Sodohdeedi bay d**ishay Qiso naxdin badan ka dhacday Egypt 🇪🇬 😱😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 8 หลายเดือนก่อน +7

    😢😢😢😢😢 xasbuna Allah wa nicma wakiil sodoh Maxa laga dilaa hda isfahmi wesan WA lakala fogaada markas isjeclaanesan ehalka Maxa lesku dejiyaa lesku qasbaa subxaanalah

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 8 หลายเดือนก่อน +3

    masar qiyamihi ba ka dhacaya dil moyane xal kale ma yaqanan

  • @faadumohiirad6874
    @faadumohiirad6874 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muna walaashay ilaahay dartii baankuu jecelahay ilaahay ha ku xiftiyo adiga iyo caruurtaada waxaa tahay qof aad u iimaan badan

  • @asiaqurux
    @asiaqurux 8 หลายเดือนก่อน +1

    Taaso kale alle wax noguma daro subxanallah 😢 Alle ha u naxaristo marxumadas

  • @najmahassan8087
    @najmahassan8087 8 หลายเดือนก่อน +4

    Nice to see u hunno macaan we love ur stories

  • @AdanIbrahim-nw4fv
    @AdanIbrahim-nw4fv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Faatima muna alla haku sharfo wll qaali❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana laah waa gabadh quruxbadan

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalaah iimaanka alle nagama qaado

  • @aminajama7768
    @aminajama7768 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxaan allaah ilaahey inagu ma keeno qof sidaa u ramad daran

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah Illaahow iimaanka nagu sug bal naf dhan ayey goysey waxan macno lahayn

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 8 หลายเดือนก่อน

    Qisoyinka dillka noso badi habibti

  • @amalabdikarim1308
    @amalabdikarim1308 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaa muna shukran lkn ayantan qisoyinkii jawasista no sogali wallo qali

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 8 หลายเดือนก่อน +2

    Bahalkaas aad sheektay uunbaan ku qiyaasayo subxanallaah

  • @nimohusein3225
    @nimohusein3225 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc my sister fatima muna masha allah away qisaskii jaajusinta baryahan ma maqal

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay Ahayd, ibliisad!!! Alle ku -
    Saladay!!! Guri fiicana Kama -
    inaan !!! Lasiiqaadu, lugu fur oo-
    Lagu halaag ,

  • @naseemabdullahi9843
    @naseemabdullahi9843 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hbo qisooyinka noso badi dilka jasakallah❤❤

  • @asiaqurux
    @asiaqurux 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allow imanka hanaga qaadin 😢

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ducada qofka ka maqan loogu duceeyo ka safray noo soo qor

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxallah

  • @ubax3018
    @ubax3018 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhiy masar waa meel
    abnigeeda fiican

  • @AlmaRashiid
    @AlmaRashiid 8 หลายเดือนก่อน +2

    Fatimaay waan kugu farxaa markaan ku arko illahy baan kugu xasuusta huno❤

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wp habo video yada waad nagala soo raagtaa week kasta ugu yaraan Hal video noo soo dhig insha Allah ❤

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hawnaxariisto mamada inantayda la magactahay firiyaal😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc muna

  • @Xia_whoami
    @Xia_whoami 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wall Fatima codka iska hagaaji ❤

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 3 หลายเดือนก่อน

    Fatima Egyptian ma waxay noqdeeen sida somalia 🇸🇴 family iyo Dad is dilayo badanaaaa

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hodanengmixile4892
    @hodanengmixile4892 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaan allah 😢

  • @nejmaali2161
    @nejmaali2161 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wb

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wll😊

  • @ahmedjaama3464
    @ahmedjaama3464 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂

  • @Habbon1257
    @Habbon1257 8 หลายเดือนก่อน +2

    Bal meey xado inatay dileeso

  • @ahmedjaama3464
    @ahmedjaama3464 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 หลายเดือนก่อน

    Subxallah