ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

adiga Reer galmudug ah Qaasatan habargidir goormee noqotaa ragaas dhintey maxaan Ku bedelanay xisaab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มี.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @HAWIYE235
    @HAWIYE235 4 หลายเดือนก่อน +4

    Jamal nurow wan idin salamamey adiga iyo asaxaabta tada

  • @axmedmaxamuud1384
    @axmedmaxamuud1384 4 หลายเดือนก่อน +3

    BOQORK HG GUULAYSO JAMAAL❤😊

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alaha u naxariisto wilasheena waxa ku dhinteen geeri xaq janatul fardowza Alaha ka waraabiyo Allahuma amiin

  • @fawziaalisalad64
    @fawziaalisalad64 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha u naxariisto wiilashaas walaalaheen waa in taalo loo dhisaa oo agoonta ay ka tagaan waa in deeq loo qoro ee taas maamulka galmudug masuul ka noqoto iyo shicibka iyo intii masuul ah ee ka soo jeeda maamulka

  • @sofieguleed2447
    @sofieguleed2447 4 หลายเดือนก่อน

    hg is raacsan ma jirto,xasan sheikh hortiisaba xaq madan laheen ee birmade xasan sheikh u duceey,waxba kuuma diidane. imaanka haa iska qaadin, dag daga badan iyo dhaliisha badan waxba kuma gaareesid,viva birmade jir oo joog.

  • @Suaad8
    @Suaad8 4 หลายเดือนก่อน +2

    Jeebka xasan sheeq ku jiran waxey dad u qabanaya ma leh xasan dul deked uma dhisayo reer galmudug ha tashtaan wax ha qabsadan

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 4 หลายเดือนก่อน

    Jamaal. NUUR.WAA.GEESI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    ILAHOOW HAWIYE AQLI U YEEL

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 4 หลายเดือนก่อน

    Ar dekada garacad ar dekada garacad ar dekada garacad

  • @menhee7408
    @menhee7408 4 หลายเดือนก่อน

    Waa soocabtay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    MADAXWEYNE XASAN SHIIKH WA WAX LAGA XUMADO INU CIIDANKA U DIRO IN LA LAYO

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    ABA GADHAA WUXU YIRI LAFTA GAREEN IYO KUWA DHAHA SOMALI ARIREY WA ITOPIAN OROMO WA WAX LAGA XUMADO DAD AN XATA SOMALI AHEYN IN DHULKA HAWIYE LO DHIIBO

  • @naimoabdo1109
    @naimoabdo1109 4 หลายเดือนก่อน

    Asc jamaaloow waan ku salaamay waana ku taageeraa waxaana kuugu taageeraa runta oo aad u sheegayso qoladaan habargidarta la leeyahay oo aan wax aqli ah laheyn oo caqligooda ku soo koobmay wax dhac wax cun dhul boob xoola islaameed in la dhaco bes wax kale ma yaqaanaan ee jamaaloow buufi kuwaan waa cawaan kolay wax ma maqlaan mana waantoowaan ee dhulkooda galmudug u tilmaan

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤ HABARGIDIR. SIYAASADA. HAFAHANTO. INTEY. ABGAAL. DABA SOCDAAN ❤SOOMAALI. XUKUMIMAAYAAN❤. WAAR. DADKU. HAYDIIN SINMAAN. OO. HA COLAADSANINA ❤CIDNABA ❤ SI AAD UGAADHAAN. GUUSHA. AAD DOONEYSAAN ❤❤❤. DAAROODNA. ❤WAA KUWA. AAD. CODKA. KADOONEYSID ❤HACOLEYSANINA❤. WAATALO❤❤. GUUL. HABAR GIDIR. GUUL GERXAJIS POWER ❤❤❤. HORE. USOCDA ❤❤❤. SOOMALIYEEY. ISKA. DAAYA. QABYAALADA ❤❤❤. SLND. LA AANTEED❤ KOLEY. MEEL. MAGAADHEYSAANE❤❤❤.

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 4 หลายเดือนก่อน

    Jamalow
    Soo
    Ciil
    Maha
    Rageenadhamaaday

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 4 หลายเดือนก่อน

    Tahagu
    Waa
    Dhibahayaa
    Tabarrna
    Kumahayo

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 4 หลายเดือนก่อน +1

    Salaam sare jamaal, ninkaan xasan bahalka noqday waa ina qiyaamay

  • @menhee7408
    @menhee7408 4 หลายเดือนก่อน

    Habargidir waxaa heysta cuqubo shiiq xasan daahir aweys ayeey yahuud u dhiibeen

  • @menhee7408
    @menhee7408 4 หลายเดือนก่อน

    Naar beey kujiraan

  • @HAWIYE235
    @HAWIYE235 4 หลายเดือนก่อน

    Cid noo roon maarag

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    WA WAX LAGA XUMADO IN BENSIINKA KALUNKA INTA LA GADO AN LA QEYBIN GAR AHAAN DADKA LEH DEGANKA

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 4 หลายเดือนก่อน

    dheh habar gidireey walaatihiine hays dilinina oo wax wada lahaada oo wax wada sameeysta oo wax wada cuna siyaasadiina iyo xoogiina iyo xoolihiina mideeya oo is qadariya adinku

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    MUQDISHO WA IN MAQAAM LO SAMEEYO O LA GALO QOF IYO COD WOOD O SHACABKU DORTO QOFKI U KENAYA NABAD HORUMAR SHAQO ABUUR

    • @abdiguun
      @abdiguun 4 หลายเดือนก่อน +1

      only abgaal kkkkkkk

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    RAXAN WEYN WA DAD LEYSKU GEYEY BOQOLKIIBA SAGASHAN WA ITOPIAN OROMO KUWA IS QARXIYA AYAGA U BADAN

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 4 หลายเดือนก่อน

    Hawiye his istubut and rahan wiin his wakin feef ti dolar and somali hi down now natin oromada sirdoon kaah iyo somali abowga wada shaqeeyah iska qabta

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 4 หลายเดือนก่อน

    Dekeda garacad maanta marjab 500 oo kunteenar sida ayaa kusoo xirtay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 หลายเดือนก่อน

    JAMAAL GEESI WAAYE LAAKIIN QURAAN UU U BAAHAN YAHAY JAMAAL SIDAAN KUMA FIYOOBA JAMAAL MARIIXAAN AA SIXIR U SAMEEYEY JAMAAL WAA ODAYGII HAWIYE OO LA SIXREY WAGAR DHAC AA SIXIRTEY NOOH CAAM CAAM AA SIRXEY JAMAAL DEKED HA LOO SOO MUSAWIRO OO HOBYO HA LOOGU SHEEGO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    FIQI HAWIYE KA SAKOOW WA NIN HIRAABA XAQ AYU U LEYAHEY INU KALA CELIYO NIMAN HIRAABA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    KURSI WAXA KA SHARAF BADAN NABADA WALALTINIMADA HORUMARKA HAWIYE

  • @mahamudsulub35
    @mahamudsulub35 4 หลายเดือนก่อน

    Calaalkaa baxay maalin kasta😂😂😂😂😂

  • @Zaak100
    @Zaak100 4 หลายเดือนก่อน +1

    habargidir cayr inta xamar kaga dhimatay abgal ugama dhiman dagalki siyad barre iyo kii 1992 hadana xamar waxa lalayahy ka guura hooyadin malahaa qasaaro iyo tacab shiidle

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 4 หลายเดือนก่อน

    Rageena
    Maxay
    Ku
    Dhintaan

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 4 หลายเดือนก่อน

    Jamaalaw taariikhdu iyada isqorta waxaa Allah mahadi ah in aan indhahayga ku arko jamaal oo shalay Markoo farmaajo joogay villa somaliya waxaan ogaa ku hadlijirey iyadoo habargidir waxkaste dawlada ka hayso ilaa heer teysalwasare maanta in uu yiraahdo ragaas maxaan ku badalaney suaashu waa basiid qabyaalad iyo qabiil hawiye baa villa somaliya jooga intaas baad dhaafsayeen 😊

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    XAARMAAJO MINGISTE ABEES WUXU SO WADA QARAXYO WA IN LOGU DHACO MESHU JOGO O DHAGAX LAGU DILO

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 หลายเดือนก่อน

    Muse juudan iyo Cornel Mohamed kahin askartii Kacaanka sow kama mid eheen

  • @menhee7408
    @menhee7408 4 หลายเดือนก่อน

    Xarakada mujaahidiinta alshabab ayaa kucibaadeysatay maleeshiyaadka ashahaado ladirirka ah

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 4 หลายเดือนก่อน

    hawiye hadii uu xukun haya iyo hadii uhayn marwalba waxa ka soo socoda burbur iyo iimaan la'aan dowladna uma qalmaan waa sida dalka Haiti 🇭🇹 ookla colaad iyo gaco barar iyo futo la luxo

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 4 หลายเดือนก่อน

    Wisir tictok his finish malatari somali wasiir malatari and amiir alshabab hasan wan his tokin masjid hi now brabalamie

  • @maxmedcbdullah7226
    @maxmedcbdullah7226 4 หลายเดือนก่อน

    Jamaaloow adiga damacaaga inaad koofur galbeed lagu siiyo ku qanac galmudugtaada ka bixi niyadaada iskana iloow koofur galbeed iyo raxan ween inaad xaqeeda boobtid

    • @maxmedcbdullah7226
      @maxmedcbdullah7226 4 หลายเดือนก่อน

      Iimaanka ilaah hakuu sugo afkaad kala qaadaba sh. Hoose raxan ween afggoye haku mashquulinee xaqa kaa maqan raadso

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 4 หลายเดือนก่อน

      Raxanweyntu waxay degaan Bay iyo Bakool Sh/hoose wax ka yaal maleh !!

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 4 หลายเดือนก่อน

    Ragena
    Ku
    Duugan
    Xamar
    Ay
    Haka
    Baxaan
    Lajan
    Jejes

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 4 หลายเดือนก่อน

    Tolaay hawiyoow wax ma xasuustow, oo baad ku jirtaan ismoog uunsigii bay shidaysaa ismana oga ??????????? Wax jira moog baad tihiin xasan sheekh garbkiisa cune isna wa la cuni ilaahow dhanta h ugargaar inshaallaahu

  • @Faces189
    @Faces189 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahraegal5209
    @zahraegal5209 4 หลายเดือนก่อน

    GALMUDUG WAXA DAGA BEELO BADAN SIDA MUDUG WAXA DAGA BEELAHA SH CABDALLE IYO CAWAREERE
    GALGADUUD DHUSMAREEB CADAADO GURICEEL WAXA DAGA BEESH MADARKICIS HIRAAB DAAME GORGAARTE
    SIDO KALE MAREEXAN, DIR

  • @menhee7408
    @menhee7408 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkasta oo diinta islaamka kahor imaato waa duloobaa habargidir waxey duloowday markey diinta islaamka kahor imaadeen oo eey gaalada lasafteen

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 4 หลายเดือนก่อน

    Warhooy Alle ka cabso ‘Aakhirada
    Da u tur? Hg jano kuma Gaynayso
    Umadda Kale cadaab kuma gaynayso, ka joog ka joog Alle -
    Ka baq umada haysku dirin?
    Fitnada ka daa ? Subxaana Allaah
    Waar Ninkaan miyaanu dad lahayn
    Habeenkii markuu seexdo uurkiisa
    Colac baa ka baxaya!! Bisinka !!!

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 4 หลายเดือนก่อน

    War
    Dharkay
    Nagajabiyaan
    Wax
    Ay
    Nataraan
    Iskada
    Wax
    Taraan
    Iskada

  • @a.m.hersihersi2899
    @a.m.hersihersi2899 4 หลายเดือนก่อน

    Traafiig fiican ma qabtiin, oo kala calin kara gowladdaha.

  • @MostafaMohamed-md4ve
    @MostafaMohamed-md4ve 4 หลายเดือนก่อน

    Mogadishu Admaa leh yaab waaye

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 4 หลายเดือนก่อน

    Waryaa hooyadaa futada ka wasee mooriyaan caydiid iyo ogoonkii xuseen ka wareyso shabeelada hoose

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 4 หลายเดือนก่อน

    War ilahay ka cabso qabyaalada isga dhaafay shalay farmaajo ayd caynaysay hawiye hawiye ayd ku haysay hadana hoos ayd u sii socotaa

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan dalim 70jir qayanole abgaal bahahin

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 4 หลายเดือนก่อน

      Arreey, dhib malaha XASAN DALABEEY waa laga ADAG YAHAY.

  • @MostafaMohamed-md4ve
    @MostafaMohamed-md4ve 4 หลายเดือนก่อน

    Canshuurta bixi Goofka ma ahee

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo 4 หลายเดือนก่อน

    fiqiyoow fiqiyoow mahadoow mahadoow Wallee Jamaaloow Nin Caadi U Waashay Ayaa Tahay Waayo 5 Sano Xasan , 5 Farmaajo Maanta 5 kale Ayaad Qeylineeysa🤣Qayladu Kaama Dhamaato 🤣🤣😂

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 4 หลายเดือนก่อน

    Reer doofaar..abgaalow wax iy ka baqaayaan.waa mj... waxa ay xa suuusanaayaa keyna diid... reer doofaar wey baahan yihiin Waa homes ... hawiye kaliyah Ku so noq daan.. mareexaan oo galmudug ka dago wax oo kaqaatay galmudug fiirsha .. Waa mooryaan Waa waayeel balaakiin sita.. ee iska dhacsha.abgaalow

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan markuu imaanayay xageen joognay miyaad tiri???kkkkkkkkkkkkkkkk soo adiga uma alalaaseynin xasan imaanshihiisa, markaad bilaa xikmad hadlayso waa sidaan ookale, waxaad rabto iyo waxaad diidantahay lama yaqaan

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 4 หลายเดือนก่อน

    Shalay markaad madaxweyne farmaajo kasoo horjeeday oo diidaneed markuu wax kuu qabtay oo uu kusoo qaaday adigoo liito waa kugu fiicantahay qaba idim alle waa idun kusuguntahay

  • @MostafaMohamed-md4ve
    @MostafaMohamed-md4ve 4 หลายเดือนก่อน

    Waa kugu qasaarnay

  • @MostafaMohamed-md4ve
    @MostafaMohamed-md4ve 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaadan Asda lacag qaadan xaad u taageeree Dani

  • @MostafaMohamed-md4ve
    @MostafaMohamed-md4ve 4 หลายเดือนก่อน

    Mida kale ma idinkaa is maamuli kara