahmed6290
    @sahroahmed6290 หลายเดือนก่อน

    inantayda dhigata jamacadas full an ugashubay

  • @maryamabdikadir-yl2vq
    @maryamabdikadir-yl2vq ปีที่แล้ว

    😢kawaran aduunyoy xaalka ba’ Wallee aakhiro ayaa war jiraaaa Muslim isku sheeg dadkaas diinta islam ka heesan Maxay ka aaminayaan diinta islam ka

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 ปีที่แล้ว +2

    intaad Qisada ka sheekaynaysid iyo xayaysiiska Waxaa badan xayeysiinta

  • @munito4529
    @munito4529 ปีที่แล้ว

    Aayyyy hodon taydiii❤❤❤❤❤❤

  • @israyuusuf6574
    @israyuusuf6574 ปีที่แล้ว

    Hodaneyy waa lagu wayayy wlhi ku cajisnayy TH-cam kaa 😢

  • @Iqra2717
    @Iqra2717 ปีที่แล้ว

    Kuuso mac isii abyo iyo abdirahmaan

  • @sajaibraahim4153
    @sajaibraahim4153 ปีที่แล้ว

    Waan ka mid ahay hodaney ❤❤😊😊

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 ปีที่แล้ว

    Welcome back😋

  • @rahmam9914
    @rahmam9914 ปีที่แล้ว

    Wow Hodaneey ❤❤