Waaw xusuus igu qaaliya..arooskaygii bishii December 16 ,1989kii ayaa wiil aan saxiibo nahay ka qaaday..wali waan xusuustaa..hadana xaaskaasi waxay ii dhashay 9 caruur ah waana is jecel nahay shan wiil iyo afar gabdhood...buugaag baan ka qoray noloshayada...maashaaAllaah....xusuus bay igu leedahay...
Waa wax lagu farxo. Inta badan hooyinka Soomaaliyeed iyagaa sabab u ah in gurigu farxad ku dhisnaado, sikasta ood u wanaajiso waxaa dhib kuugu filan iney wax walba kugula dhagto oo ay garnaqsi iyo yuus badan tahay, isu tanaasul iyo isu cudur daarid ayuu guri u baahan yahay iyo inan laysu fiirfiirsan, la walaaloobo, markale caleema saar gabadhaas sharafta badan waana idin hambalyaynayaa.
"Bishaan ka maqnaba sanad igala bada Bigilka la tumayiyo uma dago bananko babac ban ku noolo" Cod karki iyo hal doorki kooxdi waberi al fanan Axmad Cali Cigaal. axsan fanan 👏👏👏
Bishaan ka maqna baa sanaad igaga badato........Wadnahaad la baydha ku baridinayee wadnahaad la baydhaa ku bafinayee. so lovely Ahmed cali cigaal the golden voice
HELLO IGAAL. I HEARD U R MORE THAN A SINGER, I HEARD U R ALSO MOST TOP SONGWRITERS AND ALSO COMPOSER! WELL DONE, AM BIG FAN OF URS. I BAADI-GOOB PLZ. HEESAHAAGA OO DHAN MURTI AYEEY LEEYIHIIN. I MET UR UNCLE (HUSSEIN EGAAL) HE WAS CUTE LIKE U. VIVA EGAL
al xaag ahmed ali cigaal - ahmed wa heesa - heesaha laxankana wa saara - wana tuma - wa isku duub haybad bu ale u siiyaay fanka , halku ka gadheyna cid ka gaadhaysa ma leh ahmed ali cigaal al ustaad al fanaan
Waa waayo Of All Somalian Poeple we Can To Building Our Country Anyway I'm Luck Before Somali Civilians Got War Get My Ward You Are brother Way You Killing Each Other MY last Ward Somali Dhoylaay Wbt
Wooow waa hess mac❤❤❤❤
Waaw xusuus igu qaaliya..arooskaygii bishii December 16 ,1989kii ayaa wiil aan saxiibo nahay ka qaaday..wali waan xusuustaa..hadana xaaskaasi waxay ii dhashay 9 caruur ah waana is jecel nahay shan wiil iyo afar gabdhood...buugaag baan ka qoray noloshayada...maashaaAllaah....xusuus bay igu leedahay...
Waxey ku tahay wll he's Qimo kugu le lkn Aroskagu ma wuxu dhacay miyaga
Maya walaalo magaalada ayuu ka dhacay..mahadsanid wllo
Waa wax lagu farxo. Inta badan hooyinka Soomaaliyeed iyagaa sabab u ah in gurigu farxad ku dhisnaado, sikasta ood u wanaajiso waxaa dhib kuugu filan iney wax walba kugula dhagto oo ay garnaqsi iyo yuus badan tahay, isu tanaasul iyo isu cudur daarid ayuu guri u baahan yahay iyo inan laysu fiirfiirsan, la walaaloobo, markale caleema saar gabadhaas sharafta badan waana idin hambalyaynayaa.
Wow axmed cali cigaal fanan buuxa maxan codkaga ku tilmamah maba aqaan ruuntii , balse waxan ku leeyahay akhiro janadii fardowsah aduunkana halkii wacan
Barbarkad jirtaa baan bisinka u hayaaaaa.
Aftahankii waaberi axmed cali cigaal ❤️
Wow ahmed ali egal waxas ayaa cod iyo ciyar baa laga dhaha ama waa leeys kaa dhaafa fankaa ahmed waa faanankaa kaliya aan gacantaa uu tagay nolow ader
Fanaan sare lays kama heesee sidaasaa loo heesaa. ..tiir dhexaadka Fanka. .faynuus shiikh daahir saado cali. .maxamed saleeban tubeec. maxamed axed kuluc. .Sara axed .hanuuniye ..gacayte Axmed mooge ragaas weeye Fanaan
Hawyd ninkii yaqan baaa xasus galayaa wow walahi hada baaa aniga leeyga jiraaa cigaal markas maa dhaweynee boooow
Somaliya Dafkooda Oo Dhan Guul Wacan Allahayoow
allaylehe wa hees bar bar kaad jirtaa ban bisan ka uhayaa by xafiid
Heestaa Axmed Cali ma Jeclaa Inuu Qof Qaado Viva Somalia
"Bishaan ka maqnaba sanad igala bada
Bigilka la tumayiyo uma dago bananko
babac ban ku noolo"
Cod karki iyo hal doorki kooxdi waberi al fanan Axmad Cali Cigaal. axsan fanan 👏👏👏
Masha Aallah Ahmed cali cigal cimriga Alla haku dheryo Fanan Qaliya
Mac as
MAASHA Harti Oo Mida No Body Can not Beat Idoorwagashoow I'm Coming Buuhoodle burco Iyo Beer Habarjecloow Gala Futada Muse Bixii
mashaa alaah baabulaalaha libaaxiyo kayn bahal ku jiroo
bishan kaa maqnaabaa sanad igagabadatay waa
hees xasuus mudan ninkii garan baagaran doqona
loo sheegi maayo axyaa cigaal
Thank you brother for posting the priceless piece of somali heritage. Ahmed Cali Cigal is clearly one the most iconic singer I have ever listened to.
Mohamed Hassan
That's it.
He is the best Somali singers no doubt
I couldn't agree with you more
Cimriga allaha ku dheereeyo adeer cigaalow 🦁🎻🪘
Thanks 🙏 mr cigaal we wish you a longe live 👍👍👍👍
masha allah waa hoobalkii caambaxay ee axmed cali cigaal waa fanaan qaran waa fanaan aan taageero
Axsan fanaan Ahmed cali cigaal wax la dhagaysto heesihiisa ayaan ugu jecelahay. Waxaan rajaynayaa inaan maalin uun la kulmo
Wadnahaad La'baydhaa Ku Bariidinaayee Wadnaahaad La'baydhaa Ku Baafinayee Ma'Barri Samaateen ? nice song cigaal
Eng ugaas waa erayo luxdoon
Googooskaa intii danbaan soo galay lana soo daayey wiil yar iyaabaan ahaa cinema le Paris jabuuti Cigaalal waa Legend Noolow Awoow
Bishaan kaa maqnaa baa sanad igaga badatoooooooooooo
Viva Soomaaliweyn Dharyarada Soomaaliyeed Midimo Cadowgii a Ogaada
Ader mcn alaha kudayo dad waa dadkii hore
Bishaan ka maqna baa sanaad igaga badato........Wadnahaad la baydha ku baridinayee wadnahaad la baydhaa ku bafinayee. so lovely Ahmed cali cigaal the golden voice
waaw...hees aan u qiray miro iyo qaafiyad jaceyl...waxaan aad u jeclaan lahaa fanaan cod baxsan oo soo cusboonaysiiya..
YAAASALAAAAAAAAAAAAAM axmed cali cigaal axsan fanaaan
fanaaniin waa waaberi
Axsan Cigaal, live music. Kadibkiin si loo helo rag idinla mida shaki baa ku jira!!!
Shacabka Soomaaliyeed Qabiilka Waa Qudhunee Midooba
Heestaan si qaasa ah baan ujeclahay
Barbarkaad jirtaaba bisinka u hayaa
Like song siga
Www fankii hore wllhi mucjizo ayuu ahaa
My favorite son ever noolow cigaal you are the greatest singer for all time
heestan aad baan u jeclahay cigaal allaha ku daayo fanaan somaaliyeed
Wadnahaad la baydhaa ku bariidinaayee, ma bari samaateen....Ilaahayow wadankayagii noo soo celi.
YAZALAAM WAAYO WAAYO DADKII GARANAYA BAA OG WALEE HEESTAN MACNAHEEDA
Axyaaa fanaan heestan waan jeclahay
Soomaaliyeey Ma Berisateen
Thanks song sing very well nice
2021 baan ku nasanayaa ax ax alfannaan axmed cali cigaal👍🤚
Guul Wacan Allahayoow Soomaali people
Soomaaliya Shacabyahow Ma Nabadbaa
Dhulkii boqranaa beelihii degenaa dadnimadu ku dheehnayd. .dun xariira weeyee Allahayoow daryeel. .Marqaan weyne iyo toomo. Qaawane iyo qalloocan. .sarhaye iyo jarmal heegaale .Bookh iyo maaneed. ..yicibtii iyo hohobtii. .
😆😂😂😂😂😂
Babulaha libaxiyo axyaa fanaan axmed cali cigaal. hesta waan ka helay runtii
Maxamedabshir dhoore ❤❤❤❤❤❤❤❤❤indhacade
HELLO IGAAL. I HEARD U R MORE THAN A SINGER, I HEARD U R ALSO MOST TOP SONGWRITERS AND ALSO COMPOSER! WELL DONE, AM BIG FAN OF URS. I BAADI-GOOB PLZ. HEESAHAAGA OO DHAN MURTI AYEEY LEEYIHIIN. I MET UR UNCLE (HUSSEIN EGAAL) HE WAS CUTE LIKE U.
VIVA EGAL
shumeeey kkkkkk waarun
shumeeeywaw warunee
He is on of the greatest singers he is also guitarist and composer but not a poet or song creator
Shacabka Soomaalia Guul Wacsn
Hesstan 1986 ayaa djibouti lagu tumay
Laacaaacood
Dhulkii sharafta weeyaan. ..Boosaaso iyo Burtinle Badhan iyo Buuhoodle Qardho iyo Garoowe. .Laascaanood. ..Taleex xaruntii daraawiishta
Dhul Harti
Viva All Somaliweyn
Shacabka Ssc Laascaanood Guulwacan
Shacabka Sscoow Laascaanood ka Erya Maamulka Iidoor Wagaashe
Barbarkaa jirtaaaa baaaa bisinka uhayaaaaaaaaaaaaaaaaa
Laascaanood Idoor w😢 Godkaan Bakhtigooda Cali Harti Ayaa Cunayaa
Axmed Cali Caagal Guulyso Boqorka Coodka Axeey Fanan iyo Badh
Wow cigaal 👍👍👍
Ahmad Cali cigal verygood
Waxaan Odayweyn Allah Weynee Shacabka Soomaaliyoow Ma Beri samaateen?
Ssc Guulwacan
Heesta musicga ay kubilaabaneyso waa top
Legend
al xaag ahmed ali cigaal - ahmed wa heesa - heesaha laxankana wa saara - wana tuma - wa isku duub haybad bu ale u siiyaay fanka , halku ka gadheyna cid ka gaadhaysa ma leh ahmed ali cigaal al ustaad al fanaan
heestan aadban u jeclahay inksatoo fanaanka iyo heesihiiso dhan Alan jecelahay, lkn waxaan codsanaya erayda heesta in la isheego Abwaanka leh.
Cabdi cali wayd aya 'leh
Laascaanood Guulwacan
waa fanaan SOOMAALIYEED EE HA KA DHIGINA REER HA KA DHIGIN QABIIL
Soomaalian Poeple Guul Wacan Laakiin Civil Samameeya
Hiiraan Iyo Ssc Of Soomaalia
caawa bishu tahay 18 11 2023 xasuus qaali ah
majeerteen faan jecelaa ma haweenbaa Waa Bay suroonayaan
Qabiil ayaa ku madax maray. Deg deg daawo u raadso, duf ku baxee!
Khalid Yasiin silka hoyadha markan wasna suurona
Ragaan is qabbano o dhan baa sidaa jahadu uga dhuntaa MASKIIN IS CI SIDA XOOLAHA
Majeerteen inaad xasuusato oo soo qortey waa ku mahadsantahay saaa wakhti ga ugalisay
Waa waayo Of All Somalian Poeple we Can To Building Our Country Anyway I'm Luck Before Somali Civilians Got War Get My Ward You Are brother Way You Killing Each Other MY last Ward Somali Dhoylaay Wbt
Waah Waah cigaal caadi maaha
Cool song
Shacabka Soomaalia
Soomaalian People I Hope Filling Good
alfanaan axmed cali cigaal nolow
Wadnahaaa labaydhaa ku bariidinaaye
Barbarkaaa iga jirtaaan bisinka uhayaaa
Soomaalian People anywhere you At I Hope you Are United
Laascaanood Libdhimayso Iidoor Wagaashe iska Celiyaaa
Fanaan waakan. Waxan dambe oo Dhan waa iska caasha qushi.
Abdulkadir Gurey
Soomaalian People I Hope Ma Beri Sateen
Biishan ka maqna ba sanad igaga badato
Soomaaliyeey is Fafiya
noolow adeero barbarkaad jirtaabaan bisinka u hayaa
Shacabka Ssc ka Ssscooow
Yaa wadini Somali Ah
Shacabka Sscoow Gala Dagaalka Iska Celiya Maamulka Idoorwagasha
GuulSoomali weyn
Yaa salaam
Guulwacan Soomaaliya Shacabku Wacanaa Marina Doqonsaa ?
Alow gun ha naga dhigin
Hoobal tusaale u ah nuxurka iyo qiimaha Fanka leeyahay😍😍
Soomaali People I Hope feeling Good
Laascaadeey
Cigaal Legend.
Soomaaliya Guul wacan
like it!! gud for mirqaan aan meel walba.
Erayadii Huryo
LAASCAANOOD LIBDHIMAYSO