XAALADA CAFIMADKEENA IYO ARIMAHA SAFARKEENA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @umuquteyba9260
    @umuquteyba9260 หลายเดือนก่อน +7

    Asc abaayo mcn xanuunkaas wuu jiraa isnadaamis ayaa la dhahaa dharkana inta aad isticmaashaan dharka kale haku darin oo boorsada ha gelinin daawada sifiican u isticmaala,

  • @cabdullahishugri
    @cabdullahishugri หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah abaayo allah ha ku xafido

  • @samirahassan3392
    @samirahassan3392 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah hppti illahy haku siyaadiyo inta ka hartay illahy ha idinka saaro xanuunka guulayso qli gabar qalbi wanaagsan oo aan jecelahy baa thy❤

  • @RahmaAbdiaziz-nb8dx
    @RahmaAbdiaziz-nb8dx หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah xabiibti Ilaah baaa mahad leh
    Allaha idin caafiyo dhamaantiin

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab หลายเดือนก่อน +8

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw

  • @umuquteyba9260
    @umuquteyba9260 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo (scabies ) ayaa ladhahaa waa isnadaamis aniga iyo caruurteyda xitaa hada kahore ayuu nagu dhacay Alxamdullilah illaahay wuu naga caafi adigana illaahay hakaa caafiyo mcnto.

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 หลายเดือนก่อน +2

    Mucaawatanka iyo faataxada biyo ugu akhri ugu qubee

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 หลายเดือนก่อน +8

    Mashaa Allah ❤❤❤

  • @AishaAbdi-ei1qb
    @AishaAbdi-ei1qb หลายเดือนก่อน

    10:48

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed846 หลายเดือนก่อน +2

    Habeenkii iyo duhurkii umari dawada qubayska u badi wll inshallah way cafimaadaysan ❤️🙏

  • @faadumojaamac5642
    @faadumojaamac5642 หลายเดือนก่อน

    Masha allh Alle cafimaadka ha idinku siwado adi iyo ilmahaga queen haniyey ❤❤

  • @sarah.a4096
    @sarah.a4096 หลายเดือนก่อน +3

    Allah hakucafiyo carurta walashey

    • @goledirie4702
      @goledirie4702 หลายเดือนก่อน

      Biyo karkarsan..

  • @MariaAbdinur-l8y
    @MariaAbdinur-l8y หลายเดือนก่อน

    Ilahy ku caafiyo xabibi adiga iyo caruurta ku dadaal bomatada I.a wa fiicnanesin 😍🥰

  • @Ubahyasin-i9f
    @Ubahyasin-i9f หลายเดือนก่อน +3

    Habo ale caafimaad haydin siiyo habo markasta quraanka iskutufa habo ale haydinxifdo maamii

  • @ugbaadXasan-y7n
    @ugbaadXasan-y7n หลายเดือนก่อน

    الحمد لله على سلامتكم

  • @Kadraabdi-p7i
    @Kadraabdi-p7i หลายเดือนก่อน

    Allah idin cafiyo abayo

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y หลายเดือนก่อน

    Allha idin caafiyo wll

  • @saamiyasaafi6276
    @saamiyasaafi6276 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah hada ku arkey wlhy waa kugu faraxy waa kusoo fiirin jiry byo

  • @DarulJana
    @DarulJana หลายเดือนก่อน +1

    Abayo xanuunkas wxa ladhahaa isnadamis anaga ayu nagu dhcay mar dhawed m.all ilahyy naga saar saasaanu ugali jirnayy ilaxayy naga saar marka sasan samaynayy ilahyna naga sar abayo adiganah wan ku soo ducaynayaa ilahyy inu kusii cafiyo ammin 😢🤲🤲🤲

  • @FaadumoBari
    @FaadumoBari หลายเดือนก่อน

    Masha aallah tabaaraklaah

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo allaha ku garab siiyo rabi dhibatadu hakaa saaroadi iyo ilmahaba gab dhow aan gaba dhaan meel dheer ugar siini janalkeeda ducana aan ugu dar no in taas ba waa caawi maad wax kale hadana u awoodin waa gabar qalbi wanaag San oo af gaaban mar ka aan is garano oo aan udaawano dumaroow aan is caa wino nin baa dhalay caruur taas ay ku silceeyso kaligeed haduu dhin tay allaha u naxaxriisto haduu nool yahay xaqa ilmahaa allaha tuso aamiin

  • @asmaosman1213
    @asmaosman1213 หลายเดือนก่อน

    mashaAllah 😊

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 หลายเดือนก่อน

    Mashallah🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @KhadraKiin-l9o
    @KhadraKiin-l9o หลายเดือนก่อน

    Aamiin Alla haydin caafiyo wlashay

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r หลายเดือนก่อน

    Allaha kuu caafiyo hno

  • @aalliahdahir472
    @aalliahdahir472 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @CaishaAhmed-it6oq
    @CaishaAhmed-it6oq หลายเดือนก่อน +1

    Ilahy haku siyaadiyo cafimaad kiina abyo guriga kalooriinka ku tirtir jarbiskoo dilayaa

  • @ikhyarmaxamed2768
    @ikhyarmaxamed2768 หลายเดือนก่อน

    Maanshallah guuleyso❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmaQaliif
    @RaxmaQaliif หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo alaalhakuu caafiyo ilmah

  • @SihaaamsimanMaxmed23
    @SihaaamsimanMaxmed23 หลายเดือนก่อน

    Abayo sabuunta madowna ugu dhaq

  • @Fatumaahmed5
    @Fatumaahmed5 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 หลายเดือนก่อน

    Alle haydin shafiyo wllo ❤🤲

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi หลายเดือนก่อน

    Allah hakucafiyo abayo mcnto

  • @SuldaanMuna
    @SuldaanMuna หลายเดือนก่อน +1

    Alle haydin caafiyo wll

  • @FartunAbdikadir-vp6it
    @FartunAbdikadir-vp6it หลายเดือนก่อน

    Allah idin siyadiyo caafimadkiina

  • @NasroAli-p9x
    @NasroAli-p9x หลายเดือนก่อน

    Cafimaad tam allha idin siiyo abyo

  • @Ubahyasin-i9f
    @Ubahyasin-i9f หลายเดือนก่อน

    Masha allaah my queen 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Hodan-v1t
    @Hodan-v1t หลายเดือนก่อน

    Gloves 🧤 xidho wallo

  • @FatmaAhmed-mb4je
    @FatmaAhmed-mb4je หลายเดือนก่อน

    Abayo aallah hakuu cafiyo caruurta iyo adiba detelo ku qubayiista kurigana ku dhaq

  • @FaadumoAbdinuur-o3o
    @FaadumoAbdinuur-o3o หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku cafiyo carurtq

  • @maysaaabuuu9591
    @maysaaabuuu9591 หลายเดือนก่อน

    Mashalh ❤❤

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah alle haydinka dulqabo abyo

  • @rahmamaxamuud9361
    @rahmamaxamuud9361 หลายเดือนก่อน

    Alle haku xafido

  • @sumiyamahamed846
    @sumiyamahamed846 หลายเดือนก่อน +1

    Wll wiil yar ba sida iga noqoday nabarku wa bogsonaya markan dawada kadayo meshi. Ayu dab uga soo baxa lkn alxm wanku guulaystay imanka wa ii fiicanaday

    • @HanniHannan
      @HanniHannan  หลายเดือนก่อน

      Ma dawo kale ayaad umarisay qli

  • @luqmanmahamed5322
    @luqmanmahamed5322 หลายเดือนก่อน +1

    Liin dha nan uku tar biyaha qaweska linta wexe disha bakteriyata xabasoto ne umari

  • @samiyamawliid4286
    @samiyamawliid4286 หลายเดือนก่อน +3

    Internetka waydii ilaa imasa cisho ayaa laisticmaalaa dawda xanuunkaasi adigoo dawda magaceedana kuqorayaa

  • @naju3382-e3n
    @naju3382-e3n หลายเดือนก่อน +1

    Abayo waxas waxa la dhaha dab dhul e quran saar tahlil ugu qabey dawada wad uga cafimadeysan Insha allah

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 หลายเดือนก่อน +1

    Caruurta quraan ka ku akhri

  • @RoodaXuseen-np5fo
    @RoodaXuseen-np5fo หลายเดือนก่อน

    Alh haakaa cafiyo wll amin😢

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo anigu ilmaha iiga dhacday ana igu dhacay bishi May ee sanadkan muda 3 bil ah beey nagu qaadatay in aan ka bogsano bomatadana week hal mar baa dhaqtarka na dhahay marsada habeenki ku seexda subixi na ka quwesta dharka iyo gogoshana badala waxana jooga ingiriiska marka dhaqtaradu weey kala duwan yihiin baan filaa iyo wadan walba sida uu u daweeyo

  • @Abdicalanle
    @Abdicalanle หลายเดือนก่อน

    Dawadan radi ini lahelo
    Benzyl benoziate lotion

  • @SundusCabduwahab
    @SundusCabduwahab หลายเดือนก่อน +1

    Jumlo ahaan bomatada udalbo jumlada in ay raqiis tahaa laga yabaa

  • @qisasmedia32
    @qisasmedia32 หลายเดือนก่อน

  • @منوعات-غ6ل4ي
    @منوعات-غ6ل4ي หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo alaha idinka caafiyo alahana ku caawiyo ee malmal ma taqaanaa hadaa taqaano intaad biyo ku qasto nabarada oo dhan ka mari asaga urkiisaa adag laakin biyaha fiyooraha ku qas ماء ورد aaladhahaa hana adkeyn hana jilcinin dhaxdhaxaad ka dhig
    Alaha daawo haydinkugu daro abaayo🤲

  • @SiciidoCabdiofficial
    @SiciidoCabdiofficial หลายเดือนก่อน +4

    Ilahow gabadha yarta noloshu aysan ciilin

  • @RoodaXuseen-np5fo
    @RoodaXuseen-np5fo หลายเดือนก่อน

    Iqsaqdaanaa alh kuuwasiiyo wll

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 หลายเดือนก่อน

    Ilhy ha ku cafiyo😢hbo mcn

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u หลายเดือนก่อน

    abyo allah idan caafiyo meshan sida ad uga so laban led fanked gal allah ku fudeyo amiin

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 หลายเดือนก่อน

    Dhaqtarka weeydi abaayo inta bil u ku baxo cudurka hana kala goyen

  • @jamilaabdi584
    @jamilaabdi584 หลายเดือนก่อน

    Golofis xiro abyo

  • @nasrocumar603
    @nasrocumar603 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo marka hore ilaahay waxan idinka rajayna caafimaad taam insha'allaah marka xigta xanuunka sifiican ban u'aqaan Ethiopia mar aan jognay ayaa caruurtayda sidaas iifa noqotay anigoo wii layaaba ayan dhaqtar geeye waxu dhahay xayawaa miyaa gurigiina jooga waana run cida xabashida guriga leh baa waxay lahaayen bisad iyo aay marka ayga melbuu iskaga xirnaa lkn bisada aqalka hortiisa noso fariisan jirtay marka waxay leeyihiin wax ladhaho boodo kolay aniga magacaa ban garanaya isla magacaan udhaqtarka kuso dhahay ayuu igu yiri boomaato buu usoqoray lkn wixii wunaga hari waaye waa wax yar aan indhahaada qabaneenin dhulka shamaca hoostii gaa ban kushubay waku dalnay.

    • @umuquteyba9260
      @umuquteyba9260 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk abaayo Ethiopia ayaa dhan ayaa meelaha qabowga ah ayey u badantahay oo injir boodo ayaa la dhahaa hada kahore ayaan Ethiopia joogi jiray ee marki ay i cuntay ayaan ku xanuunsaday xitaa isbitaal la aaday kadib ayaa lii tusay boodadi sidaan uga Soo cararay ilaa hada kumaan laaban.

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 หลายเดือนก่อน

    Dhitol isticmal bagteriyada dishaye

  • @FathiAbdi-fq7vt
    @FathiAbdi-fq7vt หลายเดือนก่อน

    alx abyo

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Illaahey ha idin siiyo caafimad taam ah

  • @fartuundaahir1501
    @fartuundaahir1501 หลายเดือนก่อน

    Waxaaa umalena elmaha weexee xasayad kuqawaan aa kugu qawesay sida shanbo ama sabuun ama gramka jirka ilamaha wexe xasasiyad ku qaban fiiri abaayo

  • @deeqbile7544
    @deeqbile7544 หลายเดือนก่อน

    Ku sakhiro arimahaaaga

  • @JuweriyaAbdi-s6l
    @JuweriyaAbdi-s6l หลายเดือนก่อน

    Waxad kaga baxayso biyaha karkarsan gaska ka fican

  • @sundusthesunset2432
    @sundusthesunset2432 หลายเดือนก่อน

    dhitol kudhaq guriga waa jermis dile

  • @fardowsaomar1928
    @fardowsaomar1928 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waankufaraxsanahy in ilamaha kucaafimadeen waankuuwalwalsanaa kuuna soo duceyay
    Maan ogeen waxa ilmaha haayay in scabies yhiin abaayo saan dareemaa ilmaha waxaahaaya nodular scabies
    Tankale sacbies waxeey ubahaantahy ilaa bil daawada inaad wadi habenkii markaad mariso min8saac ilaa 14saac sug
    Tankale bahalka sababa scabies ukun uudhigtaa jirka marka haduu xitaa dhinto ukunta siishaqeynee sidaa darteed mararka qaar 2mar ilaa 3dex mar a daweeyaa oo lagu celiyaa. Tankale abaayo creamka halhaben hajoojin waqti eey kureysanlahaayen ayeey dheereynee hafududeysan kow bisha udhameey kadib qiimeey hadii markale aragto bilkale kuwad sidaa smaeey kaniiniyaal fiican ayaa jira sidookale aad ayuu ufafaafa calamine lotionka cuncunka wuukaasaacidaa
    Waligaa haniyad jabin

    • @HanniHannan
      @HanniHannan  หลายเดือนก่อน +1

      Thnkz wll kaninka magaciisa ma ishegikartaa

    • @fardowsaomar1928
      @fardowsaomar1928 หลายเดือนก่อน

      @@HanniHannanabayo kaniinka ilamha weey yaryirhiin hadaan dhaqtar uqorin ee boomaatada kuwad hal lee isticmaal kuwa kale iskadaa kaliya calamine lotionka hadii cuncunjiro ugudar dawada kale iyo calamine iskuxuli hamarin

    • @fardowsaomar1928
      @fardowsaomar1928 หลายเดือนก่อน

      @@HanniHannan Oral ivermectin200mg kaniinka halmar lasiiyaa lkn boomatadaan miyaa taad isticmaashay permethrin 5%cream

    • @HanniHannan
      @HanniHannan  หลายเดือนก่อน

      @@fardowsaomar1928 ha wll taas isticmala

  • @SumayoCxamiid
    @SumayoCxamiid หลายเดือนก่อน

    abayo busbus amu yahay😢

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 หลายเดือนก่อน

      Chickenpox

    • @halimahassan5027
      @halimahassan5027 หลายเดือนก่อน

      Chicken box waa laga buskooda mudadaan dheer qofka kuma hayo, asbuucyo kaliya waye ee waxan wa wax kale

  • @BurhaanoMohamedAli
    @BurhaanoMohamedAli หลายเดือนก่อน

    hani baaye keenya iska imow

  • @AbshiroMohamed-v7w
    @AbshiroMohamed-v7w หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤