kaligood cuntooy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masar waa yahuud fircoon ah.....barako ma laha..

  • @Shankharon
    @Shankharon 2 หลายเดือนก่อน +2

    calacalkaaga walaahi waa ku raxeestaa weli waxaa isii dhiman galmudugo lagugu gumeysanayo arko waana arka inshaa allaah

  • @jaweriyasaid1393
    @jaweriyasaid1393 2 หลายเดือนก่อน

    Masar iyo Ethobia ha isku Dagaalaan Soomaaliya,

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 หลายเดือนก่อน

    Abdaal way asiibeen way ku saxsanayeen

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah

  • @kasinabib7342
    @kasinabib7342 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habar gidiir waan fahaney

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 2 หลายเดือนก่อน

    c/laahi yuusuf waxa buugiisa Ku qoray. In odaygii ceydiid ahaay. Dhimir ahaan owsan ufuyoobeen. Hawiye waxa u hormaray kuwa u baahanin iyaga gacanta laqabto...yaa ragow ahaay ay iska leeyiin ma na yaqaanaan

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa jamaalow tolkaa caqligii waa ka dhaqmeen runta iyo beenta ma Kala yaqaanaan

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 2 หลายเดือนก่อน

    ina adeerow hada warkaan jooji xaalka soomaaliya ayaa muhiim ah

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 2 หลายเดือนก่อน

    Runta
    Jamalow

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jamaal nuur xildhibaanda iyo rag baarlamanka ku jiro oo paspoor Ethiopia heesta ayaa ka buuxa

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 2 หลายเดือนก่อน

    Habardugaag yaa deeqi karaa waa habaar socde. Kkkk

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 หลายเดือนก่อน

    Acwb maalin kasta maaha inaan talo la,aan ku socono waxaana habargidir caadi u ah inay noqdeen ( ma liibaanayaasha lagu liibaano), marba dowlad ama maamul hawiye Dhib kuhaya ayey burburiyaan oo ku Baaba,aan ( faa,idadana nin aan wiil uga dhiman ayaa Cuna ee xisaab ha lagu daro arinkaas).

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa ninka kaliya oo tolkiis runta u sheega laakiin dhagalay wax maqalaan

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    maxamed siyaad hal habhad oo ku soo gaartey xamar majiro ayuu yirjawaari xageed ku aragtey anagoo uu nari reysalwasaare doorta waan baxayaa oo waan jiranahay markaan dooraney ayuu baxay kadiba ceydii ayaa soo galay oo dabaabadii madatooyada sooqaatey waxan niri siyaad wuu baxey ee dagaalka dhaaf markuu nadiidey ninwaba dagmadiisuu aadey

  • @SuuleeyTafey
    @SuuleeyTafey หลายเดือนก่อน

    Warkaada jamaalow waa gar balse meel lagu kala tago ma jirto wax walba axmaaro ayaa ka daran ee qadiyada waa jiritaan iyo baabin ummada soomaaliyeed

  • @safiya8016
    @safiya8016 2 หลายเดือนก่อน

    Sax runt aya ka hadashey jm

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 2 หลายเดือนก่อน

    Runtaa
    Beentaamah

  • @kasinabib7342
    @kasinabib7342 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaliya werar maqadi qkaeto xasanaw masar inagaadaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +2

    LAFTA GAREEN WA ITOPIAN WA DADKA KUSO GALEY SOMALIA GACAN HORSI

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Mxad ka badelysaa😂

    • @adamabdi1056
      @adamabdi1056 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk Athega 1998 marki kdoolesy badiaw Muslim matahyt kkkk

  • @Shankharon
    @Shankharon 2 หลายเดือนก่อน

    ugaaskiini tegay

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kugu rayi aanahay kugu fikir aan nahay

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xawaadle Ethiopia ma rabo ee mid lacag cunay ayaa rabo oo naag Ethiopia qabo

  • @AliHusseinMohamed-ig3qr
    @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jamaal nuur majaajiliste😂😂

  • @kasinabib7342
    @kasinabib7342 2 หลายเดือนก่อน

    Dulmii badaan ayaa jiraa

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga Hadaaad yurub joogto OOO nabad heysato dadka & Dadka unax eeeee dab haku shidin

  • @FOWSIYAMc
    @FOWSIYAMc 2 หลายเดือนก่อน

    Waayab ninwaameeshaan hadakahor soofaristay wuxuukuhdlabanlaabana isagoo diinlaha kubadashay inuuniikiyo waxsidiah ninkaan is going nasab ah baan ogaa hadana nasbadi iibsady 😊

  • @SalaadNuur-j7h
    @SalaadNuur-j7h 2 หลายเดือนก่อน

    sxb aniga xawadlan ahay iskumuqifan nahay abgal haiskadhiciyo axmaro ama damerkisa hawato hawshan hakadhexbaxo ragiiwadijira wadahe

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 หลายเดือนก่อน

    Wuu dhintay huwudley gacan hawiye ayuu ku baxay

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunalaah Calaa kulu Shartooda Etiopia. Qeylada Waa Maxay Masar Ayaa Shaqadaan U Taalaa insha allaah, Sheekadau Waa Fogtahay Meel Dheer Wax ka Fiirii Walaakey

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน

    Jamaaloow adigu waxaad tahay nin jeeeb kujira walaalkaa Qiimahaaaga waxaa uu ogaaana markuu ku arki waayo laakiin markaaad marwalba hor cararto wuxuu haystaad noqonaysa ninkii aan lahayn ayaa waxwalba lasiinayaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    xasan wuu u aruuriyey dhalinyaro uu tababaro siiyo oo uu bada cas geeyo oo xuuti la dirio waxuu yiri janaraal masri ah waxaan soomaaliya ugu soconaa inan ciidamo soomaali ah tababarno oon bada cas geyno oo xuuti la dirira waxaan ku khasaaney 5malyan kanaal suweys

  • @NasraMahamed-f8w
    @NasraMahamed-f8w 2 หลายเดือนก่อน

    Cabasd bsdana

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    QABIIL KASTO DHULKIISA HA XOREYSTO AMA AL SHABAAB HA DHALFEYO

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

    Xamar mxaa ka yaaal bax dhuusomareeb aad 😂

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน

    10 sanoba marbaa habargidir meeel madaxa loo galiyaaaye maantana Ethiopia laguu soo wadaaa 😂😂😂😂😂

  • @CilmiciseMaxamed
    @CilmiciseMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Sax taariiq aansoo taagnaa

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 2 หลายเดือนก่อน

    Southwest beertay ku jiraan ee hala raacsho.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Riyoo wangsan😂

  • @Iftinabshir4746
    @Iftinabshir4746 หลายเดือนก่อน

    Nacas nucas ayu uhdala

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan waa khawaarij kii lafta green iyo oromo qof Somali ah oo dhahayo Ethiopia rabaa ma jiro jamaalaow kuwaan maxay ahaa yeen waa yaabaye

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      91dii dhibka gaysateeen weeye caaano dhan

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 2 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj yaa dhibka gestay sow idinka ma heen kuwii kulmis joogay oo hawiye kulmis baray 91 majerten iyo cumarjees sow siyaad ma burin oo dagaalka kuma jirin wixii xun hawiye iska leh iyaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      @@Ciiltire572 ok dood fiican baad keentey kulmis moqdisho ma dumin waxa dumiyey caydiid iyo cali mahdi maantana kulmus dhulkoodii waa dhisten waxa proxy war soo rarey waa adiga alshabab waxa keensadey waa adiga markii si saxa lo doodo kulmis waxay u dagalantey wey heleen waana puntland snm waxay u dagalameen way heleen waana somaliland RRA waxay u dagalameen waa heleen waana KGS cumar jees na jubaland lkn adigu mxd u dagalamaysaa maanta o 2024 ah maxaa masar usoo wadataa maxaa shabaab kuu keeney yaa dhulkaaga kula maamula maanta maxaa u waalan thy waa su aaale

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      @@Ciiltire572 2024 baaad dad dhulkoodii ku hysataa RRA DHULKOODII ani masar bn keensanayaa o free bn ahy adna itoobiya ma keensan kartid hhhhhhhhhhhhhhh yaa kaa yeelaya dhulka hawiye u tasho reero dhulkood gafuurka haku so taagine mxaa koonfur galbeed ka gly oromada imaneysa ma adaa leh kibir hdy noqotana somali reer reer kle ka raayey o u dawladeeyey waaa la waayey mana dhacayso

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 2 หลายเดือนก่อน

      @@dilara-jj5yj cabulaahi yusuf iyo cumar jees iyo muuse biixi

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 หลายเดือนก่อน

    Wcswrwb

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 2 หลายเดือนก่อน

    Sick man

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf 2 หลายเดือนก่อน

    Dab kaaa shideyso jooji Somalia nabad bey ubahanahay

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤